076 | Xalka mushkiladda Somaliland iyo Soomaaliya.
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RUclips: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية
Waan kugu raacsanhy %100 ano reer puntland ah reer s/land waan ku ixtiraamaya qadiyadooda sidaad sheegtaybana noo wanagsan labadeenaba Somali ilahay ha dhowro meelay jooganba💯❤
Langaab Isaaq ah baa katahay waxas. Ku-qanacsanow inaad tahay "Reer Abaarso, Reer Koonfil Tunka kuside, Reer Koncil Wilashoda Ugeeye"
Waabilahi towfiiq
@@Ahmed-gx9zysideed midnight you hadashaa adoo qabiilnimadu afkakyysaarantay
@@Ahmed-gx9zy Isaga cay lakiin zxp akhirada ka fikir hada wax niyada reerka ugu hayso waa halkeeda lakiin akhirada lakiin siyasada iyo qabiilka kalasar meeshan qabiil laguma hadal haye
@@sportsfunny24 Reer Abaarso uwacdi walale
@@Ahmed-gx9zy Reer abaarso waayo
Aqoonyahan somalinad ah waliga somalinad aqoontada ugu hili sxp aqoontada cidkasta ugu hili sigarana qarankaga ugu hili hore usoco
Aduuunka qadiyada somaliland ayaa ugu jeclay❤ zhp aadan barigii hore aduunka ayaan kuugu necbaa waxan ku moodijiray inaad ka tanaasushay QADIYADA somaliland. Lkn cwa ayaa ogaaday wll guulayso zhp❤❤
ma qofbaa qabiilnimdiisa ka tanaasula
@@Mdam1232 ileen qadiyada Somaliland ayaaba ah mid qabiil oon geed loogu gaban awow hadaba sida waligiin hal kuma maalaysan
Somaliland waa qabiil 😂 Somaliland is government Somalia ayaa ah qabiil oo lix qabiil ukale goay sxp ma fahantey Aadan sahan mahadsanid ineynu noqoney isku fikir 100% Somalia talaadaa qaata waa qalo Wayne
@@Kingston12370inta aan hal iyo haleelaba kumaallo ayaan ku barwaqaysanaynaa ,kaalay naga daadi adigu. .
@@InaAhmedAwhasan-ut6vfSoomaaliland waa qaran aad u qiima badan maxaad uga maqruuqaysaa..
Qaabka seddexaad ee uu Aadan soo hadal qaadey waxaan qabey 9 sano kohor waana qaabka kaliya ee lagu kala bad baadi karo.🥰
Shareecada islamka ayaa xal u ah midnimada somali ween iyo dhamaan muslimiinta
Wa malintay dawlad isalami dhisan to khasab lakin manta maya
😂😂😂😂
@@roobleyare2351 Insha Allah malin islamka ayaa ka talin aduunka Oodhan
@@zallaama maxaa laqosleeysaa wax lagu qoslo meesha mayaalaan islamka ayaa katalin doona aduunka oodhan malin wana xaqiiqo taas
@@shuabahmed5650 waxan ku qosley midnimada somaliweyn 😂
Xaqiiq somalida sidaa si aan ahayn kuma wada joogi karto hadalku intasu ku dhan yahay.❤
From Somalia 🇸🇴 , som Union, wllhi xaqiiqda ayaa taabatay ❤ I.a hadii aan noqdo mid dalka xukuma , sidaa ayaa sameenayaa , sidaa aya xalka ku jira❤❤
Zxp iswaydii marka saa samyso garntiil miya in Somaliland qaadanayso som union aad sheegtay may hadeer jabouti inala qaadato bal EE sida jabouti ayaa la inoogu adeegsanayaa oo manta xaqiiqada qaraar ayaa ah in Djibouti ay Somalia hagardaamo Ku wado sidoo kle aduunku haduu labo cidhifle noqdo all ready cirif Ka mida oo maraykanka ah ayaa fadhiya jabouti Kan kle EE rushia khasab Somalia ayuu fadhiisanya.
Marka inta laga yimaado dhulkan ay Somaliland sheeganayso dadka is kaleh qayb Ka mida oo (sool awdal sanaag) kuma qanacsan wxy wado Somaliland waxayna u arkaan. Damac badan sidaa wuu isagu sheegayna secriface-yo Ka badan ayeey u sameeyen beelahaasi midnimada Somaliland ilaa khatumada hada jirta ay tahay khatumadii 3aad sidoo kle makhirta hadeer maamulka rabta waa 17 sano jir.
Hadii la eego dhinaca isku socdkuu sheegayna waa fikrad reereed oo waligood isaaqa kaso maxan jirtay dulucdeeduna tahay "dhulku ma guure dalkaa guura"
@@Kingston12370 adigu markaad waynaatid comment bixi imika dhalaanbaadtahay mafahmikaraysid
You’re right !!!
Awdal state + ajuran state was separate entity but united in the same cause !!! I agree with you
Oky xalku muxuu yahay S/land ma rabto inay somalia la midowdo, Somalia ma rabto inay S/land sii dayso?
Soolna cidi ma khasbayso halkay rabto way aadi kartaa.@@Kingston12370
Suldaan xaqiiq ba ka hadashay guulayso from dhulbahante
@@Gooh_axmed_Aar dhulbahante nin fikirkiisa xor u ahi ma jiro miyaa? Illaa uu garac yahay mooyaanee?
Qabiil fikir baa ka muhiimsan ee jaahilnimada ka bax
Ninka ka dhac nio dadku mawada waal ne i from isaaq @@Gooh_axmed_Aar
dadkii cadiga ahaaa
😂😂😂😂
Hooyadaa caqliga xun ka was. neef neef dhalay dhulbahante xalaal ah ma tihid. carruurtii hargeysa lagu dhalay baad tahay
maanta ayuu arinkaasi taganyahay alle khayr ha inoogu dhameeyo
Aadanow saan kaaga boodey maalmo dhexdaasa oo isu lahaa tolow xilima u qori tixdan yar:
"Kuwii dhimashada hantiyey
Dhadhaabtiyo iilka galey
Si aad u dhaxashaan xornimo.
"landerskow"
Ayaamihi dhibta sidey
Dhimbiiluhu qiiqayeen
Maalmihi dhagax tuurka ioo
Kuwii dhiigooda hurey
Miyuu dhayal u arkaa
Dhulkaa qiirada na farey
Xasuus baa na tidhi bal dhugo
Dhadhami waayihi daraad
Wixii dhacay dib ugu noqo×3".
Maadama inta anan kuu soo qorinba aad is keentey waxaan ku leeyahay congratulation qolada dalka ka talisa hadana halkaad ka joogtan ka joogna dhamaantayo.
Be proud of who you are, because you are somalilander mar kasta iyo meel kasta anagoon cidna caayin
Caamda ayaa waxaa loogu sheekeeyaa wllo dumarbaatahay cidii dhimatay allaah ayaa toodii ka dhigay aniga family kala badh ayaa ku dhintay snm hadana ma rumayni inay Somaliland gaar u go do waayo Somalinimo ayaa wax lagu noqon karaa
@@calicabditokiyo9692Somaliland Cid walba ma sbeegato
@@calicabditokiyo9692 Waree Gabadha Dumar baatahay Maxaad Kawaddaa?
Iyadu MawduuCa Ay Ka hadleyso iyo Dumarnimada Maxaa se Kalagaley? 😮
haddaaD Leedahay Dumar baad tahoo Goobta Dagaalka Maadan Joogin Dee Waa Caadi Qofba halganka iyo Dagaalka Kaalin buu ku Leeyhy iyaduna Kaalinteeda Wey kasoo Bixi kartaa.
Oo tusale ahaan Nini Ka Goobaha Lagu Riiqmey Jooga uun Maaaha.
Mid baa ah Taliyaha Guud Ee aan Dagaalba Gelin, Mid baa Ah ka Hubka Soosaaraya ee production ka Qaabilsan mid baa ah Dr caafimaad uun.
iyaduna Qeybaheeda Kale oo dhan Ayey Kasoo baxdaa ka Gabadh ahaan amaba Kasoo Baxdey Sida Iney Qeybta Ruuxiga ah ee Dagaalka Qaabilsan thy, iney thy cidda Soosaartey Kaad Helyeyga U aragto, cidda Meesha Loolaabn doone ee Guryaha ah Sii Habeyneysa dhan Kasta, xagga Cuntada uun Maahee.
almuhim Qofba Kaalin buu Dagaalka Ku leeyhy.
intaa Waxaa dumar ahaan udheer iney yihiin iyagu Cidda Loodhimanayo ee Dhulka Labeysa ama Dhulku Macno ku Sameynayaba oo Haddii ayna Gabadh jirin diinna Loo dhimaneyn Maxaan Dagaal u galaa? majirto
takale Haddaad leedahay dumar baatahy oo ku Caayi maayo Waa Sax Lkn adoon ceytamin Waxey Qabto ee fikir ah Maadan lafalanqeyn karin?
mana jirto Ruux kula doodaya inaad tidhaahdo Gabadh baatahay Sababtoo ah doodda iyo Gabadhnimada Waxba makala Gelin. meesha jinsi lagama Hadlayee afkaar baa Laga hadlayaa.
FG: Anu Somali wadajir ah baan Aaminsanahy ree Somliland na ma ihi e Ogaden baan ahay.
Waxan intan uraacinayaaa inaad ka istidhaahdo Wuxuu Gabadha ku difaacayaa Qabiil ama Aragtida Gooni Goosad ka.
Salamna
Ninkaa Aadan inuu philosopher yahay caawa ayaan 100% aaminay
@@calicabditokiyo9692 dee midawgu ha danbeeyo ee in aan wax isla gorfayno saw maaha oo somalida koonfur nabad noqoto ileen hadi kale waa 😂😂😂 intaada yar dab la dooneee
Adanow wll wnkugu raacsanahy waligy wn oran jiray Somaliland mala fasaxo aqoonsigooda mntana arinka ah konfur ha tanaasusho labo wadan walalo wx qayb sado aa noqono waa arin ka miyid qalpi qof aduunka siday wx usocdan og aqligaaga salimka allha ku barakeeyo wllo
Wan kugu raacsaney kadib xal aya ka iman lahaa dhanka somalilandta waayo halkey somalida koonfurtu marayso wanu so marney wanan xaliney amniga ayaa wax kasta ka horeeya
Masha allah waa hadal ka turjumaya xaqiiqda oo wax caadifaad ahina ayna ku jirin dadku waa walaalo iyagoo kala dawlda danahooda wey umidoobi karan
Xaqiiq
Inshallah xududka Somalia wuxu gaadhi doonaa eratariya ilaa Mombasa ilaa diridhawa
Riyo wacan weyi😂.
Habeen iyo malinpana waan ku riyoda
Riyo aad u fiican lkin qiyamaha ka dhow😂😂😂😂
@@zallaama Allah waxba kuma aha wana danbi wayn in laga qusto naxarista Allah
@@abdurrahmanHarbi-cy8hy "xaglo laaban xoolo kuma yimadaan" nin kaa karti badan oo kaa ficil badan oo kaa dadaal badan oo ka wadanisan oon comment ka fanin ayaa haysta halkaas runtuna waxay thy qiiro looma bahna somalia ayaan dowlad somaliyeed gacanta ugu jirin dhulkii somalia ayey dowlado shisheeye ka taliyaan adiguna comment ayaad ka dhex qironeysaa
Mahadsanid
Alla ilahayow aadan oo kale ka dhig dhalinyaradena waqooyi
hhhh maxd oga jeeda dhalinyarada waqooyi. wax waqooyi la dhahaa ma jiraan ee runta u kaalay.
waqoyiga Somalia miyan jirin🇸🇴💙
hhh saxib anako HG ahna nagu dar wlhi dar allan idin jeclahey , kolley fikirkeyga somaliland waa wadan dariskena ah oo walaalahen ah , saxib guleysta icriraf waxba idin kalama maqna
Waanahay badan kayadu lakin idinkan ahayn
MR. AADAN Walal Allaha Kuxafidoh Kolay Dadku Qof Sidaada U Cod Karsan Ma Arki Karaane
aadan sahanow anigu mid baan kugu diiday waxaad tidhi somaaliyi weligeed isku soo noqonmayso wax kasta oo dhaca hadaba ilaahay ayaa midaynaya kitaabkana iyo sunadana waa ku dhaqmayaan ee ka istaqfuru laysoo hadalkaa
Mnsha allh wafiiikir aad uwacan hiirrgalintiiisa kkudhaqaaqa
That is a good idea. I agree
Waa fikir saliima ilaahay caqliga ha,ku barakeeyo walal
Aragtideyda Waa In Soomali 🇸🇴 Oo midowdo Raadiso DHULKEDA ✅
OK waa in lamido lakiin umad qasab isku raacday halkee lagu arkay adigu aduunka maku argtay umad qasab lagu biirayo
@@sportsfunny24 haday saastahay oo aad ogtahay inaan khasab la isku raacikarin maxaa beelaha samaroon iyo dhulbahante ugu khasbaysaan Mashruuciina idiin gaarka ah
@@Bulsho_chanelwayo waa dhulkayagii soo eeg xuduusi naloo keexay ee afrikaba wada adeegsato
@@goodlyrics2243 xuduuda waa labtirtiray oo waxaa ka damaysay midnimadii umadda Somaliyeed marka hada hadii lakala tagayo qofkasta wuxuu haysto halabtago inta tolkaa dego ku iimaanso anagu Dhulbahante hadan nahay dhulkayaga malihid anaga iskaleh anaga lngiriis nalakama dhaxlin hadiikale dalku waa mid mana kala go'ayo adigu goaan gaar sida kuu fiican
Maxaa nakala saaray marka hore haye anagaba waa dhulkeyniye waqooyi
The greatest of all time Aadan Sahan
Aad iyo aadbaad umahad santahay waa fikir wacan
Fikirka iyo kaaga way kala dugan yihin
saxib wlhi reer ahan ilahey HG buu iga dhigey fikir ahaana, somaliland waa wadan waana walaalahen , dee caruurta aan waxba akhriyina nama matalaane , guuleysta ictiraafna waxba idin kalama maqno.
Oo H.g da ma qabiilada kale ee somali bay ka sharf roontahy 😂😂
Yaa kuweydiiyey qabiilkaaga mise reer somaliland haku amaanaan isleedahy
Aden-Sahanow inaader si fiican baad qodobkaa u iftiimisay allena xaqa hayna waafajiyo dhamaanteen.
Maansha aallaahu ayyaa nasiiyo caruur kulamid ah kuwad sidaah ajarbaad kahelie
Aniga da,daydu waa 16 waxaan jogaa jigjiga schoolka itoobiyaanku waxey noogu dhigaan in adal iyo ifat ay yihiin boqortooyin itoobiya kajiri jireen😢😢😢😢
Wll waxaas waa been ee iska ilaali yeyna itoobiyan kaa dhigin school kaas
Wa been Marin habaabin cad
War kuwi.reer jigjiga aha Ethiopian bey qalbiga ka nqdn war somali bad thhn
Ha aaminina inshallah😢😢😢
Adanow aragtidaas anigaa aaminsan oo weliba ku adag Somalilander nimo.
Aadan inadeer hada kadib ayaa lagu dhagaysan karaa madaama aad mawqifkaaga cadaysatay Dhaliishii faraha badnayd ee aad SL kala dul dhici jirtayna wuxuun baanu u qaadanaynaa
“Faraska waxa usha loogu dhuftaa in uu kasii badiyo” 🙏
Aniga laftaydu mudo 7 sano ku dhaw ayaan lulayay calankan somali wayn iyo in midnimadii dhicisawday markale curato balse Alx waayo aragnimo igu filan oo aan arintaa ka helay maanta waxaan Fakarkaa aad qabto mid lamid ah wixii kaleba ha isugu keen jireen lakiin Baabka siyaasadu ha ino kala soocnaado
Inaadeer aad baan ku salamayaa Alle haku sharfo ❤
وعليكم السلام
Aniga nafsadayda ma qabo midowga noocaan ah midowgaan waa midow qaaradeed ama dalal badan oo waxba iska galin oo dano bas isku keneen midowgaas waxaan kula midoobi karnaa dalalka cadawgeena koobaad ee Ethiopia iyo kenya iyo dhamaan qaarada Africa ee maahan midow umadeed ee waa midow qaaradeed anaku waxaa nahay umad isku diin af iyo dhaqan ah oo hal jiritaan leh
Waa run soomaalida waagii hore boqortooyooyin ayay lahaayeen oo dawlad malahayn wax dhiba kuma jiraan taas oo dad walba iyo dal walba oo aduunka hada hada saaran taas waa nagala mid oo waagaasna boqortooyooyin baa la ahaa hdana dalal baa la yahay boqortooyo iyo dalna waa kala duwanyahay boqortooyo waa qoys dalna waa umad
Kala taga umada soomaalliyeed oo soo duulayaashii ku soo duulay umadeena ay ka dambeeyeen hada inooma noqon karo wax aynu ku kala tagno qaybsanaanta ay na qaybiyeenna midow kama samaysan karno oo hada qaybta wuqooyi ee soomaaliya wax ay umada soomaaliyeed uga go’do ayada oo soomaaliya ayna u kala dhantaasho midoega umada soomaaliyeed ma jiraan aanan ka aheen waynu dagaalannay iyo sooduulayaashii baa dawlad nooga tagay dawladaas baynuna ahaanaynaa
Hadaa fiirisid midowga dhex yaala wadamada galbeedka waa umado dano basa ka midaysan anaka oo hal umad ah danahee baynu kukala tagnaa iskadaa kuwaan ka midaynaan doono markaan kala tagno
Se haday koonfur hada ka tanaasusho wuqooyi soo kama tanaasulayno galbeed iyo dhulalka kale se maxaad uga soo hor jeensan midoobida soomai oo dhan hal dhinac dartiis
Sida ay wuqooyigu go’itaanka u rabaan waxaa u raba maamul goboleed walba oo hada Jira salkana ay ku hayso qabyaalad iyo soo duulayaashii
Walee aadanow waxaan u jeedaa comments yada labada garaba waad qancisey raali beey kaa yihiin oo waa wada duceeynayaan you are smart
ugu horeyn waan kuu tixgalinayaa fikirkaaga m.a nin dhalinyaro ah miyir qab ah ayaa tahay alle haku barakeeyo sxb,
marka xiga waxaan filaya waxaad tiri soomaliland iyo soomalia waa inay ahaadaan labo dal oo walaalo ah waan gartay
waxad kale oo iyana ka dhawaajisay in qofka ay ku xiranthy wadanka uu dhalashada ka qadanayo somalia ama somaliland
marka halkaan meshan usocdo sidan wada ognhy wiilka kunool awdal , sool, iyo sanaagba waxaad ku qancisay inuu wadanka uu rabo dhalasho ka qaato somali ama somliland ,
marka waxaad isheegtay sidee maangal unoqonysaa in aad wiilkaa tiraahdo dhalashadad rabto qaado kasooqaad wuxuu qaaty somalia ogsonow wuxu weynyaa dhamaan xaquuqdii muwadinimo isaga oo jooga dhulkiisa marka sxb sidee ayeey macquul kutay aniga anoo jooga dhulkayga inaan ka ahado loo talaye aan dhulkiisa katalinkarin ogsonow dhulku waa waxa lalatago miiska siyasada marka markaad dhulkay soomliland raciso anigana soomalia iraaciso anigu maxaan ahayn miyaan qof mabda, iyo fikir leh ahayn
Dhulku miyu guura hadad haa ledahay laascanod intad qaado banaadir ag gee hdi adigu insaan pad tahy wd tagi karta bartad rapto lkn dhulkagu maguurayo dhulkaga ma cid pa kugu haysata adigu alle kgu beere.
GumaYsiga dalka QabsadaY ayaa sidaa u dhiGaY dal walba oo African ahna Xuduud u sameyaY Adigu hadad diidO dhulka laGu raaciyaY ada cirka roobku Og nio maxaaN ahaY shaqYn maYse
Dhulka malihide lakiin naftadad leedahay oo cad😂
Runtii intaan daawanayey videogan midaa kaliya Ayan liqi waayey
Intii kle oo dhan waan ku raacay aadan
Intaasi waa tanaasulka laga rabo Soomaaliya.
Qofkan cid u diidday ma jirto in uu qaato dhalashada SL. Haddii aanu ku qanacsanayn SL, maxaa u diiday in uu isku dayo in uu wax ka qabto oo uu baddalo SL?
Waxaynu raadinaynaa waa xall ee ogow. Xalkan ma aha mid 100% cid walba qancinaya, laakiin xall ka dhow ma jiraa?
Taa weeye suaashu
Ilaahow somaliland iyo somalia 🇸🇴 isu Ken iyagoo nabad qaba
aamin
Ilaahow yaanay calan shaydaankaas hoos taggin somaliland
@@mrxuuxayaga keena ha hoos yimaadaan easily
Habaarka jooji.
Ma jirto midnimo dhex maraysa somalia iyo somaliland oo kali ah.
Waa in ka helaa 3da kale kadibna Somaliland waa laga wada hadli
Bisinka Rabiyow haysku soo celin
wlhi waa xaqiiq jirta❤
Hadal mar hore ayaan ka maqlay qof reer konfur ah waana xalka kaliyah ee somali ku hashiin karto .
Mxad kamaqashey qufka rer kunforka ah
Ninki ugu aqliga roonaa.midnimadu waa muqadas mr aadan no cuqdad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhilo yaa ku wacday
@@Akram-o1pwalasha cml waye oroma the gabarta faraha ka qad
Somalia 🇸🇴 iyo Somaliland waa mid ee mahaa in lakala jaro Somalia inta isku hadhay
Maxa isku hadahay hada ismaba arakne midnimadu xagay jirtaa pro ma hurdaa
Somalida wada joogtaa xagay joogtaa 😂😂😂 waad riyoonaysaa 1991 Ayaa isugu dambaysay
Sxb horta fikirkaaga Ma xumo oo qofka bini’aadanka ah waa in hadee dhib qabsato siduu ugu bixi lahaa falkeeda gala ‼️ maashaa allaah ayaana ku leeyahay sida aad u fikirtay lkn wax suuta gali karta maaha.
Somaliland yaa ah waa su’aal ?
Somaliland Ma waxaa ah isaaq kaliya oo waliba isaaqa qaarkood somalinimada iyo wada jirka somalia 🇸🇴 midnimadeeda dhuleed iyo daddeed aaminsan ⁉️
Waxaa hubaa shacabka woqooyiga ku nool ee isaaq, samaroon, ciise, dhulbahte, gabooye iyo qabiilada kale ee daga hadee Afti loo waado qaado 75% waxay u codeen lahaayeen inaanan la kala tagin oo hal calan iyo hal wadan lesku ahaado.
Tan labaad hankii somali wayn wali wax iska badalay ma jirto oo maanta in sidaas aan kala ahaano oo anaga aan is fiirino waa wax laga soo shaqeeye, taariikhda dib u Baar wlhi Somaliland in ay ku dhawaaqdo gooni goosad Ma eheen fikir ka yimid shacab iyo siyaasiyiinta dhamaantood ‼️ sandulli iyo qasab ayaa looga dhigay, Itoobiya oo reer galbeedka aduunka kaa shaneesa ayaa fikirkaa keentay ( Rag baa inoo Qayilay ) sidaas ayaana lagu hirgaliyay, somalidana waa taqaanaa oo waa dad caadifada aad ugu badan tahay seef la boodna ah, lagama doodin, lagama hadlin, afti lama qaadin sidaas ayaana lagu dhaqan galiyey.
Anaga ka soomali ahaan aduunka labo dagaal ayuu nagula jiraa oo wayn,
1-Diinteena oo ah ka tanaasula diintiina islaamka shareecada lesku xukumaayo hala joojiyo ‼️ maantaba waad aragtaan siyaasiyiin Mediaha la taagan dastuurka iyo diinta halakala saaro.
2-Dhaqaalaha oo ah side adinkoo tira ahaan yar oo hadane dad muslimiin ah u heli kartaan dhulkaan baaxada wayn oo khayraadka bad iyo bariba leh aad u yeelan kartaan walibana marinka aduunka muhiimka u ah sida bad waynta india iyo marinka gacanka cadmeed u maamuli kartiin ⁉️
Yaa kuu maqan oo garab ku siinaayo ‼️ cidna gaal iyo muslimba anaga isku dirnay oo caqligeena qabyaalada kaliya ayuu u nool yahay waana wax laga shaqeeyay ‼️‼️‼️
Itoobiya waligeed maskax ay kaligeed ku socota malaheen oo quwadaha reer galbeedka ayaa garab iyo gaashaan u ah, sida Israel 🇮🇱 ay maanta bariga dhexe ugu ilaashanayaan ayeena Itoobiya East Afrika uga ilaashanayaan ayagoo ujeed koodu yahay somali xakamayn tooda, 100% Somalia oo awood midnimo hesha Itoobiya ineesan jireen gaaladaba way ogtahay oo somali galbeed iyo NFD la xoreenaayo ‼️ marka si aysan midaas u dhicin waa in nalakala jaraa oo 5ta somali midnimadooda ka tanaasulno koox walbaana ay calan sameestaan somalida kalena cadow u arkaan.
Itoobiya laba mashruuc ayaa loo soo dhiibay qarnigan 21aad aan ku jirno hadda, midna way fulisay midna hadda ayuu bilow yahay,
1-In biyo xireen ay ku sameeyaan wabiga Niil si masar loogu tuso in noloshooda oo biyaha niilka ku tiirsan gacanta lagu haayo si aysan Israel 🇮🇱 waxba u yeelin, wayna fulisay ‼️
2-In marinka gacanka cadmeed Itoobiya gacanta ku dhigto oo somali gacantooda laga saaro si Israel loo quudiyo, wayna dheceesaa sida hadda xaalkeena yahay haduu sii ahaado ‼️
Hadaan dhoho waxa maskaxdayda ku jira ayaa qoraayaa ilaa waaga baryo waa qoraa lkn ugu dambeen waxaan ku leeyahay sxb Sahan Waan kuugu tixgalinaayaa fikirkaaga lkn wax suurtagali karaba maaha, xitaa hadaan anagoo koofur ah ku dhawaaqno inaan Somaliland xornimadooda siino aduunka ( reer galbeedka ) ayaaba diidaayo.
Midnimada oo qorsha cad oo loowada dhan yahay lagu heshiiyo maahane xal kale ma muuqato waliba si dag dag ah waayo 20 sano oo kale dalkeena Oroma ayaa qaadan doonto awoodaha yar ee aan hadda leenahay malahaan doono oo Waan sii daciifeenaa waana liidan doonaa ‼️‼️‼️
Asc 🇸🇴❤️🫡
Somalida mida waa tee? Ethiopia maxaad dadka ugu khuukhisaan? 33yrs oo burbur ah ayey wax naga qaadi lahayd, runtu waxa weeye somalia intay aaminsan tahay somaliweyn oo waligeed dowlad ku midoobin in la isku keeno ayaa ah dagaalka ugu weyn ee lagu hayo ilaa hadana dowlad u noqon laadahay, somaliland waxa ah dadka aaminsan inta aan aminsanayna waa xor harti iyo samaroon hadii ayna ku qanacsanayn dowladnimada somaliland waa caadi haku biiraan somalia inta somaliland rabta ee kusoo hadhay yaan la khasbin ee dowladnimo haloogu dhawaaqo sida jabuuti.
@@Gooh_axmed_Aarwaan kuugu raacsanahay midaas ninkaan cadaadis ayaa lasaarey baan filaayaa
@@Gooh_axmed_Aar Aad iyo aad wlhi 100% aadan maaha nin aqooni u laaban tahay ee waa nin fikirka uu maanta ku hadlay wax suurta gali karto maaha,
Waana cadaadis tolkiis ku saareen inuu sidan u hadlo ✅
Wixii somaliyi xal u aragtoba reer qudha ayaa ka soo hor jeesta taasaa u baahan in diirada la saaro hadii xal somaliyeed la rabo waana iyaga kuwa lumiyey midnimadii wallaaltinimadii iyo quwadii quruxda badnayd ee somaliyi aduunka ku lahayd isu taga hortii bal taariikhdaa dhuuxa oo meesha eelku yaalo yaan laga leexleexan
Aad bad mahadsan tahay walaal, dhowr qodob baan kugu biirin lahaa,
1. Somaliland waxa ah isaaq oo dhan, daarood laba reer oo kamid ah, samaroon, ciise iyo qabiilo kale oo tiro ahaan yar sida gabooye, dir.
Haddii afti laqaado 85% waxay qaadanayaan gooni goosad, waayo isaaqa oo kaliya ayaa ah 70% .
2. Maanta somaliland iyo soomaaliya xitaa haddii ay midoobaan waxba ma soo kordhinayaan, sababta oo ah dadkii somaliya ayaan midaysnayn, rag badan oo soomaaliya ka soo jeedaana waxay doonayaan in ay somaliland burburto, kadibna ay xukumaan taasina caqli maaha.
3. Waxaan aaminsanahay in soomaalidu ay ku midoobi karaan uun in la isku xukumo diinta islaamka , wax kale kuma middoobi karno, markaynu kitaabka alle u noqono ayuun baynu guulaysanaynaa .
Waa fikir fiican midnimada Somalia Waan jeclahay Lkn anagaaba dowlad ahayn saxa
Alle kaafarxi aadan qof aragti dheer fahansan kadarta aduunka
Adanoow wll illahey caqliga iyo cilmiga hakuu barakeeyo insha allah markey noqotaba mar bey dhaceysaa inaan hal fikir yeelano oo aan iskumeel kasoo jeesan doonaa
waa fikir aad u wacan walaale allah ha ku barakeeyo. Nio inan is aragno wan jeclaan lahaa xagii yarydee yusufpasa waayadan ma timaadidee bal iso qabo.
Waa Sidaan Anuu Aamin Sanaa Aadan. Warku waa Sidaa 5 Jeer baynu tanaasulnay Waa markeenii Hala inoo tanaasulo❤
Asc wllkay aadan khadar cali
Salaan ka bacdi,nio waxaan ahey nin kugu xidhan mudo hada laga joogo 5sano oo kaa qaata ama kaa faa'ida aqoon faro badan akhriyana buugagta aad turjumtay
Markaa nio arrin baa jirta oo ah in buugata badinkooda laga laa yhey magaaldaa aan joogo la na yidhahdo waa la keenaya lamana keenayo ee nio bal caqabad jirta bal xlkeeda raadi waan salaaman tahey
Magaalada magac maleh miyaa sheikh
Asc wan ku salmay ustaad aadan caawa wxd kahadashay figrada aan aaminsanhy xalkana u arko
Wasual isweydin mudan sualaha unawydiyey adan sahan
Soomalidaa waxay kumahmahda hadaan lakarayn roob mada'oo ninyahow waa talo wanagsan waa taas ani garoowe kunoolahay hadanaa dabaqaa uugu dheer waa dahabshiil nin isaqaana leh ganacsi farabadn kuleeyihiin hadanaa cidna canshuur kabadn ninka gbol leh isku sii logaa qadaa nimanyahow soomalilanow waad idiin garabayna wlhi ❤😢
Fikradadu wey ila saxantahay in lamidoobo wax macna masoo kordhineeso ayadoon loomidobenin qadiyada islamka iyo somaliya 🇵🇸❤️🇸🇴
1=ar adan waa sidaa somalia ha tansusho
2=wad ku mahdsnthyi intaad jeer aynu tansuleyi
3=qabyaladi meesha wayi ka bixileeyi
4=hadeyi somalia tansusho madxweyna somalia 18 hargeysa ayuu ka qudbadeyin lah
5=somaliland keedu 26/jun_uu uu tagi lahaa
6= calanka somali sheikh iyo burco iyo barbera iyo hargeysab waa lagu qaadan lah
Midnimo somaliweyn qofka aaminsan habeen ma jiro inay somali oo dhan dowlad ku midowdo waa wax aan ciyaar loogu gaadhi karin horena loogu fashilmay imakana hadii la bilaabo dagaal siyaasada iyo mid toos ahba lagugu qaadayo waana ta imaka haysata somalia ilaa hada dowlad u noqon laadahaay,qofka aaminsana oo qof caadifad hayso uun ama caqligiisu korin waaqacana la socon,soomaali waa mid balse dowladd ku midoobi mayso.!
Hhhh adiga kala go aaminsan baan habeen jirin walaahi kaalay adigu kalagoy bal aan ku aragnee.
Mashaa allaah inaadeer caqliga allaah hakuu barakeeyo ❤🎉
NFD OGADENYA JABUTI VON SOMALIA BRA ❤❤❤❤❤
Aniga waan kula qabaa fikradda ah in Somalialand iyo Somalia kala nidaam nodaan,lakiin danta guud lagu mudowo, hadee canshuur noqoto iyo hadee isku socod noqoto iwm.
Somalia 🇸🇴 iyo isaaq dheh horta allaah ku barakeeyee❤
Somaliland Isaaq oo kaliya malaha?
Waar isaaq keligii Somaliland ma lehee anaga ayaa la leh oo fikirkaa la qabna ee intaad iska dhaaftaa arintaasi kuma khusaysee reeraha idinka koonfur idinla dega ee meesha kaga dhacdeen ee 0.5 ka ku tilmaanteen xaalsiiya oo ilaahay ka baqa beelo 0.5 ahi ma jiraane ummadana ka xishooda
Hadaad run sheegaysid Soomaaliya iyadana Hawiye iyo Daarood dheh
Alaha hakuu barakeeyi sidaa waxa yidhi daarood dheh oo ku daba gabanaya magaca dawlada somalia😂.
Waa lays fahmay
Oo hada ma somaliland baa xaquuq ku heesataa adoo samaroon ah pistolo xitaa laguma ogola madaxaana cagta lagaa saaray @@omardafle3614
Fikirkaaga waan kuuugu ixtiraamayaa lkn waxaad xal kadhigtay sidaan u arko xal inooma noqdaa 😊
Sideed u aragtaa xalka adiga?
Good idea ❤ thanks brother.
Waaa dhacaysaa ee raggeedii ayay weysay oo xoog iyo xeelad ku keena
Waa fogaatay wlh somalinimo wax ka hooseeyo oo lagu midoobi karo ma jiraan wixii kasoo haray waa iska riyo iyo dhalanteed💯✅
Yaa waaye Marka qof tanaazulaayo ?
Koonfur
M.a wl alaha ku daayo fikirkaga qurxda badan wan Rajaynaa in madaxdeenu warkaas maqlaaan
Waa fikir qurux badan.
Fikirkaas iyo fikrado kaloo wanwanaagsan ninka wax-garadka uu kugu raacsan yahay, lkn Soomaalida qabiil ayaa u talliya oo cagaha ayaa la'isku dheggan yahay, midnimo lama jeclo, kala teggna lama oggola. Illaa iyaga oo dhan la'isku qabsado oo cadowgu gacanta ku dhigo, Allaha inaga illaaliyo
Aadanaw ma fikradaydii aad soo xaday isku dhabo ayanu nahnay.
Khayr ayan ku rajeenayaa shb😂 ❤❤
Inta aan laga hadlin midnimo hala saxo waxa la isku hayo, xalna hala gaaro. Midnimada ama kala taggu waxa uu yimaadaa waxa la isku hayo in xal laga gaaro.
Fikirka ah in inta aan laga hadlin midnimo waxa ka sokeeyaa la furo waan kula qabaa, waana mid aan aaminsanahay waligayna aan aamisanaa. 🙏
Ilaahay intaas ha ina wada garansiiyo madax iyo Shacabba, koonfur iyo waqooyi.
Amiin
😂 maskax fican badledahay lkn waqooyi laftigisa waxba mawadagan manta talabadna hadi isaaq lotanasulayo isaaqna dhulbahante hawtanasulo wayo malinti midnimada isaqrabay dhulbahante marabin garaad laaaa!! Bakuxasusana marki aysobaxayen isaqu 1991. Dhulbahante midnimo burabay ee isaaq dhulbahante hawtanasulo 🧠💯🗣️✅
Waqooyi iyo koofur laba Dal waligood ma noqon ee labo gobol buu ahaa gumestaha ayana sameyay adno aadan ba dhahda labo Dal ban ahayn Wana beenteed
Wax soo baro cawaan yow
waa runta
@@mrxuux 1960 kii wixii ka horeyay geeska afrika dhul laheesto ayuu ahaa wax Dal la dhaho kama jirin 1960 Aya la aqoonsaday marka goorma Dal ahaydeen xoolo yaan la idinla yaabin Dal somaliland la dhaho wali lama diiwan galine
@@Somali-q8w markii ay xuriyada qaadatay kadib bey Dal noqotay lkn awal meel gumeysi heysto ayey ahayd lkn rer waqooyigu waxey lseyihiin 1960 ka hor baan Dal ahayn wah 🤣
@@kaphizoothmani1117 jaahilnimada gyrigaaga la jooga haddii aanamd taariikh wax ka aqoon
Aadan taariikhdaa kuxusaysa
Aadanow mawduucan horaanu kaga haynay saw maha mise waan ku dhaafsanahay
Thnks
Sxb aadan anoo kugu ixtiraamaya ra,yigaaga hadana anigu waxan ahay nin dhulbahanta ah, sida aadan u ogolayn inaad somalia lamidowdo ayaanan anna u, ogolayn inaan reer sh,isxaq dawlad ladhisto waxkastoo dhacaya. Sidaa darteed arinka ah card halasiiyo qofkaa. Kuqancin mamulku katirsan yahay mahadsanid
Wax baynu ku midooobi karnaa waxba la sixi😊
Waa fikir wanaagsan sxb sool waa gobol wayn ,iminkadanba dhulkaagi waad haysata somaliland ma joogto
Waa maxay sababta arin walba oo somaliyi soo jeediso dhulbahante uga soo dhex baxaa aayadii ka guure hooyadii uma negaado koonfurna lagamaba jecla
Xaqiiqdii waxaad ka hadashay xaqiiqda dhabta ah waayo Somalia dib isugu soo laaban mayso marka sidaad sheegty ayn kugula fikir ah keep going zxp
70% markanu garana Hayn inay jireen 2 dal o la kala odhan jiry British somaliland iyo Italia somaliland , malaha mana oga inanuu calanka buluuga inay awalki hore Republic of somaliland ay lahaan jirtay cajiib
Soo caday halkaad kulahayd jooji beenta Calankan cid soomaaliyi maba samayn adeer khiyaaliga dhaaf calankan telyaani baa samayyay oo soomaali dhex keenay orod oo wax akhri buuga Italian dela africa ayaad kahelaysaa arimihiisa
@@caynaansheahmed687 dawladii hor lahayd iyo xalkii uhoraysee laga tagay xagee ahyd zxp
Ani ahaan waan kula qabaa fikirka ah in danta guud ku midoowno😊❤
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Fikirkaaga waan kuugu qadarinayaa hase ahaatee khaatumo kama tirsna somaliland Oo lagama maamulo hargeysa.😊
Laascaanood lagama xukumo Hargeisa waa Run lkn khaatumo waa ilaa intee?
Khaatumo bal qeex adiga oo aan iga xumaanayn?
Waa maxay khaatumo❤?
@@Masdilleqaatumo wa mamul kataliya galada sool iyo sanaag😊
@@KhadarKeeyow-eo9yl waa run waa sida somaliland way ka talisa sool iyo sanaag, nin walbaana inbuu ka jooga, hadaad somalia 🇸🇴 intaada la jeclaatay cidna ku qasbi mayso, ee si dhibyar halagu kala tago
@@KhadarKeeyow-eo9yl Mar hadii ay sidaa tahay waa been khaatumo.
Marnaba ha iska indho tirin xaqiiqada ku hor taala.
Khatumi fadarlka somalia so hoos galaysa lakin dhul iyo sida maanta lagu shaqeeyo somaliland ba khasab ku ah
Anba kula aragti baan ahay zhp
Somalia sida jasiiratul carab halaga dhigo hana loo qaybiyo dawlado badan sida uae 🇦🇪 qatar 🇶🇦 Kuwait 🇰🇼 Bahrain 🇧🇭 saudi🇸🇦 oman 🇴🇲 yemen 🇾🇪
Tusaale somaliland waa in ilaa sadex dawladood kasoo baxaan republic of SSC, republic of Isaaqistan iyo republic of Adal state koonfur iyana say jecelyihiin ha yeelaan. Republic of puntland iyo wixii kale ay rabaanba. Kabacdi jaamacatul soomaal urur la dheho hasamaystaan sida jaamacatul carab arab union iyo somali union.
Somaliland iyadoo oo rabta inay somalia ka go'odo hadana yaysan khasbin iyadana kuwa raba inay ka go'aan.
Hada ustaadku fikirka uu soo jeediyey waa mid isaga qabiilkiisa isaaqa u xaglinaya halka uu dadkii kale ee Somaliland go'itaankeeda kasoo horjeedey ku yidhi ID cards ayaa la inii samayn aad meesha rabtaan ku martaaan hadaba walal aadan sahanoow dadk khariirada Somaliland kula degen ma rabaan ID cards ee waxay rabaan inay dhulkooda iyagu u tashadaan oo aan hargeysa laga maamulin ee sidaa naftaada wax ula jeceshahay iyagana ula jecloow waa dad muslimiin ah oo walaalahaa ahe.
Sidaa wax dhaama majiraan hadii somaliya israacda la waayo reer walbe isagu dawlad ha noqdo ma caraba intaas oo dawladood ayay u qaysantahay weli qaar family ayaaba xukuma
Wll adanow aragtidada iyo fikirkaga ad nala wadagtay wax walpa ood no shegtay wax qaldani xita inanay ku dhex jirin ban aaminsanahay. hadaynu heli lahayna siyasiyin habka qotada dher ufikirayana aad bay u ficnan lahayd ...
Aad bad umahadsantahay wll😊
Dadka reer somaliland, taa Aden ayey wada Aaminsan yihiin ,lakiin dadka reer Koonfureedku Anagaa iska keen leh ayey Aaminsan yihiin.
Waa xaqiiq zxp waa iqanciyay fikirkaan anoo ah reer koonfur
Sidaa weye Ustaad 💯💯
Dadka fikir fayow hadaynu noqo dhalinyaroy way guulaysanaynaa anigo fikirka somaliland aaminsan ayaan hadana somalinimo mida kasii jecelahay lkn somali ka fayow qabyaalada xun ee ina dishay insha allah way guulaysanayna from hargeisa city somaliland
Waa fikrad wanaagsan inaadeer in sidaa yurub u midowno
Laakin somalia in ay inoo tanaasusho markeena oo dawladeena ogalaato inay dhacayso ma u malaynayo
Waxay aaminsanyihiin ayagu qayb dhulkii koonfur la odhan jiray ka mida inaad tahay.....!!!
ala yacisak ❤❤
waad ishaafisay
Isku soo wada duub qabiil dowlad ma noqdo ❌
waa xalka ugu dhaw mALAHA
Allah kucaafiyo wll waxtafaraaruqa madoo neyno
Tafaraaruqa 33 ka sano jira ma Aadan baa keenay? 33 sano hadii xal loo waayay oo uu xal macquul ah soo dhigay inaad af lagaadayso maahee inaad aad noo sheegto sidaad xalka u aragto iyo waxaad isla haayso ayaay ahayd.
Cida somali tafaraaruqa baday waa reerka ka u dhow ee ay abtiga iyo habarwadaaga yihiin ka cararaya ee mid ka fog u ordaya oodi ab ka dhow somali midayntu haday dhab kaa tahay jaarkaaga ka bilow ujeedo kale ayaa ku qarsoon midnimada noocaa ah oo ah in aanay somaliyi dhimana noolaanin
Wllhi sa mooye si kale ma anfaceyso somali Wn kugu racsanehy 🙂 lkn mushkiladu waxa weeye bal inataana ya isku fahansiinaya .
Lagama yaabo waligy kun sano hadaaan jiro inaaan ka tanaasulo lagama yaabo for every somaliland 🟥⬜🟩
Talyani ma thy
@@MohamedkakeYare lander baaan ahay mye brother
Asc Qout "13:47 anagoo Somaliland iyo Somalia kala ah oo laba dawladood oo kala system ah..." Waxaan kugu darri lahaa inaad tidhaahdo "somaliland, federalka somalia iyo jabuutiba oo kala ah saddex dawladood kale system ah, leh madaxweyne ah....
Adanaw iyada oon somaaliland laygu ictiraafin ayaan ogaa waxa ay sanaag iyo sool iyo cayn ka geesatay e iyada o laygo ictiraafo maxay samaynaysa
Mida kale xudooda gaal ko jeexay wa lanasakhay ayaan ku leyahay.
Hadiisa gaal ka xariiqdiiso xaqiiq tahay
Waxaa ka dhalanaysa taas dhiige awowe yaasheen in oo hal bacaad lago lisay noqday
Rabi bay tiisa tahay
Illaahay inagama yeelo
Walhi isku fikrad ayaan hanay. Zhp from hargiesa
Adan khadar wll waa sax fikirkagu ❤❤❤❤
Be proud of who u r adan sahan
Kkk ma somali dhago yeelatay waar aden sahan waa sidee
Aadanow anigu rer koonfur ayana ahay khaasatan rer muqdiaho ayaan ahay , Inabadan waan ka war haya tariikhda intaad hada carabka ku dhifatay .
Waan ogahay in Koonfurta soomaliya na ay Gumaysteen talyaani oo ay xornimada Qaateen 1may , Waaqooyigana ay gumeysteen Biritish oo ay xornimada qaateen 26 June .
Waan ogahay In Fikrida Midnimada Soomaliya ee
" Soomaali weyn " ay ka timid Somali land , Waan kalo Ogahay in Calanka Buluuga lagataagay Hargeysa , Wanaa idin Qirsanahay Gobonimada Rer Wadageeyow Somali land oo waan ogahay Gobonimadeena , Alaha idin sharfo .
Anigo rer muqdiaha ah Waan aaminsanahay oo qirsanahay Jamhuuriyada Somali land , Waana idinku bogaadinaya Inaad tihiin Duul tashadow taladoodi Hantay , Hora usocda oo Hormara kalo qaa waaweyna ku talaabsada Idamka ale .
Waana mid Ictiraafku wax weyn idinkalama maqno Ee Howlhiina kala wata , ictiraafak asa waqtigiisa imaanaya I.a .
Horta midi waa Qodob Oo ah Soomaali Waa dad wada dhashay oo taa sina uguma kala Go aan .
Balse Qodobka siyaasada ahi Fikirad ahaan wana iska ag shawnahay oo isuma dheerin, Lkn markey timaado Gartaad Dhigatay Markaan waa inanu idin tanaasulnaa .
Aniga Fikirkeyga Markey timaado Midninimada Somalia iyo Somali Land :
Horta waan kula Qabaayo Midnimadu waa Arinka 100 aad ee 99 ka ka horeeya hala xaliyo ,
Waa marka 1aad uguma muhiimsane War Nin walbaa Meeshiisa ha dhisto oo Ha hormasdo , Markaa kadib miiska wada haladka lawadi tag karaa oo falanqeyn iyo Gorfeyn Iyo Gar iyo Gar naqsiin La gali kara oo Go'aan laga soo saaro kara , intaa wixii kaso horeeyo Waa Kahayaalka Siyaasiyiinta Fadhiidka no sawireyn Ee aan dul hee haabeyno labafa dhinacnba .
Caadifadana xoogani waa inta Siyaasadam fara isku fiiqa lagu jiro , hadaa taa ka talaabno , Waa hubaal inan labada dhinacba cidi iska jecli jiren .
100% Soomaali inta halmeel isugu timaado hal dowlad Sameyso Alle wax lama aha , lkn caqliga saliimka hadii lagu fiiriyo Aakhirada iney dhacda ba ka dhow .
1may koonfur may qaadan xornimo halkaa iska sax
Anigoo Reer Abaarso ah Koonfil Madaxa ayuu noosaran yahay.
Anigoo Isaaq ah Hawiye ayaa sheegta. Sabab? Langaab baa hay. Awoowa yaashay Koonfil bee tuna kusideen.
@@QadanShire Waa Oromo Isaaq
😂😂😂 waxay yihiin ilahay iyo Dadkuba wey ogyihiin adi waxba kabadalimeysid
Wllhi waa fikrada aan aamin sanahy ee iga dhexguuxayey wax badan somaliland ,somalia jabuuti ay midooban sida yurubta oo kle kadib labada daraf ee naga maqan anu ku caawino say u go'i lahyeen oy hal calan iyo hal dal yeelan lahayeen
Aadanaw horta anu waxan ahy nin dira lkn marar badan waxan maqly isaqu wa.dir e hadlka.maxa ka run ah?
Aadan caawa waxbaad xumaysay waa markii ugu horaysay ee fakir liita ka arko
Adan ad bad umahadsanthy Wll fikirka wan kulaqaba xqiiq weye