NASTEEEXO DAYAX | NAFTU KAA TASHAN WEYDAY | New Somali Music Video 2023 (Official Video)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 48

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 месяцев назад +12

    Nasteexo dayax Cod kar fanaanad aan aad u tageero keep going fananadayda ❤

  • @DurriyadMp253
    @DurriyadMp253 11 месяцев назад +3

    Masha Allah tusmo waxa la dhacay hordhaca muuqaalka sida loo diyaariyay, KEEP GOING | ABDIQANI TUSMO, ABDULAHI KING, JAMAAL ADAAWE MANAGER BASHIIR, IYO DHAMMAAN INTA KALE #TEAMKA

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiid 11 месяцев назад +6

    Taalo ii dhigi wayday anoo toobiyahana seegay😢
    Erayadan waa erayo cabiraya dareenka qof qofkle farxadiisi ku xidhay balse meel cidlo ah lagaga tagay 😢ilaahy qalbiyada ila midkaa ha u boogo dhayo😭💔💔💔

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 11 месяцев назад +7

    Boqorada codka hodan Abdirahman❤ iyo yurub geenyo ❤ waxa iso raaaca Haboon nuura cod dahab iyo ❤ rooda kayf ❤ raxma xasan nasteexo dayax waaa top

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 11 месяцев назад

      Kugu raacsanahay ❤

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 10 месяцев назад +1

      Yurub geenyo qof udhiganta wayay codkeeda 💯 sawtu raxma

  • @UgasAdan-p6y
    @UgasAdan-p6y 11 месяцев назад

    Masha allah nastexo codkaga, musigada iyo laxankaa cajib hagar la ,an dhan walipo100%100

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi 11 месяцев назад +5

    Laxanka lee ku maqanahay goor ay dhamaatay garan waayey😂😊

  • @nuradinbishar7002
    @nuradinbishar7002 11 месяцев назад +1

    What a beautiful song inabad caadi ma ahan ereyada iyo laxankaba ❤

  • @SiciidAxmed-x7l
    @SiciidAxmed-x7l 11 месяцев назад +3

    Sharmaake abwaan miyaa mashallah
    Nabiile laxmeestay simba fanaan

    • @zayidali8789
      @zayidali8789 11 месяцев назад +1

      Abwaan Maaheee Kii heesta lahaa baanay magaciisii Soo Raacin isagu Laxan Kaliya saaraa Heesaha

    • @munasarmucaashaq-km4gg
      @munasarmucaashaq-km4gg 11 месяцев назад +1

      Sharmaakuhu waa isla nabiil buule laxankuuna leeyahay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 11 месяцев назад

      ​@@zayidali8789labadaba qabiil baan leh laxan walaa midho

    • @zayidali8789
      @zayidali8789 11 месяцев назад

      @@munasarmucaashaq-km4gg Oo ma maantaad ibari

  • @NacimaNacnac-mi4hq
    @NacimaNacnac-mi4hq 11 месяцев назад +3

    Nateexo Queen 👑

  • @RichHandsome
    @RichHandsome 11 месяцев назад

    😍😍 love this!

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 11 месяцев назад +4

    Heesaha quraanka ayaa ka macaan

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 9 месяцев назад

    Tusmo films always the best and on fire 🔥

    • @Tusmofilms
      @Tusmofilms  9 месяцев назад

      😍🙌🏻❤️

  • @badrimaxamuud6840
    @badrimaxamuud6840 10 месяцев назад

    Masha allh noocaakeena ama nagadaaya

  • @BileMohamedabdi-q3m
    @BileMohamedabdi-q3m 7 месяцев назад

    waaw waaw jah jah abaayo 😊😊😊😊

  • @allimataan6838
    @allimataan6838 11 месяцев назад

    M a walasheey nasdeexo hees macaan

  • @cabdisalaamcabdulaahi3777
    @cabdisalaamcabdulaahi3777 11 месяцев назад

    Queen waxan la dhacay hor dhaca sida loo diyariya heesta kabx wanku wata

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 11 месяцев назад

    Nasteexo Qoran intee naga aaday boqoradeena🇸🇴

  • @xaawocabdilaahi2652
    @xaawocabdilaahi2652 10 месяцев назад +2

    Wlhi waxaad mooda iny aniga iga hadlyso

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 11 месяцев назад +1

    Reer waqooyi ayaan daranaa intuu shuubo walba soo shaac saaro hadanna haku soo kala qabato

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 10 месяцев назад +2

      War waxay uqdadi 😂😂subxanallah

  • @MohaanoAdanabdi
    @MohaanoAdanabdi 10 месяцев назад

    Abayo ma is gursannaaa

  • @maslalitube3305
    @maslalitube3305 11 месяцев назад +2

    Weli Caan mayna Noqon lakin markay Noqoto iiso Noqda fanaxdan sii lahaan mayso.

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 11 месяцев назад

    This song🔥

  • @IQro-du8br
    @IQro-du8br 5 месяцев назад

    Nasteexo.fanaanadydi❤❤❤❤

  • @HiboMaxamad-w4r
    @HiboMaxamad-w4r 9 месяцев назад

    M a boqrada h.g ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AbdifataxcaliCabdi
    @AbdifataxcaliCabdi 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤😊

  • @SooMaali-kv8cn
    @SooMaali-kv8cn 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sharifhodale8996
    @sharifhodale8996 11 месяцев назад

    Nasteexo queen

  • @MaxamedCabdi-b9b
    @MaxamedCabdi-b9b 11 месяцев назад

    Nastexo ok

  • @BileMohamedabdi-q3m
    @BileMohamedabdi-q3m 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @BileMohamedabdi-q3m
    @BileMohamedabdi-q3m 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiyoIsmacil-c8o
    @SafiyoIsmacil-c8o 11 месяцев назад

    Latacaal garan weeyday

  • @HanaJamaal-o3h
    @HanaJamaal-o3h 11 месяцев назад

  • @qaniabdinazer3779
    @qaniabdinazer3779 11 месяцев назад

    Hees kasto calacal mana layga sameyay 💔🥴

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 11 месяцев назад

    Nagteda

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 11 месяцев назад

    Calankii somaliland way bixisay wuxu😢😢😢😢

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 11 месяцев назад

    This song🔥