Naftaada ha dhaliilin hana isu arkin inaad faashil tahay ee u arag in aad isku day day balse aad kuftay walina aad hore usocoto oo aad wadada guusha cagta ku hayso sidaas ayaan u fahmay walaal Cumar. Zaman xun ayaa lagu jiraa Garabkeena Alle ha galo.
Waa sax ustaadii aniga waxa markasta igu soo celiya waa tiktok ama Facebook, aniga horta runahantii 12 sano ayaa ku huda jiraa maalintastane waa murug iyo dhabar xanuun niyad jab caajis saa id ah, marka social media waa qeyb weyn oo dhalinta ku celiya.
omar inshar aad iyo aad ayaan kaka mahad celina wll madama video yashada ineey sababan noloshayda ineey isbadasho qeyr allah haku siiyo marwalbo wll ilahay kasugo noloshayda adiga badbadiyey ur videos means a lot keep it the good work I.a I hope ur videos will save more dhalanyaro like me that watch xxx waa wax xun wlalayal wlhi cadeem 😢 aan isku wada soo ducoyna ine ilahy mardanba nako celinin after this video
In canaawiin aad utaya badan in lasoo diyaariyo oo weliba aan kala joogsi lahayn , haddiiba ay wax tuseyso waxey tusaysaa sida ay kaaga goantahay waxa aad noosoo gudbineyso iyo ficilkaaga iney isleeyihiin Ustaad ilaahay hakaa abaalmariyo hawshaan aadka uqiimaha badan ee aad noohayso
Aniga oo ka cunteynaaya McDonald's aan 10 years ka hor iska dhaafay oo leh "bal maxaa chunk food kugu celiyey caafimaadkaaga dilaaya" baan daawanayaa muuqaalkan ka hadlaaya waxa aan hadda sameynaaya. What a coincidence is!
@cumar inshar saxiib wax badan ayaa kaa faa ii day mahadsanid alle kaso kow adaa mahadleh muuqaal aad one year ago soo galisay ayaa daawaday ilaa iyo hadda waan kugu xirahay labada Channel ba mahadsanid Mar labaad runtii caadoyin xun Ayaan iskaga dhaafay muuqaalkaas noloshayda Dib ayey u iftiintay Qof caadiya ayaan noqday runtii wax aan kuugu abaal gudo ma aqaanni
Wan idin salamay dhalinyaro. Ka warama hadii aynu group samaysano intenan siigaysata. Wuxuu inaga cawinaya in aynu is dhirigalino,is challenge garayno sidoo kale waxad helaysa dad aad isku hadaf tihiin
WLL Qaabkaan aad go’aanka u qaadatay baan wllhi ana u qaatay maantana Alhamdulilah nafteyda waan ku faanayaa waayo go’aan un kuma soo koobin ee waan ka dhabeeyey adna insha’allah waxaan rajeenaa inaad ka dhabeeso , talo yaraan kugu darsan lahaa 5 waqti masjidka ku tuko , isniin iyo khamiisna soon , waa hadaad awoodo soonka xiliga horana seexo oo habeenka saacada tellka intaa ku xiratid soo kac marka sharqanta kala yaraato oo kaliyaa intaa meel tagto ilaah bari oo suneeso oo tuko rabi talo weydiiso , waxaad kalood sameesaa jar inta asxaab aad leedahay xun oo dhan oo danbi kuusoo jiidi karo , teeda kale waalidka u baari samee hadee kunool yihiin, taldeyda u danbeeso waxee tahay : GO’AAN KAAN AAD QAADATAY KA DHABEE WLLHI HADAAD KA DHABEESO ADUUN IYO AAKHIRABA WEE KUU HAGAAGAYAAN RABI ADOO MADIISA USOO LAABTO OO TOOBAD KEENO WLLHI WUU JECEL YAHAY , والذين إذا فعلوا فاحشة أو ظلموا أنفسهم ذكروا الله فاستغفروا لذنوبهم ومن يغفر الذنوب إلا الله ولم يصروا على ما فعلوا وهم يعلمون** أولئك جزاؤهم مغفرة من ربهم وجنات تجري من تحتها الأنهار خالدين فيها ۚ ونعم أجر العاملين*.. rabi kuwa ulaabta oo danbigooda sii daa imin wuu cafiyaa oo janooyin buu galiyaa ayagoo ah waliba kuwo kuwaaraayo ❤️الله اكبر ilaah ulaabta walaalayaal waa iga talo dhibtaan waan nila soo arkay faa iido idiin malaha wllhi aakhirana ciqaab aduuna haba sheegin hadaad mari murug iyo wax qabsasho la’aan iyo duli nimo buu ilaah kugu salidi , ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة أعمى wllhi wll jaanis baad heesataa maanta hakuugu danbeeso waa iga talo , HALKAAN WAXAAN OOGA MAHAD CELINAYAA OMAR ISHAR OO IGU CAAWIYEY rabi haka raali noqdo aakhiro iyo aduun asaga iyo waalidkiisba anagana sidoo kale mahadsanid wll adna saasaan iga talo ah insha’allah ilaah baan kuu baryaa si uu kuugu fududeeyo adi iyo dhamaan dhalinta somaliyeed 🤲🤲❤️
Jasaakalah adigana wll
Adbaa umahadsantahay wllo
Jazakallah kheyr walalkey Allaha kubarakeeeyo Allah waxaan kabaryayaa inuu madobeeyo dhowr jeer ayaan goaan kaqaatay waana kulaabatay lkn Markan waxan allaah weydisanayaa oo aanka baryayaa inuu IGA madobeeyo Wax waliba oo xun oo ay ugu horeyso caadadaas xun yaa allaah Adoon kaga ayaan ahay isoo duceeya walalayalow Insha Allah intii Ila mid ahna alllaha kamadobeeyo
Allaha kusharfo walal qaali ❤
Naftaada ha dhaliilin hana isu arkin inaad faashil tahay ee u arag in aad isku day day balse aad kuftay walina aad hore usocoto oo aad wadada guusha cagta ku hayso sidaas ayaan u fahmay walaal Cumar.
Zaman xun ayaa lagu jiraa Garabkeena Alle ha galo.
Alxm ugu horreyn waxaa mahad oo dhan u sugnaatay Allah Caza Wajalla. Intaa dabadeed waan kaaga mahad celinayaa Podcast gaada quruxda badan dhab ahaantii aniga waan ku dhibanaa arinkaan balse si tartiib tartiib ah baan kaga xuubsiibanayaa. Wallahi kalsooni nafeed baan dareemayaa waqti xaadirkaan.
Asxaapta, arrinkan siigada ah markaad iska deyneysid waa dhib badan tahay sababtoo ah qabsiimo ayey leedahay balse waa leyska deyn karaa. Kaliya waxa kaa xigo ayaa ah inaad bilowda karaameynta naftaada adiga oo ka fekaraayo mustaqbalkaada. Aniga hadda waxaan maraya heer aysan wax macno ah aysan ii sameyneyn aysanba iga maqneyn balse ogow waa kufaa waana jafjaftaa waana kasii socdaa.
waxaa iigu dambeysay sanadka 2021 bishiisa July 15keeda maalin khamiis ah.
Kasoo bilaw maalintaas illaa iyo maanta ugu yaraan 20 jeer waa kufay balse uma joojin, oo dhab ahaantii waxaan u arkaa iney wax caadi ah tahay in la kufo. Markii iigu dambeysay ee aan kufay waxaan laga jooga 3 bil, aniga oo aan kuf isdhahayn ayaan kufay balse uma joojin umana joojin doono.
Maanta heer waxaan maraa ay wetdreams iisoo laabteen markii aan siigada sameyn jiray iskumaba arki jirin tani waxay nafteeda ku abuurtay kalsooni kalsooni aad u weyn, Mahad oo dhanna Allah(SWT).
Talo dhalinta ku dhiban arrinkaan waxyaabaha iga caawiyay aan idinla wadaago:-
1) social media oo aan kasoo reebay whatsapp iyo instagram inkasta oo insagram wali waxyaaba dareenka la fal gala laga helo sida sawirro iwm balse aniga howsheeda ma ahan oo waxaa kala socdaa waxyaabo wan wanaagsan. Marka Tiktok Facebook waa labada ugu daran ee ku yaac, waqtigana wey kaa luminayaan waxyaabo badan oo dareenkaada la fal galaayana wey ka buuxaan sidaad darteed iska delete waqtil xaadirkaan.
2) VPN taleefankaada ama laabtoopkaada haku soo dagsan haddii uu kuugu jirana haddaba iska tuur waa haddii aad naftaada karaamo iyo mustaqbalkaada karaamo u heyso. Sharta Vpn ka uu leeyahay ayaa ah in adiga oo iska fadhiya wax xun niyadaada aysan ku jirin in farjucis guduheeda ay maskaxdaada wax kusoo dhacaan ama indhahaaga aa waxaa arkay gabar iska dhaqan oo tiktok ka niikineysa, isla marka aad aragto maskaxdaada waxaa loo sheegaaba in waxay aragtay oo dhar la'aan ah aragto, fakatax Vpn dalaq connected kadib chrome haye intaa uma dhaafayo kadib muuqaalkii tiktok mid ka daran oo si toos ah dareenkaaga ula fal galaayo ayaa daawaneysaa maxaa ku xigo SIIGO. Marka sidaas darteed intaad VPN ka fogaan karto ka fogow!!
3) Caloosha aad inta buuxsato kadibna aad sariirta dhacadiid u jiifsaneyso iska daa qofnimo ahaan kuuma wanaagsana inaad sidaa sameyso. Haddaad kalinimo iyo calool buuxdo isku darsato haddaba adiga ayaa is toogtay ee la soco!! Cuntada ka cun wax kuugu iska daa cuntada aad u cuneysid sida xayawaannimada ah waan is ognahay dhalinyaro nafteena dhib ayaa ku heynaa ciddana cuntada waa ka dhameynay.
4) Haddii aad saaxiip leedahay hakala sheekeysan fadlan fadlan waxyaabo dareemaha la fal galaayo teeda kale haddii aad kulantaan haasaawuhu afka haku ekaado intaa haddii uu dhaafo markaad kasoo tagto dhalinyarooy waan ognahay waxa ku xiga, arrinkaan aniga aad ayuu ii dhibay ugu dambeyn igu kalifay inaa kala tagno qoftii xiriirka naga dhexeeyay sababtoo ah ma guursan karin oo ma awoodin sidaa darteed ayaaba waxaa go'aansaday in aan wax xiriir ah sameyn illaa ka awoodo in aan guursado. Waa iga talo walaal haddaad aniga cml tahay oo arrinkaan ku heysto qofkaa iska fasax mustaqbalkaaga waa ku ciyaareysaa ayadana keedana waa ku cayaareysaa balse haddii uusan haasawihiinu gaarsiisneyn wax dareenka la fal galaayo xiriirkaada wado.
5) Allah talo saaro oo duceyso oo salaadaada wanaaji kana bari Allah inuu kaa madoobeeyo waa hubaal in aad ku guuleysaneyso ka guuleysiga Filamada xunxun iyo siigada. Ma ogtahay mar waliba oo siigeysato in qubeyska kugu waajibayo, sidaa darteed aniga ayaa soo arkay nafteyda oo qubeyskii ka caajistay sidaana salaada uga tago oo maalin kadib qubeysto kadibna bilaabo haddana arrintii soo laabato oo aan goobadaas ku wareegsado. Wallaahi asxaabeey meesha aan kasoo laabtay meel sahlan meel ku naqashadeedana aan u xiisay ma ahan mar walbo oo aan soo xasuusto sida aan ahaa iyo hadda sida aan ahay kun jeer baan Allah u mahad naqaa oo iigu kaalmeeyay inaan kasoo laabto bohoshii aan ku socday!! Alxamdulillaah Yaa xayyu yaa Qayyuum. Wabillaahi Towfiiq.
Waxaan kuu rajeynayaa nolol qurux badan oo ka fayow wax kasta oo xun.
Zhp qoraalkaan inaa note ku qorto rabaa si aan copy u dhaho iga caawi🙏🙏
Runtii Dhalinyaro badan ayaad ka saartay xaladaa Adoonimadaa Alle hakaa siiyo Ajar iyo Axsanad Insha Allah
Naftaada iyo shaydaan ayaad jihaad kula jirtaa qodob mihiim ah weeyi ilaahay waxaan weydiisaneynaa wanaag wixii xun oo dhanna aan ka leecano mhdsanid ustaad cumar.
Omer inshaar wlle qali , waad mahdsantahy, waxaan jeclaan lahaa inaan kula hadlo xgeen kaala soo xariiraa
Gmail kala xiriir account weyn yaala
الله يحفظك يا استاذي
Subxaanallah hadalku xaqiiqsana waxa sababa inaad murugooto ama aad niyad jab dareento sidoo kale isku buuqa xanaaqa jazakallaah cumar in shaar
Alx walal cumar inshaar videoyadaii hore aad ugu hadashay siig* markaan daawaday ayan iska daayey shukrn ustaad
Waxey leedahay siigada Depressionen,Stress, iyo inaa noqoto qof ka go'doonsan bulshada .
Marka walalayaal bahashaas cawaaqib teeda .waa idinkaga digaayaa,.
Aniga i seejin gaartay mustawaha nolasha alxd.
Marka ka fogaada intaa awooddo
Alah ku xafido walal aad iyo aad ayaa no fahsisey arintaan 🥰
Mahadsanid walaal abuu feysal
Shukran ustaad sidaad noo dhiiri gelinesid🇸🇴💯🙏🙏
Masha Allaah ustaad Cumar inshaar Allaah ha kaa abaal mariyo wacyi gelinta da'yarta
Aadbad u mahadsantahy wll macalin
Nio rageedi baad tahay wllhi zxp ani waan ku haysat qaabka aad u sharaxday arintaan 🤴 👑
ماشاء الله الله يبارك فيك
Cumarow wallahi ma Garanayo waxaan Abaalkaaga Ku gudo runtii waano iyo wax u sheeg waad Noo dhamaysay Abaalkaagu Waa Inaaan Janada Kugu duceeya Alle haaa Nagu kulmiyo insha allaaah
Waa sax ustaadii aniga waxa markasta igu soo celiya waa tiktok ama Facebook, aniga horta runahantii 12 sano ayaa ku huda jiraa maalintastane waa murug iyo dhabar xanuun niyad jab caajis saa id ah, marka social media waa qeyb weyn oo dhalinta ku celiya.
Shukran al ustaad OMAR INSHAAR. Wlhi ustaad wx abdan ayaat kabdashe nolosheyda mr wlibana ina ku mahad celiyo kama dalayo Ustaad abaalkaka janadul firdowso alaha hakaka dhigo abaal gooni kuhyaa ustad ❤🙏
Waad ku mahad santahay USTAAD OMAR INSHAR
Mahadsanid omar inshaar
ustaad omar inshar aad io aad ayaa umahadsantahy wlahi dhibatada laga dhaxlo waan arkay runtii, caajis badan iyo in aadan isku qanacsaneen qofkaa tahy , haba ugu darnaatee banooni markii la dheelayo oo kle inaa horay kadaasho neef la,aan cml body balance oo is badalo kiiloyin ku fulaan oo kle caafimaad daro IWM.....................................................................................
HADII AAD KUFTO MICNAHEEDU MA AHAN INAAD XAFADA USOO LAABATID YEELKEED WAA INAA KACDAA OO JAFJAFATAA HORAYNA USOCOTAA......................
maanta igu danbeso 16-dec-22
Adigoo kaleh Allah hanoo badiyo
Kaalin fiican baad bulshada u haysaa
Halka dhaliyaradii kel qabyaalad iyo siyaasad laguqaatay
Thanks wllo cumar
Marka ay kugu soo. Dhacaan inaad xumaan samayso ama wax xun4 degdeg uga kac halyard fadhido ama kudhexjirto
omar inshar aad iyo aad ayaan kaka mahad celina wll madama video yashada ineey sababan noloshayda ineey isbadasho qeyr allah haku siiyo marwalbo wll ilahay kasugo noloshayda adiga badbadiyey ur videos means a lot keep it the good work I.a I hope ur videos will save more dhalanyaro like me that watch xxx waa wax xun wlalayal wlhi cadeem 😢 aan isku wada soo ducoyna ine ilahy mardanba nako celinin after this video
Wllyal iso duceya xanun ayaan daremaya
Allah ku caafiyo walal adiga iyo dhamaan inta xanuunsan
Manshallah maclin Omar respect
Alla akhii ku jecliyaa mar walba duruufta i haaysata
Waxaa iigu danbeso mantay oo tariiqdu tahay
18/12/22. Ilaahay haidinka madobeyo adinkana dhalinyaro❤
1 mahan 2 mahan 3 sano aa i waaninoosaa anoo dhex dabaalanayo ayaana is arkaa qof xun waa maqli jire lkn aniga ina ahay ma aanan ogen 😭💔
Ma tihid qof xun ee sad iskaga day lahayd waxa so qoray wll keen raac qoralkiis Ahmed abdulahi
In canaawiin aad utaya badan in lasoo diyaariyo oo weliba aan kala joogsi lahayn , haddiiba ay wax tuseyso waxey tusaysaa sida ay kaaga goantahay waxa aad noosoo gudbineyso iyo ficilkaaga iney isleeyihiin
Ustaad ilaahay hakaa abaalmariyo hawshaan aadka uqiimaha badan ee aad noohayso
Masha allh ustaad shukrn❤
وعليكم السلام اخي
Mahdsanid ustaad
أريد انت تتكلم قصة عبدالإله مرسل
Kusaliya nabiga ﷺ
صلي الله علىيه وسلم ❤
بارك الله فيك اخي الكريم عمر انشار
Sheekhaygii alle haku dayo wan ku ducaynayna🤲🏻
SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO channel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯☑🙏👏
Mahadsanid wll omar❤
Wll omar wlhi waku jeclahay janada allah ku geeyo ma aqaan si aan kugu mahadnaqo abaalka aad ii gashay ❤♥️
Masha allh eebe ha ku dhawro wlalkay cumar inshar
Shugran wllo aniga dhormar ayaan tiray tiktok hadana waan soo celin jiray alxamdulilaah hada 7bil madaawan tiktok markaan dawan jiray waxaan ahaa qof caqlidhan leheen qofkaa kujir hadu ooyo waan ojiray haduu qoslana waan qoslayay sacado badana way iglumijirtay
Iska guurso wll hdi ad qan gadhay
جزاك الله خير الجزا يا استادي
Sc omar walal aad baan ku salaamaya walal arimaha ilaahay waa naga madoobeyey waanan ka raysanay ilaahay iyo adiga ba waa idiin mahad celinayaa walal waxa aad ka soo hadashaa shukaanisga bilaa hadafka ee baraha bulshada maalin walba shukaansi cusub iyo qof cusub oo dhawur saacdood aad jaanis siinayso adigo oog inanad guurba diyaar u ahyn iyo baraha bulshada oo la daawan yo tik tok Facebook oon xad lahayn thankz wll
Walal meesha aad dhahdey adiga iyo il....y.... ka dhaaf walaal ilaahey wax malagu cadfo
Ustaad omar markasta oo aad arinkan ka hadasho kalsooni baan ka qaada inaan ka xoroobo shahwaadkeyga tijaabo aan so maray ani ahaan waxaan go'aan qaatay 25 September mar aan daawadey muuqal podcast ah oo mawduucan ah iyo qoraal ahaa 90 cisho ayaa ka hadhay sanadka cusib isku day inaadan daawan intaa waxaan go'aan sadey inaan challenges kaa galo buug iyo galin ayaan so qaatay kadibna sidan ayuu qoraalku udhigna
October filims salaadaha
01 nofab haa
Malinka aan kufo oo aan salaada katago
O2 fab may
Alxmdullah waan kusocday istaratijada malinka aan kufo oo aan dib ugu laabto waxan isku qancin jirwn inaan kufay layga raban inaan kaco qofka raba inuu isticmaalo qaacidada wa inu maalin kasta isku dayaa inuu buuga so qaato dibna iskugu noqdaa maain walba
@Dr Ahmed Kaapil mahadsanid bro
Walaal illahy dartii i ducee inaan mushkiladan ka baxo malag amiin dhahaya adna intaa inleeg kugu ducaynaye
الله يحفظك
"Maanto ooy tahahy taariikhdu 15/September 2024 wxaan joojiyay shakila,aan nolosha hayaacdada ah" i.i will see it dat to day❤
Allahaa cimrikaga barakeyo
Wad ibadashay waka mahadcelina wllkey
AAD IYO AAD USTAADI MAHADSANIDIIN
Kheyr Alla haku siiyo wll
Cumar jazak allhu khayr wlo
Aniga oo ka cunteynaaya McDonald's aan 10 years ka hor iska dhaafay oo leh "bal maxaa chunk food kugu celiyey caafimaadkaaga dilaaya" baan daawanayaa muuqaalkan ka hadlaaya waxa aan hadda sameynaaya. What a coincidence is!
ustad omer aad ayad u mahadsanatahay maalin walaba waxa ka faaido xata jaamacadaa aan tagayo kama faaido mahadsanid mar kale walalo
THANK YOU, OMAR INSHAR❤️
Qerka Allah nawaafajiyo
Qofkii qoraalkayga arka wll iducee si niyada laga yaabee in alle ii aqbalo xaal adag baan marayaaye😭
Iska sabar inshallah mar uun waa kabaxey walal😢
First day 16/11/2023
Shaley ayaa igu danbeysay ee haley soo duceeyo asxpy
Haye ii waran sxb ma joojisay
4 bilood ka dib ma joojisay
Allaha ku karaameyo waxaa tahay ifiyaha dhalinyarada ❤
Wll cumar ku mahadsantahay inaad podcast noo soo kordhisay
Lkin wll Spotify ama Google podcast noo soo gali dhagaysi rabnaa
Insha allah ustad 5sano kadib ayaan arki doona wixi dhaca
cumarow wxn ka codsani qisada yuusuf binu taashfiin iso sharax
Madaama aanmuslimnhy ku mashquuli salaam Quran ama wax naftu nevertheless waa ig tallow tnx
Kufitaanka dadka qaar wxe umaleyan adoo ordayo inaa dhacday
vedioga dhameysta adinka fahmi doone 💔😂😂😂.
JazakAllah
Aawey dadkii nabiga jeclaa
Mahadsanid wll
Mashallah ❤
@cumar inshar saxiib wax badan ayaa kaa faa ii day mahadsanid alle kaso kow adaa mahadleh muuqaal aad one year ago soo galisay ayaa daawaday ilaa iyo hadda waan kugu xirahay labada Channel ba mahadsanid Mar labaad runtii caadoyin xun Ayaan iskaga dhaafay muuqaalkaas noloshayda Dib ayey u iftiintay
Qof caadiya ayaan noqday runtii wax aan kuugu abaal gudo ma aqaanni
thanks omer ishar❤
25/september/2024 Ayaan joojiyey Caadadaas xun ilaahay ha iga madoopeeyee🙏🙏
Arintii halmar iyo halshey wan dhaqan galiyey kaso qad inaad kufteyna wa halhays kale oo wanaagsan
Waad ku mahad santahay cumar dhibaato daran bay siigadu ku haysaa dhalin yarada
Miwduucyadaan noosoo gudbineyso inshaa allah waa iska deyneynaa caadoyinkaas
Mshll sxb walhi waa ifaidesey sxb walhi mshll horey usoco waxa badan ayan ka faidey
Walahi aad iyo aad bann kugu madcinyaa sxpkey omar waxanba moodaa inuu aniga iga hadlayo oo aniga itilmaamayo :madasanid sxpkey.❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯
وتعيها اذن واعية 🥲😇🥰💯🧠
Manta ay thy isniiin wxn iska gabi ahaanba iska dhaacy aan nacay musiibada siigada alle haiga modoobeeyo 🥺😢 isoduceeya azxpey
Inshaar aqoonyahan wll horey usoco
Walakeen waxbadan baad noo faa idaysaa runtii ilahay hakaa abaal mariyo
Isoo duceeya walaalayaal😭😭
Muraadkaaga Allahaa kuu sahlo
Umar wan kugu farxaaa mar ka ad barnaamuj ad so dhigto
Wll Omar
Waxaad tahay
Channel ka soomaliyeed
Ee wacan uga hadla arinkan
Dadkeenu kuma baraarugsana
Arinkaan
waa dhab maalin kasta waxaan qoraa xaalada aan ku dhex jiray walhi waan cadhaysnaa waxaa aad moodaa in aad I ogayd ustaad mahadsanid
Channel ka kaliya
Ee notification kiisa uu ii furan yahay
Runtii
Wax badan ayan ka fiiday wll
ruclips.net/video/YkME9MZ-A2U/видео.html
Waa Darsigii 10-aad ee Kitaabka Quduuf Al-Bukhaari oo ah Kitaab aanu kusoo ururinnay 200 oo Xadiis oo koo-kooban oo sugan. Ka faa,idaysi wanaagsan.
Fdln la wadaag muuqaalka cid kasta oo aad isleedahay waa uu anfacayaa.
Wlh wa run qofku marku xanaaqo problem ku furan yahay ayu sameeya waxaas ana huba
Wan idin salamay dhalinyaro.
Ka warama hadii aynu group samaysano intenan siigaysata.
Wuxuu inaga cawinaya in aynu is dhirigalino,is challenge garayno sidoo kale waxad helaysa dad aad isku hadaf tihiin
Masalh 😢😊
Maanta igu danbeyso
Cumar runtii aad iyo aad ayad umahadsanathy wax badan ayaad naga badashay halkaa kasii wad
Soobadi kuwaan oo kale omar
Abaalkada waxan ku gudo garan maayo blse waxan kugu duceeyay akhiro aduunba inaad liibanto umar isha nin dadbadan ifaaideeyaybad thy
@omar inshar
aniga inad ila socoto ayan modaa
Allah kaa madoobeeyo.. horta gabdhaha ma sameyaan?
Mar walba oo aad wax xun ku dhacdo hanaqdo sigaar, aflaam xun ama siigadaba, samee wx wanaag ah sida inaa 10 rakcadood iyo 3jus oo qur'aana akhriso,ama sadaqo badan bixiso ma ogtahay arrinkaas faaidada uu leeyahay:-
1: waxaad fulinaysaa xadiithkii nabiga SCW ee ahaa واتبع السيئة الحسنة تمحها oo ah xumaan kastoo kaa dhacda wanaag ka daba gee way tirtirine,
2: ma ogtahay in shaydaanku xariif yahay oo uuna yahay waxa ka dambeeya dunuubta aa ku dhacayso marwalba oo uu arko xumantii uu kugu riday inaan wanaag ka dambysiisay halkii uu rabay inaa dambi laguu qorana ajar aa hesho wuxuu dareemin guul darro iyo inuu ku khasaaray inuu falkaas xun kugu riday wuxuuna ku khasbanaan inuu dambigaas isagu kaa celiyo si aadan ajar uhelin markaa ku dhacdo,.
Idinku intaas bas sameeya wxa dhacana arag
Thanks mr ustaad omar.
A s c omarow waxaan maqlay inaa ka baxday jaamacada islamic ee muqdisho ma runbaa walaal???