Salaaxu diin al ayuubi | Xalqada 2aad | Dhambaal 4

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Salaaxu diin al ayuubi | Xalqada 2aad | Dhambaal 4
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Комментарии • 120

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 2 года назад +21

    Barnaamijyadaan oo kale aad ayey iisoo jiitaan aniga iyo dad badanoo ila mid ah, ee noo soo badi sxb👌👌👌 Masha Allah

  • @doctorabokor2924
    @doctorabokor2924 2 года назад +14

    Zxp adoo mahadsan suldan malikshah binu alparslan
    Kasoo hadal 🥰

    • @mohamedxaajiabdi870
      @mohamedxaajiabdi870 2 года назад

      Muqaalkii kan kahoreeyay bu ahaa walal ee channelka kaso daawo

    • @yahyaolad
      @yahyaolad 2 года назад +1

      @@mohamedxaajiabdi870 kaa waa aabihii wxu oga hadlaayo blse malikshah waa inankii waana taarikhda uu doonayo wllken

    • @doctorabokor2924
      @doctorabokor2924 2 года назад

      @@mohamedxaajiabdi870 zxp kaasi waa abihii ee inankiisa jeeda anuuu

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 2 года назад +27

    Islaamka allaha quweeyo meel kasta oo ay dunida ka joogaan♥️

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +11

    لالٍــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝

  • @mahammedamiin7372
    @mahammedamiin7372 2 года назад +4

    ماشاءالله

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 2 года назад +5

    Allahu akbar illahay ha ina tuso mar labad salaxudiin kale oo furanaya guriga barakaysan ee al aqsaaa

  • @SAMBAD666
    @SAMBAD666 2 года назад +6

    Very nice pro

  • @nasrihoussein1381
    @nasrihoussein1381 2 месяца назад +3

    Àllaha unaxaristo salaxadin sagaa iyo gesiyashi usodagalamay dinta islamka❤

  • @ustaadabdirazak
    @ustaadabdirazak 2 года назад +4

    Salaaxudiin AL -AYUUBI OO KALE AYAA LOO BAAHAN YAHAY

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 2 года назад +4

    MNSHA ALLAH
    Alle ha,u naxariisto hogamiyihii da,da
    yaraa ee xaqiijiyay hadaf halyeyadii kawaawayna sabab saden qayb kamid ahi

  • @bilaalzuilman8984
    @bilaalzuilman8984 2 года назад +3

    Masha allaah

  • @Aaron____jr-n4v
    @Aaron____jr-n4v 2 года назад +3

    Soobadi wll

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 года назад +3

    Assalamucaleykum family jazakumullahu kheiran barakallahu feekum wabari media you the best masha allah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @maxamadxaajicabdullahi9502
    @maxamadxaajicabdullahi9502 2 года назад +3

    Wall kasoo hadal dhaariq binu ziyad

  • @Queenlkram
    @Queenlkram 2 года назад +2

    Wx badn baa sugaayey qisyooyinka mhdsnid wll

  • @Abdifatah03
    @Abdifatah03 2 года назад +3

    Seyfudiin qudus next ka dhig sxpow💞💞

  • @amiindaadaofficial1933
    @amiindaadaofficial1933 2 года назад +3

    Qeybta seddexaad sayfudiin qudus

  • @mohamedaliabdullahi1821
    @mohamedaliabdullahi1821 2 года назад +4

    Suleiman alqaanuuni please 🙏

  • @sumayoalii4857
    @sumayoalii4857 2 года назад +10

    Masha Allah ❤️❤️🤩🤩

  • @cimaanmaxamed5916
    @cimaanmaxamed5916 2 года назад +3

    Cabrxmaan waaberi waa youtuberka kliya ee ka sheekeeya dhmmaan vediowdiisa tasriikhda muslimiinta
    Cabdirxmaan wll aad ayaad umahdsanthy waana ku dhiirriglinynaa markasta noo soo badi ku wan oo kle👍👍👍🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanibrahim3491
    @ayaanibrahim3491 2 года назад +2

    Meeday qeybtii 1aad waan heli waayey

  • @mahadmohamed9210
    @mahadmohamed9210 2 года назад +3

    Masuul taageero kuu ahay zxp halcodsi waxaan rabnaa dawladii cusmaaniyiinta

  • @munasarmacquul9695
    @munasarmacquul9695 2 года назад +2

    Sxp maxamed al fatih kasoohadal

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 года назад +6

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤

  • @kinglozano4223
    @kinglozano4223 2 года назад +2

    I.n waxa so bixi dono midkle oo qudus xoreyo🤲

  • @cabduqaadirnuurcalicadoow8002
    @cabduqaadirnuurcalicadoow8002 2 года назад +1

    Afartii khulafo noo ga soo sameey barnamijyo gaagaaban hadey macqul tahay

  • @maxamedxariir6888
    @maxamedxariir6888 2 года назад +4

    Allah Akbar

  • @dheemanguleed209
    @dheemanguleed209 2 года назад +2

    Mnsh allah wll
    Lkn wxn filayaa inaad noo baln qaaday inaad dhamayaso muuqalkii hore hadaanan qaldanayn

  • @walalcadho9793
    @walalcadho9793 2 года назад +3

    Yuhuuda alle haduleeyo

  • @maxamadbashir1546
    @maxamadbashir1546 2 года назад +1

    Khadar barbarosa taariikhdiisa nooso gali sxb haday macquul tahy

  • @nimcanofficial4897
    @nimcanofficial4897 2 года назад +2

    Video gan mar ayaad Soo Dhigtay

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 года назад +3

    Ragaa nin lamid ah mala la yahay wali, subxaanallah...

  • @mahdicumaryusuf1295
    @mahdicumaryusuf1295 2 года назад +4

    Seeftii Bada dhexe Barbaros bn ka sugayaa wll insha allah waad mahadsantahy

  • @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
    @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 года назад +2

    Wll C/raxmaan waxaan 2 suaal 1:Magaca Shukri asalkiisa ma gabar baa mise waa wiil? 2:Maxaad ka wadaa erayga Dhambaal?

    • @mohamedxaajiabdi870
      @mohamedxaajiabdi870 2 года назад

      -Magaca shugri ma ahn magac haweened ama rageed waa kalmad asalkeedu carabi yahay.
      -Erayga dhambaalna waxaa lola jeeda (fariin).

    • @yahyaolad
      @yahyaolad 2 года назад

      Shukri micna ahaan waa mahadin waana weyr carabiya

  • @suheybcabdullahi4837
    @suheybcabdullahi4837 2 года назад +1

    Sxb dagaalkii nihiwaadin soo tarjum oo noo soo dhig

  • @mrmillioncupcups5554
    @mrmillioncupcups5554 2 года назад +2

    Wllhi waan ku tageera m.a ilaahay haku barakeeyo jannada fardowsa ilaahay haku geeyo

  • @haarunyare143
    @haarunyare143 2 года назад +3

    apdirahmaan cumar ha kala gooyin azxabaha aad so gelinayso channel kaga waa in aad noo faa ideysa malin walbana aad so gelisa insha allah

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 2 года назад +1

    Masha allh
    Jazakallh kheir jazaak wall

  • @SAMBAD666
    @SAMBAD666 2 года назад +2

    Keep going

  • @halgancusub2398
    @halgancusub2398 2 года назад +1

    Walaal abdirahmaan ma heli karnaa salaaxu diin buug ka hadlaa oo soomaali ah waxaana rabaa jawaab degdeg ah adoo mahadsan

  • @cktiger5234
    @cktiger5234 2 года назад +1

    Aadban oga hela tarikhda iyo dadka dunida wax kabadaly

  • @xamsecabdixamselaalaa2606
    @xamsecabdixamselaalaa2606 2 года назад +2

    Salaaxu dinn al ayuubi

  • @nazirodowaadam8231
    @nazirodowaadam8231 2 года назад +1

    Hal Malin siyad bare tareqdisa inoo Soo qaado

  • @oskayare7750
    @oskayare7750 2 года назад +8

    keep going 🥰🥰

  • @ugaasnaaif9070
    @ugaasnaaif9070 2 года назад +1

    Abdiraxman muuqalkan horey usoo galisay wll

  • @dr.ahmedderie5918
    @dr.ahmedderie5918 2 года назад +1

    معركة حطين 8:15

  • @aamiin__carab8879
    @aamiin__carab8879 2 года назад +1

    M.a first viewed

  • @najiibmahamed7774
    @najiibmahamed7774 2 года назад +1

    Suldan abdixamiid ka soo hadal zhP

  • @qaassimahmed3871
    @qaassimahmed3871 2 года назад +2

    Maashaa alaahu qisooyinka noo soo badi

  • @calishaatax6237
    @calishaatax6237 2 года назад +1

    Masha allaah

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 года назад +2

    Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyra🌹

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 года назад +5

    Soon Waaye Ilaah Dartiis Subscribe iigu Saara 🙏

  • @abqaria
    @abqaria 2 года назад +8

    Mazha Allah 🥰
    Keep going

  • @Caraabka
    @Caraabka 2 года назад +1

    Wad mahad satahay zxp keep going🥰🥰🥰🥰

  • @abdulwaliyusuf2558
    @abdulwaliyusuf2558 2 года назад +3

    Mashalah

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад +2

    Ramadaan Muparik

  • @khayrchannel2466
    @khayrchannel2466 2 года назад +1

    Umawiyiintii will nosoo daaa c Rahman

  • @wllahmed7024
    @wllahmed7024 2 года назад +2

    M.a thanks wll

  • @cqaadirali521
    @cqaadirali521 2 года назад +1

    Noo dheerey c raxmaan

  • @cabdulaahimohamad368
    @cabdulaahimohamad368 2 года назад +1

    Mahadsanid walaal waxaa laga yaaba hogaamiyiyaal inay dhiiri galin unoqoto soo bixi doona

  • @Ibnu-isse32
    @Ibnu-isse32 2 года назад +2

    Masha Allah allaha ka abaal mariyo wllo

  • @abdirahmanjoodhaa6974
    @abdirahmanjoodhaa6974 2 года назад +1

    Horaan udaawaday

  • @Mohamed4333Yasin
    @Mohamed4333Yasin 2 года назад +1

    Osman ordogol next

  • @abubakar-ol5fz
    @abubakar-ol5fz 2 года назад +1

    Allah naxriis jano hasiyo salaxu diin

  • @ruushka7649
    @ruushka7649 6 месяцев назад

    Sxb Nishida ku jirto magaced qebta hore aye ku jirta

  • @faisalmohamedismaciilyousu8150
    @faisalmohamedismaciilyousu8150 2 года назад +1

    Manshaalaah

  • @abdiladiifmohamud3272
    @abdiladiifmohamud3272 2 года назад +2

    M.a jazakallahu khayran

  • @CusmaanAli-u5d
    @CusmaanAli-u5d Месяц назад

    M.allah Allah ha u naxariiso salaxudin
    Iya hogaamiyaashi muslimiinta nuradin
    Azanki soma sookorsanin

  • @wllake2750
    @wllake2750 Год назад

    Ka soo hadal taariikhda muscab binu cumayr iyo mucaawiye binu abii sufyan iyo saxaabadii nabiga

  • @mohazzomar4306
    @mohazzomar4306 Год назад

    war kaso hadal suleiman qanuni iyo yavus suptan suleiman

  • @mahamedgurey3795
    @mahamedgurey3795 2 года назад +1

    Taxanahan kaga soo hadal Dagaalkii Mohacs
    hadaad wakhti u hesho,
    mahadsanid

  • @apdishakuurahmadnorapdi1623
    @apdishakuurahmadnorapdi1623 2 года назад +2

    hore usoco Pro❤️‍🩹🙊

  • @hassanwandoow3999
    @hassanwandoow3999 2 года назад +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️ nosoo badi wll

  • @Dugziiye8918
    @Dugziiye8918 2 года назад +1

    msha allah
    keep go🙏

  • @yahyehussin540
    @yahyehussin540 Год назад

    Walal waqti ku dar xita 20 daqiqo ama ka badan ka so dhig hogamiyaysha uslamka ee cashirka u dhigay galada

  • @abdullahishiekhowahmed9516
    @abdullahishiekhowahmed9516 2 года назад +3

    Top 5ka chananalda an ugu jeclahya ayuu ka mid yahy waa bari wxan ku doortyna waa ka hdalka taarikhaha asalka ah.
    Thanks bro

  • @arbasb3009
    @arbasb3009 2 года назад +1

    m.a❤

  • @cabdiwasacabdiqaadir8287
    @cabdiwasacabdiqaadir8287 Год назад

    Ramadan Kii hore lasoogaliyay ramadan kan Ayaan dawanayay

  • @CusmaanAli-u5d
    @CusmaanAli-u5d Месяц назад

    Ok wabari m.sha Allah

  • @ciiseciise-sz5pc
    @ciiseciise-sz5pc 2 года назад

    WAXAN KAA SUGAYNAY TAXANA TAARIIKHDA SALAHUDIIN

  • @mohamedosman4385
    @mohamedosman4385 2 года назад

    Wll abdirahman barbarosa Ka soo hadal qisadiisa

  • @HamdiyaIbrahim-z9l
    @HamdiyaIbrahim-z9l 2 месяца назад

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @claahigadoodow6700
    @claahigadoodow6700 2 года назад +1

    Ramadan mubarak🌙🌙🤩

  • @RahmaAadam-z8t
    @RahmaAadam-z8t 5 месяцев назад

    Geesigii muslika❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cnuurmacalin-y3b
    @Cnuurmacalin-y3b Год назад

    Islaamku wuujiridoonaa❤❤

  • @hodanqalanjotaani632
    @hodanqalanjotaani632 Год назад

    masha Allah

  • @deeqarabiile2874
    @deeqarabiile2874 Год назад

    Hhh wangartay waa wiilkayga😅😅

  • @youtuberfanipoi2652
    @youtuberfanipoi2652 2 года назад

    Ku sali wll nabigeena suuban 😘

  • @bushrasiyad3344
    @bushrasiyad3344 2 года назад

    Qisadi orhan gazi Noo soo dub

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад

    Wll noo soo badi mahadsanid

  • @salaaxhassanmoha9007
    @salaaxhassanmoha9007 2 года назад

    Adunyo dadwaa dadkii hore

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 года назад

    حطين miyaa kasoo wado

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
    @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 9 месяцев назад

    Jasakalah Khayr wllo

  • @muzamiltahliil5235
    @muzamiltahliil5235 2 года назад

    Nosoo bobsii captain plz

  • @zaahidshirwac4765
    @zaahidshirwac4765 2 года назад

    M.sh power of muslim

  • @AyaanCabdiraxmaan-rk4fs
    @AyaanCabdiraxmaan-rk4fs 2 месяца назад

    C/abdirahim

  • @nuuxmaxamad3011
    @nuuxmaxamad3011 2 года назад

    Soo badi

  • @SmartBio-nk3md
    @SmartBio-nk3md 4 месяца назад

    Asc😂😊😅😢😢asc❤😂🎉😢😮to

  • @maryamacismaanbarre6378
    @maryamacismaanbarre6378 2 года назад

    Shukrn wll

  • @libandemarco6584
    @libandemarco6584 11 месяцев назад

    Mashallah🎉