War qaranku me caqligaga xun kawaran halgankina adigu Madigan shegan Kara gebila ila hargasa habashegin dadku macawanba wa lagu yaqna hagar damo neef xamar wa magalo bosaso wa magalo maxa kujira
Somaliland ha Noolaato Viva Somaliland كل التوفيق للجمهورية المباركة أرض الصومال اللهم اجعل هذا البلد آمناً مطمئناً وارزق أهله من الثمرات، اللهم اجعل هذا البلد آمناً مطمئناً سخاءً رخاءً وسائر بلاد المسلمين. اللهم احفظ لنا امننا وإيماننا واستقرارنا وصلاح ذات بيننا، اللهم آمين يا رب العالمين.
Guul iyo gobonimo ayaan rajaynayna bi idni laah wa maalinteenii wa maalintaadii wa maalintii somalaliland guul guul insha allaah madaxwayna so noqo bi idni laah
Wadan aan dhaqaalo lahayn aan la ictiraafsanayn 😢 haddan waa ka dabaalanay ❤ Suuqii waaheen iyo suuqii arabsiyo guubtay 😢 haddan waa ka soo kabanay ❤ Viva Somaliland 💚🦷❤
Ma moodaa inuu iminka soo dhashay, muxuu hore ugu qaban weydey waxaa Aad sheegayso adeero iyo dhakhtaradaa. Aqtaqfirulaa muusoow, mida kale yaa yidhi nimaan halgankii ka qayb ahayni dalka ma hogaamin karo. Viva cirro☝🏼
Muuse wx weliba wn ku raacsanahy Laga reebo heshiiska(MOU) dadkii lahaa waa la kiraynayaa badda waad maqashiin waxa uu madaxweynuhu leeyahy(inaguna bad Aynu siino kulhaa) baddaasi muhiimada ay leedahay hadii uu ogaan lahaa muu siiyeeen Ethiopian ay Israel Soo dirsatay
Ka muu hadal Madaxweeyne yaashii ka horeeyey? 1-Abdirahman Tuur 2-ina Cigaal 3-ina Riyaale 4-Siinlaanyo 5-Fartiinii baad EEDEEN 6-CIRO Mar kale dooni mayno Fartiinii baad EEDEEN kuugu celinmayno ee si nabad ah nooga tag Muusaw
Madaxweyne muuse bixi cabdi waa Qarankii Somaliland oo lugaynaya waanu guulaysan doonaa insha Allah.
masha allah
𝗼𝗿𝗼𝗱𝗼𝗼 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮 𝘀𝗶𝗶 𝗮𝗱𝗶𝗴𝘂 𝗱𝗲𝗲
🤣🤣🤣
❤❤❤❤❤❤❤ soomaaliland guushe du waxay ku jirta kulmiye
Insha allah waad helaysaa codka shaki la aan
mansha allah guulayso mar labaad mudane madaxwayne insha allah
Mnsha Allah mudane mdxweyne guuul insha Allah
Guuuul kulmiye geesi muuse bixi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ilahay naguma kaa soo celiyo 🤲🏼
Amein wlhi😂
Dadku waa wada dhashay mana kala tagayo
Ilahay ha soo celio
Aamiin yusra luusaay😊❤
HuwanTa gudaha us👌
INSHA ALLAH tariikh da soomaaliland ayaa ku xusi donta marwal ba INSHA ALLAH
Insha allah guul madaxweyne
Allah bless you madaxweyne. VIVA Somaliland Republic
War qaranku me caqligaga xun kawaran halgankina adigu Madigan shegan Kara gebila ila hargasa habashegin dadku macawanba wa lagu yaqna hagar damo neef xamar wa magalo bosaso wa magalo maxa kujira
Inshalaah guul guul adeero❤
Madaxwayne guulayso somaliland wayku jeceshahay insha allaah markale nootali
Somaliland ♥️
Guul in Sha allah
ALXAMDULILAH SOMALILAND GUUL ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Inshalaah guul guul adeero
Somaliland ha Noolaato
Viva Somaliland
كل التوفيق للجمهورية المباركة أرض الصومال
اللهم اجعل هذا البلد آمناً مطمئناً وارزق أهله من الثمرات، اللهم اجعل هذا البلد آمناً مطمئناً سخاءً رخاءً وسائر بلاد المسلمين.
اللهم احفظ لنا امننا وإيماننا واستقرارنا وصلاح ذات بيننا،
اللهم آمين يا رب العالمين.
Somaliland hanoo laato
Lkn muuse illahay Naguma soceliyo
@@mustafeaxmed8267waa Sidaa Allah hayn dhaafiyo mid ka khyr qBa haynoogu badalo
GUUL INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul,guul Mudane Madaxweyne Mousa Bixi Cabdi Xildiid Robleh.
Adiga ayaa guulaysan doona 70%.
Insha allh mudane madaxweyne wad guulaysanysaaa insha allh ❤
Masha Allah guulayso Madaxwayne mar labaad insha Allah
Masha allah Guul iyo Gobonimo Somaliland insha allah ❤
Insha allaah guulayso
Umada ka xishood madaxwayne pls
Our beloved president MBC❤️
Madaxwayne Codka uun sawmaaha waan ku siiyay
Manshaalh madaxweyne MBC❤❤❤❤
Something to be proud of
Guul Mudane madaxweyne❤️❤️❤️❤️
Madaxwayne guulayso oo hore usoco ama adiga ama kiikhayrka lihi Allah haynoo dooro
Madaxweyne shacabku waxay rabaan isbadal waa sunaha dawladnimo🙏
madaxwayne dooran
muuse rooble ❤
Waa geesi qaran walahi guulayso aabo mbc❤❤
My president doornid wlhi masha allaah guul somaliland insha allaah ❤❤❤🎉🎉🎉
Illaahay naguma kaa so celiyo insha Allah
Muse will be back inshallah. Guul Somaliland.
Maasha Allaah
Xishoodka Illaahow hanagaqaadin
ITOBIYADA ISKASAAR CUNTADAKULACUNEYSA HORTA
SUBHANALLAAH
Masha Allah Masha Allah madaxweyne guuleyso rabi kusoo celi wuu yaqaan waxa dalkan iyo dadkan u danee 💚💚💚💚 💛💛💛💛 💚💚💚💚 💛💛💛💛 💚💚💚💚 💛💛💛💛
Guuul adiga iyo qarankaba
Guul❤Qarankaa Somaliland Muj.Bixi ❤7 years again ❤
Guuul madaxweyne
Wan in la fahma qudbada madaxwaynaha wuxu Ku so wajahy wakhti aduunku 3dagaal afka kula jiiro😮 Somaliland o midaysan ❤❤❤
Naga hor dhaqaaaq nio
Mashalah
Adeer Xaqaagii Iyo Zaa'idba Waad Naga Haysaaye Maanta Cafis Waydiiso Dadkaaga.
Adduunka lama ark nin wadan dhul siiyo
Dhulkeeno iib maha
Alle kuma soo celiyo waxaan joogaa Haramka Alle kuma soo celiyo.
Waa markii iigu horaysay ee ay iga khasaartay 18 minute oo wakhtigayga ka mid ah
Allah kama dhigo dabshide sidaada oo kale. Ah.
🤣🤣🤣🤣muusow ilaahay naguma kaasoo celiyo gaajad nagu laysy iyo sixir barare tag oo na dhaaf khayr helo
Haa😂
Ilaahay hana dhaafiyo
10 kalu sonoqana likiin markan gajada discount balaydin ka sameynyaa 🤣😂
Aamiin
Adeero iska naso liibaane
MBC guul
Guba shadii suuqi waheen
Marbaad umada foojari garaysay mar danbe maya saxanow
Hadal naxli isha alah wuu dhaaamaaan
Ilaahay nabad galyo dalka hagugu dhaafìyo insh alaah
Ano ah huwanta reer gedo
Hodhodhoo saxanow
Maangaabki oo qof ah
Guul saxane
Habaryar waa hadalkii kuugu danbeeyey eed umada usheegto insha allaah alle unoqo utanaasul dadkaaga pls
Mnsha Allah mudane madaxwayne guulyso sonoqo markale 🎉❤
Saxanoo Kursiguun noobanee
Miyaad qarxi tolow 😢😢😢
Wll Kay kursiga ilaahay iyo dadweynaha ayaa haya hala gaadho waqtigeeda waxa la yidhi sidi sididaada mooye dhul u dhacaaga hubso kii dadkan iyo dalkan kii khayrle ilahay hanoodoro
Haddu bannayn waayo qasab ayaa looga qadaya iskadaa
Baloodhadii aad ka boobtay uun soo celi tuugyahoow
@@abdilahiyusufyusuf3395 yaa ku yidhi cayahay
Reer Wadani Maanta Odaygii Wadnahay Jareen .
Mmmacsalaama
Shacabka somaliland waxay xaq u lee yihiin in ay ogaadaan caafimaadka maskaxda ee madaxeeynaha
Bal car wax macno leh haka hadlo ninkaa weyni
Alle Dhagartaa aad Hor galayso Hana waydaariyo
Amein😂
Guul iyo gobonimo ayaan rajaynayna bi idni laah wa maalinteenii wa maalintaadii wa maalintii somalaliland guul guul insha allaah madaxwayna so noqo bi idni laah
Adigaa burburiyey, imasaad dishay, imisaad xidhxidhay
Wadan aan dhaqaalo lahayn aan la ictiraafsanayn 😢 haddan waa ka dabaalanay ❤
Suuqii waaheen iyo suuqii arabsiyo guubtay 😢 haddan waa ka soo kabanay ❤
Viva Somaliland 💚🦷❤
Mbc ku abshir markale
Insha allah.guul
Nio shacabka ka xishood oo naga hor dhaqaaaq
Imanka laqad dhulki badi madadkacuni waba kamad teegine xagad kusocota
Saxanow in madaxwayne laguu doorto iskadaaye waxaad tahay danbiile qaran waa in maxkamad lagusoo taaga.
Ciraa la maxkamadaynaya oo layay cidankii oo basasay qarankii ku busharayso
indha adkaa dhulkii danta guud markuu dhameeyay badii aan xaraashee igu doorta indha adaygiii oo qof ah yaaaab
ILLAHAY Ha ku Soo nabad celiyo mudane madaxwayne muse biixi
Fariid fariidi dhashey isha
Bani,aadamka Alle hakaa dhowro
Qofan xishonay WA Kano kalee wlhi
Mudaa sidaa uu kaall geyaay walalah ah qarankii sidu ukaal kaxeyay nacaybkaa iyo qabyalad umadaa uu kaa laa dhex dhigaay midhan uuna qabaniim
Horaay ayuu ushegaay
AUN ABWAN MAXAMED XASHII DHAMACA
Alle ha kuxiftiyo mudane madaxwayne. Guul iyo gobonio❤❤❤❤
Mahadsanid madaxweyne sidda lexejeclada, waddaniyadda,waayo aragnimadda ee kor iyo hoosba aad noogu sheegtay waa mid lamidda tii malintaynu xorriyaddeenii godka ku rideynay inagoon hubsan oo somali jcl iyo aqoondaro ina hayso rag ayaa waar kadaayada hayey oo xornimadeena aynu haysano oo xataa umulba lafartan bixiyaa gaadhsiiyey lkn waxa lagu sheegey gaalo jecel iyo kursi jacaylnimo hadaase lagaranayaa wlahi adna waanadaadu waxay lamid tahay tii xiliggaa koley dad badanina wey fahmayaan allena dhamaanteen hayna fahansiiyo
Hadaraab
Jaaw jaaw adeero naabaad galyo
Allah kuguma soo celiyo somaliland. dhib aan adiga ahayn somaliland maqabto
Ma moodaa inuu iminka soo dhashay, muxuu hore ugu qaban weydey waxaa Aad sheegayso adeero iyo dhakhtaradaa.
Aqtaqfirulaa muusoow, mida kale yaa yidhi nimaan halgankii ka qayb ahayni dalka ma hogaamin karo.
Viva cirro☝🏼
muuse biixi sidaas ayaad ku dhacday ee xilka wareeji. SOMALILAND GUUL INSHALLAH
Adigaa is cadawa
JUUDAAN DHAWR CISHO AYAA KUU HADHAY ISKA SII NACNACLEE WALEE XAGAAD GELEYSID ILAAHAY NAMA GEEYO WAA LAGU NACAY DAL IYO DIBADBA
Shankale madaxwayne shankale
Adigaa burburiyey
Muuse wx weliba wn ku raacsanahy Laga reebo heshiiska(MOU) dadkii lahaa waa la kiraynayaa badda waad maqashiin waxa uu madaxweynuhu leeyahy(inaguna bad Aynu siino kulhaa) baddaasi muhiimada ay leedahay hadii uu ogaan lahaa muu siiyeeen Ethiopian ay Israel Soo dirsatay
Haaye banee kursiga sida Trump oo kle ayad soo noqone abtigy faridow 😂
❤ somaliland guul
Muuse reer somalilander cid dhaanta ma jirto aan doorano
Alle,naguma kaasoo celiyo
Sool bari yaa lagaa rabaaa😅
Sool bari maxaa yaala. Muuse iyo mar labaad.
Ka muu hadal Madaxweeyne yaashii ka horeeyey?
1-Abdirahman Tuur
2-ina Cigaal
3-ina Riyaale
4-Siinlaanyo
5-Fartiinii baad EEDEEN
6-CIRO
Mar kale dooni mayno Fartiinii baad EEDEEN kuugu celinmayno ee si nabad ah nooga tag Muusaw
Guul madaxweyne muuse geesi qaran codka adaa lehe
INDHA ADAGAA,MUXUU KU FASNAYAA, MA DAGAALKA,QAXA,JABHADOWGA,DHAQAALE BURBURKA.
ILAA CEEB LOOMA DHINTO