CHALLENGE XARFO XIRSI IYO ISTAR JILAAYAASHA FILMKA HABOON OO TARTAN QOSOL BADAN DHEX MARAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2023
  • CHALLENGE XARFO XIRSI IYO ISTAR JILAAYAASHA FILMKA HABOON OO TARTAN QOSOL BADAN DHEX MARAY
    lilwarya?igshid...
    waa insgramka xirsii
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 241

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Год назад +276

    Muno miski wlley waxad soqabataa Habon iyo jamaal.
    Inta qof e iguracsan like saara.

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Год назад +76

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ ❤❤

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Год назад

      Scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤍🤍🤍🤍🤍🤍

    • @Aqiil14
      @Aqiil14 Год назад

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @maryamaabdikadir7029
      @maryamaabdikadir7029 Год назад

      Salallahu caleyhi wasallam

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Год назад +27

    Kusali_rusul_kena_muxamed_scw

    • @queenb1003
      @queenb1003 Год назад +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @habonkahiye2797
    @habonkahiye2797 Год назад +9

    Xirsi iyo xaaskiisa dhib badanaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 Год назад +5

    Qoftan she’s super hyper she gives me Jesse Eisenberg vibes 😂😂

  • @maryamhassan1292
    @maryamhassan1292 Год назад +5

    Nimanyahow aad baad u qosol badan tihiin, waxaanan jeclahay muuqaalka RUclips-ka

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Год назад +19

    NEXT please: Habaryar Amran Vs Adeer Ducaalle keen Munooy

  • @maxamedeacbdidoocali5279
    @maxamedeacbdidoocali5279 Год назад +3

    Wow Masha allah

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Год назад +14

    Xirsi So Funny CajiiB🤣🤣🤣

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 Год назад +4

    البرنامج مره حلوه ماشاءالله استمرررو.

    • @som2433
      @som2433 Год назад

      Ma challah 💯💯

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад +2

    Maansha allaah soo badi muuna

  • @amiramed626
    @amiramed626 Год назад +7

    Beautiful ❤

  • @alimohamud1451
    @alimohamud1451 Год назад +1

    Xirsi waa shaqsi qalbi wanaagsan waalaga dareemaa

  • @bazimapdlla8697
    @bazimapdlla8697 Год назад +2

    The best challenge muno miski

  • @niemanchideh9231
    @niemanchideh9231 Год назад +8

    Challenge qrux bdn waayi wlhi soo badi oo dad kle kusoo casuum maqaaxada from jabuuti cadey vive Djibouti 🇩🇯

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Asc iso boqo wll qali ena igu so bir 😻😻

  • @zamabdul4945
    @zamabdul4945 Год назад +20

    I love Xirsi and I love he’s real name to😍

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Asc iso boqo wll❤qali ena iguso bir ❤

  • @dalamrofficial8887
    @dalamrofficial8887 Год назад +1

    Xirsi iyo xajidhis m.a welcome

  • @cabeyaaxmed4368
    @cabeyaaxmed4368 Год назад +2

    Hhhhh mana miski keep going

  • @alexeasy3809
    @alexeasy3809 Год назад +3

    Part Two Soo Samaeeya Wllyaal Muno Habeenki Waa La Idin Ku Nasanaaye😅😅🙋‍♂️ Lil Warya The Artist Man Mdaxa Noo Saranthy 🙏🙏🙏

  • @cumarramos
    @cumarramos Год назад +2

    keep going muno miski

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 Год назад +2

    18:27 al jabarti al caqiili landhere majerteena maxamed ❤️❤️👑

  • @ismailbile9283
    @ismailbile9283 Год назад +2

    Part 2 Soo daddajiya😂😂

  • @yg_uno_cs1569
    @yg_uno_cs1569 Год назад +6

    Haboon iyo jamaal soo qabo hadey macquul tahey , and keep Going we are with you ❤🙏

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Год назад +30

    Xirsi waa carab caadiya show 😂😂ninka filmka ugu beesaanisan 😮istarna waa carabad kale ✌️🥰

  • @maxamedaxmed3309
    @maxamedaxmed3309 Год назад +4

    Muna miski haboon uegthy😂

  • @souhaibahmed24
    @souhaibahmed24 Год назад +1

    Horey u socda
    From 🇩🇯

  • @ameinabdirahman5644
    @ameinabdirahman5644 Год назад +1

    Caawa waa lamaaanihii cusbaa

  • @maahirmacow7647
    @maahirmacow7647 Год назад +4

    Xirsi oo qoslaayo iikow😃😃😃

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Год назад +1

    Horay usoco ❤

  • @surayaqueen
    @surayaqueen Год назад

    Www challenge waa qadar soo badi

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Год назад

    Masha allah

  • @maxamadhassan794
    @maxamadhassan794 Год назад +4

    Xirsi waa funny 😂

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Год назад +27

    Masha Allah 👌👍🤣💥🤩😍👏💟👑😚

  • @maryamaqalbisaafi9684
    @maryamaqalbisaafi9684 Год назад +1

    Musalsalka wuu xiiso beelaa kadaaya wareysiga iyo challenge

  • @hamditalastprincesscm6560
    @hamditalastprincesscm6560 Год назад

    Part2

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 Год назад

    Ok thanks every much any time

  • @ayaanahmed2419
    @ayaanahmed2419 Год назад

    Ku soo celi xirsi muno miskeye waa fani wlhi

  • @caaqilkakampala1448
    @caaqilkakampala1448 Год назад +10

    Say wallahi kuwana ba ka daran 😆😆😆

    • @alimohamud1451
      @alimohamud1451 Год назад

      Waaba yihiin ciyaal sucuudi waaye xirsi iyo xaaskiisa😂

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 Год назад +1

    Part 2 Istar iyo Maandiirshe isku balami

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Год назад

    Xirsi iyo istar runtii waad isku soo baxeysaan ,Filimka run ka dhiga

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 Год назад +5

    Keep going muno miski 👍

  • @sucdiishhussein3888
    @sucdiishhussein3888 Год назад +10

    Muna Haboon iyo Jamal so qabo Xirsi is so funny runtii

  • @qaasimmaxamedxuseen-nl3ud
    @qaasimmaxamedxuseen-nl3ud Год назад +2

    Istar ngta filimka shidozo🙋‍♂️

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 Год назад +1

    Khiyamada nagadaa x ugujawab

  • @halimasaida2491
    @halimasaida2491 Год назад

    Liil waryaaa Mr xirsi sln sare

  • @abdirizakyacin946
    @abdirizakyacin946 Год назад +2

    Too legend somali

  • @qadrofagaas-ns3jc
    @qadrofagaas-ns3jc Год назад

    Thnk you muna

  • @sakariahaashi9603
    @sakariahaashi9603 Год назад +3

    Muno haboon iyo Jamal soqabo 🙏🙏

  • @haboonmaxamed8499
    @haboonmaxamed8499 Год назад

    Mash allha

  • @ibrahimkhaliffarah7977
    @ibrahimkhaliffarah7977 Год назад

    Xirsi ama maxamed Runtii waa Nin dhalunyaro aah oo degan dhaqan wngsan ManshaAlah sxb kusocoh dhaqankaga wngsan

  • @siradm
    @siradm Год назад +3

    Xirsi markan arko waaba iska qoslaa filmka! Maxamed iyo Muno waa idin salaamay, haa waaba isku soo baxaysaan macal magaca M.M. waalidkaaga runta ahna waa salaamay

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Asc iso boqo wll qali ena igu so bir 😻😻

  • @torgetozaza5897
    @torgetozaza5897 Год назад

    Kkk wlhi barnaamijka waa beelo lknse waxay ahyd inaad waqti qof wliba u qabataan 30second lknse hda jaanis dheer ayuuba heyst uu ku fikiri karo sidaana lama rabin🤣🤣

  • @darishore814
    @darishore814 Год назад

    Muno musalsalka ha ina nacsiin atoorayaasha yaa laga xiiso dhigine ee kadaa sidaan, wixi challengy ah waxa kugu filan idris itabo iyo kabtan baara

  • @amaldahir1391
    @amaldahir1391 Год назад +1

    Xirsi iyo istar si runa ee xariir u leeyihiin see isku fiifirinaayaan ka fhmy yacnii ma hubi amaa wee ila tahay😀😀😀

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Год назад

    consonants waxa la yidhaa "shiibane ama shiibanayaal" vowels "shaqal ama shaqalo"

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Год назад

    Maanshaa alaah saaxiibad cusub

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад

    Xersi noo soo badi woooow

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +5

    Keep going my sister ❤ ✌

  • @fadumaxuseen7671
    @fadumaxuseen7671 Год назад

    Masha masha 💗💗💗💗👏👏👏💕💕

  • @amiira2389
    @amiira2389 Год назад +1

    Star smile cute

  • @ruweydomohamed3211
    @ruweydomohamed3211 Год назад

    Soobadi faniwaye walahi

  • @hassanhasangurey4929
    @hassanhasangurey4929 Год назад +3

    Masha Allah challenge inaba cadi eheen keep going muna misk

  • @abdirizackadan6498
    @abdirizackadan6498 Год назад

    Xirsi keep going

  • @abdiazizabdi462
    @abdiazizabdi462 Год назад

    WAX WALBA KHEER AYEY KUDHAMANAYAAN (RAWAAHU XIRSI)

  • @abdisamedyusuf1987
    @abdisamedyusuf1987 Год назад +1

    Carabanahay from somaliland AL qureyshiyaaa ibnu hashimiyaa yakaledee

  • @sahrokeyf7012
    @sahrokeyf7012 Год назад +1

    Guleyso munaay❤🍀

  • @abubakaradam3348
    @abubakaradam3348 Год назад

    You are so beautiful❤

  • @rashkakhaan4271
    @rashkakhaan4271 Год назад

    Muno Abyo barnamijka igu dar.

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 Год назад

    Muno suuqa yaa leega xerin ee taagantahay kkk waxey dhahday aniga xersi xaaskiisa ma ihi

  • @apdikaniahmettosman1236
    @apdikaniahmettosman1236 Год назад +2

    hirsi & istar wlhy waa tageera noh😁♥️

  • @fardowsomacalin1821
    @fardowsomacalin1821 Год назад +1

    Woow

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 Год назад +4

    Nex jamaal iyo habooon soo qabo munay

  • @kaamilabdiqadir9390
    @kaamilabdiqadir9390 Год назад

    Hore usoco

  • @hassenabdullahi
    @hassenabdullahi Год назад

    Yaakhay khayaano waaye sidan waa isla jirtaa gabdho

  • @CRACKER454
    @CRACKER454 Год назад +2

    #muna_miski away channel gabadha waan uso sara meesha dadhde 🤔

  • @Samia5.12
    @Samia5.12 Год назад

    Lamaanaha filmka haboon waa idin wataa

  • @jibriilwehliye9238
    @jibriilwehliye9238 Год назад +1

    Xirsi lagand waan wadanaa

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 Год назад +3

    inuu xirsi ku so baxa yaxiku rac san🤣🤣🤣

  • @abdirahmansaidosman361
    @abdirahmansaidosman361 Год назад +1

    Barnamijka asagoo carabi ah soo sameya ciyaal casiir 😅

  • @omaraweis8531
    @omaraweis8531 Год назад +4

    Why aad ugu keentay hal koob oo aad wadaaga u leedahay waa khald wey kaa xishoodeen

  • @Hodanrajohasan
    @Hodanrajohasan Год назад

    Haboon iyo jamaal please

  • @somalidaily-tv5547
    @somalidaily-tv5547 Год назад

    Next haboon ayan sugeyna

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 Год назад +1

    Jamal & habboon soo qabo.

  • @islamispeace4651
    @islamispeace4651 Год назад

    Haboon iyo Jamal please

  • @jeeraar8405
    @jeeraar8405 Год назад

    Sxp gabdha way isku soo baxayan caadi isugu qabta

  • @looklovely5174
    @looklovely5174 Год назад

    Weyba isku soo baxayaan hadii alle idmaayoh

  • @nimomohamed7751
    @nimomohamed7751 Год назад +1

    Crazy xirsi 😂😂😂😂😂

  • @dafacchannel5998
    @dafacchannel5998 Год назад

    Xaaska xirsi anagoo isku fiican baan xirsi udaayay😂

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 Год назад

    Hays balansanina

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +1

    Gabdha muno keen halmar studio ka babajy an ukala kicine youtube ka

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Год назад

    Adoonsigii Baaba Jey wee ka baxdey,ar xuriyada macaanaa

  • @ruwaidaruun6200
    @ruwaidaruun6200 Год назад +3

    Xirai very funny yaa ku yiri kkkkk

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Asc iso boqo wll qali ena igu so bir 😻😻😻

  • @somali_option
    @somali_option Год назад +1

    Abjad nice 👍😁😁😁

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Asc iso boqo wll qali ena igu so bir 😻😻😻

  • @sharmaarkexuseen8813
    @sharmaarkexuseen8813 Год назад +29

    Xirisi xaaskiisa hadaadan aheen qolka mxaa ka sameeyneyseen neh😂😂

  • @safiyaaxmed9971
    @safiyaaxmed9971 Год назад

    Waa qalad dheh

  • @abdullahidiriye9372
    @abdullahidiriye9372 Год назад

    Alla muna ama istar shar badnaaa hhhhh hhhhhh markay ismahan jikada kuqabtaan xasuuustaa hhh

  • @shukrii9137
    @shukrii9137 Год назад

    Lamanahaan wa iska jeclahy

  • @StarryiStar
    @StarryiStar Год назад

    Abow xirsi ani magaceyga saxda Istar ladahaa kaaley run ii guurso noh🤭🤣🤣🤣🤣🤣💔

  • @abdirizackadan6498
    @abdirizackadan6498 Год назад

    Istar ii muno funny waa walai

  • @hosseenhossseenaxmad4798
    @hosseenhossseenaxmad4798 Год назад

    Mashaa alllh

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Asc iso boqo wll qali ena igu so bir 😻😻