Xasuus: Muqdishadii hore iyo noloshii ka jirtay, sanadihii 2000-2006.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 авг 2021

Комментарии • 128

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya  2 года назад +16

    Waxa sida gaar ah aad u xasuusatay comment innoogu reeb.

    • @khadarshxasan3974
      @khadarshxasan3974 2 года назад

      Waxan si gaar ah u xasuustaa Taararkiiii la dhihi jiray 07 iyo CODAN iyo Boostaalihii, Waraaqadihii Jacaylka lagu qori jiray oo bakhshada lagu dirijiray, Faynuusihii lashidan jiray,

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 года назад

      Walhi ana joga i❤❤la hada waxa uhestay ina hada jo

    • @saidsaamka
      @saidsaamka Год назад +1

      Shaneemo walaalha mid ilka case ladhaho locagta qaadi jiray

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 2 года назад +38

    sheekadu waa cajiib 😳
    xilligii uu wakhtigu samaa, maalintune qiimaha lahayd, balse hadda sanadkii ayaaba inyar kuugu dhaafayo 🥲
    wallee wakhtigii samaa dib usoo laaban maayo
    allahayoow innoo toosi khaatumada 🤲🏼
    18/08/2021 MUQDISHO
    DEGMADA YAAQSHIID 🙋‍♂️

  • @claahidaahirxassanlabiste7131
    @claahidaahirxassanlabiste7131 2 года назад +8

    Cajiib waxaan xasuustaa qisadaan oo dhan in eey tahay muqdishadii hore waana mid saameeyn weeyn igu yeelatay😇🤔
    Yeah old is gold🤩😍🤩

  • @Joya11
    @Joya11 2 года назад +15

    😥😥Xasuus wacan ayay ahayd iyo nolol mcn waa waqti uu waayuhu wacnaa inkastoo ilmo yar aha 2006 10jirban aha lkn waaan xasusta oo ma ilaabi karo sbabo awgeed aad baan u qiiroday ilmaa indhahayga so dhafte wxn cairay waqtigaas laga shekeynayo iyo maanta sida ay wax walba isku badaleen dadku barigaas ayuu wacnaa waan rajeynaya xilikale oo sidas u qurux badan In shaa Allah 😔😔

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 года назад +2

      Isku midsa nahay walhi buug 2006 rer suqa xolha baan kasoo adi jiray dugsi

    • @aamirkalif5902
      @aamirkalif5902 Год назад +1

      Isku si buu inoo ahaayeen waayuhu wll .
      Tolaw xaafadeed daganeyd

    • @Joya11
      @Joya11 Год назад

      @@aamirkalif5902 Baar Ubax wll

    • @Joya11
      @Joya11 Год назад +1

      @@xidig3833 Aad iyo Aad waa xasuus qiimo leh

  • @maxamedabdi3278
    @maxamedabdi3278 Год назад +2

    Walahi warunta sxp wxa shegtay
    Ana marqati ka ah xafadeyda labo dhagax aniga ciyal cano a katirsana
    Sxbkey caano alaha unaxaristo wlhi
    Waqiiroday wixi ciyal caano ah wan salama sida sxbkey tushtacley mxamed iley farxan yarisow soore iyo dhaman asxabta viva ciyal cano sxbkey cano wllkis kayar shimbir gaad wan kusalama walal wlhi xasuus ban galay bye evry body asc

  • @kimjongun8146
    @kimjongun8146 2 года назад +9

    Muqdisho magaalo mug weyn wlahi waayo bey so martey lkn noloshaas wey wacneyd inkasto dawlad la'aanta fiicneyn😭

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 2 года назад +3

    Axx ha isoo xasuusin waqtigaas waan yaraa aniga 2021 Hada lamaraa aduunyo waaye Allow amuraha sahal Aamiin ya Rabbi 🤲🏾

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 11 месяцев назад +2

    Masha Allah xasuus iyo waayo waayo ilaaheey awoodiisa badanaa

  • @ilwaadqurux6132
    @ilwaadqurux6132 Год назад +3

    Xasuus wlh inkastoo berigaa aan yaraay reer suuqa xoolaha maxay xafadeena suuqa xolaha camirneed 😢❤wayihii quruxda badnaa

    • @dayaxxidig2738
      @dayaxxidig2738 9 месяцев назад

      Haa Suuqa xoolaha waayihii ay camirneyd🥲❤️

  • @caddeadam8277
    @caddeadam8277 2 года назад +9

    Sheekada meel dhig laakiin qufka sheekanaya meel walba oo aan istaagayba wuu istaagay cajiib

  • @apdimajiid9946
    @apdimajiid9946 7 месяцев назад +1

    Inkastoo anaan reer xamar ahyn lkin markasta waan jeclahy inaan dhegeyso sheekoyinka muqdishadi hore

  • @som6xscope273
    @som6xscope273 Год назад +5

    Farxad darteda ayaan la ilmeeyay 🥺

  • @drismailhadalzame8900
    @drismailhadalzame8900 Год назад +2

    Magaaladda muqdisho waligay na arag😢 hadana waxaad mooda inaan xusuustaasi ku dhex tagay from HRG somaliland

  • @maymunfarah9486
    @maymunfarah9486 Год назад

    Mashaallaah sheeko xusuus badan wax ka helay qeybta wargeysyada waa sax kun lagu aqrisan jirey laba kun aya lagu gadan jirey waqtigu samaa waa kii hore allaaha raxmaanka qaatumada hano wanaajiyo aamiin

  • @abdixakiin9120
    @abdixakiin9120 2 года назад +10

    Wllhi Ahmed dheerow waa runtaa sxbow nolol cajiib! ah waa soo aragnay waliba qarax iyo waxaan baas lama aqoon nolol iska dagan oo mcn waa soo aragnay aniga waxaan u xiisay Roobkii iyo jawigii macaanaa ee waagaas subax ayaan baar ubax meel dhiiqo taalo dhex jiiftay lugta inta ii baxday wallee balaayo kama horeyn maxaakiimtii 😁😄🤣

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 года назад

      Haa walhi😁😁😁😁😁🤨

  • @Dhabarweyne
    @Dhabarweyne Год назад +5

    Ciyaal labo dhagax unbaa aad u fahmi kara sheekadaan iyo ciyaal xamar jadiid aniga intuba waan isku ahay noloshaas aad bey u macanayd caawa waxaan so xasuustay gabar aan jeclaa oo labo dhagax ila daganeyd magaceda Sihaam baa la oran jiray 2013 ki ba igu dmabesya nolol iyo geeri midna kuma ogi haday noshahay nolol qurux bdan ku noolow abayo hadaa dhimatay na allaah kuu naxariisto

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx Месяц назад

    Intaas waan soo maray, waana jeclaan lahaay in ay dib iigu soo laabato nolosha quruxda badneed ee aan Soomaali kusoo qaatay. Mida internetka waan xasuustaa. Waxaan kaloo xasuustaa shaleemadan Albaraka cidii taqaano ayaa fahmi karta.

  • @kunkaroonhussein6848
    @kunkaroonhussein6848 11 месяцев назад

    Wlhi waa xasuusta buugaagta jaceelka ayan soo gadan jiray iyo sheeko xariirrada I miss my city muqdisho

  • @abdishakurali9260
    @abdishakurali9260 2 года назад +2

    Taariq xasuus Mudan iyo tabiyaha shekada oo eh xirfadle heer sare ah

  • @user-jm1ym8xx9w
    @user-jm1ym8xx9w 8 месяцев назад +1

    Ohhhh 😢😢😢nolal mcn badan wlhi rer bar Ubax Ayaan ahaa nolal wan so mar nay wlhi😢

  • @muxyadiinxasankaarshe753
    @muxyadiinxasankaarshe753 Год назад +1

    Xasuus iguqaliya ayad
    Igalisay walahi bro wayowayo ayan
    Xasuustay

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 года назад +1

    Brigi axmad daad shekadi ey suuqa ku jirtay walhi waa xasuusta 2006 nin weyno dugsi dhigtaa ahay ayado culmo ey suaalo weydinayaan baa igu dambesay wagaas rer suqa xolha dabawiinkan dagna misaajidka minarda agtisa 😊😊😍🤩

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 5 месяцев назад

    Sheekadaan Qaabka Qurxan loo mala awaalay waxeey macno u sameyneysaa Da, gaar ah iyo deegaan gaar ah . Ciyaal Towfiiq baan halkaan ka salaamay ❤

  • @AziiziAziizi
    @AziiziAziizi Год назад +1

    Ohmy xasuuuus wlllhi Ciyaaaal Xiraruuush Ma joogan halkan Salaaaaaam

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Год назад +1

    Qofkii Xamar soo joogay 2000 ilaa 2006 waayo macaan badan ayuu soo qaatay noloshii caruurnimada ayaan kusoo qaatay.

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Год назад +1

    Waaw xasuus wyo joog 😢😢😢 allow Dib miyad noga celin karta

  • @dayaxxidig2738
    @dayaxxidig2738 9 месяцев назад +1

    Waa maalmihii ugu wacnaaa noloshayda xaafada Suuqa xoolaha aan ku dhashay❤️

    • @nerez1485
      @nerez1485 8 месяцев назад +1

      xasuusta qeybta suqa xolaha ka siman nahy legend 😂

  • @zakariyeabukar1045
    @zakariyeabukar1045 2 года назад

    Aaad iyo aad sxb waa xasuus wlh

  • @saalaxkalgacal10
    @saalaxkalgacal10 Год назад

    mahadsanid waawaayo

  • @barkulanchannel503
    @barkulanchannel503 2 года назад +2

    Xasuus Mogadisho waxaan so galay 1998 xaqiiq inta uu ka shekeyay wa sax

  • @someditins
    @someditins Месяц назад

    2006 somali galbeed mel godey la dhaho waxaa si gara u xasuusta nolashii 2009 2015😊

  • @asadabdiomar1565
    @asadabdiomar1565 2 года назад +1

    Waa waa hore xaqiig weeye masuul waxad illowday schoolka madina warsame high school iyo school kulmiye high school

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 Год назад

    Aniga waxn hana qaaday oon muqdisho ka shekeyn karaa ayadoo la doortay madaxweyne xassan sheikh maxamuud 2012 wixii ka dambeeyay waaye
    Balse marwalba waxan raadiyaa maqaalo iyo qoraalo ka shekenaayo muqdisho oo burbursan dadkeda oo yaban
    Muqdisho magacaa ha jiro ❤🇸🇴🇸🇴

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne Год назад

      Isku mid baa nahay inkasto wax yar ka horeyay 2008 di baan so caqliyeestay

  • @moshire6645
    @moshire6645 2 года назад +1

    Xasuus😍

  • @izkpuloman8371
    @izkpuloman8371 Год назад

    Wlh waqtigaaz Timeka barakoo lhaaa dadkana wa iz jeclaaa

  • @mamamaryan183
    @mamamaryan183 Год назад

    Mashalah xasuusa

  • @maxamadcabdicumar1273
    @maxamadcabdicumar1273 2 года назад +1

    yaarabi Somalia nabad sii aamin aamin Somalia 🇸🇴 ♥ hanoolaato

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 11 месяцев назад

    Walaahi waxan xasuusta goor dhoweyd bey ahayd wax walbana wey isbadaleen AYADOO TV. REERKA LEH LAGA DACWOON JIREY LEYRKA AYAA NAGA DACIIFAYA LA ODHAN JIREY 😁😁

  • @xamsedhamacdhamac2525
    @xamsedhamacdhamac2525 Год назад

    Wll wa xasuus wacan harageysa 2006

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Год назад +2

    Hhhhhhh xasuus wlh waan uxiisay noolashas 😂😂😂😂

  • @towfiiqonlinechannel8335
    @towfiiqonlinechannel8335 Год назад

    Haa sxb

  • @kingmoha6307
    @kingmoha6307 2 года назад +2

    Runti aadbey isameysay sheekada waxan xasuustay carurnimadeydi xiligan dugsiley ahaa wlee waqtigu wacararayaa 😢

  • @abdullahialiabdi6035
    @abdullahialiabdi6035 6 месяцев назад

    Waxaan soo xusuusta joornaalkii laacib iyo Jilaa iyo ayaahaha nolosha oo subax kasta nalogu keeni jiray isgoyska towfiq

  • @abdirahman2373
    @abdirahman2373 2 года назад

    Wlahi waxbadan baan soo xasuustay

  • @mohamedahmed3522
    @mohamedahmed3522 Месяц назад

    Waayo waayo walaahi

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 Год назад

    Ustaadka boggiisa ayaan ka aqtristay.

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 года назад

    Waayo waayo iyo wakhti la soo wada maray

  • @farxiyosiidow1com371
    @farxiyosiidow1com371 Год назад

    Wlhi kamadaalo xasuustaan waayo aniga ayeey iga hadlee runti waayo waayo

  • @saidsaamka
    @saidsaamka Год назад +2

    Waxaan oo dhan wa soo maray waliba 1998 dugsiga hoose kadhigan jiray km4 balse 2006 wayihii ugu dambeeyay world cup 2006 shaneemo NBC wagaas igu dambeesay Mogadishu wa xasuus adag

  • @Engyooska199
    @Engyooska199 7 месяцев назад

    Nice story 😢

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 года назад +1

    Malaha hadaadba dhex joogtaa oo saa darteed baad kusoo xasuusatey
    19.08.2021

  • @towfiiqonlinechannel8335
    @towfiiqonlinechannel8335 Год назад +1

    Wallahi waa xiligii noloshii iigu macayd

  • @luushaxuutexasan6418
    @luushaxuutexasan6418 Год назад

    Subxaanallaah sheekadaan waxaa moodaa Ani inaa ahay wxn xasuustaa baar ubax photo ku tiilay jubba 3

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 2 года назад +1

    Xuseen Sabriye miya qofka hadlaya tolow 20.08.2021

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 Год назад

    xasuus caruurnimadeydii 😢😢

  • @mohamed137
    @mohamed137 Год назад

    Wlh waa xusiis cajiip ah al-imra laba dhagax cajiip

  • @cabdigeedi8427
    @cabdigeedi8427 Год назад

    Aaaaaa walahi

  • @xayaatibrahim6841
    @xayaatibrahim6841 Год назад

    Ani waxba kama ogi nolashas coz 2003 ayaa dhashay🥺

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 20 дней назад

    Waa sheeko wanaagsan, balse magacyada carabiga ah waamaxay, (al al-ka ah) badan ?

  • @OmarAhmed-pm5hu
    @OmarAhmed-pm5hu 2 года назад

    Inkastoo aan caruur aha waqtigaas lkn waa sheko cajib aad moodo ina taagna waqtigaas

  • @dr.abdihaile7276
    @dr.abdihaile7276 2 года назад +1

    barafuun sawir ka carfaya ayaa iigu qosol badneed.

  • @mohamedabdulaahi6512
    @mohamedabdulaahi6512 4 месяца назад

    2000 ilaa 2006
    Jaceylka waa lagu kacsanaa
    Laakiin hadda war kama haayo waaba jahwareeray

  • @mohamoudhassan551
    @mohamoudhassan551 Год назад

    Ma nolol baa kanirtay ilahayba adeerkay allaha unaxriste idiinsoo diraye

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Год назад

    Wonderful😅

  • @xusnishine1095
    @xusnishine1095 Год назад

    Xusus wllhi waxas o dhan wa wax an so maray landline wa ki an kuso sheeka iyo shukansi bartay Superset Nation link inkasto hadalkeyga iyo muqeygu aad u kala duwanayen😂😂

  • @ronaldojr1256
    @ronaldojr1256 2 года назад

    WALHI NOLOL CAJIIB AH AYEEY AHEED

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 4 месяца назад

    Cajiib niloshaas nolol macaanay ahyd imnka wax barashaduu xisobo maleh ala maxaan noloshaan jecelaa waqtii aan soo labanayn joornaalki hada mbo arko waayo waayo

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 2 года назад +1

    alla codjaan waayo waayo waxaxan umalenayaa inuu yahay saxbkey oo xiligaas waxbarasho kuwada jirnay xasan laki matahy sxb bilaal masoo dhigaty sxb

  • @liibaanmohamed9374
    @liibaanmohamed9374 2 года назад

    Ciyaal xamar jadid iyo ciyaal caano is bursanaya xasuus waaye walh laba dhagax xafadeeda aa ku soo koray

  • @farxaanxidig9132
    @farxaanxidig9132 2 года назад

    Waaaw sheekada aad bee ii tabaty waxaanba is dhahay qofka sheekenaya ma adigaaa sababtoo ah waayo waxaan arkay oon soo maray baad i xasuusineysaa waan ka helay

  • @abdialasow1188
    @abdialasow1188 2 года назад

    Nolal watiii hore xasus

  • @mahamedtiibo3167
    @mahamedtiibo3167 2 года назад +1

    Xasuus imkastoo waqtigaan aan xamar ka soo dhoofay xafadaha aad tirisay wax yar kuma lugeyn

  • @khadarshxasan3974
    @khadarshxasan3974 2 года назад

    Beenbadanidaa sxb 2020 hadmaa lamoodayay in sawir barafuun kasoo carfayo dadka hada joogaa waa ay ka ilbaxsanaayeen waayo waxa magaalooyinka joogay dad ku dhashay inta badan waxana yaraa soogalootiga, iminka waxa ku badan dad shala miyiga laga keenay una haysto in xadaarada iyo ilbaxnimada maanta ay bilaabatay,

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 года назад +1

      Photo ayaa jirtay oo hadu sawirku iftin kayesho o guban sawirku catar beey isku jabyeen rer guraa maglka yimi bey ahaayen

  • @adenrahman1830
    @adenrahman1830 23 дня назад

    Waa shaleemooyinkaa filimaanta galmada ah ma bartay waxaa kalloo jirta shaamo kale oo iska meesha lee ku taala waxaana loo yaqaaney NBC

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 2 года назад +2

    sxb lkn 2000 ila 2006 laba dhagax kuma olin schooladas brivat waxan u adi jirnay xamar jadiid from cali kamiin

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 года назад

      Furayasha aheed

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne Год назад

      Mesha ay kuyalan unbey ku ooli jireen saaxiib ana ag daganaa

  • @amrancabdullaahi9190
    @amrancabdullaahi9190 Год назад

    walhi wa xaqiiq 😅

  • @halimanuur4999
    @halimanuur4999 Год назад

    Alla wan qoslay ciyal Al abadr 😂😂😂

  • @abdallaatoosh3024
    @abdallaatoosh3024 2 года назад

    Wll warbixinadaan Cml noo soo badi Plz

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 года назад +2

    Waxaan ku qoslay mid aad masaajidka kasoo wada baxdeen ayaa ku odhanaya ma muslim baad tahay. Private ka ilmra burco ayuu ku ooli jiray macalin reer xamara oo cumar yamani la dhihi baa noo dhigu jiray English mq garanayo meel uu ku sugan yahay ilaahay khayr ha siiyee ..

  • @Inaboqor23
    @Inaboqor23 Год назад

    Aduunyo 2002dii suuqa xoolaha ayaan daganeen oo dugsi ka dhiganjiray waxaan ahay Shan sano jir waxaa ixasuus geliyey jawiga dhanba wuu iska macaanaay

  • @deeqomohamed7377
    @deeqomohamed7377 Год назад

    Al madar was my private school

  • @kathyabdirahman3426
    @kathyabdirahman3426 Год назад

    Wll hdaa 2002 ilaa 2003 wixii dhacay nooga shekee

  • @shimaaliibrahim5514
    @shimaaliibrahim5514 Год назад +1

    Aniga barefad English aan dhigan jiray mijaasidka anagoo ku dhax jirna aan isdhihi jirnay are you Muslim hada markan soo xasuusto wa qoslaa 2010

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 Год назад

    Oh oh war wll waxaad idhaxgeysay waayihii Mogadishu xiligii aan ku noolaa .
    Subscribe iyo gambaleelka oon furto ayaa igu waajibtey

  • @ronaldojr1256
    @ronaldojr1256 2 года назад

    WAXAAN XASUSTAAY INAA MADINO KA SO TAGAY AAYN KA SO DONTAY JORNAAL INAA KA SO IIBSADO CAJIIB

  • @cali230
    @cali230 Год назад

    Waan ilmeeye walaahi dalkaan dhib soomaray siiba xamar lkn hada alxmdililaah

  • @cadced6888
    @cadced6888 2 года назад

    waraa anaa ciyal caano ahaa

  • @internationalsuper8580
    @internationalsuper8580 Год назад

    Waxaa iga xiiso galiyey xusuusna igu leh Internet cafe 2 daqiiqo oo xirasho ah iisoo daa

  • @khalidosman5708
    @khalidosman5708 Год назад

    Wargeiska xog ogaal iyo qaran eedadey aa leh anigaana warka u diyaariyo

  • @djhazzanofficial2262
    @djhazzanofficial2262 2 года назад

    Idaacada waregto xasuus ilaa hada arkaa

  • @yussuffieore7619
    @yussuffieore7619 Год назад

    🤔

  • @loverharmony7001
    @loverharmony7001 2 года назад

    Sheekadan waa mit jir ta

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 4 месяца назад

    Waxaan kamid ahaa kuwa ingiriis ku hadalkaa ku waalnaa markaan qurbaha tegay ama GAROON CAALAMIYA safar ku galayna waxaan waayay si aan u waydiiyo GATE ka aan rabo maxay na sireen !!

  • @barilafilmshd7307
    @barilafilmshd7307 2 года назад +1

    Wlh waxa ii cadaatay ninka qoray sheekadaan in u joogay muqdisho waqtigaas wlh waa xusushore

  • @abdullahialiabdi6035
    @abdullahialiabdi6035 6 месяцев назад

    Uma malaynayo in waayahaas oo kale soo mari doonto noloshayda

  • @saalaxkalgacal10
    @saalaxkalgacal10 Год назад

    wms

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 года назад +1

    Wada sheekeysiga la so xifdiyo ayaa igu soo dhacsisee, waxan xasuustaa kuwo diyaarinaya conversation carabi ah, oo dhahaya anigu waa inaan wada sheekeysiga bilaabaa, oo aanan jaanis siin qofka kale ee igu soo aadaya, si aanan u aqoon weyn waxa uu i weysinayo oo laigu camiran, markaba intey sadex page xifdiyaan oo wada question ah, ayey ku soo gabagabeynayan, اجلس مكانك ايها البليد, oo macnaheedu yahay, war fariiso dabiinyahow, ogowna xataa looma ogolaanin inuu jawaabo, ama su'aal weydiyo. Markey igu soo dhacdo wa qoslaa, aduunyada qofba si wax u yaqaan.

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 Год назад

    Kkkkkkk 1991 I laa 2000 maku sheeken kartaa

  • @abdiazizyusuf7686
    @abdiazizyusuf7686 2 года назад

    Waxaa.isoo.jiitay.dhakolaw.mar.aan.fasalka.afaraad.we.dugsigii.sare...saqaawadiin.anaa. ayaan.fiisikiska.mathka.chimistariga.ka.baran.JIRAY.

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 3 месяца назад

    Kkkk kkk kkkk kkkk say dadka waxbarashada oogu dadaalayeeen