nacnac lastig galatin laan 😋 homemade gummy without gelatin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 47

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 2 года назад +5

    MsahaAllah 👌👌

  • @xamda442axmed2
    @xamda442axmed2 2 года назад +2

    Maasha allah tabarakallah mahasanid wlshy qaali ilaahay caqliga iyo caafimadka hakuu barakeeyo

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 2 года назад +4

    M.a Allah qofba kama horeyo Ayaan islahaa Lakin qofka kucigo Ayan noqday

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 2 года назад +4

    Mahadsanid walashey macaan gacmahada allaha barakeyo waxbadan ayaanka bartay sida biitsaha buskudka rootiga iyo waxyaba badan anlaso kobikarin xalwada masha Allah Mahadsanid 1001jer

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Год назад +2

    Masha allah 🥰♥

  • @sarahjohnson2096
    @sarahjohnson2096 2 года назад +2

    Will definitely try tonight

  • @barwakomohamed2730
    @barwakomohamed2730 Год назад +1

    M.a waan ku farxaa markaad wax soo galiso alle haku barakeeyo adiyo familkaga

  • @ayaancalichannel5768
    @ayaancalichannel5768 2 года назад +3

    Anaa uu horeyey

  • @mahadxuseen5612
    @mahadxuseen5612 2 года назад +2

    Mansha alaah faxiyo abaayo nosobadi

  • @isramahamud6551
    @isramahamud6551 2 года назад +1

    Mnsha allaah shugran qalbiyeey ilaahy gacanta hakuu barkeeyo❤

  • @fatumasaado7296
    @fatumasaado7296 2 года назад +1

    Wcs wallo qali pls wallo ishergare

  • @muxubocisman2559
    @muxubocisman2559 Год назад

    Mansha allah byo

  • @ZahraHassanAli-p3i
    @ZahraHassanAli-p3i Месяц назад

    Masha Allah

  • @Messimami113
    @Messimami113 2 года назад +3

    Mash allah 🥰🥰🥰

  • @hibomoussa4947
    @hibomoussa4947 Год назад

    Huno Alaha Ku baaraakeyo Gacanta Mashlhaa Mashlhaa huno Macan Alaha Ku shaarfoo Il xuun ku maa Aragto

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 Год назад

    Thanks for the shearing

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Год назад

    Maashaa Allah

  • @ummusureerofficial9319
    @ummusureerofficial9319 2 года назад +1

    MashaAllah xabibti gacantada ALLAH hakubarakeyo❤

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 2 года назад +1

    mashaAllah farhia ❤❤❤

  • @shukricabdicasuis8279
    @shukricabdicasuis8279 2 года назад +2

    Qofta sasxad ayna ahye

  • @razamualas7845
    @razamualas7845 Год назад

    I will make when i recover in sha Allah hbbty till then stay safe❤

  • @Satco-v3y
    @Satco-v3y Месяц назад

    Birtan oo bacda afked kujirt hagelagahela wllashey mcn

  • @naciimoxasan8577
    @naciimoxasan8577 Месяц назад

    Mnsh allha

  • @zamzamsaed8488
    @zamzamsaed8488 Год назад

    Mashalh wllo ❤️❤️❤️❤️

  • @saciidaxmed6646
    @saciidaxmed6646 2 года назад +1

    Gacantaada allaha kuu barakeeyo waxaan kaa codsan lahaa in aad igu saacido sida loo sameeyo JALAATO ilmaha aan usameesto hadii ey noqon laheed loos ama labaniyada ama midkale oo dhadhan macaan nagu saacido mahadsanid wll

  • @halimamohamed7560
    @halimamohamed7560 2 года назад +4

    Yummy

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 2 года назад +1

    Jalatiin maxaa ladhahaa abyo

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  Год назад

      Galatin waa wax bur camalah oo lagu daro macmacaan iyo nacnac iyo wax yabo kale duwan

  • @muniiromuuse738
    @muniiromuuse738 2 года назад

    Abyo Nubraka isodira Abyo Ado rali

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 года назад +1

    Shambada hal caag aya igu dhamati

  • @istahilmohamed6182
    @istahilmohamed6182 Год назад

    labaniyada tan daa sacda malagudarikaraa

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 года назад +1

    Apyo iiso jwab dhaqsi

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 года назад +1

    Asc abaayo farxiya shaambadii timaha go ayo ayey urontahy idhahday wan so gatay timahana si xun ayey iiga sii daadanayan abyo maxa samey ma iska daya waa shambada mega wye timaha dhan afka hore waa kakan maka jaraa afka hore manta si xun ayey iiga xanajisay tinteyda wlhi abyo mxn sameya

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  Год назад +1

      Wcs abayo sorry ee iskada runti anaga ad ayey nogu ficantahay

    • @umucubeydaibnuahmed8907
      @umucubeydaibnuahmed8907 Год назад

      @@farhiacuisinekushin ok xbti wan iska isticmala wlhi timaha dhan afka hore kakan

  • @sahrohassan4522
    @sahrohassan4522 Год назад

    Burjiko malagu sameenkaraa

  • @xusnacabdullaahi2360
    @xusnacabdullaahi2360 Год назад

    Abaayo forno la aan masamenkaraa

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 2 года назад +1

    Nacnaca caadiga nosogali abyo bilaa kallar asago ah

  • @sacdiyoaadan1051
    @sacdiyoaadan1051 2 года назад

    Abayo mcn foornada yard indaa kasoo gadey norbi ayan ku ljogaye

  • @sundusofficial96
    @sundusofficial96 2 года назад

    Masha Allah xabibti ❤❤ isoo booqda abayaal ruclips.net/video/duVJbWSV9KQ/видео.html