@@waaniye4164 wa hashiiskii madaxweyne silanyo saxeeyey ayaa socda, madaxweyne Silanyo isagaa dalka keenay DP world qorshihii u dajiyey ayey ku socataa wax walba. Muuse xadhiga uun bu ka jar jaraya dhaxalkii iyo tacabkii iyo maskaxdii Silanyo. Waa Nasiib Daro in u manta muuse madaxweyne Silanyo waxba u qiri waayo!! Madaxweynhii odaygii qaranka ee dhiigiisa u miiray somaliland.
This makes me proud to be from Somaliland, I am very pleased to Somaliland moving in the right direction when it comes to development. The International community better wake up from their slumber and to recognize Somaliland''s deserve re recognition.
The reason Somali still hold on to us is that and they won't let it go Allthing we got. Alhamdulillah 🤲🤲💚🤍❤️✌️❤️ Somaliland does not come back so easily Allah haw Naxariisto SNM men and women who lose their life because of us so we live freedom today. 🤲🤲🤲
Maansh allaah madaxwanaha mar labaad baan doorananaa soomaaliland guul waxqabad banu u baahanahay ee reer hebel uma baahnin Ilaahow nagarab gal guusha aad nasiisay
wax aan ku doorano muu qaban airportkuna waa kii uu ka tegay Siilaanyo iyada Dp world ba markaas hal wax oo lagu doorto bal sheeg wayhee anigu kugu.raaceye
Masha Allah waan ku farxay walaahi in lagasoo kabto burburkii iyo qaxoontigii dulcad.Igu dara kuwa faraxsan ee malabka indhaha iyo qalbiga ku cunay barakallah ..... viva somaliland!!!!!!!!!!!!!!
Markaad ogaatid in aad wadan leedahay aad ku hamidid hiigsi fog caqliga iyo miskaxdana aad ka xorawdid kala qoqobka waxaad ku dhacaysaa jidka horumarka waa naad guuleysaneysaa hambalyo hambalyo somali land guuleysta saxiibayaal mahadsanidin
Mnsha allh tabarakallah, marka miyaa la furay, hargysa na daashatay anagoo safar dheer ka nimi o hda diyaarada kaso degnay hdana Dib gaadhi uga raac hrgysa ilaa burco ayaa dhib igu ahyd, berbera way ka dhawday
@@abdulrahmanyare2402 may waa si wacan wll halkas wali ma wacna oo way yartahay koley kharash badan bay u bahantay in lagaliyo si meel heercalami ah loga dhigo
@@sakaaroibrahim9686 waa hormarkii siilaanyo ee uu cirro diidanaa ee uu maxkamada la maray miyaad ilawday.cirro hormar diid Loo codayn maayo habarjeclo kulmiye Mar labaad muuse
Hadii xukuumadii Silaanyo sii joogi lahayd mashruucani wuxu Mari laha halkii ay mareen kuwii hore ee qaataye qaado lagu kala tagay,madaarka Hargeisa maxa ka so hadhay, wixii malaayin ku baxday, Mujahid Ahmed Silanyo wuxu aha nin horumarka dalka jecel lakiin nasiibdaro koox waraabayaal aya reer ahaan uga faaiideystay oo hantidii ummadda boobay, dhimbiilo naar ah ilaahay ha uga dhigo xoolihii ay ummadda ka dhaceen.
Emirat ku lacag intee leeg ayey ku dhiseen? Kii Hargeysana intee lagu dhisay? Ma jawaabi karaan tuugta dooneysa iney wadankan FAQIIRKA madax ka noqdaan.
@@kaarloose1069 Haha I was born in Djibouti so is most of my Family members but we are still Somalilanders also because of my roots and all. And even if I was not a Somalilander but another Somali I would have supported Somaliland because it is the right thing to do. Many Hawiye people support Somaliland's sovereignty awell like Jamaal Nuur (which in my view the best Hawiye person I know). I am not Hawiye by the way haha. But I wish all Somalis the best and leave Somaliland alone. I will always fight for Somaliland InshAllah. May Allah keep making us good people. Ameen
@@acacius9903 brother you’re really one good hearted person , I had so many friends from Djibouti in somaliland, thank you once again bro. There’s one thing I don’t really understand and it’s when ever somaliland does something good like building roads or economy infrastructure, people hate on somaliland for just being ambitious, why can’t they just say good luck or don’t at least even say something about it , i really don’t know why . Btw have a wonderful evening brother 🧡
Opening for the berbera airport how much it matter for unemployment by generation whose gratuate each year on different fields in universities of the country🇮🇹 ... or it would be aplce which some people will manipulated to exploit themselves...🇮🇹
Isaaq iyo hawiye kolkii hore ba cida somalia dhib.ka kuheysay bey ahayeen hada in ey dalkoda dhibka iyo burbur ka ka dayaan iyo darood naceyb waa wax anigu an u arko wanaag alle waafajiyay
Masha Allah. Saying hi from Jigjiga. Ilahay haydin barakeeyo...
Reer jigjiga cadowgiina ilaahay ha jabiyo from hargaysa
Masha Allah guul iyo gobonimo SOMALILAND
Allow dhowr SOMALILAND
Mansha Allah i am so happy to see my Country is developing and i am so proud to be a Lander💚🤍❤
Cadowga Somaliland Ala ha jabiyo kuwa dislike saaraya Ala ha jabiyo Aamiin
Ameen
Aamiin insha allah cadawagu wuu jabayaaa somalia
@@lidsalax5624 cadowgeenu maaha Somalia siyaasad baynu isku haynaa lkn cadowgeenu waa reer daarood ahaan isku soo bahaystay iskagana kala yimi Ethiopia iyo kenya iyo Somalia lkn RABBI dhibkay Somaliland la Rabaan iyaga haku celiyo wixii dhib wada
Madaxweynihii ugu wax qabad ka badnaa Somaliland' AXMED MAXAMED MAXAMUUD" SILAANYO"😭❤😍
MADAXWEYNIHII HESHIIS KASTOO QABYO QORALA UBADALAY FICIL MADAXWEYNE MUUSE SIDA DEKEDA IYO CORRIDORKA MADAARKA SILANYO MADAXWEYNIHII DHAGAX DHIGOO KELIYA
@@waaniye4164 wa hashiiskii madaxweyne silanyo saxeeyey ayaa socda, madaxweyne Silanyo isagaa dalka keenay DP world qorshihii u dajiyey ayey ku socataa wax walba. Muuse xadhiga uun bu ka jar jaraya dhaxalkii iyo tacabkii iyo maskaxdii Silanyo. Waa Nasiib Daro in u manta muuse madaxweyne Silanyo waxba u qiri waayo!! Madaxweynhii odaygii qaranka ee dhiigiisa u miiray somaliland.
KKK ASASAQ BUU AHAA 2 SANO HORE MOYANE 5 SANO KALE XAFAYADUU WEHEL LA AHAA
Labada Madaxwaynaba waxay Kasoo Jeedaan Xisbiga KULMIYE Midna wuu Bilaabay midna Wuu dhamaystiray Markaa Labaduba sharaf ayay inaga Mudanyihiin
@@khadarcabdilaahi3243 madaxweyne Silanyo ayaa waxaba leh adeer! Muuse afartii sano wuxu qabtay isheeg?! Inu xadhiga ka jarida siylici kala wareego mooyaane?!!
Masha allah hormarka walalaheen horey usocda horey markaaga waa hirmarkeyga somaliyey adinkana u hanbalyeeya walalaheyn somaliland guul insha Allah somali meelkasta ey joogto
This makes me proud to be from Somaliland, I am very pleased to Somaliland moving in the right direction when it comes to development. The International community better wake up from their slumber and to recognize Somaliland''s deserve re recognition.
The reason Somali still hold on to us is that and they won't let it go Allthing we got. Alhamdulillah 🤲🤲💚🤍❤️✌️❤️
Somaliland does not come back so easily Allah haw Naxariisto SNM men and women who lose their life because of us so we live freedom today. 🤲🤲🤲
Ameen
Ameen
Maasha Guul somaliland waa markale iyo Eeriboodkii berbera ee Runwayga geeska africa ugu dheeraa oo soo laba kacleeyay waa guul, qurux sharaf iyo hormar kutalaabsatay Jam Somaliland Viva Somaliland#
Oh my goodness I'm soo happy 😭✅to day and more day my home soomaaliland rabiyo guushaada ka dhig guulan aan dhamaan abdi guulba guul kadanbaysa
Happy 2 my walahay
Say Manshaa Allah.
Maansh allaah madaxwanaha mar labaad baan doorananaa soomaaliland guul waxqabad banu u baahanahay ee reer hebel uma baahnin
Ilaahow nagarab gal guusha aad nasiisay
wax aan ku doorano muu qaban airportkuna waa kii uu ka tegay Siilaanyo iyada Dp world ba markaas hal wax oo lagu doorto bal sheeg wayhee anigu kugu.raaceye
@@ahmednadiif473 war aduu Qabiilbaad ku diidaysaa
Muuse Rooble Mar labad ayaanu Doranynaa
@@ahmednadiif473
Waad indho la’aday hadaand arag
@@Garaad_Nazir_ali Adiguba Qabiil Ayad ugu Doodaysa Madaxweynaha
Wayo Suasha Lagu Waydiiyay Ayad si Waajica Uga Jawaabi Lahayd
Waa waxqabadkii madaxweyne Silanyo*
Mashallh I'm so happy wlhi in aan Arko wadankaygii oo gaadhay horomar guul somalind
Masha Allaah tabarakalaah jamuriyada somaliland socotay oo samada gaadhey guuul uu qarankaygu gaadhey allah madleh
Masha Allah waan ku farxay walaahi in lagasoo kabto burburkii iyo qaxoontigii dulcad.Igu dara kuwa faraxsan ee malabka indhaha iyo qalbiga ku cunay barakallah ..... viva somaliland!!!!!!!!!!!!!!
Markaad ogaatid in aad wadan leedahay aad ku hamidid hiigsi fog caqliga iyo miskaxdana aad ka xorawdid kala qoqobka waxaad ku dhacaysaa jidka horumarka waa naad guuleysaneysaa hambalyo hambalyo somali land guuleysta saxiibayaal mahadsanidin
Masha allah hore u soco my city
Masha allaah madaxwayne alle khayr ha ku siiyo aamiin yaa raabii waxa ku xigi dona madarka BURCO inasha allaah
Mnsha allh tabarakallah, marka miyaa la furay, hargysa na daashatay anagoo safar dheer ka nimi o hda diyaarada kaso degnay hdana Dib gaadhi uga raac hrgysa ilaa burco ayaa dhib igu ahyd, berbera way ka dhawday
Masha allah hala sameyo diyar isaga gooshta hargeisa iyo berbera maalin walba
Mash alaa ilahay nabada hanoosiyadiyo s/land way dhaqaqday looma bahna hadal iyo wax somaliland kulidiya
Madaxweyne daacada Soo noqo waan ku dooranaynaa💚💛
Ilaahaw noo barakee هذا من فضل الله وشكر لله ثم دولة الامارات
Mashallah jecliyaa inan arko dhulkaygoo horumaray
Maansha Alaah Horaa loo soconayaa Guuuuuul Somaliland
ماشاء الله تبارك الله💚❤ مبروك والى الامام جمهورية صوماليلاند 💚❤ وشعبها 💚❤ وحكومة فخامة الرئيس موسى بيحي عبدي حفظه الله
Qof walba meesha Allah ku abuuray ha ilaashado oo ha qurxiyo. Hadii Madaxwaynuhu ama wasiirku Reerkiina yahay. Waxba adiga kuguma filna ,dee faan waxba kuguma filna .waayo waxaad u bahantahay Biyo,Wado .iskuul,dhakhtar iyo madaar.
Masha allah hora lo soconaya S LAND from DJIBOUTI ABO MUSSE RABI HAGU XAFIDO AMIN // MERCI
Masha allah aad iyo aad ugu faraxsanahay reerkeyga somaliland ino ah hawiye iyo rer muqdisho waaw guul wacan
SOMALILAND wlhi NAFSI maltby haysaa kuso dhawada #BERBERA _INTERNATIONAL _AIRPORT 🛬🛫✈🛩
anoo ah dhalinta magaalada berbera
Kuso dhawada gacmo furan dhaman umada SOMALILAND
Mansha allah allaw nimcada noo siyaadi🤲
AAMIIN
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 maansha ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND guuuuul SLND guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin 👍👍🙏🙏🙏♥️💯🙏♥️💯🙏🙏🙏🙏🙏
hormar wacan my dadkayga iyo dalkaygaba from mogadishu
masha allaah s/land peace and love ❤❤ keep going my city❤❤❤
Guul soomalilnd barbara from burco guul 💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤💭
XAARMAJO and QADAADWEYN Are WATCHING xaasidiin soo CAWRYA dee
Way quruxbadantay MSha allah
Lkn sidan moodayayy uma wayna
may muhimadu terminalka maha iyo mesha dadka ee mesha ay kuso dagayan diyaraduhu ayaa ah africa 3 wado ee ugu dheer
@@mohameddaher1248 taa wan fahmay bro,halkay dadku faadhisnayen meeday aadbay u koobantay,
@@abdulrahmanyare2402 halka wa la kordhinaya malinba inti lo baahdo lkn dhabada diyaarada aya muhimka wayn le
@@abdulrahmanyare2402 may waa si wacan wll halkas wali ma wacna oo way yartahay koley kharash badan bay u bahantay in lagaliyo si meel heercalami ah loga dhigo
@@mohameddaher1248 guryaha waxa ka muhiimsan runwayga wll kaasbaa casri ah guryaha waa la dhisayaa inagaa ku filan wll
Masha Allah Somaliland 🙏
Guul iyo Gobanimo 💝
Maanshaalah madaxwaynaha marlabaad haloocodeeyo
Madaxweyne iyo doorashadii laga hadlimaayee daawo airport ka. Hadii wax madaxweyne qabanayo caasimada ayuu arki lahaa dhibaatada taala. Guul Somaliland
Waa wax waxqabad kii madaxweyne Silanyo*😡😡
@@sakaaroibrahim9686 waa hormarkii siilaanyo ee uu cirro diidanaa ee uu maxkamada la maray miyaad ilawday.cirro hormar diid Loo codayn maayo habarjeclo kulmiye Mar labaad muuse
@@abdihakimahmedjamanuur8999 sanadkan waxaanu codka ugu shubaynaa madaxweyne ciro.
waxaanu tussyna inaanu anagu cidna cuqdad u qabin oo habarjeclo ay habarjeclo tahay. 100ka sano ee soo socda siyaasad soo galimaayaan wixi habarjeclo wacad fur ku sameeyey waana balan ina aanu cashar u dhigi doono Heego.💪🤬🔥
@@sakaaroibrahim9686 adigu iska hadal laakiin habarjeclo reer Loo hadlo maaha .anigaa ah oo kuleh kulmiye Mar labaad.cirro waa kii ka diiday siilaanyo hormarka. Aad daawanaysid cirro hormar diid baanu u naqaana Viva kulmiye
Insha allahu nexto Burco airport stile we 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 waiting for Muuse Bixii??
Mashallah may Allah bless somaliland and its citizens 👏👏👏👍👍👍🤲🤲🤲
Mansha allh qaran horumaray
Wllee silaanyo wuxu ahaa nin aragti dheer m.a.
Caajiib manshaalaah wa wax lagu farxo waa in sii wacan looga shaqeyaa
Masha Allah 💯♥️
Masha Allah Masha Allah ilhayow nimcada noo siyadi nusqantana naga hay viva somalilan bari ilaa galbeed ilhayow noo xifti madaxwayne muse bixi abdi oo ku suntan quruxda somalilan.
Mashallah waa hanti qaran oo inoo soo korodhay Alhamdulillah
masha allah
Masha Allah waxan sugnaba Barbara oo caasimad laga dhigaba❤️❤️❤️
Mnsha allah guul iyo gobanimo somaaliland 💚🤍❤
Masha Allah tabarka Allah aad iyo aad ayu u qurux badanya 😍❤❤
President Muse Bihi laba sano oo dheeraad ah iyo 5 sano oo kale waa kuu diyaar ( Insha Allah ).Viva Jamhuuriyada Barakaysan.
Masha allah balanteeno waa isku duubni hurumar iyo ilaahay oynu kaashano❤
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN
Maa shaa Allah ... hase ahaatee airport-rada Afrika ugu wayn uma dhawo.
Mansha allh waarayigi Axamed maxamud siilanyo guuul guuul
Hadii xukuumadii Silaanyo sii joogi lahayd mashruucani wuxu Mari laha halkii ay mareen kuwii hore ee qaataye qaado lagu kala tagay,madaarka Hargeisa maxa ka so hadhay, wixii malaayin ku baxday, Mujahid Ahmed Silanyo wuxu aha nin horumarka dalka jecel lakiin nasiibdaro koox waraabayaal aya reer ahaan uga faaiideystay oo hantidii ummadda boobay, dhimbiilo naar ah ilaahay ha uga dhigo xoolihii ay ummadda ka dhaceen.
Mashaa,alaah ILAAHAY haydin Barakeeyo horumarkiina,Nabad,ku,waara.somaliland.
Maanshalla tabaarikalla guul guul guul rabiyow nimcadda no siyaadi
mnsha alllah
That's very good we need to do some local & international flights so we can make s/land & berbera the ground for investers and tourists
Terminalkan waxaa inoo dhistay dawlada Kuwait 🇰🇼 laakiin qeybaha runways ka waxaa dhistey dawlada UAE marka ilaahey ha inoo barakeeyo
Masha Allah waa wax Ilaahey loogu Mahadiyo
Mansha allah ilaahay mahadii guul VIVA Somaliland cadawagu ha jabo cadawagu kanaxoow NAFTA waaaa
Maansha allaah ....Horumar
Mansha Allah tabaarakallah Allow dhowr SOOMAALILAND Cadowgeyd hajabo aamiin yaarabi Guuuuuuuuuuuul insha Allah markasta Hamigeyna Alle haynoo Rumeeyo aamiin yaarabi aamiin yaarabi ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏🔥🔥🔥🖐🖐💋
Horaa loo soconayaa
Mazha alah guul in sha alah❤️
Those who dislike 👎 Illaahay ayaa dislike 👎 xagiisa ka siin doona waa xadowga Somaliland iyo horumarkeeda.
Macha allh hambalyo dalkayga hooyo Somaliland allow noo siyaadi nabada iyo horumarka
Hankii qaranka Rumoobay
Jazmine adem incha allllahaa berbera ka soo dagan incha allllahaa 2022
Emirat ku lacag intee leeg ayey ku dhiseen?
Kii Hargeysana intee lagu dhisay?
Ma jawaabi karaan tuugta dooneysa iney wadankan FAQIIRKA madax ka noqdaan.
Mashaa allaah somaliland guuuuul iyo gonimo 💚🤍🖤❤️
Mashallah tabargalaa ilahayow somalilaan dhawr ilahayow igu sin inaan ka soo Diego guul Somaliland ane Love Somaliland ❤👍
Masha'Allah Tabara'Allah
Mansha allaH mansha allaH guul soomaaliland
Guul Madaxweney Muse Mideeye
Alle weyne (swt)ceebteena ha astur0
Mshaa alhaa, ❤️🤍💚🌎
Somaliland, allaw noon siyyaddii😍
❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚✅✅✅✅✅✅✅✅✅ mansha Allah guul guul guul somalind
Masha allah guul iyo gobanimo my blood
Alx guul somaliland ilahow horumarka anu gadhnay no barake💚🤍❤🤲
Maasha Allaah Alloow Nimcada Nusqaanteda Naga Hay
mashalaa aloow baladka noo barakee
Kanaalkaygana ila eega Waxaad kahelaysaa Casharo Computerka ku saabsan Mahadsanidiin
Maanshalaah somaliland ilaahey ayaa jecel
ما شاءالله تبارك الله
الله اكبر
MaashAllah Somaliland 💚🤍❤
Bro I don’t really know you but you’re a real lander 🧡 I’ve seen your comments everywhere supporting the home country
@@kaarloose1069 Haha I was born in Djibouti so is most of my Family members but we are still Somalilanders also because of my roots and all. And even if I was not a Somalilander but another Somali I would have supported Somaliland because it is the right thing to do. Many Hawiye people support Somaliland's sovereignty awell like Jamaal Nuur (which in my view the best Hawiye person I know). I am not Hawiye by the way haha. But I wish all Somalis the best and leave Somaliland alone. I will always fight for Somaliland InshAllah. May Allah keep making us good people. Ameen
@@acacius9903 brother you’re really one good hearted person , I had so many friends from Djibouti in somaliland, thank you once again bro. There’s one thing I don’t really understand and it’s when ever somaliland does something good like building roads or economy infrastructure, people hate on somaliland for just being ambitious, why can’t they just say good luck or don’t at least even say something about it , i really don’t know why . Btw have a wonderful evening brother 🧡
Maasha allah. Guul . Dawlada Kuwait waxay bixisay lacagtii madaarka Hargeis alagu dhisay hadaba madaarka Hargeisa maxaa ka dhigay qoobado yar yar albaabada sandaqadaha oo kale waxa cad si la cadeeyey in sida madaarka Berbera oo kale muraayado miidhan laga dhigi lahaa laakiin lacagtaas ay luntay oo Maxamduud Xashi iyo Xersi Gaab ka saareen markii ay dawladii Siilaanyo ku jireen. UAE way mahadsantahay madexweyne Biixi madhadsandi halkaa ka sii wad horumarkaa mudane madexweyne. Madexweyne Siilaanyana ilaahay caafimaad waara hasii allah yacafiik.
Somaliland hanolato
waa wax Qabadkii mujaahid siilaanyo
Maasha allaha hambalyo Hambalyo Hambalyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤🤍💚
Masha Allah Somaliland ❤️👍
Adeer waa hal terminal , hal mechine oo alaabta baara, wax isbedel ah oo jiraa uma jeedo.
2 ama 3 terminal waa wax weyn lkn qaabka airport ka Somalida oo dhan weeye
masha.allah Berbera airport
M allah ❤❤💋😎
Guuuul dlkeyga hooyo aabo siilanyo sababey
Opening for the berbera airport how much it matter for unemployment by generation whose gratuate each year on different fields in universities of the country🇮🇹 ... or it would be aplce which some people will manipulated to exploit themselves...🇮🇹
You need to learn somaali
Mansha Allah Hambalyo Somaliland.
Isaaq iyo hawiye kolkii hore ba cida somalia dhib.ka kuheysay bey ahayeen hada in ey dalkoda dhibka iyo burbur ka ka dayaan iyo darood naceyb waa wax anigu an u arko wanaag alle waafajiyay
Tower ka ma Somaali af Xsbashiga yaqaana ayaa haga mise waa shaqaale Xabashi ah?
Mazha allh guul guul
Hadii ay yimaadaan dayuuradaa Cargo ga xagee la dhigayaa alaabta.🤔🤔🤔🤔🤔