WAXAAN WEEDIYAY AMIIRA IYO KOKO MEESHA EE UQALMAAN IYO JAWAABTA SUNDUS QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 117

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +32

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Месяц назад +31

    Somaliland qalbiga dhiiga iyo dhuuxa 🩸🩸💚🤍❤️Allahayow dalka noo barakee somali idilkeedna nabad ka dhig 🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +28

    Team koko one like 👍

  • @ShaymaXaaji-ti7zq
    @ShaymaXaaji-ti7zq Месяц назад +28

    Somaliland dada badan ciishay😂😂😂

  • @qaliyamoumina2087
    @qaliyamoumina2087 Месяц назад +13

    Subhanallah sundus mafiina wlhi qof Muslima aya wuhuda u dirtay naa gabada raligalie 😢

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +18

    Sunduseey samiya sey kuu jeceshahay maskiinta maxaa israail ugeysey cuqdad miyaad uqabtaa😢

  • @shukrimaxamed3664
    @shukrimaxamed3664 Месяц назад +9

    Team Samia hadan nahay wanu arsan

  • @Boqoradaogaden25
    @Boqoradaogaden25 Месяц назад +19

    Team sundus 200 and above likes ❤❤

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk Месяц назад +9

    Way ka maseyrty samia waa gabadh sharaf iyo deganan isku darsaty

  • @naimaarif745
    @naimaarif745 Месяц назад +17

    Samiya yuhuud cml u necbahay ay ka wadaa😂😂😂

    • @amiiraadam
      @amiiraadam Месяц назад +1

      Wllhy wa runtaa😢😂

    • @user-om2zp7xi6y
      @user-om2zp7xi6y Месяц назад

      Wa ka maseerty inanta yar ​@@amiiraadam

    • @SuhaylaMaxamuud
      @SuhaylaMaxamuud Месяц назад

      ​@@user-om2zp7xi6ymaxa laga masera yaba qufbey meshas geysaye ma maserba iman amiin bey geysaye

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Месяц назад +23

    Samia wayka maseersan tahay shuubadan afka weyn tiktok ka niikin jirtey halagu celiyo 😤

    • @AmiiraAlmis
      @AmiiraAlmis Месяц назад +1

      😂😂 run badan

    • @SuhaylaMaxamuud
      @SuhaylaMaxamuud Месяц назад

      Ada shuba na ya ka dhex bax dadkan iska ka jecel qabxqd yahy

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 Месяц назад +3

    Bisinka sundus maxa kuqaty samiya wadan ayay ledahy somalilan ladhaho maxad kaladonty yuhuda wad kuqaldanty waxas

  • @World-z3i
    @World-z3i Месяц назад +13

    Balayadan afka waynle waa mid xasidada inanta wayka maseertay😂

  • @user-qq1tk6ut9j
    @user-qq1tk6ut9j Месяц назад +5

    Tan maxaa kaqaldan ee gabadha uga maseersantahay😂

  • @user-ct1qn7mp5z
    @user-ct1qn7mp5z Месяц назад +10

    Acudubilah Sundusey samia nacebka uqabto maxay tahy israil oga riday 😂😂😂

  • @NasemahmedNasem
    @NasemahmedNasem Месяц назад +13

    Yahu na gabdha israil maxa kala dontay😂

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl Месяц назад +6

    Team cimran like🎉🎉😊😊

  • @KhadroAli-km5by
    @KhadroAli-km5by Месяц назад +10

    Sundus waanjeclahay waa qofkakaliya ee antaagoro❤❤

  • @wardamohamedhusen9278
    @wardamohamedhusen9278 Месяц назад +8

    Subxanallah gabdha Muslim ayn gaynsa yuhuu👎

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Месяц назад +7

    5:19 oo gabdha Israeli ugu riday subxanallah 😂😂

  • @hibosalebancaynan5024
    @hibosalebancaynan5024 Месяц назад +5

    Inay sandus bila aqli tahay qof islaamay ayay Israel geyne uf

  • @user-fo3wo7kc5z
    @user-fo3wo7kc5z Месяц назад +7

    أللهم صل على سيدنا محمد الله عليه وسلم ❤❤

  • @qaliyamoumina2087
    @qaliyamoumina2087 Месяц назад +3

    Cimran alanka Djibouti mahad uku so daariwedey maa ogid inad reer Djibouti fans ku yihine

  • @user-ef8ws2cs8k
    @user-ef8ws2cs8k Месяц назад +9

    scw scw scw scw scw scw scw❤ scw❤

    • @user-zo5jk3sx5q
      @user-zo5jk3sx5q Месяц назад +1

      𝐖𝐜𝐳 𝐰𝐜𝐳 𝐰𝐜𝐳 𝐚𝐛𝐚𝐲𝐨🥰🤗

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Месяц назад +7

    Hoogey Nacala afka weyn iyo wejiga habarta uu eeg ba kaga yaal naa gabrta wad ka xuntahy wlhi shuubo war adna calanka noo dhig aad shashada saraysid nacsyow foosha xun😤😤😤🥱

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Месяц назад +1

    Qoftani waa jaahilada samia calanka yuhuuda maxay kala doontay

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Месяц назад +1

    Balyadan afka wayn samia maxay wadnka galda kala doonteyy😢

  • @mamtiahmettozmaan1337
    @mamtiahmettozmaan1337 Месяц назад +5

    TEAM 27 WAA WAD ROBOT 👋💃😅

  • @Nasriyeyyy
    @Nasriyeyyy Месяц назад +2

    Bahashan doqonta na gabdha yuhuuda maxa ka doontay mideda kle waaba khalad calanka yuhuuda ina mesha kuso dartaan uf😏

  • @user-hy9dz8if8j
    @user-hy9dz8if8j Месяц назад +4

    Doqon bila damiir ah wye😏

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Месяц назад +9

    amira so qabo😢

  • @user-om2zp7xi6y
    @user-om2zp7xi6y Месяц назад +2

    Sundus cuqdaday saamiya uqabtaa wxy

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt Месяц назад +1

    Subxanalaah ilahay kacabso meel yuhuud jogto Islam lamageyo

  • @Baresheeraa.98
    @Baresheeraa.98 Месяц назад +5

    Naya sundus Israel qof muslima lomadiro

  • @user-cg8oq1pt4t
    @user-cg8oq1pt4t Месяц назад +8

    Wah naa kolba mxa somaliland u geyn weysey wxey Israel 🇮🇱 geysey gabdha😏

  • @juweriaabdirisak9217
    @juweriaabdirisak9217 Месяц назад +5

    Naagtan ula jeededa mxy thy ay gabdha srailka xun u gu geysey

    • @MunaMohamed-tj5bk
      @MunaMohamed-tj5bk Месяц назад +4

      Way ka sharfantahay maseyrba haya

    • @user-om2zp7xi6y
      @user-om2zp7xi6y Месяц назад

      ​@@MunaMohamed-tj5bkwlhi waa runtaa way ka maseyrsanthy

    • @xaawoluul265
      @xaawoluul265 Месяц назад

      Waxaan waa iska fan ee gabadha amaan sii

    • @user-om2zp7xi6y
      @user-om2zp7xi6y Месяц назад

      @@xaawoluul265 yuhuud miyaa qof loo geeya asaladada wase

  • @MohmedeyDiiriyaa
    @MohmedeyDiiriyaa Месяц назад

    Team saamia inoo aara❤❤

  • @SuhaybClrasaaq
    @SuhaybClrasaaq Месяц назад +2

    Cimraan prank soo badidee baryahan madhax bad noqotee

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 Месяц назад +3

    Scw scw scw❤

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 Месяц назад +2

    Qofka ugu horeyy comment bixia noqday omg 😲

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Месяц назад +1

    Israil qof muslin ah lama geeyo yahuud waaye maxaa kala dontay gabadha maskiinta

  • @AsmaDahirAskar
    @AsmaDahirAskar Месяц назад +7

    sundus ayaale❤

  • @HibonuraHibonura-v1m
    @HibonuraHibonura-v1m Месяц назад +5

    Samia soo qabo

  • @msscaato81
    @msscaato81 Месяц назад +5

    Naayaa😂 maxaa kaa,qaldan samia somaliland u geenwaydey

    • @Xoogsade-0
      @Xoogsade-0 Месяц назад

      Somaliland iyo israil waa walaalo😂😂

    • @mohamedomar-mn8ks
      @mohamedomar-mn8ks Месяц назад

      @@Xoogsade-0 maya dabalyow somaliland iyo somalia waa walalo
      kali hoos uhadal yaan lagu maqline MAAD WALAN TAHAY🤣🤣

    • @Xoogsade-0
      @Xoogsade-0 Месяц назад

      @@mohamedomar-mn8ks 🤣🤣🤣😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      ​@@Xoogsade-0hada si jaahilnimo eh baad u yadashay waadna qososhaye markaad dhimato ileen saan aduunka u joogi mayside wixi aad ku hadashay iyo xata maalinkay ahayd saacadii daqiiqadihii kuli waa la qoray so Allah hortiisa ka dheh intan aad soo qortay subxanallah waxa la dhahay midkiin hadal buu dhihi doona isagoon u aaba yeelayn saa janadu gali doonaa midna hadal buu dhihi doona isagon u aaba yeelayn saa naarta salkeeda ayuu ku gali doonaa hadalkaas dartiis markaa war baa kuu yaala adi

  • @ApdiqaniZuleyman
    @ApdiqaniZuleyman Месяц назад +3

    Ku sali nebiga😢

  • @SihaamJokey
    @SihaamJokey Месяц назад

    Uuf gabdha ka dhamada sundus apyo boqorta ba tahy Ee horay uusoca❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +1

    Gabadha yan loqaban calamada makala kasayse 😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Месяц назад +3

    Cimraanow calanka Somliland iskdaa wll🤔

  • @user-bg3lt1di6l
    @user-bg3lt1di6l Месяц назад +1

    Sundus iyo amira saanii sugayey waa daaale

  • @FadxaAadam
    @FadxaAadam 19 дней назад

    Arman alah yacisak❤❤

  • @HoodoIbraaHim-yd7yf
    @HoodoIbraaHim-yd7yf Месяц назад +8

    Bohoshan xune bilaa dhaqanka ah maxay gabadha yar ee sharta leh kala doontay Israel waxyey wajiga duqda leh

    • @rubykim1233
      @rubykim1233 Месяц назад +1

      Na amanka sii gabadha wasaqyahay bila dhaqanka

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 Месяц назад

      @@HoodoIbraaHim-yd7yf cay waa dhaaftay😂😂😂

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Месяц назад

    Ish waxaaaaan fildara badan samia wax ka shegeee ish 😏😏😏😏

  • @FarxiyaFaarax-n3q
    @FarxiyaFaarax-n3q Месяц назад

    Garacady madaxa koombada no dhig gabadha abaa iyi reerihiinaba ku yale😂 qisolee ka radinee

  • @FarxiyaFaarax-n3q
    @FarxiyaFaarax-n3q Месяц назад

    Garacady madaxa koombada no dhig gabadha abaa iyi reerihiinaba ku yale😂

  • @YaasminAbdinasir
    @YaasminAbdinasir Месяц назад

    Canada hada samar waayo❤❤❤

  • @GudoonIbraahin
    @GudoonIbraahin Месяц назад

    Horta qoftan aqligeedu wasidee uf

  • @LovelyCosmos-vx7ri
    @LovelyCosmos-vx7ri Месяц назад

    Team. Amiiro

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 Месяц назад +3

    Acudu bilaah gabadha maxa israaiil kala donty yada uqalnta israel

  • @user-fv4ge1br6i
    @user-fv4ge1br6i Месяц назад +3

    Waxn wajiga duqda samia ka dhamow

  • @mohamedomar-mn8ks
    @mohamedomar-mn8ks Месяц назад

    arimeheena welcome to ethiopia🤣🤣

  • @KhalilSaleh-jt5ey
    @KhalilSaleh-jt5ey Месяц назад +1

    Anigu sundustan waxaaba iigaga daran cimraankan calankan xun soo qaatay isr**l ma meel jirtaa horta dib iskugu noqo ku leeyahay bro

  • @Hamdayy55
    @Hamdayy55 Месяц назад +2

    Zunduz af baaldi israil maxay kala doontay gabdha

  • @hodanhamud5307
    @hodanhamud5307 Месяц назад

    Oo ma ada gogol ba shegya war😒

  • @user-ix1xc1id1c
    @user-ix1xc1id1c Месяц назад +1

    🎉🎉🎉

  • @HoumeddararMouna-kq4hy
    @HoumeddararMouna-kq4hy Месяц назад

    Subxanal samiya maxad israil u kaynasay😊😮😮😮

  • @Dahab-pf4tb
    @Dahab-pf4tb Месяц назад +1

    Samia meel fican bay geeyse😂❤

    • @mss_Ziya
      @mss_Ziya Месяц назад

      Ma meeshasa fiican subxanallah 😂

  • @user-fv4ge1br6i
    @user-fv4ge1br6i Месяц назад +5

    War wXyow fircon Ka UU eg Somaliland' bad views Ku radsanysa Aman sii

    • @user-ct1qn7mp5z
      @user-ct1qn7mp5z Месяц назад +2

      Ma aragtay hawen iyo malin gobol bu kuhaya dhadhanka bila aqliga ah

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban Месяц назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohammethussein9313
    @mohammethussein9313 Месяц назад

    somaliland inay samayn badan tahay coverka aya la saray 😂teda kle cuqdada ay u hayso gabadhas keliya wa inay somaliland ka so jeedo

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Месяц назад

    Naaa amiraba dad geyseee nodaya gbdha hde qaldanty

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Месяц назад +1

    Samia soo qabo maclimow

  • @user-qc9hm6oc7x
    @user-qc9hm6oc7x Месяц назад

    Sundus dhilo😮😮

  • @qaali811
    @qaali811 Месяц назад

    Kokomo

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +3

    Aaway kuwii dhahayay Amiira iyo sundus way is dagaaleen

  • @SucadoFarah
    @SucadoFarah Месяц назад

    Soomali

  • @RaaxoCali-ge3tu
    @RaaxoCali-ge3tu Месяц назад

    𝘘𝘶𝘥𝘢𝘥 𝘴𝘢𝘮𝘪𝘺𝘢 𝘶 𝘲𝘢𝘣𝘵𝘰 𝘢𝘺𝘢𝘺𝘢 𝘺𝘶𝘩𝘶𝘶𝘥 𝘶 𝘨𝘺𝘴𝘺

  • @MaryamoBashiiri
    @MaryamoBashiiri Месяц назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉