Ka Faaideyso Saliidah Ugu Cafimadka Badan Xaga Sunada Nabigeena CSW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 137

  • @shawraahmed4398
    @shawraahmed4398 5 лет назад +1

    MashAllah Tabarakallah walaashay wlhi ani xataa saliida xabad sawdada waan aaminsanahy xataa sida uunsiga ayaan u shidaa markaan seexan rabno MashAllah lkn walal qof xaamila ah ma cuni kartaa ama ma cabdi kartaa shugran xabbti aad baan kula soconaa barakallah fik

  • @برهانالدّينالعبقري

    Walaal kheyr allaah ha ku siiyo

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 4 года назад +1

    Jazkallah khayr xbbti ilaahay haku barkeeyo 😍❤

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 5 лет назад

    Jazaaka laahuqeer ilaahay kurbadaada aduunka iyo mida aaqiro ha kaa feedo aamin

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад

    Abayo aniga mar waliba hamiinki korka ku masajesta gabar walal wxey igu tiri ma iscadeysa wallahi wa xaqiiq in lagu cadanayo masha allah allah haku barakeyo abayo gurigena gabadhaha wxey igu dhahan hooyo tan miyey duqowdey salid mxey u marsata

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад

    Masha allah

  • @afnanheisbodelasamireh1342
    @afnanheisbodelasamireh1342 4 года назад

    Salam oukti Aziz wan ku salamaya balse wan tijabiyaye aka ku louklouqtay machaAllah alxamdoulillah afka affection ban ku leyahey wan ku boksatay dawo dhaktar wan ka nastey jazaka Allah kheir

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад

    Gurigeyna lagama waayo masha allah

  • @hassanmuhiadin8721
    @hassanmuhiadin8721 6 лет назад +1

    Jzkh qeyr Abaayo mcn Waad ino faaideysa markasta alle miisanka ha ku saaro insha.alaha cimri dheer caafimaad fiican iyo cibaado suuban alle ha ku siiyo adiga iyo owlaadada mcn farxad ku nolaaw markasta insha.alaha ifka iyo aaqira

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 лет назад

      Hassan Muhiadin jzkllaah intaad nogu duceysay rabi haku badalo amin

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 6 лет назад

    Jazaakalahu khyer wllshy qali anigu cuncunka ama xasasiyada caruurta waa number one saliida xabatulzowda

  • @zainababdirahaman48
    @zainababdirahaman48 6 лет назад +1

    Maansha allaah ilaahay haku barakeyo walaal waxan qaba lafaxa nuun maxa locuni kara

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 6 лет назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw waa sax masha Allah shugran xabibti

  • @IdilmaxamedYaasiin
    @IdilmaxamedYaasiin Год назад

    Mashaalah❤❤❤❤

  • @umxamsah9973
    @umxamsah9973 3 года назад

    Asc walashey waxa ku weydiina xabat sowdada mid la cuno iyo mid timaha la marsado miya jiro mase waa hal xabo bas hata marka figiyowkaka firsanay waa soo ibiyay waxa ku qoran dimaha aya la mariya

  • @habonali335
    @habonali335 6 лет назад

    Maasha allaah abaayo mahadsanid waa u baahanahay wallahi qeyr allaha ku siiyo meeshuu ku yaalo noosoo sheeg insha allaah

  • @amalabdisamed7761
    @amalabdisamed7761 6 лет назад

    Maasha Allah Tabarakallah shukran walal qof qalniin galay shanfax ma isticmaalai

  • @abshirocrisaaq7870
    @abshirocrisaaq7870 4 года назад

    abayo kabuyada maxaa
    lugu sameya mtqna

  • @habonali335
    @habonali335 6 лет назад

    Maasha allaah waan gartay
    Dukaanka waa raasana insha allah shukran xbibt

  • @abshiroabdullahi4216
    @abshiroabdullahi4216 6 лет назад +1

    Walal khaaali dhirigelitadada ayaa wax kasta kamuhimsan barakalahu fiikum abaayo

  • @umumuscadayouna5274
    @umumuscadayouna5274 2 года назад

    Assalam caleykum jazakaallah khair

  • @afnaanabdi887
    @afnaanabdi887 6 лет назад

    Jisaakalaa khayr fawsia Allah haku dhawro wll manshaa Allah

  • @khadijamohamed4208
    @khadijamohamed4208 6 лет назад

    السلام عليكم جزاك الله خيرا يا أختي العزيزة أريد أن أسئلك شيء لأنك قلت زيت زيتون الصافي يوجد في نيروبي اي مكان أستطيع ان أشتري ياأختي وأريد أن اعرف اسم الدكان ايضا.شكرا

  • @cbashier6840
    @cbashier6840 5 лет назад

    Asc fawzia walashay aad bad ugu mahadsan tahay dadaalka aad ugu jirto inaad dadkaga waxad Ku dhaanto ufaaidayso ,.
    Waxan kugu darsan lahaa aragti yar xilliga aad casharada duubaysid ;
    1: cinwaabka casharka aad ka hadlayso
    2; items ka uu ka kooban yahay casharku
    3: sida loo isticmaalayo , iyo marka LA isticmalayo.
    Mahadsanidin wll
    2:

  • @nurtoaden4131
    @nurtoaden4131 5 лет назад

    Masha allah walal aniga wan kucusbahy masha allah

  •  6 лет назад +1

    MASH ALLAH BARKLAHU FIIK ABAAYO🌷🌷🌷🌷👈

    • @dekakhalif1504
      @dekakhalif1504 4 года назад

      maasha alaah walalaasheen qaali iilaahay hakubarakeeyo dukaanka nairobi adareskisa noososheg adigoo mahadsan waxaan kaloo kaa r rabaa daawo ayaan dhaw aad soogalisay oo aan magaceeda qaban waayay jafta jafka waan fahmi waayay wiil maskaxda kaxanuunsan baa ii jooga magaca iyo meesha aan kahei karo adigoo mahadsan

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. 5 лет назад

    jazaakallaahu khayran

  • @layladiriye27diriye54
    @layladiriye27diriye54 6 лет назад

    masha alaah walashey fowsiya llahay hakubarakeyo

  • @maryanmaryan9601
    @maryanmaryan9601 6 лет назад +1

    maasha Allah ukhti allaha kubarakeyo adiga iyo ehelkaga

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 лет назад

      maryan maryan amin dhamnten maryan cadey

    • @hafzaosman2613
      @hafzaosman2613 6 лет назад

      wcs jisaa kalaahu qayran uqti asiisa ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @saciidomohammedali1398
    @saciidomohammedali1398 6 лет назад

    Masha alaah abaayo waa runta .xabo sodo waa dawo aniga wan isticmaala aniga iyo ciyaalkey

  • @annlovley185
    @annlovley185 6 лет назад +5

    Maa sha allah

    • @maryamfarah3574
      @maryamfarah3574 6 лет назад

      Maan shaallah

    • @halasiqalihalasimaxamed3625
      @halasiqalihalasimaxamed3625 5 лет назад

      اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
      wllo wax isheegtah sida uu uisticmalaya qofka qaba xanuka suxudinta

  • @umiimahir1568
    @umiimahir1568 6 лет назад

    Abayo salid zeitun iyo xabdsowda ad ayuficantahy mama Hoyo aya xanusanit luga xanun bathan ayqabti xeta masoconi karin marwalbo wanumarinayi ila muda 4 bilowd markidambi mashAllah wayficnati Alxamdullah abayo hadi ayatha aya lugahethi kusocti

  • @fadumaarbow601
    @fadumaarbow601 6 лет назад

    Maasha allaah jizzaa kalaa qeyr

  • @ayaansaciid9824
    @ayaansaciid9824 6 лет назад

    Asc scw abaayo tukanka Kenya laga furay ma ka helayaa careem kii jilba xanuunka ee aad soo galin jirtay ee buluga ahaa kaas baan rabaa sana wasanud na waan rabaa

  • @luluadam4728
    @luluadam4728 6 лет назад

    Jazakillaah xabiibti ilaahey hakubarakeyo

  • @asiamussa5266
    @asiamussa5266 5 лет назад +1

    Masha Allah habo

  • @nadifanuur7925
    @nadifanuur7925 6 лет назад

    Janaa fardosa allh haku geeyo

  • @roodamaxamed5830
    @roodamaxamed5830 4 года назад

    Man shaa alaah walaal

  • @ikraamahmetofficial7795
    @ikraamahmetofficial7795 6 лет назад

    Asc walal fowsia waan kucusubahay walalo pagekaga mansha allah wax badan ayan ka faaiiday allahmdulilah walal cudurka murqaha ayan qabaa 2 sano ayana sarir sarna kadib drksa waxay keyihin murqahayga ayan dhintay anaga waxba kama qaban karno ana salada xata kursi ayan kutukada inti muruq jirkagya ah aya aad i xanunaya mana kici kari hadan faristo ilaa lay kiciyo xata timaha ma anan garin hada bil kasta daawayln qaata walal iso jawab allah ha ku xifdiyo hadad wax laxariira taqaano shukran

  • @umumustafe5014
    @umumustafe5014 6 лет назад

    Masha Allah Scw abaayo fowsiyo alle Haku xafido

  • @samiramohmoudabdi8603
    @samiramohmoudabdi8603 6 лет назад

    jazakallahu khayr

  • @jhhhts5527
    @jhhhts5527 6 лет назад

    Masha allaah wll qli jazakallahu kheyr

  • @xasancabdiraxmaantuuri2703
    @xasancabdiraxmaantuuri2703 5 лет назад

    masha Allaah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 лет назад

    Shukran walal

  • @sarahamaar6420
    @sarahamaar6420 6 лет назад

    manasha allah jazakalahu khery wll

  •  6 лет назад +1

    MASH ALLAH🌹🌹🌹👈👍👍

  • @mohamedmanomar4503
    @mohamedmanomar4503 6 лет назад

    Mashallah jazakallah hkera

  • @annlovley185
    @annlovley185 6 лет назад +1

    Shukran macanto 👍👍👍

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 6 лет назад

    Fowzia allaha nokadayo cilmiga allaha kusiyadiyo dambidhafna allaha kisiiyo uqtiyey adiga family kagodhan

  • @fatimanuura8087
    @fatimanuura8087 6 лет назад

    Mashallah ilahay khyr walashay hakusiyo saad waxkasta oo wanagasan saad nogu sogudbisid

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 лет назад

    Mahadsanid qaali

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 5 лет назад

    Salaahu caleeyihi wasalam

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 6 лет назад

    jizakalh ukhti fowzia

  • @adoontiialle4105
    @adoontiialle4105 6 лет назад

    Jazaakallaahu Khayr abaayo

  • @safiyaadem7330
    @safiyaadem7330 6 лет назад

    mash Allah waa Jazaka Allah khayr Walal. Aad uga faa idaysanay Cilmiga
    aad maalin kasta
    soo gudbiso .Jazaa aka Allah khayr Walal markale👍👍👍

  • @fatxiyacadow2637
    @fatxiyacadow2637 6 лет назад

    Masha allaah abaayo jazaakallaah

  • @ummunaciima4382
    @ummunaciima4382 6 лет назад

    Abayo fowsiyah waxa ijogto gabar qabto nerfo marka abayo hada taqano wax lagu daweyo isheg ilahey kher haku siyo

  • @fardawsoxassan9214
    @fardawsoxassan9214 4 года назад

    Saliid saytuunka safidaa xagee ka heli karnaa

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 3 года назад

    Xabuusadu waa daao sida nebegeenii nnkh ino sheegay markaa qofka waxa uu daawo ka helsyaa inta uu ka caqiideysan yahay bu ku daawoobayaa ee hadii u isleeyahay tijaabi ama bal eeg waxa dhici karta in uusan daawo ka heli karain idinka illahay

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 5 лет назад

    masha Allaah mahad sanid Abaayo jasakallaahu khayiir

  • @shamsudinrasta6204
    @shamsudinrasta6204 6 лет назад

    Masha allah aad ayaa umahad santahay abayo

  • @deeqofaarax575
    @deeqofaarax575 6 лет назад

    Asc
    Mashaa alaah wax wanagsan aad kahadashaa

  • @shukriyusuf7085
    @shukriyusuf7085 6 лет назад

    asc abyo qali shukran

  • @habibaeid4616
    @habibaeid4616 6 лет назад

    Asc abaayo london kahadal madaawaadka xagee laga helaa asigoo saxa

  • @najaxqali2999
    @najaxqali2999 6 лет назад

    Asc abaayo jasakallah kheer sidad nogu faideyso ukhtii Aabahay oo kalyaha fadhiyaan oo loo dhaqo ayaa qufac dhibay waxkasto lasiyay kama ba iin wllo xabada sowdada 2 dhibcod shaha ugu darna lakiin wali waa haya mararka qaar suu uqufacayo indhaha ayaa cadada. Abaayo iga caawi wax qufaca ufica shugran ukhtii

    • @rahmonuur6259
      @rahmonuur6259 6 лет назад

      najax qali abyo allh haka dulqado qufaca iyo kalya xanuunkabo Aamiin

    • @najaxqali2999
      @najaxqali2999 6 лет назад

      Rahmo Nuur. Amiin xbbti

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 лет назад

      najax qali abayo alle haka qaado iga soo wac nimberkan+201110058852

    • @najaxqali2999
      @najaxqali2999 6 лет назад

      Fowzia Cooks amiin abaayo hayee

    • @najaxqali2999
      @najaxqali2999 6 лет назад

      Fowzia Cooks madsanid

  • @zakariathefunnyboysaneey7472
    @zakariathefunnyboysaneey7472 5 лет назад

    Shugran abayo

  • @sunduscabas983
    @sunduscabas983 6 лет назад

    abaayo mataga maxaan iskaga daaweyaa jazaaka allah

  • @rahmonuur6259
    @rahmonuur6259 6 лет назад

    Masha allh abyo jizakallahu qayra mcnto

  • @yasrbink2697
    @yasrbink2697 6 лет назад +1

    Maashaa alaah shugra

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 6 лет назад

    Asc masha Allàah Abaayo mahad sanid jasa kallaah

  • @umurayanmohamed8847
    @umurayanmohamed8847 6 лет назад +1

    Masha Allah abayo inosogodbi dukaanka mesha uukuyaalo

  • @farhiyazuber4343
    @farhiyazuber4343 6 лет назад

    Abaayo.wad.mahad.santahay

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 3 года назад

    Anigu waxan toonta iyo xabaasuuda inan kansar lugta kaga dhacay o la ikeenay si dhaqtar u geryo iyadoo dhawr jeer horeyna looga qalay sadex dhaqter hargeysa ah waxay no dheegeen in lugta la jaro si deg deg oo ayssn u fidin arjnkii aad baan u wariibsaday oo aan layaabay nimsnka dhskhaatiirta maadaba nabarku yahay jidhka o helbo kasoo gogauo o laftu waxba qabin
    Wiilkii waa la hadlay waxan u sheegay niyada in uussn iska xumayn daawo ayaa illahay iyo nebegeni ino shegay taas baan ustic maalaynaa hadi alla idmo balan iiga qaad inaadannmudo lixbilood ah inaadan kala joojin
    Sidii bu balan iga qaada waxan ku dhahay midha xabasuda markasta calaasho saliideedana mari subixii hore laba xabo o toon ah biyo ku kabo habeenkiina markad seexanayso laba xabo biyo ku cab malab saafi ahna nabarka mari
    Arintii bu yeelay inankii mudo ka yar 4 bilood meeshii jidhkiisa bay la mid ahayd namarkiina waa baabay ilahadana dib uguma soo noqon xanuunkii
    Markaa waxay ahyd 2012 illahay baa dawo ina siiyey shurkadaha yuuhada kiimakadi ah bayno malayiin ka bixnaa
    Anigu30 kabadan intaas badawo i ah wax kale ma istixmalo dadbadana waa uga fideyey illahay iidnkii

  • @dahranhassan3675
    @dahranhassan3675 4 года назад

    Abaayo Fowsiyo Salina xabada sowdad malcabikar malsinkar carurta yaryar

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202  6 лет назад +3

    ASC WRT WBT WALAALAH DANEEYNAYO DUKAAN MUDAWADKA NUMBERKISA WAA SIDAN 254722264196 MIDKA LABAAD 254722174100 MAKKAH

    • @zeinabhassan2380
      @zeinabhassan2380 5 лет назад

      Asalaamu caleeykum wr wb
      Ukhtii Fowziya JZk llaahu kheer
      Ukhtii raqamkaaga masar yaan ubaahnahay JZk llaahu kheer

  • @sacdiyoimaam3315
    @sacdiyoimaam3315 6 лет назад

    Masha Allah abaayo mcn

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 6 лет назад

    Fawziyo ilahow ajar ka sii iyo xasanaad siday ugu dadaalayso bulshada oo uu qacinayso subxanalah si aan caadi ahayn bay noogu adeegaysa ilahow kaa farxi oo KU darajee.

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 лет назад

      Xalimo Cabdi masha allaah walshey xalima ahaa baryahan kuma arkin rabi haku dhowro

  • @ummunaciima4382
    @ummunaciima4382 6 лет назад

    Abayo iso jawab hada aragto qoralkeyga ado mahadsan madamo ad taqano dawo dhiredka

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 6 лет назад

    Jazakallaahu kheyr walaashey macaan. Aniga aad aan u aaaminsanahay xabadtusowda channalkaagana waa jeclahay. Anigoo caloosha i fuursan aan arkey janaalkaaga oo ka hadleysey qorfo iyo xabadtulsowda iyo malab leysku daraayo islamarkii waan isku qastey waan isticimaaley habeenkii u horeeyey caafimaad badan aa illaahey igu siiyey. Adigana saan kugu duceeyey illaahey ha kuu aqbalo.

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 лет назад

      ismahan haji masha allaah abyo qali jzklaah adun iyo akhiro alle haku saqiro

  • @تلاواتجميلةوجيده
    @تلاواتجميلةوجيده 6 лет назад

    asc wally waad mhdsnthy xabad sawdada laligeed dawama,aha lkn cudurwalba dawadiis ayey qeebkatahay waana soda uu nabiga sheegay دواء من كل داء

  • @luluadam4728
    @luluadam4728 6 лет назад

    Abaayo numberada kenya miyaa

  • @nadifanuur7925
    @nadifanuur7925 6 лет назад

    Asc adbana ku salama mahsanid

  • @rahmonuur6259
    @rahmonuur6259 6 лет назад

    Waa intee tukanka abyo

  • @anabsalah5075
    @anabsalah5075 6 лет назад

    Riyoyinka

  • @abdibedde7387
    @abdibedde7387 6 лет назад

    asc, Fozia dambigaaga allaha dhaafo umada soomaaliyeed oo aad uga faa,idaynayso waxyaaba badan oo Ka dahsoonaa ama aanay Aqoon u lahayn illaahay xasanaadka aad kudadaalayso kuu kun jibaaro isha allaahu intaa kadib walaal anigu waxanku noolahay dalka South Africa waxanan u baahnaa geedka sonkorta loo isticmaalo gaar ahaan geedka layiraa! Melissa meelabadana waanka Raadiyey walina mahelin walaal hadaba hadii aad wax macluumaad ah kahesho waxan u baahnaa inaad ii soo sheegto Adresska Allahku dhawro insha Allah.

    • @hawaabdirisaqwehjkll1198
      @hawaabdirisaqwehjkll1198 5 лет назад

      Asc walashay khayir allaha Ku siiyee waxad ii shegtaa qof markii kuu sexdo maxada xanuunayo ok barkinta dhibayso iyo dhago xanuunka maxada loo cunaa

    • @kadijaali3568
      @kadijaali3568 5 лет назад

      Asalaamu caleykum walaashey allahaku barakeeyo inaankula xiriiro ayaan rabaa sideen kuu heli karaa

  • @laylamohamed1546
    @laylamohamed1546 6 лет назад

    Abyo ani ilmah yar yar markii ay meel ka dhacaan oo madax dhulka ku dhuftan baan mariyaa illahy waa igu caafiyaa
    Olive oil kana ciyaalka dhan ayan umarsadaa Korka tinta

  • @fadumomohamed9742
    @fadumomohamed9742 6 лет назад

    Mira haa wajiga maa marsan kaa ra

  • @mohaakismayo4761
    @mohaakismayo4761 6 лет назад

    Hadaa isku qaso sawda iyo seytunta madaxa marsado maxaa ku jaban bidaaraa igu soo yaaci rabtee huuno

  • @hamdiali5998
    @hamdiali5998 6 лет назад

    ASC abaayo kusalaamay

  • @caaliyaahmed3413
    @caaliyaahmed3413 6 лет назад

    masha Allah

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 3 года назад

    Xabuusadu waa daao sida nebegeenii nnkh ino sheegay markaa qofka waxa uu daawo ka helsyaa inta uu ka caqiideysan yahay bu ku daawoobayaa ee hadii u isleeyahay tijaabi ama bal eeg waxa dhici karta in uusan daawo ka heli karain idinka illahay

  • @mustafabayle2792
    @mustafabayle2792 5 лет назад

    Mansha Allah

  • @asli1087
    @asli1087 6 лет назад

    masha allah