Muna faysal oo Yahye Tiger Prank Waaliya ku samaysay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии •

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +327

    Wax kasta oo macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +46

    KU salin Nebigeena Muhammad scw 😢❤❤❤❤

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 Год назад +103

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️🕋💯

    • @somali_sudoi-22
      @somali_sudoi-22 Год назад +2

      Zhp idirsile cabdi waa fanis kaagii waxad ii samaysaa 🐅

  • @GuuledCabdi-u9b
    @GuuledCabdi-u9b 6 месяцев назад +8

    Inta 2024 iladaawanaysa like saara

  • @zayntzayntmahat4888
    @zayntzayntmahat4888 Год назад +61

    Muna fayzal cize diine intah kaliyeh ku Tagernbah hop flims guulayzTa wligiin

  • @saamiyaxasan5610
    @saamiyaxasan5610 Год назад +4

    Manshalah walhi akhlaaq ayay leeyihin teamkani

  • @Abdinur1984-pc4wh
    @Abdinur1984-pc4wh Год назад +6

    ❤ muna waxay iila egtahay gabadh yurub Malta gashay kadib Holland kasii aaday bartaasa warkeeda iigu dambeysay
    Muna waan jeclaa long time 😅

  • @FaraxAhmed-t1k
    @FaraxAhmed-t1k 10 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waa xaraabe kuwani wllhi sidii filimkoo kalan u daawaday😂😂😂

  • @ckariindaahir-il6ff
    @ckariindaahir-il6ff Год назад +7

    Muno Faysal waa saaxiib Tay waa jeclahy madadaalad❤

  • @EnzoMaali
    @EnzoMaali Год назад +7

    The best person ever the most knowledge able and the most shile all created prophet Muhammad scw ❤️❤️❤️

  • @rahmajama-xh3wr
    @rahmajama-xh3wr Год назад +4

    Muna faysal waan kuJecelahay xbbti Farxad igu nolow

  • @yaxyebigil7382
    @yaxyebigil7382 Год назад +9

    Kkkk😂😂😂 inaad isla ogtihiin waanu aragnaaye nagadaaYa ciyaarTa

  • @Naamir03
    @Naamir03 Год назад +16

    Yahye waa adke, Hablaha yaryar la iskuma soo ciyaarsiiyo waala iska Buquujiya😂👍

  • @xamseothman2170
    @xamseothman2170 Год назад +33

    ilhayba run jecele filim ahaan ayaan u daawaday😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Год назад +17

    Best prank 👌💯👍Manshallah she is the best actor…..best rules Wlhi Illahay ha idin barakeeyo--Sidad diinta iyo dhaqan ka u ilaaliseen allaha idin barakeysan Ee keep going 👍👍👍💕

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Год назад +8

    Wllhida Qosol iguma hadhin dad aan jeclahay farxadooda io qosolkooda allah hay sharfo walaaladay muuna faysal io yaxye tiger io Akon🥰💕💕

  • @mohahasan8482
    @mohahasan8482 Год назад +31

    ANOO OG INUU PRANKIGU BEENYAHAY BAAN FIIRSADAY🤣🤣

    • @sir7756
      @sir7756 Год назад +1

      Saas waaye

  • @sakiisko2682
    @sakiisko2682 Год назад +4

    Munay kuso samee khaliid gadh weyne please 🙏 kuso samee ❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Год назад +16

    Anigu yaxye ayaan taageera waan barateeene waanu sooo aaarsan doonaaye ha oooyina😄😄😄🙆🙆🙆😂😂😂😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Год назад +10

    War wll wxa beenta naga daaya gabdhu waaba tiktokeree suu ugaran waaya😂😂😂

  • @AbdirisaqNimcaan-kw4hl
    @AbdirisaqNimcaan-kw4hl 10 месяцев назад +2

    Midlands cid sokaxaysatay lagaran wayay aniga isiiya way shidantahee

  • @Farax1
    @Farax1 Год назад +30

    Kan wad is ogtihiin sawti lahyd muni shandada ayaan odhanaya wan ka imi ma iyadaa shandadba guriga laso gashey 😂😂😹😂😂

    • @shukrixuseen3440
      @shukrixuseen3440 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад +3

    Keep going hob filims

  • @ahmednasirmohamed7696
    @ahmednasirmohamed7696 Год назад +43

    Bal inaanu waalanahay been aaanu arkeyno baanu daawaneynaa 😄 🤣 😂

  • @barkhadsheekhcali-cw6cj
    @barkhadsheekhcali-cw6cj Год назад +2

    Muuna❤❤❤❤❤

  • @jibriilmaxamed1322
    @jibriilmaxamed1322 Год назад +14

    WaN GaLno WaN KaSo BaXeY aLa BeeN BaDaNa 😂😂

  • @AxlaaamFarxaan
    @AxlaaamFarxaan Год назад +2

    Yeah, no matter what I want to know Ahmed next magazine. When I go anywhere? Have you liked to the airport culture Ella? How are you?❤

  • @quennafiza1281
    @quennafiza1281 Год назад +25

    Fake prank Mida kale muniiro wa naag tiktok caan ka ah seebu yahye ugaran waaye waleee Dee prankiga xaraarad uyeeela😂😂😂

    • @samiyamustafe654
      @samiyamustafe654 Год назад

      Anuu ma jecli in aan prankiyada dadku semeyaan wax kash33go lkn tan layabanaa tasaa😂😂

    • @samiyamustafe654
      @samiyamustafe654 Год назад

      ​@@maproukamahamed4464 boqorada samirka

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Год назад +18

    Yahye Nin Walan😂Kulaha Yaa Kugu Ilawaay Guriga😂😂😂

  • @cabdiraxmanaxmed7071
    @cabdiraxmanaxmed7071 Год назад +14

    oo munay shandada aad sidato tii aad markii horee ad lahyd uu hurdah aad guriga soo djex dhigty manay ahyn manu ku waydiinbah shandada cida halkan dhigtay angii na walysaayeh😅😅😅

  • @zainabsaedali4953
    @zainabsaedali4953 Год назад +5

    Muna faysale jaar baynu nahe jaar wanagsan ❤

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Год назад +4

    Mashallahi Yahya ❤❤❤❤

  • @inahooyoqaali5354
    @inahooyoqaali5354 Год назад +12

    😂😂😂😂Naa yaa neesha kugu iloobay😂😂😂😂

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 4 месяца назад +1

    Walaal jecel channel ❤❤
    ....

  • @HodanmuxumadCali
    @HodanmuxumadCali 10 месяцев назад +1

    Muna❤❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +4

    Subxaana Allah. Daaya wiilka

  • @Habanexusen
    @Habanexusen Год назад +3

    barabki waaliah

  • @nimcofarax7678
    @nimcofarax7678 Год назад +2

    Guleysta dhamantii asaxaapta

  • @SHARMA_1015
    @SHARMA_1015 Год назад +20

    yaa kugu ilaabay kulaha ma alaabba 😁🤣👌👌👌

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 Год назад +12

    Oo mida kale guriga salaadbaaba kusoo tukateene Yaa ganjeelka hore xidhay 😭Show dadka caanka waxay naga aamisan yihiin inaanu wax walba iska qaadano😭😂👽☠️

  • @suhayb7706
    @suhayb7706 Год назад +6

    Muna faYsal waa qof kafTan badan m.a aLLe hakU DaaY0 wllo

  • @shaymayar1370
    @shaymayar1370 Год назад +5

    Mnsha allaah yaxye dulqaad badanaa 🤲🏿

  • @zeinabdoualeh8345
    @zeinabdoualeh8345 Год назад +1

    Mouna Qurux badan iyo yahye dayah❤😘😘😘😘😘

  • @mawaahibmawliid3983
    @mawaahibmawliid3983 Год назад +1

    Muni waa fany kuteeno xamse qalinle ii qaraac😅😂😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +17

    Anather level weeyi prank gan woow 🔥😅 team aan taageero hore usocda👏

  • @CabdiSalan-z5x
    @CabdiSalan-z5x 26 дней назад +1

    Yaakugu ilaawey guriga😂😂😂😂😂

  • @mustafeabdillahi4165
    @mustafeabdillahi4165 Год назад +3

    Markuu albaabka haxye kaa furyay camerada ma arkayn baad i leedahay iminka🤣

  • @ruqiyaabdikhalaq
    @ruqiyaabdikhalaq Год назад +7

    Oo muniira side lo garan waayey sawtii waalidkeedu xidhi jireen ma aha 😂😂😂

    • @Cebla99
      @Cebla99 Год назад

      Gabdhi cancer ba ihaya dhihi jidhay ba

  • @najaxaxmed1294
    @najaxaxmed1294 Год назад +6

    Muna faysalba shidaysa mesha wle muna mcn ku jclhy wll🥰

  • @clrizaqdayipfarah213
    @clrizaqdayipfarah213 Год назад +2

    Naaa KaLaY Muna FaYsaL Dadaka Ku DawanaY Ma ZakraMiiinBa LaGu YidhiH mUniiira iYo YaxYeh Brank nOGa DhiGtaY Naaa Ader TaLati kaLe Ku Fikir XaMze QaLilinlE Mazkada Teamka AaadBa Kuuu ZaLaMaYaaa zP Naaa MunaY zidan izKu ZOoo dhaaaan APtiO 😢❤😂😂😂

  • @JuweeriyaCabas
    @JuweeriyaCabas Год назад +2

    Soo badiya❤😊

  • @muhiimcabdicasiis531
    @muhiimcabdicasiis531 Год назад +2

    Waa fariid muniira kooxda kusodara😄

  • @kafiamohed8083
    @kafiamohed8083 Год назад +7

    Oo ninka albabka furayaa cmerda mnu arkeyn😂😂😂😭😭😭😭

  • @sakariyeahmed1183
    @sakariyeahmed1183 Год назад +1

    Ar yaxye legend waye sagal nin lakaley kulaha🤣🤣🤣

  • @cabdifataxcali2839
    @cabdifataxcali2839 Год назад +6

    Labadiinu iz guursadaba De 🤣🤣🤣🤣

  • @nasraindho25
    @nasraindho25 Год назад +3

    Madra kuso sameeya Plz🥺❤

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 Год назад +20

    Bal waxay naga dhadhicinayaan eeg kuwani war dadwaynba idin dawanaye bahasha sonkor ku dara😂😂

  • @BossXafada
    @BossXafada Год назад +2

    Horay usoco walaal

  • @HodanHodancawilabokor
    @HodanHodancawilabokor Год назад +2

    To day

  • @XamsemustafeAbokor
    @XamsemustafeAbokor Год назад +1

    Muna sidaa dadka loogama cadhaysiyo 😂😂😂😂

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Год назад +4

    😂😂😂prank Somali samayso Wllhi inanU run ahYn Mic 🎙️ muuna Faysal xidhan thay Camera angels iftiinka ama Qashafada wuxuba Wa sax yihiin MarkzaY prank inOga dhigayan Flim kan La duubay 😂😂😂

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 Год назад +4

    Waa wax laysla oga cameradu isha ku yara xadaya yaxye 😂

  • @warsameapdillahi4242
    @warsameapdillahi4242 Год назад +3

    ماشاء الله تبارك

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +5

    Kooxdeyda❤

  • @abdimalikfaysal3177
    @abdimalikfaysal3177 Год назад +3

    M.a Allah

  • @ShukriAli-d9y
    @ShukriAli-d9y Год назад +2

    Scw scw scw scw scw

  • @kaderhashi939
    @kaderhashi939 Год назад +1

    Dee ninkan prank wad la daba gasheene maad ka wareejisaaN

  • @qalbiharuuse
    @qalbiharuuse Год назад +3

    woow asxaabta horey usocda

  • @WarsameXasan-w2o
    @WarsameXasan-w2o 3 месяца назад

    يا رب ساعدنا 🥺😭

  • @Munamohameth-ow4pf
    @Munamohameth-ow4pf Год назад +1

    Muno🥰

  • @khadarmuuse8210
    @khadarmuuse8210 Год назад +2

    Yaxye kadaaYa ciyaarta hhhh keep goin yaxye

  • @IfraaxMaxamuud-o7r
    @IfraaxMaxamuud-o7r 2 месяца назад

    Wll soo badi munaay❤

  • @ayaandhalad3990
    @ayaandhalad3990 Год назад +3

    Iska baX adigu ma baxdey by bye😅😅 😂 waxan wanu fahansanehe wax kle keena kaw

  • @muhandnasri3303
    @muhandnasri3303 Месяц назад

    Inanta reer kama dhalan ilahy hadi ay ka xishoonweydey dadki❤ay ka dhalatay maanay ixtiraameyn prank waa madadaalo fiican lkn wax kaste limit ayuu leeyhy

  • @basrahussn7820
    @basrahussn7820 Год назад

    Aniga❤❤❤❤😊

  • @nimcodhool
    @nimcodhool Год назад

    Muuna faysal ciise diin boqorad😍

  • @galladali8988
    @galladali8988 Год назад +1

    Prank sax maha waxan camerada wa la toosiyay nagdaya😂

  • @zayidzhucayb4630
    @zayidzhucayb4630 Год назад +2

    dee Haye yaxye nacas xanjo heLay ayaa kaga dhigtene kadaya🤣🤣🤣🥰🤣

  • @janoaideed
    @janoaideed Год назад +7

    Naa mad sirkhansantay😂😂

  • @RahmaArays
    @RahmaArays 8 месяцев назад

    Ala ninki prank waliyay kusamesay namxd samesay 😂😂😂

  • @sheikhnuur6154
    @sheikhnuur6154 Год назад +2

    waxan prank mahee wa sheeko caadiya ilmo no maleyan kuwan😂

  • @sumayoxuseincabdullahi4362
    @sumayoxuseincabdullahi4362 Год назад +2

    Wasapaanyahay soco

  • @ahmedmuhumed1810
    @ahmedmuhumed1810 Год назад +12

    𝐦𝐮𝐧𝐨 ❤❤

    • @sharmaake3235
      @sharmaake3235 Год назад +4

      Asc

    • @sharmaake3235
      @sharmaake3235 Год назад +4

      Asc

    • @ahmedmuhumed1810
      @ahmedmuhumed1810 Год назад +2

      @@sharmaake3235 Wcs walaal

    • @hodanarab4850
      @hodanarab4850 Год назад +2

      WalaahiwaaPosol❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉macaanaa😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢🎉🎉🎉maanaa and 😢

  • @Alihindi5481
    @Alihindi5481 Год назад +3

    Keep Going freinds

  • @Gor-gor12
    @Gor-gor12 Год назад +1

    Camerada waa ayo qofka wad wada ee kolna buler ta galiyey kolna ka Saaraya hhhhh wanu idin fahany lkn acting kiinu wa hero asxabey

  • @NadiifoAbdinasir
    @NadiifoAbdinasir Месяц назад

    I love you so much yahye tiger

  • @AvnanHasan
    @AvnanHasan 4 месяца назад

    Awa❤❤❤

  • @ilameeraysostudio5531
    @ilameeraysostudio5531 Год назад +1

    Yaa ila arka in macarafoonka 2 uu yahay yaxye telephone ka uuhayo sxp dad bay waxani shaqadooda tahay sooy sooy

  • @UmulkhayrTahir
    @UmulkhayrTahir 10 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somali_sudoi-22
    @somali_sudoi-22 Год назад

    Yahye Tiger 🐅 Tiger 🐅 zhp Reply you make with me
    madarna mee zhp

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад +4

    Kani prank maahe naga daaya😂😂😂

  • @dekaabdilahi632
    @dekaabdilahi632 Год назад +2

    Walhy saan ka filaayey maaha Yaxye waa dulqaadkii oo qofa

  • @naimahusein7957
    @naimahusein7957 Год назад +1

    Inu yhy filim muna markay aqlka galaysay mabay sdan booroso imkana way la soo booday 😂😂😂😂

  • @MohamedJama-tc2hf
    @MohamedJama-tc2hf Год назад +4

    Lkn intii ugu muhiimsanayd ka jarteen falcelinta yaxye markuu ogaaday in ay tahay prank ✌🏾

  • @munomaxamuud3938
    @munomaxamuud3938 Год назад +1

    Meeshaa lagu ilaaway kulahaa ma alaab baa gabadhu 😂😂😂😂

  • @RayaanXuseen-yk3hp
    @RayaanXuseen-yk3hp Год назад +1

    ❤❤❤

  • @RudwaanAxmedAxmed
    @RudwaanAxmedAxmed Год назад +1

    😢😢😢😢😢

  • @hamzukdj1851
    @hamzukdj1851 Год назад +2

    Filmkaan waa ka helay ..
    Mgaciisa miya prank horta hhh

  • @mushtaaqahmed3473
    @mushtaaqahmed3473 Год назад +2

    Muna faysal wallashy horo usoco

  • @CabdiraxmanMaxamed-oy5yl
    @CabdiraxmanMaxamed-oy5yl 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤