Imaatinka waxaa ka horeysay in ay ka baxaan dslka oo shar i dsro ku joogaan kumanaan askari kana mid eheyn UASOUm marka mawaxa uu uyimid un la yiraaha ku jooga intaas oo ciidan dhulja soomaaliya soomaaliya maxaa qasab uga dhigay in xabashida dalja joogaan si sharci daro ah oo ay laayaan shacab iyo ciidan waa in l ay kabaxaan oo ay sharciga u hogaansamaan xabashi nsbad laga raadiyo waa yeey nabad laga raadiyay.
Xassan shekh.xassanaw itopiya ha soo dhaweysan itopiya ee ka dheerow kuwaas waa cadawga somaliyeey ha illaawin.waxaan ku qabsanaya Xeer ama xeegaan.iyo bahdilki Huteelka Addis-Abeba ka gaadhay Sidii u kuugalay Xassanow
Asc fadiga yimiday ee itoobiya waxa keliya lala hadli kara horta cidankaga ka sar wadanka somaliya hadaday kasari weydo ilbabada ka xidha haka baxan si deg dega somaliya
Maanta Hadeey timid ithiopia timid soomaliya waxaan aniga ra,yi ahaan qabaa in aan buun looga dhimin oo sidii looga saaray in eey dowladeeyna ku adkeeysato waa Hadeey sharaf iyo awoodeeda in eey weeyn thy ogaato oo Dowlad xur ah in aan nahy soo muujiso anagana dowlada taas waa ku taageereynaa inshllh hadeey ku adkeeysto dowladu
Itobiya dhibatada ka dhaxalnay iyo ilmaha ay agontaysay iyo hoyoyinkay ka oohisay ayaa waqti nabad la aan ah itobiya iyo daris oo dhan lagu soo dhisina
Hadii itopia loo ogolaado waa in ay is casilaan madaxda Somalia maxaa yeelay shacabka in ay marina niyad jabiyaan marina farxad geliyaan suurto gal ma aha itopia in ay sii joogaan wadanka waxaan door bideyna masar.
Inta Ethiopia joogto Somalia lagama yaabo in Somalia cagaheeda ku istaagto marka ka muwaadin ahaan Waxaan ku talin laa inaan Ethiopia loo ogolaan iney qeyb ka noqoto wadamada ciidamada ka joogaan Somalia.
C/laahi Hadii Aan Teeyda kuu Sheego Ethiopia & Ciidankeedaba
Dalkeena Halaga Saaro Sababtoo ah Soomaaliya malaha Cadaw aan Ethiopia Aheeyn Mahadsanid
Fadlan yaan Iloobin Calanka 🇸🇴🥰🥰
Marabno itoomiiya waxansa aad ugu faraxsanahay in eey fahamtaay itoobiiya inaneey waxba u tarii kariin kuwa jaajusiinta ah ee somali sheegatka ah waxan leeyahay dowlada somaliiya guuleesta iska ilaaliya itoobiiya iyo jajusiinta afka somaliga bartaay
اخراج. فوران. الجيش. الاتوبي. من. السومال.
Alihiin haduu alleyahay itoobiya wadanka halaga ilaaliyo hadii kale waala qoomamayndoonaa
Masha'Allaaaah
Maya Gumeystaha Madooooow.
Asaxaabu Fiil .
maya maya maya itobiya baxa baxa
Guul iyo gobanimo somaliya oo dhan insha allah 👍✌️❤️❤️💯💯💯
Itoobiya ma ogolin mana ogolaan doona ha naga baxda
Maya maya xabashi yaa la aaminin waa qitaano oo abiye soo maleegay.30.00 ayaa jooga sharci daro maxay ka hadlayasn waa in horta ugu baxaan waa tuugo gumaysi u socda. Oo qeybinaya dalja lug ku leh is diinanaanta iyo cadawnimada dhex dhigtay shacabka soomasliya.
Guul somalia
Itoobiya halaga eryo
Habaxdo itoobiya
Itoopiya Maya marabno scb
Madoneno Ethiopia waxana kajecelnaha hadana nahay dadaka kunol gobalka gado waxan nagago,aan ladagalanga Ethiopia
Haana nola fasaxo sidaan uxureyno gbl gado🇸🇴🇸🇴💝🙋♂️🙏
Ithiopia marabno
نحنو نطالب. الان. من الفد الدي. وسل. من اديس. ابابا. بي. تحرير. اوغادين. جكجكا. يبلاغ هادء والورد
Uf uf cadawga itoobiya. Marabno
Marabno . Maya
Marabno . Maya
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Guul Guul somaliya habaxado itobiya balan malaha way dhagar baadantahay
itobiyaa waxa ka xun somalida
O Aduun & akhiraba shaqo kadhigtey
Muran & is qabqabsi waliba Hadii
Anlaga wantobin
Waxaasi guul looguma yedho,waayo Ethiopia khiyaano ayay wadataa aamin ma,leh
Dalkeni dadka aan u doranayno itobiya iyo keynya haka saran arimahan amnigoda iyo nabad ilaalintoda sababto ah awalbo ma wanajin darisnimada itobiyana way ugu sii daranthy oo itibiya waxay dalpwda ku hibeysa maamul gobaledka itobiya waa kansar ee haloo goyo xarirka keynya halo jaro xarirka gamacsi dooroogada Marka dalalal kas dadki u dalka u dhashay qaarkod way dilen qarkodna qaad iyo daragis ayay ku lumiyen mustaqbalkee dadka iyo dalka war aam baraarugna inshalah
Barac atoobiiy
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
Itoobiyo baudhan ujuula hooyadi hamaso itoobiyo by by by by
Itoobiya haka baxdo soomaaliya
Masha qaafiyad inladus wadanka indadleyahay Itobiya hadii xiran loogu darayo waxay kagotaa dooladasoomaaliya
Waa maaya
Ethiopia waa inay ka baxda somalia sii deg-deg ah
Yaan wax naxariis ah loo fidhiin.
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim ilaahayow naga qabo Ethiopia, ilaahay ha naga qabto kuwa kan.
Waxaa..ila.fiican.indhalita.soomaaliya.lagubadalo.lagu.shaqa.abuuri.laha.oodifaacan.lahaayeen.wax.kafiican.majiro.fakirgeyga.waaka.ama.sx❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadii madaxdeyna ku adkeeysto in itoobiya wadanka ka baxdo waa guul weyn oo soomaliya gaarty lkn hadii uu fasaxo in eey ciidankeedu joogaan ma taageereyno hadaanu nahy shacbiga soomaliya marka madaxweyne sharafkaaga iyo sumcadaada kor u qaad ayaanu leenhy madaxweynaheena mudane xasan sh maxamuud guul ayaanu leenhy inshllh
No Itoobiya ma rabno
ilahey hana guleyo meshan daqobleh manojogan somalia
Itoobiya hadeey wadankeeyna nooga baxdo waxaan heleeynaa nabad buuxda lkn inteey joogto soomaaliya itoobiya wiligeeyn nabad helimeeyno
Non itoopiya haa baxdo
Imaatinka waxaa ka horeysay in ay ka baxaan dslka oo shar i dsro ku joogaan kumanaan askari kana mid eheyn UASOUm marka mawaxa uu uyimid un la yiraaha ku jooga intaas oo ciidan dhulja soomaaliya soomaaliya maxaa qasab uga dhigay in xabashida dalja joogaan si sharci daro ah oo ay laayaan shacab iyo ciidan waa in l ay kabaxaan oo ay sharciga u hogaansamaan xabashi nsbad laga raadiyo waa yeey nabad laga raadiyay.
Itoobiya no
Itoobiya marabno
Maya Maya Ethiopia habaxdo ama xoog hakujooogto
Xassan shekh.xassanaw itopiya ha soo dhaweysan itopiya ee ka dheerow kuwaas waa cadawga somaliyeey ha illaawin.waxaan ku qabsanaya Xeer ama xeegaan.iyo bahdilki Huteelka Addis-Abeba ka gaadhay Sidii u kuugalay Xassanow
Xabasho marnaba yeysan inoonimaan.ileen eaa iyaga waxa shabaabka nagu hubeeya.
May may may itobiya baxa baxa itobiya dhibaka ee u geesata soomaliya ma iloobi doono
Maya, No. No yaan lagu darin
Madaxda somalia waxan UGA digayaa in arinta itoobia hada gacanta inoogu jirto waxan leeyahay in lagu fududaan sababta keentey in anaga inooga timaado waayo qaramada midoowe ayey kusoogacan seertey anaga madaxdeena ayaa calooshooda ushaqeestiyaal ah
Marabno manarabidoono itoopia shicibkooda iyo ciidankoodaba, waa qaa'in sitartiiba iney Somaalia uqabsato, ciidanka hadda wadankeena jooga waain lagasaaro fadlan yaanloojilcin cadawga allahanadhaafiyo inshaa'allaah
La iskuma haleyn karo Ethiopia iyo ciidan keeda ah inay sii joogaan Somaliya lkn wixii kale e macaamil ah waa macquul
Waa jabtay eee jabiya
Xafido laaha mudane Xassan shiikh xafudu Laaha dalaxoreye guuleyeso
Anigu waxan leyahay halaga Reebo ciidanka jooga somsliya no no no no more Etiopia ufffffffffff
Ha laburiyo
Never itoobia please!
Guul soomaaliya marabno itoobiya abahedwasto 😂😂
bismillah, soomaaliya hadaan nahay, marnaba maguuleysaneyno, lugaheena kuma istaageyno intey itoobiya soomaaliya joogto itoobiya soomaaliya dhulkeena waa inay kabaxdo dhamaan oromada gobolada ku firdhisan inlater xiilo dhamaan gobolada soomaaliya walaahi xasan sh, rajo kama qabo inu itoobiya soomaaliya kabaxdo laakiin soomaaliya maanta fursad ayaan wadanaa itoobiya inaan iska reebno waligeen fursad itoobiya yaanlasiin iney naqab sato wallaahi rajadeyda waa daciif sixir ayeykeenayaan madaxtooyada illaahey hanaga qabto aamiin golaha amaanka itoobiya waanaga reebay vmarkaan itoobiya hadey joogto soomaaliya waxey rabto ayey ku sameynee mana dacwoon karno itoobiya waxey leedahay dhaqaale marabi bas aan joogo waji haduu kahalaabo hadey rabaane soomaaliya iney qabsadaan ayaaka go an waqti doonto haku qaadatee dalkoodii ayey bur buriyeen soomaaliya mexey utarayaan itoobiya vdowlad kama jirtee masar ayaa noo fiican xuduud malehin itoobiya soomaaliya ayey rabaan itoobiyanka waa waasheen itoobiya uma jeedaan soomaaliya iney leeyihiin ayey u dagaalamayaan, waxay waji gubasho marayaan arka sidii ayagaa soomaali ah anagana itoobiyan fursad yaala siin ciidamada soomaaliya iney gaadeen ayee inkireen indho adeeg badanaa, ceeyriya dal burburay maxey soomaaliya ku siyaadinayaan masar ayeyka baqayaan, fulayaal soomaaliya yaadabo kadadanaa dowlad nooma maleeyaan moorada loda ayey soomaaliya umaleeyaan watigii ay rabaan usoo dareeraan ooku xaroodaan ALLAHU yasrur 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Itoobiya hajabto lkn waxeey rabtaa in daanka looga joogsado kujoogsiga waxaa kamida ineey ciidamdoora kabaxaan
Asc fadiga yimiday ee itoobiya waxa keliya lala hadli kara horta cidankaga ka sar wadanka somaliya hadaday kasari weydo ilbabada ka xidha haka baxan si deg dega somaliya
Waa in eybaxdaa xabashida
Maanta Hadeey timid ithiopia timid soomaliya waxaan aniga ra,yi ahaan qabaa in aan buun looga dhimin oo sidii looga saaray in eey dowladeeyna ku adkeeysato waa Hadeey sharaf iyo awoodeeda in eey weeyn thy ogaato oo Dowlad xur ah in aan nahy soo muujiso anagana dowlada taas waa ku taageereynaa inshllh hadeey ku adkeeysto dowladu
Itoobiya cidankeda habaxsato wax kaley naga heleso majirto
Ha la saaro Ethiopia cidankeeda
Waan ka xuunaha iney imaado somalia casha afar wanaa dhdney
Ha la eryo itopia xiiso Uma qabno
Ha ha yaa jsgaaray
Itobiya dhibatada ka dhaxalnay iyo ilmaha ay agontaysay iyo hoyoyinkay ka oohisay ayaa waqti nabad la aan ah itobiya iyo daris oo dhan lagu soo dhisina
Etobiya waa cadawgeena
Asc way is nasaqaysaa
Ee somaalya hakafii sato itoobiya
Joogitaanka itoobiya maya
1. Guul weyn ayay keentay somalia. Waana in la xaqiijiyo oo Itoobiya baxdo.
2. Somalia golaha ammaanka QM waxay ka hor tiri, "Soomaaliya hadda kadib heshiis iskaashi amni waxay la gali doontaa dalalka isku danta wadaagaan ee geeska AFRICA." oo micnaheedu yahay Egypt, iyo Eritrea.
Ajuula stubit kalab manta waa jabtey allah ayaa naga kiin guuleeyey awalba amxaar wecel ayuu ahaa
Allaahu Akbar
Marka HoreY waftikii adey Ma so noqteen on
Maaya, ha lo ogolan in ay ka mid noqota itobia
Waa khiyamo.
Dadka soomaali dooni meyso itoobiyo dalka iyo dhulka soomaali waa iney ka baxday dadka soomaali uma ogolo cideen waa iney ka baxdo dowlada soomaali iney u ogolaan iney sii joogto cida iyo dhulka soomaali
Ethopia waa dal doon ee mahan wanaag doon waxeynna ogatahy iney saxibo ku ledahy somaliya
Burhana Jula. Wa. Sxb. Ki. Sanbaloshe. X. Culusow. Wa. Sxbka. 1. E. Sanbaloshe. Wadanka. Damuljadid. Badalka. Dhibta. Kuwada
Ethiopia iyo Alshawaab waiskukeymin cadowga somaliya wa Ethiopia iyo al shawaab wasirka gashandhiga Ethiopia marku imadey muqdisho anigu hadan ahan laha wantoganlaha
Itoobiya hanaga baxdo
itobiyaa bay bay dheh
Maya Yaan Lagu Darin Ayan Qaba Sababto Ah boqol Askari Hadi Lasiyo Xita 10 Kun Ow Kale So Galine
War itoopia weysadaa ka jabtaye naga daa.
Ciidanka itobiya wadanka waxey kakeesatay xasuuq
Maya maya maya no,no no markale haday fursad nagu hesho way nagu soo duqi doonta
Hadii itopia loo ogolaado waa in ay is casilaan madaxda Somalia maxaa yeelay shacabka in ay marina niyad jabiyaan marina farxad geliyaan suurto gal ma aha itopia in ay sii joogaan wadanka waxaan door bideyna masar.
Waa cadow xoog ku joogo waaye dalkeyna ciidamada masar markee yimadaan xabashida itoobiya iyo daba dhilifkeeda doolad diidka ah madaxa aan ka garaacno lacnad alle haku dhacdee itoobiya iyo wixii daba socdo😂
Maya
Wow
SAMBALOSHE IYO CALI BALCAD LABADABA WAA JAWAASIIS KA ETHIOPIA AYAGA AYAANAKEENEY WAFTIGAN CADOWGA AH E ETHIOPIA.
HALA CEEYRIYO ETHIOPIA WAA CADOW SOMALI WAA SHEIDAMO AMXAARADA KUFAAR
Etopiye Somaaliye baay doqoonniimo kuugtaahaay saabaabtaas baay waaf tiiga usoodiirtaay.
Nimankas halagu jees jeeso ugu dambeyn hala ceyriyo
Iska hubso xasan waadhileewaayo maalinba ka lajooga ayuun buu uniikiyaa markaasi ha iskuhalayn
Aniga waxan dhihilaha Itoobiya halabixiyo wayo labo wadan oo ayika dagal kadhexeeyo wadankaina dagaal ayeey kahurinayaan.
Itobiya yaan loo jilcin ee halayiraahdo horta hakabazaan dalka masar zitaa ma rabno
Ethopia waa ka guuleysatey soomaaliya Cali ballad baa noo sheegey in Ahmed madoobe laga caawiyaana loogu ogolaadey sxb
itoobiya sanka inlaga jabiyo waa rabaa masar waxeyku sameysay ayey soo xasuusteen biyo heey xadeen ayaa laga matajinaa ee jabuuti korantada ugu shido oojabuuti kuvhandado korontada kaa jaraa kibirka abiya axmed ayaan soo xasuustay soomaaliya wax horteyda istaagi karo maqabaan itoobiya oo bisado qoyey u eg oo soomaaliya imaaday , shacabka soomaaliya kaca itoobiya marabno soo qora soomaaliya ooxorvah ayaan rabnaa caalamka waxeyka dhaadhiciyeen inay nagumeystaan hadla joogitaanka itoobiya diida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inta Ethiopia joogto Somalia lagama yaabo in Somalia cagaheeda ku istaagto marka ka muwaadin ahaan Waxaan ku talin laa inaan Ethiopia loo ogolaan iney qeyb ka noqoto wadamada ciidamada ka joogaan Somalia.
Xasan shaikh mid ban leyhy Ethiopia dalka kasaar umadda somaliyeed sharafkeeda iyo karaamadeeda ilaali , wafdigan xabashida runta indhaha kasaar xitaa hadey kudhahaan dowlada baan la shaqeyneynaa haka yeelin waxa ey wadaan waa khiyaano Ethiopia weligeed bey cadow inagu eheyd si dowladnimada udaciifto bey marwalba qabiilada somaleeyd hub isagu dhiibtaa waataa maamul goboleydyada hubeyneysa , yeysan Ethiopia dhiiqo lugaha kuu gelin xasan shaikh dhagarta Ethiopia ka digtoonaw
ABIY AXMED WAA CADAWGA DOWLADNIMADA SOMALIYA SIDAAS DARTEED CIIDANKEEDNA WAA IN LAGA SAARO SOMALIYA.