Tutsigu Ma Soomaali baa? | Ma waxay ka haajireen Geyiga Soomaaliyeed?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 54

  • @Najiib114
    @Najiib114 5 месяцев назад +3

    Qaamus ustadh wan kula socda where ever i be....inoso badi shekada buuga Embassador cawil its very interesting especially sirdoonka

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 5 месяцев назад +2

    Abaan tutsiga abbaan u lahay hashii oloshaba abbaan u lahay.
    Edooy waa ayo edooy wayinga😊

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 5 месяцев назад +6

    Wa ruun wa somali tutsiga

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 5 месяцев назад

      weger😂😂😂😂

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 месяцев назад

      Haa tutsigu waa boqortooyadii Aguuraan

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder 4 месяца назад

      BEENTA UMADA KALA TAG TUTSI INAY SOOMAALI NOQDAAN WAXAA KA DHOW OROMO OO SOOMAALI NOQOTO

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 4 месяца назад

      @@Facelessuplouder Ma qolada lafta nagaa u ciilqabta ayaad tahay
      War aniga ayaa nin 80 jir ah oo Rwandan ah igu iyiri 400k waxaan ahaay somali
      Waakaas hade ninmeli ucadahay Meli ka madoow ee lafta nagaa iska ogolow

    • @qalbijr3285
      @qalbijr3285 4 месяца назад

      ​@@Facelessuplouder hobalka stromae ee faransiiku ku qor youtubka isgao ka hadalaya buu yiri tutsigu asal waa somali

  • @munamahamed3024
    @munamahamed3024 5 месяцев назад +2

    Tutsiga waa soomali wexey na kasoo jeedaan boqortooyada ajuuraan

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 5 месяцев назад +3

    DNAga tutsiga iyo Hutuga waa isko dowyihin. Somaali iyo tutsi xariir Malaho.lagayaaba oromo iyo tutsi

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l 5 месяцев назад +1

    Tuutsigu waa isaaq

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 5 месяцев назад +2

    Dadkaas, waa Somali asal ah, waxayna ka kooban yihiin Beelaha Ajuran, Garjante gardheere Samaale( 4ta garjante ) & beesha Dired.

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 5 месяцев назад +3

    Abaay Tuutsiga Ab baan u lahayn:
    Ardaayada Wacan Ab baan u lahayn hhhh dadkasi wa Somali lakin sidi la rabay uma xidhiidhino.

    • @BA-qc8ko
      @BA-qc8ko 5 месяцев назад

      Abaa tutsiga ab baan u lahayn ba ciyaar dhaqameed ka somalida ku jirta. Ab baan u lahayn ba marag kugu filan in ay somalidu ja soo jeedo tutsi.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 5 месяцев назад +3

    abaa tuutsiga
    abaanu lahayn
    ciyaar dhaqameed aynu leenahaa hlkaa mara oo dumarku ciyaaraan

  • @mussali3427
    @mussali3427 5 месяцев назад +3

    Tutsigu waa qoomiyadda nilotic Somaaliduna waa kushitic shaqa iskuma leh,waxay isku isirb yihiin masayga. south sudan iyo turkaana. innagu waxan isku isir nahay oromo , canfar, soho rindiile,iyo beeja

    • @Mo77217
      @Mo77217 5 месяцев назад

      Tutsiga waa daad Nilo Hamitic kalmaada Nilo Hamitic mecnathisaa waa Nilotic iyo Cushitic oor isku jiro sidaa Masaaidaa waa daad Nilotic iyo Cushitic isku jiro 💯 hadaana dna ka Somaalida waa 60 % Proto Nilotic waa haqiiq 💯 hata dnaka Masaaidaa waa 70 % Somali asal iney yihin Maasaidaa E1B1B ey leyihin 💯

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 5 месяцев назад

      Anigoo 1996 Romania Jooga Ayaa Ilik ixanuunay Markaas Baan Dalhtarka ilkaha utagay kadib Dakhtarkii baa iguyiri asagoo Dhoolacadeenaya Masomaali baadtahay? Haa Baan ku iri, kadib waxa uu iisheegay in Haile Salase uu Ilke Dhaymon ah ugeliay 1970 Waxuukaloo iguyiri Sooma Ogid In Tutsiga ay Somali yihiin? Ma Ogi Baan Ku iri. Waxuu Lasoobaxay Intuu Meelfuray Buug Waahore la Qoray Ee uu Qoray Taariiqyahan Romanian ah Ee Somaliya Tagay Kanasheekeynaya Somalida, waxuukaloo tagay Ruwanda Marka anigoo layaaban Baan Kasootagay waayo waanyaraa 16jir Baan ahaa , Teedakale Somali Hadaan nahay Waxaad umaleysaa in Uu Caalamka Hada noobilowday!

    • @MyMohamednur
      @MyMohamednur 5 месяцев назад

      Tutsi gu waa kushitik somalida ayey isla dhasheen laakiin lugada niger congo ayey ku hadlaan

    • @MyMohamednur
      @MyMohamednur 5 месяцев назад

      Hutu waa bantu, tutsi guna waa kushitik ,somalida iyo tutsigu waa walaalo

    • @MyMohamednur
      @MyMohamednur 5 месяцев назад

      Tutsigu waa kushitig ee maaha nilotik ,mardhow markii la baarey dna tutsi waxay noqdeen kushitik, cadaankii markii horey qorey taariikhda tutsiga ayaa qaldey taariikhda taariikhda

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 4 месяца назад

    "Tutsigu Ma Soomaali baa? | Ma waxay ka haajireen Geyiga Soomaaliyeed?" kamaad jawaabin suaalahaa. Siyaasad unbaad ka hadashay.

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 4 месяца назад

    Maahaa somali a baanta iskadayah iyo ku dhaagdhah waxii shabaha somali

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 месяцев назад

    Taariikh cajiiba weyaan..Rwanda qofkii tegay uun baa garankara Arimahan, inaad somalia jogtaad is moodeysaa Kiigaali iyo qayb kamida Burundiba. Cajiib

  • @benyare3394
    @benyare3394 5 месяцев назад

    Hausa+fulani+tutsi of ruwanda& burundi left somalia 400years ago

  • @maxamedcali544
    @maxamedcali544 5 месяцев назад

    asc waa run waa soomali iyaga iyo howsaha nayjeeriya u badan waana qolada loo yaqaan(xarla' coombe kablalax

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder 4 месяца назад

      BEENAALE 😂, Hawsa iyo fulani haday soomaali noqdaan Oromo iyo cafarna waa Hindi 😂
      Khiyaaliga umada kala tag

  • @abumumtaz9208
    @abumumtaz9208 5 месяцев назад

    34

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 5 месяцев назад

    Waa ormoo

  • @abdihasan6674
    @abdihasan6674 2 дня назад

    Waa oramo Ethiopian ah ayaaga ayaaba tariikhdooda ku qortay iney Ethiopian yihiin maxaad noogu riixi waa dad qalbi xun oo neceyb ka buuxo

  • @safiajama7780
    @safiajama7780 5 месяцев назад

    Tutsi wa Boran

  • @user-xr7dk1ni1m
    @user-xr7dk1ni1m 5 месяцев назад +1

    Tutsi and hutu are bantu by ethnics but somalia are three ethnics and with haplogroup 1)somalis 80% E1b1b. 2)dedan.11% N. 3)sheba 4% M. and 4) bantu 5% Lo

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 5 месяцев назад +2

    Waxaan rabi lahaa in aan helo bugaagta u qoray ambshador xusen ali ducaalle in laga helo iyo sidii aan ku heli lahaa dalka dibadiisa

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad 4 месяца назад

    Tuusigu waa niman isaaqa gaar ahaan waa guuyoobe iyo ali siciid

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 5 месяцев назад +6

    Waxaa la sheegaa in Tutsiga ay yihiin soomaali gaar ahaan Qabiilka ...
    DIR IRIR SAMAALE...

    • @user-xr7dk1ni1m
      @user-xr7dk1ni1m 5 месяцев назад

      Tutsi iyo huti waa Hal qabiil ah bantu DNA E1b1a8a1a

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 5 месяцев назад

      Hutu waa jareer weyn

  • @cabdoowcabdoow7472
    @cabdoowcabdoow7472 4 месяца назад

    Tutsi samaale iga dheh hutu na kamasle hawiye koleeyba masai na waa anaga nin kuu yara shabaha hadaad aragtid haka harin waa abaha ee 😂😂😂

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 5 месяцев назад

    Tutsiga wa somali

  • @Abby2003-m8f
    @Abby2003-m8f 5 месяцев назад +1

    Qaamusow magaca oo sadexan Mano shegi karta

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  5 месяцев назад

      Magacee walaal?

    • @Najiib114
      @Najiib114 5 месяцев назад

      Wuxu kawada magacaaga? That's what he mean... think so.

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 5 месяцев назад

    KA SOOMAALI AHAAN, JAWAABTU WAA HAA SIDA EEYNU WADA AAMINSANAHAY

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 5 месяцев назад

    Kkkkkkk somali Qawiil iyo jahiilnimaadinaa hadanaa ruwand tutsi iyo huto ilmoo adeer ayaan nahay maadhiihi rabtiin

  • @user-sr4sc4dp7f
    @user-sr4sc4dp7f 5 месяцев назад +1

    Waadmadsntwal casr

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 5 месяцев назад

    Somalida aya tutsi ah

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 4 месяца назад

    War aan idin soxo, Qowmiyad Somali la dhahaayo ma jirto, balse waxaa jira "Kushitiga Bariga Afrika".

  • @Facelessuplouder
    @Facelessuplouder 4 месяца назад

    Waxaas waa been tutsi soomaali shaqo kuma laha , khiyaaliga iska daaya

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 5 месяцев назад

    Pulshits somalidii ayaad ka carareysan oo lafta nagaa ayaad sheegaten maxad dadkala sheegata