Horta ani 2qeybood waan soo daawaday waxaana igaga soo baxay 3arin oo kala ah:- 1. In dhalinyarada asxaabta ah marwalbo ay isku gacan siin karaan wanaag iyo xumaanba waana sababta wiilka saxibkiisa baabuurka u keeney. 2. In labada ay is jecel laga rabo inay cadeeyaan inay is jecelyihin waayo waxaa lagaari doonaa maalin waxwalbo ay isku qasmaan. 3. In waalidiinta wax loo sheego bedelkii marka gabadha uur yeelato laga xaal marin lahaa waayo gabadha hooyadeed waxwalbo way fahansiin kartaaa marka inta talo xumaanin oo duco iyo habaar la isla gaarin waa in loo sheegaa waalidku qaasatan hooyada Part 3 waan idinka sugeynaaa soo boobsiiyaaa
Arintani waxayba shabahdaa oo aad moodaa in laga koobiyeeyey qiso aanan ku khasaarin oo na dhex martay aniga with my daily and my real friend abdirizack, before 30 years in lascanod, now we have 9 children masha allah.
parents should always be careful to ensure the desire of their offsprings.......laakin Aaway Cabaas Aabihi fikirkiisa.😂😂😂...MAHADSANIDIIN anyway I liked this idea. inkasto aan Tiktoga kadhamaystay
Horta ani 2qeybood waan soo daawaday waxaana igaga soo baxay 3arin oo kala ah:-
1. In dhalinyarada asxaabta ah marwalbo ay isku gacan siin karaan wanaag iyo xumaanba waana sababta wiilka saxibkiisa baabuurka u keeney.
2. In labada ay is jecel laga rabo inay cadeeyaan inay is jecelyihin waayo waxaa lagaari doonaa maalin waxwalbo ay isku qasmaan.
3. In waalidiinta wax loo sheego bedelkii marka gabadha uur yeelato laga xaal marin lahaa waayo gabadha hooyadeed waxwalbo way fahansiin kartaaa marka inta talo xumaanin oo duco iyo habaar la isla gaarin waa in loo sheegaa waalidku qaasatan hooyada
Part 3 waan idinka sugeynaaa soo boobsiiyaaa
@@Bakar_Mohamed_Adam957 linking hoose kadawo min bilaaw ila dhamaad ruclips.net/video/KUapzGNifTQ/видео.htmlsi=mnWQyv2F5HrmsKlw
Cabaas waa Gob isku kalsoon mashaa Allaah. ALLAAH yaa run kadhigay.
SI SHARAF LEH BAY KU DHAMAATAY MASHA ALLAH ❤
Waaw soo badiya waliba smliga sifiican umafiirsan jirin
Waaaaaw film cajiiba
Mashaa allaah hampalyo
Arintani waxayba shabahdaa oo aad moodaa in laga koobiyeeyey qiso aanan ku khasaarin oo na dhex martay aniga with my daily and my real friend abdirizack, before 30 years in lascanod, now we have 9 children masha allah.
Wll Inad so badisan isku daya oo so dhakhsada
Maansha Alaah tabaarkalaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waaaaaw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Msha Allah cables inn regret wllhi❤Marcella hawaaro❤❤❤❤
Wlhy arinkaan ookale. Anuu igu dhacay waanaguulaystay 😂😂😂😂 midhihiikadhashayna hadaanguranayaa. Mashaa allaah.
Cabaas waan casiibtay
❤ happy ending
Riwaayadan 20jeer kabadan intaan daawaday way iga gadan tahay 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Mahadsanid wll 🙏
Walidku haka jooga khaladadka ay ka galayaan ubadkooda mustaqbal madowna ku ridayaan qofku qofka u jecelyahay ha loo daayo. jacaylku ha waaro
Mansha allaha waa riwayada jaliin fican laakin soo badiya dadka jilayo maxaa yeelay labo qof wax ma wadi karaan thank you❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Sida loo matalay waanka helay soo kordhiya
Waalidiinta dhalay hablaha wa iney u tixgeliyaan jacalkooda
Mash Allah
❤❤❤❤
Waxan 76 jiir , nika Aluufe film kan iyan hanbalyanna.
parents should always be careful to ensure the desire of their offsprings.......laakin Aaway Cabaas Aabihi fikirkiisa.😂😂😂...MAHADSANIDIIN anyway I liked this idea. inkasto aan Tiktoga kadhamaystay
More appreciated 👏 wll
Ba ay lala baxsay war bajajow i istag😅😮😂
Isagaakulehe😂😂
🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Hooyada ninta waa kuheystaa, markii gaadhigii ayraacday inantii waxa ay ridhi alla waa lalabaxsaday wayna daba carertay kkk
💔💔💔💔💔💔💔💔
Cabaaas agtarka filimka adaa uqalma
Part3 please
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤
Waar ninkaasa Goba oo nin rageeda.
Intee kala socda ruwaayadan taxanaheeda
Kanalkan lee wll❤️
@@abdifatahahmed83 mahadsanid jwabtada
@@Ilwaaadcaday walahay waa fani riwayadu,😀👍👏😁
@@Ilwaaadcaday kaqad doqon yohow ada lagu siye😁😁😁😀 islanta ficilba iska sitee in inankas labada indhod la dhafiyu ku sigtay😀😀😁
❤❤❤❤❤