Maseer Dumar Short Film 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @asmaxasanjaamc8221
    @asmaxasanjaamc8221 Год назад +102

    Waa riwaayad wakhtigedi timid allah ha idinka farxiyo wad naga qozlizeene lakin wllo part 2 maney laheyn 😂😂😂😂😂

  • @hanaadi656
    @hanaadi656 Год назад +13

    704k dawatey 100k gadhsiiya yaxye wa legend wlhi ❤😊

  • @najuuibraahim7369
    @najuuibraahim7369 Год назад +39

    Wlhy muna faysal waa qof aad talnti u leh mansha allah ❤😂

  • @salmamohamed3404
    @salmamohamed3404 Год назад +22

    Naga dag khasiisad yahy😂😂😂😂 yaxye waa funny wllhi

  • @Khadar_Khumkhum
    @Khadar_Khumkhum Год назад +6

    Wllhi Laba Legends aya is helay hore usocda brother an sister ❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Год назад +45

    The legend yaxye tiger welcme to you tupe libaax🔥🎉 inbadan baanu rajaynaynay ugu danbayn waad iskeentay keep going pro raga kiisa adag😁🥰❤🥰

  • @laylamaxamed6506
    @laylamaxamed6506 Год назад +8

    Wlhi wan beer cadad sidan uqoslaay muna iyo yaxye waa fani wlhi 😹😹😭

  • @nacimamohamedismaelnacima6722
    @nacimamohamedismaelnacima6722 Год назад +8

    Wlhi yaxye iyo Muna wa funny 😂😂😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Год назад +4

    WAA RIWAAYAD AAD U XIISA BADAN MARKAA NOO BADIYA REER HARGAYSO LOVE FROM JIGJIGA

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 Год назад +36

    😂😂 isfahan waaga dhalinyarta markay isguursadaan weeye dhalinyartu markay isguursadan waxay hablaha siyan wakhti badan waykajoogan 😊😅 waxay hablahu bartaan ayay rabaan wilkuna marku guursado waxuu is odhanyaa waad gurastaye guriga kaliged Ha joogto dumarkiina waxay iswaydinayan maxuu kulajoogi wayay 😂😂

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 Год назад +8

    😂 waan jeclahay gabdhaha masayrka
    Gabadhu way jeceshahay waanu fahmi la,yahay,
    Mida kale dumarka laguna buuqee waa la dajiyaa ama laga aamusaa...❤

  • @mubariigjamac5302
    @mubariigjamac5302 5 месяцев назад +2

    😂😂😂😂 hhhhhh wllhi waa qosol😂😂😂

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 Год назад +8

    Muna faysal. Talentgi oo qofa wlhi. Wan raftay 😂😂😂😂😂😂😂.

  • @MOHAMEDH1430
    @MOHAMEDH1430 Год назад +15

    Laba video baad soogalisey midkiba 100k kabadan baa daawatey masha Allah yahye tiger 16k halaga wado ninkan wa gobee 100k halagaarsiiyo in sha allah asxabta yahye tiger haloo hiliyo

  • @abdilahiabdi8766
    @abdilahiabdi8766 Год назад +13

    Nio waad naga qoslisene part 2 legend ka weyn plzzz😂😂✋

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Год назад +26

    Wan ku furaya ku laha Qosolkii oo qofa🤣🤣 yahye iyo muna keep going 👏🤣

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +10

    Laba masiibo muna iyo yaxye wan idin wata❤👑

  • @xaragabaadansidihoyaded628
    @xaragabaadansidihoyaded628 Год назад +6

    Labadan markan arko wxn hoyoba wn dhiga waww hore usocda 💪🏽💪🏽👏👏👏

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta580 Год назад +20

    Ala beerka wan suuxey nice film 🎥 🎞 🎦 🎬 😁😁😁😁

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 Год назад +25

    Yahye legend 🙌 iyo muna mansab noosoo badiya short film ka

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 4 месяца назад +3

    Muno feysal caadi mahan mashallah ❤

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 5 месяцев назад +2

    Allah beerka yaxye iyo muna wallhi beer ii buurburay 😂😂😂

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 Год назад +26

    Raga somaliyeed maxay Horta xaasaskooda furiin ugu Hanjabaan Ayagoo xal kale Heli kara oo ay wada Hadli karaan Hadal wanagsan baad ku qancin kartaa Xaaskaga iyo in aad sifiica aad wax u Fahansiiso masayrku waa wax jira somha ceebna maha waa un jacayl dee 😢

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 5 месяцев назад +2

    Wallhi labadani way kala dareen talabaad yaxye kolba mid dhibta ayu doonta yaxye legend keep going up brother 😂😂😂

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 Год назад +14

    Alla wiilkan yaxye saan ujeclahy 😂❤

  • @YaskaYusuf
    @YaskaYusuf Год назад +2

    Walee waan arkay midaan ookale midaan markii lagamaqanyahay ee shaqad la aado aan laga jooogikarin shaqada tel dhalalam guriga markii loogu imadan buuq iyo qeeylo qadama lagama hello jiffy warkisab daaa markaaa waa waali guur noocaasi watiiba dumashid ii aheed oo ruwaayad ah

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 Год назад +10

    Alla beerka maxaan in badan qoslay muna faysal waa jilaa qatara waan idin salaamayaa 😄😄😄😄

  • @cabdicumarmaxamed2381
    @cabdicumarmaxamed2381 4 месяца назад +2

    Gabadhan jilinkeed waan ka hellaa

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Год назад +7

    Wllhida Gob baa is heshay yaxye tiger io muuna faysal dad wada qosola Wllhi qusul iguma hadhin Allah hay idin sharfo 🥰😄😅😅😅

  • @amranbaashe3286
    @amranbaashe3286 Год назад +6

    yaxye riwayadad ku jirto walahi aad bay u qosol badantahay tagero wayn baan ku haya❤❤

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Год назад +30

    😂😂Muuna Faysal maseyr 😂😂

  • @faizaadan8152
    @faizaadan8152 Год назад +2

    sobadiya riwayadaha laba lejen ba is helay yaxye and muna faysal cise diin

  • @fadumopalifarax7526
    @fadumopalifarax7526 Год назад +15

    ManshaAllah two lagends❤❤❤

  • @idirisomar7946
    @idirisomar7946 Год назад +1

    Wa la dhacay siday u jileen good actors

  • @maryamadhooljeyte8792
    @maryamadhooljeyte8792 Год назад +7

    Allh muno iyo yaxyow dhintay caawa allh kor ayaa uqoslayey cawa dhan😂😂😂 wa idin wtaaa noh🥰👋

  • @AhmedAhmed-mu1fr
    @AhmedAhmed-mu1fr 4 месяца назад +1

    😂😂😂 masha Allah guul

  • @safiyakhaliif7718
    @safiyakhaliif7718 Год назад +14

    Laba lajanba is hely yahye muna🥰🥰

  • @Ducaysanetv
    @Ducaysanetv Год назад +2

    way ficantay wana riwayad ficane furinka deg dega ee uu yaxye la soo boodayo wuu ansaxayaa markaa dadka dawadee is qabaa yay dumarka ugu hanjabin wan ku furayaa way kaa furmaysaa gabadhu hadad sidaa ugula soo boodo waan ku furayaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад +13

    Walle Yaxye Iyo Muna Waa jilayaal Taam’ah 👍🏾👍🏾

  • @naztehomahamed3119
    @naztehomahamed3119 Год назад +3

    Yaxye iyo munaa walpa qof aan jecelhy wlhi noso badiyaa 🥰🤗

  • @suhayrqays7523
    @suhayrqays7523 Год назад +3

    Muni waaba aniga hhhhh qofka hadii iga qaban waayo dabkaa ka ridaaa 😂😂😂😂

  • @Xusen-bs6fu3yt3k
    @Xusen-bs6fu3yt3k 8 месяцев назад +1

    Ma wayday wll

  • @ahmedqalo6567
    @ahmedqalo6567 Год назад +20

    the Legend Yahye tiger badalki soraan 👋

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Год назад +8

    HBO muna well done jililaaweyn ayaatahay flim kaad kujirto like gu waaxagayga hbo done more

  • @faisaahmed
    @faisaahmed Год назад +16

    yaHye tiger legend of the year😎

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 Год назад +3

    Alla muna dhibadanaa kkkkkkkk walhi wan raftay soo badiya please

  • @fardowzamuuze5773
    @fardowzamuuze5773 Год назад +5

    Please yaxye part 2 wllhi feeraha icasaadey 🤣🤣

  • @asamosahalos3116
    @asamosahalos3116 Год назад +1

    Kkkkkkkkk tiger 🐯 hhhhhhhh istiqfurullah walaahi u are crazy why didn't u takeaway with your key
    But walahi it's perfect

  • @hibonuura9630
    @hibonuura9630 Год назад +18

    keep going wll yahye tiger❤️

  • @maanbashif144
    @maanbashif144 Год назад +2

    Kkk qosol iguma harin

  • @asmaadhubad872
    @asmaadhubad872 Год назад +6

    Ruwaayad way dhaafty waxan amazing✋🤣❤️

  • @xidigtasomaliland3219
    @xidigtasomaliland3219 Год назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Ala muuni waa garacad wllhi

  • @zamiirlucy3540
    @zamiirlucy3540 Год назад +5

    Ar wll yaxyow aLaan kugu dHarsHe wxnn oo kLe zoo zamEyaH 😅😭😭😭😅😅🥺❤

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 Год назад +2

    waan ku haystaa Muna Faysal.....best acotrss

  • @craxmanshaafici4195
    @craxmanshaafici4195 Год назад +4

    Qaladaadkiina ku soodsra qosolka😃😃😃

  • @el_djiboutien
    @el_djiboutien Год назад +1

    Bro wlh saxdii baa tihiiin frome Djibouti🇩🇯🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayanmahamoud6327
    @ayanmahamoud6327 Год назад +3

    Naagahaa ninka daba wacatamaa waaawalanyihiin bal maxa daba dhigay ninkaaa ma nin baaa la aminaa

  • @xamseapdi718
    @xamseapdi718 Год назад +2

    yaxye dharta badan izka yare zxp wxan wa jiline🥵

  • @kaapacudon8009
    @kaapacudon8009 Год назад +4

    ala wan furay qosol drtiH talentigiyo dadah runtiH two legend is helaY wlee hormar hlka kasreya idn rjyn muna iyo yaxye i.a
    lkn codsi yxyow dadko dhna way soqoryane wll cayd iyo dhrta bdan iskda wll wyo hdlka wngzan waa sdqo xumaN inlgugu soqrya hamodiNe hdlka yra mcne oo nacalada kadaaH pls wll🙈

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Год назад +2

    😂😂😂muuuni waaa maseerkii oqof 😂 waynu wada shaqo tagyna

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 Год назад +4

    Wale ana filim Liga sameye tabtan ahay wlaahi

    • @xasanmahad2490
      @xasanmahad2490 Год назад

      Ninkaga hinasaha badan kada yanu kunicine

  • @SamsamCabdi-wt1yt
    @SamsamCabdi-wt1yt 4 месяца назад +2

    Bueno💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @hibojibriil5264
    @hibojibriil5264 Год назад +3

    Wlhi muna faysal funny weeye😂😂

  • @sagalaxmed7661
    @sagalaxmed7661 Год назад +2

    Hhhhhhhh
    ALA muny wlhi waaa Fani tayri muny prti 2 sameyo adiyo yaxye

  • @hipakmohamed3005
    @hipakmohamed3005 Год назад +4

    Wlhi sidan u qoslyey saladi makhrib wy iga tagtey laba legend ba is heley🥰

  • @cadeycali3417
    @cadeycali3417 Год назад +1

    Wlhi qosolkii baa iga dhamaaday

  • @Aanaaaamohmed
    @Aanaaaamohmed Год назад +5

    Yaxye RUclips ka adaan ku fadhiya inabti keep going 🤗😅

  • @princes2224
    @princes2224 3 месяца назад +1

    😭😭😂reerkan lahjadoda jeclhy 😅Naya hee

  • @Rahimadayib123
    @Rahimadayib123 Год назад +5

    Bisinka ma noli hhhhhh keep going guys

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Isdaji.Extlyyyyyy shaxshaxleeeey qiimobadan dumaroo khayrbadan

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 Год назад +3

    Ala tan part 2 usoo sameeya wlo qli❤😊

  • @deeqmaxamedmaxamuud300
    @deeqmaxamedmaxamuud300 Год назад +1

    Kkk walaahi dhab ayaan u qoslay
    Masayr iyo dumar maxaa kala haysta

  • @farxiyaaxmed5891
    @farxiyaaxmed5891 Год назад +6

    Maasha aalh xaraabiiyo dada ✔️✔️🙏🙏

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Год назад +2

    Mashllh Waan Idin Salaamay From Burco

  • @asmadagan69
    @asmadagan69 Год назад +4

    Beerka na casaday yahye Tiger iyo muna faysal laba lengend 😘😘🤣

  • @dekaabokor2492
    @dekaabokor2492 Год назад

    Hhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wll soo badi wlhi qosolkii aduuna weeye ruwayadan 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @khadargeljire1153
    @khadargeljire1153 Год назад +6

    Legend hore usoco

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 3 месяца назад +1

    Lkn nafta halis buu galiye😅😅😅bisnka

  • @badriaapdi244
    @badriaapdi244 Год назад +5

    Wlhi it was so funny yxya io muna qosol nguma hrin thanks😂😂😂

  • @IkranCawil-xy1yh
    @IkranCawil-xy1yh 3 месяца назад +1

    Muunafaysal wali❤

  • @hafsamohamedabdulahi3836
    @hafsamohamedabdulahi3836 Год назад +6

    Naa naga Dag khasiisad yahy😂😂😂😂😂😂😂

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 Год назад +1

    Wll waan ku sareey horomar inchallah

  • @Cadegudevlogs
    @Cadegudevlogs Год назад +5

    Keep going brather yaxye tayger

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 Год назад

    Walahi waay iga qosliseen sideeey kuu shiideeyso.. waan imanaya burco dhawaan insha alalh iyo hargisaba

    • @umulkhayraxmed495
      @umulkhayraxmed495 Год назад

      Shiidkii burco wan uxiizeya wlhi aniguba wan ku noqonaya

  • @ubaxmuuse4684
    @ubaxmuuse4684 Год назад +10

    Ma adan kaa shaqeyaa mise waan kuu shaqeeya🤣🤣🤣

  • @user-nc7xh3fr5c
    @user-nc7xh3fr5c Год назад

    Alla muna iyo yahye waa lba kala daran xaraabo waa ina jeclhy😂😂😂❤

  • @nimcoxuseen6493
    @nimcoxuseen6493 Год назад +10

    Please party two 😂❤

  • @caliibraahim9427
    @caliibraahim9427 Год назад +1

    Waaw iladerayal noo soo mabadiya short filmka

  • @shugrimg3439
    @shugrimg3439 Год назад +6

    Wllhi fikhdaa iga dhamaty san u qoslayey xitaa wn xabeebsaday😂😂😂😂keep going

  • @xamsemohamet9999
    @xamsemohamet9999 Год назад +2

    Dumarka hadaad la tirsato waad ku dhex waalan markaad is af garan waydaan dhowr saacadood ayaa dibada la iska so marmara markay dagtaa loo soo noqdaa
    Talo

  • @phartunbintuahmett8291
    @phartunbintuahmett8291 Год назад +9

    Keep going Yahye tiger & MUNA faysal best actors🖇️💙

  • @hassanmohamedibrahim8429
    @hassanmohamedibrahim8429 Год назад +2

    Jecliya shekadan horey uwada👋👋

  • @randamohamed823
    @randamohamed823 Год назад +60

    Walahi I can’t stop laughing 😂😂😂😂😂

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Год назад +2

    Yaxye iyo muni waa wax kale😂😂😂😂 no so badiya

  • @yasserrashed8314
    @yasserrashed8314 Год назад +7

    61,000 ayaa dawatay maad subscribe u saartaan

    • @kiineymahamed
      @kiineymahamed Год назад

      92K aya firsatay somalidu wa wada xasidin

    • @hanaadi656
      @hanaadi656 Год назад +1

      ​@@kiineymahamed 538k dawtay

  • @NuuneaxmedfaraxCali
    @NuuneaxmedfaraxCali Год назад

    Yaxye is the best you tube man fpr tallent keep going my brother ❤❤❤❤❤

  • @qaaliqurux1324
    @qaaliqurux1324 Год назад +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 caadi uqosle astaqfurullaaàah 🤲

  • @aadancali4042
    @aadancali4042 Год назад

    Waan ku tagerna wll mcn ❤❤

  • @marwafaysal9881
    @marwafaysal9881 Год назад +4

    Naga dag khasiisadyay😅😅😅😅

    • @najuu344
      @najuu344 Год назад

      🤣🤣🤣🤣

  • @mumtaazjibriil
    @mumtaazjibriil Год назад +1

    Yahye bwe noo soo badi adi iyo muno