(2) Madaxweynihii Rwanda oo magangalyo loo waydiiyey Siyaad Barre | Tutsigu ma soomaalaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Комментарии • 22

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 6 месяцев назад

    ❤waa Buug qiimo leh. Hore u soco wll.

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud 6 месяцев назад +5

    Wll iska ilaali inaad dalka somaliya kala qaybiso ama aad gobolada waqoyi dal ahaan ugu yeedho wadoyin kale o ad mari karta jiira markay qoralka sogasho arin waqoyiga somaliya aniga o reer waqoyi ah aya sida kule

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 6 месяцев назад

      Kabax badaha adeer hadad somaliwayn aaminsantahay amagu googi goosad baanu nahay

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 6 месяцев назад +1

      @@wabarkawanaaga292 hhhhhh walhi wll hadad xaaqiqada qaadhadh arki lahayd wxa iyo wx u dhowtona kamayso beexen afkaga bal dalka kayara baax o dunida so arag o bal firi siday umadu uu.nolyiin waqiica dhabta ah ayad indhah sari lahayd diinta islamkuna wxay ina faraysa wada jiir calamka islaamkuna xuduud makalale lkn galada ayaa wxan samaysay si gumaysigedu ugu fudu.daado

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 12 дней назад

      ​@@wabarkawanaaga292goni gosad manihin réer saylac

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 6 месяцев назад +1

    WAA WAR BIXIN CAQIIBO LEH OO AAD GARAN KARTO INUU,
    NIN AQOON YAHAN IHI QORAY;
    WAXAASAA LAGU SHEEGI KARA BOOK CIMIYEED:
    HA NOOLAADO QORAAGA BOOK KAN,
    MUDANE WASIIR AWIL ALI DUAALEH.
    LONG LIVE UNCLE.

  • @870mx
    @870mx 6 месяцев назад +3

    Waxaan qaamuus walaalkay kaacodsanayaa inaad aad uga fiirsato qadiyadaha beenta ah ee guumaystuhu inagu kalaqaybiyay maanta waxaa taagan wax aad jiritaanka cunsurka soomaaligaa halis ku ah kanaalkan waxaa dhagaysta dad aqoon leh,dad aan aqoonlahayn caadifad wax kuqiyaasaya markaa walaalkayow xogaha wilgoynka guumaysataha iyo daba dhilifyadooda inaxasuusinaya iyo kuwa gocashada khaldan inagu beeraya kashaandhee waa talo walaal.mahadsanid

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 6 месяцев назад

      Somalia ba wa wadan guumayste sameeyay aqoontad sheganasa na alway kala aragti duwananta maba aqbalayside

  • @akhalif579
    @akhalif579 18 дней назад

    John garan anigu waa garanaya hadii azn ku idhaahdo kawaran, sheekadii mingisti H Mariam weeye uu ku oran jirey jzmhada soomaalida iyo kuwa sudaN intuusan cararin. Waa old story.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 6 месяцев назад +2

    Sxb waa sheko xariir waxasi wana arin dhanka gooni goosadta u janjeerta

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 Месяц назад

    KKK NIFTA NAGAA AND TUTSI NAGAAAAA

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 6 месяцев назад +1

    Madaxweynaha mustaqbalka waa ani

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 6 месяцев назад +1

      🎉🎉🎉ilaaheey hakaa dhigo hana kaa dhigo nin xaqa u danaaniyo amiin amiin amiin🇸🇴👍🌹❤️

  • @abdihassan7856
    @abdihassan7856 6 месяцев назад

    Gooni iskutaag iyo xiriirka labada qoowmiyadoon ee Somalida iyo Tuutsiga maxaa isku xirey? Waa sheekooyinka ay aadka ujecelyihiin isaaqu

  • @akhalif579
    @akhalif579 18 дней назад

    Waxaas propadzndada iyo dacaayada nagama gadmeyso. Outside hadiiba soomaali ahayeen azn la hubin oo maxay kula jeclihin waqooyi iyo koonfur, koonfur baaba u dhow dhaqNhaan iyo masaafo ahaane.

  • @khadijabarre6983
    @khadijabarre6983 6 месяцев назад

    All maxaa been la isugu sheekèyay

  • @user-fo8ee7ms2f
    @user-fo8ee7ms2f 6 месяцев назад

    Hadaba idinku saw maydaan ka bixin soomaalinimadii maxaa idinka galay cidii soomaali ah iyo Taariiqda soomaalida ????

    • @cqaniaden7315
      @cqaniaden7315 6 месяцев назад

      Somalida saxda ahi waa annaga. Sheegataad tahay adigu African ah.

  • @khadijabarre6983
    @khadijabarre6983 6 месяцев назад

    Jaahiliin.marna yahuud noqda marna jin noqda

    • @user-vd8hi3cz1
      @user-vd8hi3cz1 6 месяцев назад

      Marna Carab noqda dheh 😂😂😂😂

  • @hasssanomar5619
    @hasssanomar5619 6 месяцев назад

    What u talking about waa mamul goboled khatumo state and soon comings Awdal state inshallah

  • @hasssanomar5619
    @hasssanomar5619 6 месяцев назад

    Stop divine Somaliwayne watch your language