Umada somaliyeed waa dad daacad ah ee waxii Qayaano wado sharkooda Allah ha ka tusiyo wadamadooda Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed wey guleysanee insha Allah.Allah is suficient for as .Allah will protact my mathrland and my people Ameen yaa Allah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw sccw scw scw scw scw scw scwscw XasbunAllah wanicmalwakiil kuli mucaarad iyo beesha caalamka sharkooda Allah ha ka xijaabo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi
DJIBOUTI HAD SAVED SOMALI BY ORGANIZING A PRESIDENTIAL ELECTION TO ELECT A PRESIDENT OF THE SOMALI RELIGION BUT SOMALIANS MUST FIND A POLITICAL SOLUTION TO SAVE THE UNITY OF SOMALIA
Iya kahoreeyey Ordogan waxa ka horeeyay jabuuti. Somaali wa in la dhaho Ordogan oo hada isku dhawreyey Itopiya hala dhaho gaaskayaga Itopiya u doono wa dhantisa waxa uu somali ula joogo waxa loo baahan yahay nin dhaho maya nin kasto isku Daya innuu somali utaliyo oo ah ajaanib
Turkish walal maaha, cid kasta po soomaliya ku lug leh Dan bay leedahay, waxayna ka siman yihiin inaanay soomaali xasilooni Helin.carqaladda koowaad ee loogu soo gabanayaana waa Ashabaab
Somaliyeey meel kasta baxa oo diida, in itiobia lanugu qasbo. Oromo dhulkeena ha laga saaro dhamaan. Shacabka waa la xiitirami ee amusnidu waa dhiib ee toosa😢😮😑😭
Waxa lagu sheego Madaxda sare ee Dalku ma aha kuwo madax bannaan oo waxaa kuraasta keensaday kuna haya qolyaha Itoobiya wata oo ku qabsanaya Dalka; umana danaynayaan Dal iyo Dad toona.
Ha ku marmarsoonina AS, qarax, isgoawraca Somalida, I.w.m ee fiiriya maamulka [Mw, Rw, Xdhibanada, iwm] Ma la heli karaa mid ka soo bilaaba kor oo meel dhexe Keena?
The problem of Somali unity is political, Somali has left, Puntland, Jubaland and other Somali regions remain. The solution is political and not tribal, it is necessary for the politicians of Somaliland, Puntland, Jubaland and other regions of Somalia to find a political solution for the unity of Somalia. In a family with children, the father and mother find solutions to reconcile their children. Somaliland, Puntland, Jubaland and other regions of Somalia have oil and mineral resources which are not exploited, maritime resources are not exploited by the Somalis. Somalia has the longest maritime coast in Africa. Stop separating, there is strength in Union. The political solution is that we must leave Somaliland as it currently is but it must remain Somali and keep its own President, its parliament and its Senate, its functioning of justice, its police officers and its army. The President of the Republic of Somalia including Somaliland must be elected by all Somalis must be elected by all Somalis
turkiga ma necba soomaaliya yee idinka hoos bixin intaas wuu caawinaayay dalal badan aa ka xun xiriirka turkiga iyo soomaaliya turkiga naftiisa meel kalaa wax laga tusay wadamo kale aa riixooyo
Faqi nag naag weeye wuxuu yaqaan in madaxweyne caayo siyaasad ma yaqaan cali bacad sanbaleesho waa dadkii laga illaalin lahaa wadanka sirtiisa hada iyagaa loo dhiibay dowlad ma jirto tuuga gacanta u galnay
Gormu cuno isiyey turkiga Ethiopia hada daris nahay yey ilawin in dhul ay iga heysato dhul kle iga damacdo yey ku haweysan dhulkasa oga fadhiya xabashiyo Somalia waligin dalal ba uso wadan jirteyn hdana Turkey io usa so wata😏
Turkey 🇹🇷 dantisa ayu fisada hadu qayano nagu bilabo isagana Allaha haku salido Russia 🇷🇺 Amiin
Ummmadda Soomaaliyee ma garan In Xasan yahay Kha'inul wadan u adeegaya Turkiya iyo Amxaaro Ilaahow naga qabo. Aamiin. Aamiin. Aamiin
Maraykankanku wuxuu Saluugey Dhaqaalaha Ku Baxaaya Ciidanka AUSOM Ee Ciidamada imanaya Somalia DFS Ayaa Dooran Karta Maraykan iyo Caalamka Oo Dhan Xataa Kama Hadli Karaan ❤
Soomaaliyeey soomaalia turki iyo mareeykan midna malahan lugaha aan dhulka ku adkeeysano iyagaa noo baahan wadan qani ah ayaan heeysanaa etoopia ma ogolin
Xiriirka ha loo jaro turkiga sida ugu dhaqsaha badan
Turkiga iyo mareeykanku arrinta badeena iyo faragelinta wadankena weey ku wada socdaan
Bad lagala galas itoobiya yay jirin turki yaan Kalinin ganacsigiisii ka fakarayaa
" Turkey 🇹🇷 President Erdoge "
Mr President Erdoge why you forcing Somalia 🇸🇴 to accept Ethiopia 🇪🇹 to stay in Somalia 🇸🇴 ?
Somaalidaa loo jeda in anay wadaniyiin ahayn
Aaqirka SLN IYO PUNTLAND SSC WEY ISRAACAYAAN INTAASKALENA KENYA LARAACINAYAA
@@SagalMohaned o
War calaacalka naga daa. Mareekan waa kuwa aan dhulka ku jiidi jirnay. Turkiga waa dulli. Ma lagu soo darayo mana rabno.
turkiga wadanka miyuu ilaleeyahay turki iyo mareeykan allaha halaago ilaaheey cirka balaayo haugasoodajiyo dakan dakan allahakadhigo balaayo buulkooda ha ugugasho cadawgeena dhamaantiis allaha qabto
turkiga ganag sigisa ayu daney nayaa itobiyo cidankeda marabno cidaan somali waa buux daadka wada mishari halaga dhiga somali ❤❤❤❤ somali hanolato❤❤❤❤
Turki. Wa. Rer galbed. Xun. Somaliduna. Ma. Oga. Arintas
Umada somaliyeed waa dad daacad ah ee waxii Qayaano wado sharkooda Allah ha ka tusiyo wadamadooda Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed wey guleysanee insha Allah.Allah is suficient for as .Allah will protact my mathrland and my people Ameen yaa Allah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw sccw scw scw scw scw scw scwscw XasbunAllah wanicmalwakiil kuli mucaarad iyo beesha caalamka sharkooda Allah ha ka xijaabo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi
Waa jileeyca doo lada oon daacad aheen
If Somalia does not find a political solution for the unity of Somalia, Somalia is lost
Turkiet waxay firsanayan dantoda waliba cabsi aa KU jirto runti mareykanka oo ka cabsana
Qofkii Etobia Taageero waa in maxkad la sosaaro wa qaan wadani u shaqeya Etobia waa cadowga umada somaliyeed sharkooda yaa Rabi ka tusi wadankooda Amiin yaa Rabi
Ilaah aa ka dhigo Xassan shikh iyo wasiir Fiqi kuma soo darayaan Cadowka Ethopianka ciidamada AUSSOM, Badna ma siinayaan Cadowka Ethopianka hadii caalamka dhan ay lasoo Saftaan Cadowka Ethopianka
wasiir fiqi waa nin daacada laakiin xasan sheekh ninkasta oo dawlada meel muhiima kahaaya, xasan wuxuu daba dhigay qof familkiisa ah ama saaxiibkiisa hoose ah.
Xasan Shiikh iyo wasiir Fiqiqi Kumasoo Darayaan Etoopia Ciidamada AUSOM Badna Ma Siinayaan Etoopia Hadii Caalamka Dhan Ay lasoo Saftaan Etoopia ❤
My❤❤❤❤❤
sxb idan mishar lasinii kaara oo somali ah ciidan wiiil iyo gabarba cidaan aan noqona somaliyey❤❤❤❤ toosa isku tiirsana hadii kalee falastin camal xagjir iyo iskariba gacmaha isqabsada❤❤❤
@@user-uj1qw8ev wax hagaagaya mallahan ilaa iyo inta aad ku dhagantihiin somaliland ama aydaan keenayin wax ina wada anfaca oo aynu dib ugu nidowno
Jow
THE SOMALI PROBLEM IS NOT TRIBAL IT IS POLITICAL
Turkigu Ethiopian oo meyd ah ayuu Garbaha hayaa, wuuna ku khasaari doonaa .
DJIBOUTI HAD SAVED SOMALI BY ORGANIZING A PRESIDENTIAL ELECTION TO ELECT A PRESIDENT OF THE SOMALI RELIGION BUT SOMALIANS MUST FIND A POLITICAL SOLUTION TO SAVE THE UNITY OF SOMALIA
Ma maanta ayaa nin Oromo ah
Soomaali sidaa ugu tumanayaa. Xitaa Madax wayne adag oo siyaasad fiican leh maaha
Turki turki iyo mareeykan maxaa nàga galay itoobiyo marabno mana doono dalkooda hageeyaano
War Buutin noogu yeera Mareekan Aarsasho ayu Ku jira ReerYurub iyo Mareekan ha baxaan hala buriyo
Maraykan la asagaa wadato Afrikaan’s laga eryay
Iya kahoreeyey Ordogan waxa ka horeeyay jabuuti. Somaali wa in la dhaho Ordogan oo hada isku dhawreyey Itopiya hala dhaho gaaskayaga Itopiya u doono wa dhantisa waxa uu somali ula joogo waxa loo baahan yahay nin dhaho maya nin kasto isku Daya innuu somali utaliyo oo ah ajaanib
Turkish walal maaha, cid kasta po soomaliya ku lug leh Dan bay leedahay, waxayna ka siman yihiin inaanay soomaali xasilooni Helin.carqaladda koowaad ee loogu soo gabanayaana waa Ashabaab
Turkiga masharuc fara badan ayu Itiopia ku leyahay marka qof kasta dantisa ayu firsanaya in kasto na cawiyay
Insha Allah waligiin waad khalkhalsanandontan ilaayo inta aad xalkenaysan ama somaliland aqoonsanaysaan
Somaliyeey meel kasta baxa oo diida, in itiobia lanugu qasbo. Oromo dhulkeena ha laga saaro dhamaan. Shacabka waa la xiitirami ee amusnidu waa dhiib ee toosa😢😮😑😭
Ninkii soomaali ah ee taageero itoobiyo waa nin u shaqeeyo itoobiyo dadka soomaali waxay ogaadeen dadka taageeray itoobiyo iney sii joogaan dalka soomaali waxaa la gubuun iney la dagaalaman
Ethobia waxay rabtaa inay qasab soomaaliya bad iyo dhulba qabsato...No kama mid noqon karaan intii hore dhibaato noogu filan, ilaahaw ethobia na dhaafi
Waxa lagu sheego Madaxda sare ee Dalku ma aha kuwo madax bannaan oo waxaa kuraasta keensaday kuna haya qolyaha Itoobiya wata oo ku qabsanaya Dalka; umana danaynayaan Dal iyo Dad toona.
C/Daacadoow aniga waxaan dhihilahaa xitaa turliga waa cadaw Dowladda ha tiraahd saxib iska bax itobiyana iguma qasbi kartid Ee adaa fudud adiga & itobiya isku Mid baa iitihiin ee israac may Dhahda dowlada maxaa looga Baqayaa turkiga ???
Ha ku marmarsoonina AS, qarax, isgoawraca Somalida, I.w.m ee fiiriya maamulka [Mw, Rw, Xdhibanada, iwm]
Ma la heli karaa mid ka soo bilaaba kor oo meel dhexe Keena?
maarlaman ayan lenahay adoonka naguu matalo maa xogahayar oo ilmaha jamacada kugeystu kafikiri mise ilmahas jamacada dhiganayo adunka laguu gumeysan donaa ubadka danbe masdaq baalkoda aygali dinan maaclool tuugsi ah istagera oo kinaa cidanka iyo marlamanow dalka idinka goaminkaro ok ❤
Ordugaan somaliya iyo itoobiya ma oga waxa dhex maray miyaa ?
Yoow siiyaa lacagtaas aduunka waxaa noogu neceb mareykanka mareeykan waa midka diidan somalia in shidaalkeeda la soo saaro
Cidamada ajnabiga kiwadanka shacabka muwadininta dhib qayano ugestaa halagasaro wadanka ayagaba cadawahe😡
Ethiopia ha nagabaxdo dhiibaayo ayeey nagu haysas Ciidamada Ethiopia waxay ka so buuxisay Xiduudaheens waxay laysay
xasan laa mareykan walaa cidkale ayaan xasan isku halyn karin waa qof jiran oo dal xukumaha rag hadal shacab kaca culimo kacda siyaasi iyo mucaarad hadal wax aan aheyn haya shacabka la xumeynaayo ma kuwa xamzr ku nool baa shacabka xasan baa diley waa meyd socda
Dhibaatada.ka jirta wasaarada Arimaha dibada waxaa masuulka ah. M/Weyn xasan shiikh.
Raali buu ka yahay
Hawsha ka dhexsocota W/arimaha dibada.
Dantiisuna.tahay infiqi la caydhiyo
Tirkiga cadaw ayuu noqday
Itoobiyo dooni meyno iney dslka soomaali sii joogto uu markii hor uu si qadan inoogu keenay marakan oo asaga oo saga inuu qabso dhulka iyo dadka soomaali heshiiskii lagu dalay ankaro waxaa dhibaato inooga timaaday ordohaan
Somalia waa la haysta xor ma aha hogaan fiican ma haysato
Turkiy ga mise ayaa dalka leh ?
Adeer dhulkan inaga leh dhalinyarow
Hadanan iska saarin qabiiliste iyo wadamada shisheeye!
Wale waa la iskeen waydin donaa
Madaxda ayaa rabaan cid cid qasbi karta ma jirto shacabku hakacaano shacabku dagaalka qabiil ayey isku xasuuqayaan weli ma aragtay cid ka hadlee dowlad dambe waxba yaan laga sugin itoobiya xoog halagu saaro
Wax abaal ah umaheyno urdugan wayo itoobiya ayuu doonaya in uu noo garbaduubo
Arintaan waa siyasad siyasadana waa danesi turkina dantisa ayuu ilashanaa ee turki walalkaa ma ahaa saas uu fahan Ethiopia waa masixi ah siyada aduunka kasocda manta waa in Somali fahantaa dadka na hogamiya waa tuugo
Suaaaal cidamadaan ajnabiga somaliya nodhexbuxo maxey ujogaan hadeyba dowladi cawineeynin lacagehey qatana waden somaluween loduwangelinaye waxbanomaqabtaan habaxano hadeyba wadanki shacabki difaceeeyn
Marakenka wuxuu rabaa inuu itoobiyo nagu majaba xaabiyo oo dalka soomaali dhulkeeda iyo badeeda lagu qaato
Ethiopia waxay Rabtaa inay been been Ku qabsato Somalia badeenana ay Ku qaadato
The problem of Somali unity is political, Somali has left, Puntland, Jubaland and other Somali regions remain. The solution is political and not tribal, it is necessary for the politicians of Somaliland, Puntland, Jubaland and other regions of Somalia to find a political solution for the unity of Somalia. In a family with children, the father and mother find solutions to reconcile their children. Somaliland, Puntland, Jubaland and other regions of Somalia have oil and mineral resources which are not exploited, maritime resources are not exploited by the Somalis. Somalia has the longest maritime coast in Africa. Stop separating, there is strength in Union. The political solution is that we must leave Somaliland as it currently is but it must remain Somali and keep its own President, its parliament and its Senate, its functioning of justice, its police officers and its army. The President of the Republic of Somalia including Somaliland must be elected by all Somalis must be elected by all Somalis
turkiga ma necba soomaaliya yee idinka hoos bixin intaas wuu caawinaayay dalal badan aa ka xun xiriirka turkiga iyo soomaaliya turkiga naftiisa meel kalaa wax laga tusay wadamo kale aa riixooyo
Faqi nag naag weeye wuxuu yaqaan in madaxweyne caayo siyaasad ma yaqaan cali bacad sanbaleesho waa dadkii laga illaalin lahaa wadanka sirtiisa hada iyagaa loo dhiibay dowlad ma jirto tuuga gacanta u galnay
Waryaa ha iskaa hanta taaq looma baahnee Ethiopia 🇪🇹 markasta soomaaliya kama maarmeesa dhan kastana
Xasan ayaa dalka iibsaday
Xassan diirato farahuu dalkeenii ka bixiyey isaga iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya
inay waxay ila tahay Hadii aan madaxwayne madaxbanaan haysan laheeyn wuxuu dhihi lahaa
ciidan idinkama rabno dhamaan ciidanka afrika labaxa, madaxwaynuhu inuu dadkiisa meelwalba isku dilaaya utago kala dhexgalo waqtiga uu banaanka wareegayo uu dalka geliyo. somalida oo isku duuban
ciidan afrikaana uma baahna. bal haday ciidanka afrika maxay noo qabtaan?
War waa tuug tuug dhalay ordukhaan waa khaaiin.
Caalmka wadanka nalamalah
Beenaale yaal ayaa tihiinTurkigu waligiiba dantiisa ayuu watay, soomaaliya ayuun baa tidhaahda wax badan ayuu noo taray
Fiqi ayaa toosan. War ethiopia ha na dhaafto. Cali balcad waa ethiopian. Ma yeeleeyno ethiopia ineey ka mid noqoto awsom.
Turkigu waa kii adoo baahi ladhimanraba kuso gacan qabtay itoobiyana waa dariskeena
Gormu cuno isiyey turkiga Ethiopia hada daris nahay yey ilawin in dhul ay iga heysato dhul kle iga damacdo yey ku haweysan dhulkasa oga fadhiya xabashiyo Somalia waligin dalal ba uso wadan jirteyn hdana Turkey io usa so wata😏
Ila tahay lee miyaan wadaynaa
Haddi. Doowlada yaaaab
❤❤❤❤
Turki Waa laga shakiyay yaan la aamini Dantist fiirsanayaa
Dhibaatada Waa xasan shacabku ha ku kaco
Heshiis bad Laguna to ma rabno
Oromkii lahaa boqolkiiba 60 baan soomaaliya haysanaa sharia ay ku soogalaysay Waa kan afrikaanka
Turuga wuxuu saaxiib la yahay itoobiyo soomaali uu dhabarka ka tooganaya soomaali
Ninkii soomaali ah ee taageero itoobiyo waa nin u shaqeeyo itoobiyo dadka soomaali waxay ogaadeen dadka taageeray itoobiyo iney sii joogaan dalka soomaali waxaa la gubuun iney la dagaalaman