Muse isagoo ceebaysan ayuu oo dhaxalki umada somaliyed wil yar oo orama ah ka saxeeday ayuu xilkina laga duuray!!! dadka somaliyed nin oromo cashaqsan maraba ee bal muuse oroomo ha dooratoo! Cabdiraxman taarikhta mbaldahaba ayu kagalaya hadi uu ku dhirado in u lado saxixi oramka u muuse u saxeexay iyo hadi uu mideeyo umada sommlayiyeed!
Koley dad badan ayaa ka naxay Hambalyadaas Muuse Biixi 😢😢
Cadawga somaliland alle masiibo Haku rido
Somaliland cadaw aan adiga ahayn ma lahayn ee hadii Alle kaa hor dhaqaajiyey waa Alxamdulilaah.
Waxaan kuu kala garan la'ahay inaad doqon tahay iyo in wax kuu yara dhiman yihiin.
Imka nala eeeegana taaaa caaaw muuse bixii uu leeeyahayna hadu ciro odhanlaha 2017kii sidaaa waynu dhaaaami lahayna hooooyda wasa 7sano caaaamaaalqaada hayneeee tiiina eeega bal halkaaaaada geeeysan
Masha alah muse hanolado waa gesiga jsl hanbalyo madama ad yeshay hanaysey guusha saxibkainadrka ciro mudane waxba makala nihin guuul hadad cadogii jsl ka nixisay noolow geesi qaran mudane aaarka sanaag sln
Wuu ku qasban yahay meesha waa la joogaa ajnabi dhulkaaba lagu jiidday
Sawirka gacma fid fidinta xiligii musharaxnimada hore madax Wayne muuse inaad maanta soo qaadataan mayna ahayn V O A
Sidaa hore sidii uu aaminsanaa(power)sida dambena waa sida ay wax u dheceen(Actual)
👍
Isaaqa,isdoortay
Waan ognehe wrkale no sheeg😮😮😮
Kii bidaarweyna ee faanka badnaa ee Waraabe maxaad u wareysanweydeen
Dambiyadii u galay, yaa kala xisaabtamaya
Muse isagoo ceebaysan ayuu oo dhaxalki umada somaliyed wil yar oo orama ah ka saxeeday ayuu xilkina laga duuray!!!
dadka somaliyed nin oromo cashaqsan maraba ee bal muuse oroomo ha dooratoo!
Cabdiraxman taarikhta mbaldahaba ayu kagalaya hadi uu ku dhirado in u lado saxixi oramka u muuse u saxeexay iyo hadi uu mideeyo umada sommlayiyeed!
To/VOA,why voice of America, to agreaded Somaliland election and so that used,in Children picture,and VOA,news announce hiden Somaliland flag.