WAR DEG DEG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 янв 2025

Комментарии • 4

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 3 дня назад

    herer waxay u dhaxaysaa jigjiga iyo diriba diriba ayaa u dhaw adisababa

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 4 дня назад

    Daahir jimcaale dhegstaag
    1.0. Waxan dhahayaa waxad ka hadashaa waxanay ciddina ku diranin.
    2.0. MoU yaa kuu dirtey inaad ka hadasho marwalba.
    3.0. Haddaba waxan dhahayaa MoU iyo badda cas.
    4.0. Badda cas waxa iska leh djibouti iyo yemen waana baabul mandab.
    5.0. Haddaba waxan kuu sheegayaa MoU aad marwalba ka hadasho waa maxay faaiidada ugu jirta somaliland.
    6.0. ma caddeyn kartaa waxa ugu jira somaliland. 6.0. Waxaad la da' tahay somaliland waxbadanna ma oggid. 7.0. waana waayo aragnimada kaa maqan.
    8.0. Dawladda ethiopia waxay isticmaali kartaa dekedda berbera.
    9.0. Ujeedka dawladda ethiopia waxay tahay inay weerarto xuutiyiinta iyo baabul mandab. 10.0. Waxayna keeneysaa inay xuutiyiintu burburiyaan dekedda djibouti iyo drkedda berbera pabadaba.
    11.0. waxayna ku qaraaci karaan gantaallada ridda dheer iyaga oo joogga hoose hee gacanka cadmeed u soo raacinay.
    12. Markaad hadleyso waad ismacashsiisa adiga oo u arka inaad waxwalba aqoon badan u leedahay.
    13.0. Waxad sheegtaa waxa ku qoran MoU aad sheegeysid dayuuradda ethiopian airlines ee cirka mareysa yaa iska leh ma adigaa sheeganaya.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 3 дня назад

    Safarada orduugan ha ka axdo dalka idkale oo dalkena wax laga weydinaya majirto haday arimah fRaha ugalla bixi weydo tugrigu waayo waa laba wajilayaal marna maraykanka basasta marna ruushka basasa erdugan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 дня назад

    kolka horeba somaliland kumay nolayn degaanka somalida inkastow 1% ka ahayd waxay uga dhigmaysay hadana wixii ogaden ahayn waxba iskama badalin inkasto badecada berbera dpword axmarada iyo Ethiopiada kale lacagtu taalo Adis Abeeba iyo wixii ka shisheeye kolay hudhaydh waxaan ahayn bal ha la sheego dpword kaxaa ka dhacay anigu kiraan qaataa waxba igama galin oo qassare ismaba maqalno waa kiro goan ee u sheegga nabi xaasid haday oxygene ii hayaan hawada midh haku reebina dheh cagjar iyo cagdheer !!!!!!!!! from saylac city 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁