Maxkamadii Qarniga ee Case O.J Simpson | PART 2 |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 128

  • @Suzunadi
    @Suzunadi  Месяц назад +40

    Asc dhamaan, waxaan idinka raali galin video gaan oo qaybta 2aad saaid uso daahday. Waxaan i qabsatay arimo personal ah, laakiin waxaan idinka kaga mahad celin dulqaadkiina iyo taageridiina.
    Waxaan rajayn inaa videoga ka heli dontiin. Waxaan sugi la’ahay inaa commentigiina akhriyo. Thanks for sticking with me!

    • @suujeyte
      @suujeyte Месяц назад

      Hawlaha ilaahey ha ku fududeyo abyo keep on 10k coming soon🎉

    • @cabdixakiinahmad7073
      @cabdixakiinahmad7073 Месяц назад

      Waad mahadsantahay wllo

    • @nimcoruman1159
      @nimcoruman1159 Месяц назад

      Finally ❤❤

    • @samirajama6067
      @samirajama6067 Месяц назад

      adaa mudan qaaliyey ilaahy hakuu fududeeyo arimaahaaga❤

    • @Haamid-q8b
      @Haamid-q8b Месяц назад

      BYO TAAGERO WAA KUU NAHY BALSE MALIN WLBA VEDIO MASO DHIGI KRTH

  • @mohammedcade8718
    @mohammedcade8718 Месяц назад +2

    suzu runti waxa tahay gabar codkar
    ah hadalkagu waa clear waxana tahay inan
    somaliga aad ugn wacan thanks
    Like share waan saaray

  • @sundusxasan5173
    @sundusxasan5173 Месяц назад +7

    Mxa sidan odhan noga so dahday mar walba waso boqnaye ugu danbeyn ❤😊

  • @khadraomar5837
    @khadraomar5837 Месяц назад +3

    Yes finally 10k congrats dear sis 🎉❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +1

      Omg waan qiyaasi la’ahay in 10k oo dada igu xiran yihiiin thanks sis💜

  • @Selmamohamettt
    @Selmamohamettt Месяц назад +1

    Waala soo daahde ,si kasteY ahataba thank You buddy 🩷👸🏻

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan Месяц назад +3

    Thank you wlshy qaali marka ku aaway waa ku walwalay runtii aad baan u farxay soo labashadaada

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +2

      Bismilah videoga editing bas bu sugayy waxan duubay asbucii hore taladadii

  • @FloralAhola
    @FloralAhola Месяц назад +1

    Thanks walal laakin maalmahan update ma tihid ee plz noosoo badi hada documentary gan qaybta 2 10 days baan sugaynay

  • @AbdulkadirMusse-k1f
    @AbdulkadirMusse-k1f Месяц назад +1

    Asc suzu runti waxa tahay gabar codkar ah hadalkagu waa clear waxana tahay inan somaliga aad ugn wacan thanks
    Like share waan saaray

  • @mulkibare
    @mulkibare Месяц назад +1

    Mahadsanid sausugaye le prt 2😍💕💕

  • @Mssdaily
    @Mssdaily Месяц назад +2

    Xili an qurac karin jirin an kariyay manta si buq la.an ugu dhagesto sheekadan❤ inkasto laso dahday lkn said ugu mahdsnthy ina waqtigan oo dhan galisay😊

  • @DuniyoSalaad
    @DuniyoSalaad Месяц назад +1

    Anaa ugu horeeyo welcome back queen mar walbo ood soo laabato waa kugu farxaa qalbi ❤❤❤

  • @hoodoabdi8859
    @hoodoabdi8859 Месяц назад +7

    Waaba kuu walwalay markaan mudo waayey muqaalkaga Alxamdulilah weeye hadaa nabad qabto guulayso dear

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 Месяц назад +1

    Hambalyo for 10k qalbi
    100k no rajeyna next ❤

  • @MariaAbdinur-l8y
    @MariaAbdinur-l8y Месяц назад

    Hambalyo xabibi inkabadn istaahisha reer command hambalyo soo dhaha 🎉

  • @Bahjahappy1798
    @Bahjahappy1798 Месяц назад +1

    Susu byo noso badi video waad naga so daaheysa 😭😭😭😭

  • @hananhamze8712
    @hananhamze8712 Месяц назад +4

    Aad iyo aad adiga u mahadsan abayo qisooyinkaga zaaida ugu xeranahay wana kaga mahad celina sida waqtigaga noo siisid waxan kaa codsana ina noo soo badisid Channel kaga videos ka ku jiro oo dhan waa wada dhamestay mar walbana waso boqda si aan u fiiriyo wax cusub ina soo galisay mahadsanid mar kale 💕

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +1

      Waan so badin abayo, waan ogahay inay dad badan jecel yihiin lkn kaysaska oo waqti qataa asbuuc midkiiba inaa reserach sameyo iyo anigoo sometimes lazy noqda😭 but inshallah waan dadaaali🫶🏽

  • @NasraAbdi-f1i
    @NasraAbdi-f1i Месяц назад

    Welcome back xbbti

  • @adnaaadanali5253
    @adnaaadanali5253 Месяц назад +1

    Mahadsanid xppti ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 waan sugaaay wlh

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett Месяц назад +1

    Gabadha❤ kaliya❤ si fiican ❤ u faah faahisa qi sooyinka❤ from hargaysa❤

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 Месяц назад +1

    Ayy tan qiso way dhaafty gudbinta waa cajiib ❤

  • @KowtharAbdirizack
    @KowtharAbdirizack Месяц назад +1

    Aaad baad udashay wlhi mcnto 😢❤ thx 😊 o.j wu tahay dilaka sas isleyhy ani🙏

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +1

      Thanks mcnto🫶🏽❤️

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Месяц назад +1

    Qisada rodny King soo daa jacayl 😢😢🎉

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB Месяц назад +2

    Thanks inkastoo lasoo raagtay

  • @nazrazead
    @nazrazead Месяц назад +1

    Keep going wlloh mcn love you ❤

  • @mukhtarali2457
    @mukhtarali2457 Месяц назад +1

    Mahadsanid Sundus. Anigu waxa aan si hubanti ah u aaminsanahay in uu Og Simpson uu ahaa dilaaga, sababtuna waa hab gudbintaada oo mar ka dhigaysa danbiile mar kale na ka dhigaysa dulmane. Balse anigu inta aan ka fahmay tabintaada waa danbiile si xeeladaysan uga dhuuntay sharciga waqtiga iyo duruuftu na caawisay. Ninkaas danbiga waxa ka maydhay cusriyqddq ka jirtay dalkan. Aadbaan u sugaayey qaybtan labaad waad mahadsantahay Sundus walaal

  • @sibrahim2203
    @sibrahim2203 Месяц назад

    asc waad mahad santahay habo

  • @munamuse1721
    @munamuse1721 Месяц назад

    Ani waxaan aaminsanahay inuu isaga dilay. Cadaymaha la helay dartood baan SaaS u leeyhay. Mahadsanid walalao sidaad noogu soo gudbisay.

  • @Maaida-z3j
    @Maaida-z3j Месяц назад

    Waaa nagala soo raagtay lkn cafio

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 Месяц назад +2

    Fikerkygu wuu aha dilaga waxana cawiyy uu ku badbaday cunsuri nimada iyo danbi barihi benta ku dhintu wa akx hdu dhinty😂❤

  • @Idmaan.
    @Idmaan. Месяц назад

    Wow ah haaa saa rajenayo

  • @ahmedhajimohamud875
    @ahmedhajimohamud875 Месяц назад

    Muuqaalada like ma siiyo anigoo daawanin lkn adiga marka furo muuqaaladada horaa like ka siiyaa 👍👍👍

  • @Wiifto406
    @Wiifto406 Месяц назад

    Waxaa kuugu hambalyerna 10k walaalo,and I always watch yo vids to eat food😂

  • @qiimobdandaahir2631
    @qiimobdandaahir2631 Месяц назад +2

    Thanks byo son of sam Ku xiji aby❤

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Месяц назад

    10k 🎉🎉🎉🎉 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🫶🏽 gib going qali

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 Месяц назад

    Mxaa idhaafay ayaanta

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa Месяц назад

    10k comn soon insha allah. Mida kle azxpyy liketa saara vedio meel dheer oo tagaa azxab kle helnay markaas❤ mahadsanid sister taagera weyn ku ahy lovve you❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Awww thanks Bahja abayo❤️ usheeeg dadkan ku yaca dheh

    • @Dr_bahjaa
      @Dr_bahjaa Месяц назад

      @@Suzunadi wa sidaas. waad uqalantaa kabadan inta heysto insha allah waana gareysaa insha allah 🤎

  • @NajahIndho
    @NajahIndho Месяц назад

    Welcome back xbbti mar walba wan ku garab taaganahy eed ma lihid hadaad laso daahdey part two wayo qof walba nolol u gaar ah aya sugeysa noloshu tan social media keliya mahan🫶😘

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +1

      Awww thanks abayo🥹🫶🏽

    • @NajahIndho
      @NajahIndho Месяц назад

      @@Suzunadi 😊🫶♥️

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 Месяц назад

    Hhhh ,Dilaa lacagta u shaqeyse waaye ,asaa dilay ,balse Xaalada cunsiriyada buu ka faa,iideystay

  • @IqramahadAli
    @IqramahadAli 23 дня назад

    CadaaLad meesan HeLin Gabdha Iyo wiilka😭

  • @sibrahim2203
    @sibrahim2203 Месяц назад

    asc habo waad mahadsantahay

  • @nasraabdinasra9271
    @nasraabdinasra9271 Месяц назад

    Sheekadan wareerteyda ii wadataa in kastoo aan ka helay Welcome back Sunduseyyy ❤😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +2

      😂😂 cases saan camal ahboo wareerta idin galisa inay so daayo weye

    • @nasraabdinasra9271
      @nasraabdinasra9271 Месяц назад

      Haa noo soo daay😂😂❤​@@Suzunadi

  • @aminabodleh6733
    @aminabodleh6733 Месяц назад

    ❤thank you walalo macan

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 Месяц назад

    Thank you abayo inkastoo soo daahday lkn aniga waxan aminsanhay inu aj dilkaas gaystay inu maxkamadi ka bad baadayna waka xumahay markasto kisaskada firsadana waxan ogaaday adunko dhanba inaysan cadalad ka jirin markale mahadsanid abayo sida quruxda badane noku tabisid kisaskan

  • @Birdia423
    @Birdia423 Месяц назад

    Asigoo ila ahaa dilaga ani💯

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok Месяц назад

    Runtii dadka galada kisaskoda waba warer gabadha zaxipteda wanag miyay usubisay buga ay ka qortay xumanteda ahayd xita in ayada iyo tan dhimatay uu xirir dhex maray alx cala nicmatu islam🤲🥰

  • @awkeismail7167
    @awkeismail7167 Месяц назад

    Marwo part 2 waxan u sugeynay sidii ciyaraha champion legsl

  • @fartun4833
    @fartun4833 Месяц назад

    Xabbti ninka waa dilaaa

  • @MamaMcn-no6xd
    @MamaMcn-no6xd Месяц назад

    😊gulayso byo part 1 baa dawaday

  • @nasrocrasaaq1051
    @nasrocrasaaq1051 Месяц назад

    Tnkz quen❤

  • @sapreenah
    @sapreenah Месяц назад +7

    You took so long to upload thiss😢 heh not SERIOUS sistee

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +1

      I was rotting in bed😭 fr tho

  • @sapreenah
    @sapreenah Месяц назад

    Best story teller 🥹💜

  • @ubaxayaan9890
    @ubaxayaan9890 Месяц назад

    Mahadsanid waxbadan baan sugayay ❤

  • @Indhos.
    @Indhos. Месяц назад +1

    Fikirkeygu wa inu oj aha dilaga wna ka xumahay inan lagu ogin danbigas

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 Месяц назад

    Abayo maxad ula so dahady mis kale lowarad ayad ku ficnthy❤🎉

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 Месяц назад

    ❤😊qalbiyy ilhy hku fuddyo how lhaga tnx sad uso tabisyna

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Месяц назад

    Black American ka waa dad jaahalin ah oo xaaskooda dila badanka

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 Месяц назад

    Anig ahan asa dilay is leyahay wayo dhawaca ku yala dhiga ninka kale oo garagisa laga helay Lkin cusarninmo ku bad baady mahina wed is ka cadahy dilaga waa asaga 😊

  • @QueenSuusuu
    @QueenSuusuu Месяц назад +1

    Qeybta koobaad markaan daawady wxn aaminsanaa inuu dambiga isagu galay lkn qeybta labaad markaan daawady shaki baa igalay wllhi😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Waa shakiga garsoorayasha ju dhashay

  • @bashiirmahamud5313
    @bashiirmahamud5313 Месяц назад

    Hal malyan kabadan bad u qalatay wlshy horay u soco

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 Месяц назад

    Ciil badanaa dilaa fakaday

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 Месяц назад

    Mahad sanid 🌟 aniga waxay ila tahay inuu isaga diley marka dhinacaya badan fiirisid ❤si fiican oo aad fasiix u ahana waad u sharaxa dey allaha ku xifdiyo ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Amiiiin amiiin ❤️ fikirkaaas wan kula qabaa

  • @MariaAbdinur-l8y
    @MariaAbdinur-l8y Месяц назад

    Mahadsid xabibi zuzan qisada aad ee udheeret lkn ani ahan fikirkeyga o j dilkas ma gesanin inkasto buuga if I didn’t aa jeclaha laha ina aqriyo iga caawin kehen in isku ekyihin dilka iyo qoralka buuga eny way dilka asga mageesan mahadsnid ilahy ku xifdiyo mustaqbalka waxa ku rajena qadiyadaha wadankena ka dhaca ina ka shaqen dontid I love you so much ilahy ku xifdiyo

  • @sibrahim2203
    @sibrahim2203 Месяц назад

    ❤❤❤

  • @AxmedkhaderCabdilaahi
    @AxmedkhaderCabdilaahi Месяц назад

    Asc abayo😅😅❤

  • @ilyaasmaxamed3141
    @ilyaasmaxamed3141 Месяц назад

    Mhdsnd wll qali ah

  • @Ewww70
    @Ewww70 Месяц назад

    waxan ogaaday lacagta wax walbo iney ka horeyso ani fikirkeyga anona ufiirineynin modow lakiin dilka qofka geystay waa asiga

  • @sibrahim2203
    @sibrahim2203 Месяц назад

    🫶🫶🫶😍😍😍🤍🤍🤍

  • @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
    @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad Месяц назад

    Aniga figrad ahaanteyda o.j waye digaaga lkn wuxuu ku badbaaday qaladaadkii ee police ka galeeyn

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 Месяц назад

    Aadban uga hela qaabka aad uga sheekaysid qisoyinka sida ado waxa dhici doona og hadana wa aad ugu egtahay inadan ogaynba xiisey usii yeelaysa sheekada anyway waa ku mahadsntahay wakhtiga galisey fikirikaygana asaga dilay qumayga gabdha

  • @farduuscabdi1934
    @farduuscabdi1934 Месяц назад

    Wllo waan iloownayba markalaan soo daawan

  • @Ayan-yr9
    @Ayan-yr9 Месяц назад

    Mcnto mahadsanid, wan ku walwalay waxaa is dhahay Xataa amaa TikTok kalaa Hadasha if she is doing well ❤we love u sister ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад +2

      Aww you should have tho, i always answer my Dms but I’m back and better now 🫶🏽😚

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Месяц назад

    Haladilo qumayada wexeey kaqaaday gabar miskiin ah oo lasooqaday

  • @GogoHassani
    @GogoHassani Месяц назад

    Saida u xanaqsanahy waxan maqli jiray cadalada ine indhaha ka xiranthy lkn qof xaqiisa in la dafiro waa wax aad uxun 💔 wei samesay qisad qaab dumar ahan io qaab bini adan ahaan wx kasto maiska indha tiri karno finger print dhiiga gloves ka boorsada dhaqankisa marki la arkay wxs dhan lkn mxa samen karna dawade le ka nahay 🙂 anyway filaga Waa O.j naclad haku dhacde

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Maxkamada waa inaa bilaa shaki cadayn kartaa. Si kasta oo wof danbiile u yahay hadii ay haysteen lawyer kala rogi kara wakaas banankay mari

    • @GogoHassani
      @GogoHassani Месяц назад

      @@Suzunadi sax wye lawyerka wx kasto sbb u eh lkn wxaso cadeen eh side iskaga indha tiren hdana nimanka laso dortay o maxkamada jogay labada dhinac weka kafikirayan bulshada seu arkan asasiyan dhibka dhan dowlada wye inte lagu arke dad dhan laso dortay ine si sax wax u maxkamadeyan oka fikira selagu arki dona war wlhi ciila ihaayo😂😭

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Месяц назад

    aniga ilaa malinki aan kiskaan maqlay ilaa hada waxan aminsanahay ani ninkaan dilka gaystay balse alaha ayaa og sida dhabta

  • @sihaemhussein883
    @sihaemhussein883 Месяц назад

    O.j dilaaga uu ahaay

  • @ferihaahmed5855
    @ferihaahmed5855 Месяц назад

    Aniga fikirkayga dilaa gu waa oj wxuuna ku bad baday poliska oo cunsi ahaa iyo markas oo cunsuriyad ka jirtay wadanka xalado booqa buu ka dhax faiday

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Poliiska khaldkoodi ,xiligaas oo arino badan oo cunsurinima iyo banan baxyo sidii tii 2020kii oo kale oo socday. Aduun ba isku darsamay

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq Месяц назад

    Anuu marki horeba ma aminsaneen inu o.j gaystay dilka anyways thank u

  • @naimam7933
    @naimam7933 Месяц назад

    Did oj did it.

  • @mohamedbashir3590
    @mohamedbashir3590 Месяц назад

    Waxaan aamiinsanay O J diilka gaystay

  • @SafiaaliSafiaali-rc3tw
    @SafiaaliSafiaali-rc3tw Месяц назад

    Alle meeqo mar kuso egy ina so dhigtay ina kle😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      I know sorry sis

  • @user-uc5el9ed4h
    @user-uc5el9ed4h Месяц назад

    Asagaa dilay laakin lacagta waa hadashaa😂😂😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Lacagta lawyeriinta ugu fcn bay kuu awoodaaa

  • @zamzamafrah
    @zamzamafrah Месяц назад

    Walaalo Mahadsanid 10k subscribers marka xiga waan dhamaystay midaan iyo midii hore mana garanayo clip dhankaaga ka yimid oo aanan dhamaysan kuli waxaad soo duubtay oo dhan waan dhamaystay
    Hambalyo ayaan ku leeyahay ma jiro qof sidaada usoo tabiya crime Storyga
    Ani ahaantayda fikirkayga waxaan aaminsanahay OJ inuu dilaaga saxda ah ahaa
    Codsi kale maka soo hadli kartaa Sheekada Tupac Shakur and ilove that guy waliba heestiisa dear mama 😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Thanks abayo mcnto hadalada wanaagsan inshallah case kalana waan eeegi!

  • @hodanabdinor2184
    @hodanabdinor2184 Месяц назад

    Saida uga xanaaqey inoo badbaadey lkn garsoorayasha baa qaladka leh sbbto ah wxee ka fakaraayen dadka see uarki doonan taasna waa midaa loo baahnen ka garsoore ahaan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Somaha . Cases ka dhan samayn badan bu lahaa qofnana marabo in aduunkan cunsuri ba tahay la dhaho asagoon ahayn

  • @NazzyAbdy
    @NazzyAbdy Месяц назад

    Pls gumaysiga naga daa sidn followers kuma helyside😊

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Месяц назад

    Qof aad u xun buu ahaa xoogaagii magaca ahaa ee uu haystay buu ku dulmiyay dadkaa naftoodii wuuna u awood sheegtay lkn awoodda inuusan waligii haysan karin ma ogayn

  • @ibraboy3822
    @ibraboy3822 Месяц назад

    CAJIIB SHEKADAAN ANIGA AYAA KU WARERAY O DAWANAYA MAXAAD MUDA DAMBIBAARE 😂😂😂

  • @hajihasen4103
    @hajihasen4103 Месяц назад

    Why ayaa looga shakiyi waayey ninka cad ii la dagana O.J ee markii horana la dagana xaaskiisii hore!

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  Месяц назад

      Case poliiska automatically hal nin basay ka shakiyeen meel kale xita ma baaarin

  • @mankacade7024
    @mankacade7024 Месяц назад

    First

  • @AliAbdullahi-ui8xs
    @AliAbdullahi-ui8xs Месяц назад

    10 kun adiga oo aan gaarin ma sexanayo caawa sister ❤❤

  • @faizaahmed1697
    @faizaahmed1697 Месяц назад

    ❤️❤️❤️