MISS XISS | HEESTA XUSUSTI XAAWA HIRAN | NEW MUSIC VIDEO 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 208

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад +12

    Jacayl soo socday baa nastay maanta congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌
    Cawaale And Xiis 🔥

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 3 года назад +2

    Mulaxaamistihii weyna reer djb Abdirahman Ali Hirsi wa lagu xaad gudbey, waxaa wa lagu xamaan jiree maheyn inaad shashaada kuso qortaan xoga badownimada wa laga ficanyahay. respekt wa muhiim !

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 года назад +1

      Soo Maalidu Malaha Xishood Ninkaas Waa Halbiwlayaasha Laxamada Soomaalida Hadaanuba Ahayn 1 Sxb Salaan Boqortooyo

  • @yasminhuseen850
    @yasminhuseen850 3 года назад +14

    Boqorodii quruxda jigjiga iyo cawle soroglceliyey👏❤❤

  • @aska805
    @aska805 3 года назад +7

    Cod iyo musik ba halkeegii baad nigteen. XASUUS THANKS

  • @jamesanimation8222
    @jamesanimation8222 3 года назад +4

    Heesihi Djibouti xusuus dheer weliba subaxa hore markan skolka u socono

  • @djamilaismaeldjamila6086
    @djamilaismaeldjamila6086 3 года назад +10

    Mash allh hambalyo hambalyo Quurubadan bienvenue à Djibouti 🤗🤗🤗🤞🤞🤞❤❤❤💯💯💯adika iyo awaleh aden

    • @marianmohamed2500
      @marianmohamed2500 3 года назад

      Ilahaay kacabso walashay waa dhimataay heestan qofki qado asagay utaala

  • @wagarey7454
    @wagarey7454 3 года назад +3

    Omg gabadhan cumamadeda lama haysan karo miss xiiis kuwataa taagero buuxda from duriyadi hargysa 😍❤️❤️❤️

  • @wanagjecel2825
    @wanagjecel2825 2 года назад +2

    Miss xiis waa gabar qurxoon mashalaha isku waara ubad bdn dhala adiga iyo.cawaale Aadan daheeye

  • @mohamedabdibarkadleh8007
    @mohamedabdibarkadleh8007 3 года назад +7

    Avec toi Mahdia... Elle ne t arrive pas à la cheville... Horey u soco walashay...

    • @soumayaabdourahman3601
      @soumayaabdourahman3601 3 года назад +3

      Tu as raison

    • @Hib-q3y
      @Hib-q3y 3 года назад +3

      Mm pas walahi waliba camerada astuuraysaa ee dawoo digiintaa iskaga dhiigtaay xiidiidaadii oo dhaan aya so baxay wad ka wiiswiisaysaa 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @mounahassanelmi1291
      @mounahassanelmi1291 3 года назад +3

      Mahdia wa gob iyo marwo tani meel kaga ma dhaceyso gabadheenu shara badana viva mahdia h atteyeh

    • @hanaabdirahman5349
      @hanaabdirahman5349 2 года назад

      Rag hinaasaa Djibouti ugu kaaley war dumarka nin ba wada maree xisho oo hambalyee dinta kama bixinee

  • @zahraahmed6339
    @zahraahmed6339 3 года назад +6

    Waw miss xiss iyo Cawaale ishaa xasidku idinka da'dn ❤❤❤

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 3 года назад

      Cawaalana maxaa meesha keenay mays guursadeen

    • @zahraahmed6339
      @zahraahmed6339 3 года назад

      @@nimciishnalka2775 ma oogi wlhi waxansay uu jeday si wacan ayee uu jilayan wowwwww

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 года назад

      @@nimciishnalka2775 Hadda kawaran 😄 😄 😄

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 года назад

      @@zahraahmed6339 👋

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 2 года назад

      @@Ehel_Caashaq1 anoo heesta mar labaad kusoo laabtay ayaan commentigaan aan qoray adna aad su,aasha markay wax dhaceen iga waydiisay arkay😂

  • @NasriDevLab
    @NasriDevLab 3 года назад +5

    Wooow layaaab layaaab mss xiis 🔥barteeda dhigtay heesta

  • @hoodomaxamedcabdi1317
    @hoodomaxamedcabdi1317 3 года назад +5

    Hiil soo dhawaado adinkoo todobad gudihii 100k ku gara waad aekysin i.a❤❤💕💕👏👏👏

  • @CusubojaandherCaaqil
    @CusubojaandherCaaqil 6 месяцев назад

    Allah u naxariisto wlshay xawo maxamuud xirsi xawo hiiran

  • @zaafiofficial3658
    @zaafiofficial3658 3 года назад +3

    heestan ayaa Dookhaygii noqotay inta ay miss Xiis fanaanada ahayd Codka laxanka iyo Erayaduba waa iqanciyeen👏

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 года назад +3

      Szb Heestani Waa Heesihii Hore Ee Jabuuti maaha Hees Cusub, Waxaan Isku Dayayyaa inaan Soo Xasuusto Ama Soo helo Fanaanadii Qaadi Jirtey

    • @Himilomedia
      @Himilomedia 3 года назад

      @@MohamedHassan-nw4yo xaawa hiiran ku qor youtubeka waad helaysaa

    • @ukhtimuslima3573
      @ukhtimuslima3573 Год назад

      Hestan hawa hiran aya leh wana hess horey Loooolz ! Old is gold walahi, ani ilaa imika hawa hiran wax gaara ma arko sincerly talk, she is still the best ever, cod, action iyo music ba

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 3 года назад +7

    Waaw codkedu waa cod daren le 💖💖😘😘

  • @issirassalisman5673
    @issirassalisman5673 3 года назад +4

    Naaguhu cadawsanaa. Oo isku xumaa. Damiirka siiyey iney aroosto niin xaaskiisii oo caruur badan u haysa iney gursato ayan ka yaabey. Subxaanalaah. Imaanka beel bilaa damiir yahay.

    • @Rahmmaaaa
      @Rahmmaaaa 3 года назад +2

      Bisinka oo ma ninkan ayey guursatay?!!

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 3 года назад +1

      Calaf baa jira😁awlaadisi iney sida laga yaaba😁anigaba sida baan dhihi jirey sh abu Dalxa ayaan ka faaiidey waa qoraal Rabbi 🙏 fahante😁

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 3 года назад

      @@sahramohamed9643 oo mays guursadeen wll

    • @sali1269
      @sali1269 3 года назад +1

      Waa dacayad isma guursan wa been xiis iyo cawale

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 3 года назад

      Awey guurku...wa hees uun lol

  • @dembilsucad9457
    @dembilsucad9457 3 года назад +3

    Xaasusti hawo hiran masha allh miss xiis barteyda dhigtey

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 года назад +7

    Miss xiis boqorada quruxda!💎✨

  • @sabahmoumin5520
    @sabahmoumin5520 3 года назад +13

    Xaboube frome Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @canbuurguleed8857
    @canbuurguleed8857 3 года назад +6

    Somalida bari hore sheegen labad qof manta runti romantic ♥

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 года назад

      Lol...they have chemistry for sure

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 года назад +2

    miss xiss boqorada codka oo la wayey salaama sis from xamar

  • @hassanhoussein7154
    @hassanhoussein7154 3 года назад +5

    Xasuustii xaawa hiiran 🇩🇯

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 2 года назад +1

    Waaw 😍😍😍😍😍heesta xiis wad keentey bravo👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @mouktarhassan4559
    @mouktarhassan4559 3 года назад +1

    Heestan qofka aad ku sheegteen Xaawa Hiran malaha. Heestan waxa iskale hobolada wayn #Mama_Faduun_Ducaale o Jabuuti ka soo jeeda. Markaas xaquuqda fanka iyo fanaanka ha la dhowro.

    • @marianmohamed2500
      @marianmohamed2500 3 года назад

      Muqtar kala baaro dadka hawo anay ila dhalataay heestan somaliya ay ku qadaay marki hoore hawo mahamud xiirsi aa iskaleeh Jabuti mar danbaay taktay fankana ciyali ubaxa kacaanki bula barday kudhalatay fankana kasoo gashaay ee islanta shegayso malaha sorry

    • @mouktarhassan4559
      @mouktarhassan4559 3 года назад

      @@marianmohamed2500 Walaal Waad dadaashay see guud ahaanba fanka Somaaliya waxa u la dhashay kacaankii Ziyaad Barre see walaal Jabuuti way ka horaysay Somaaliya dhanka fanka o iyadoo guumaystihii Faransiisku haysto ayay kooxo faneed laheed. Waxa ay kooxo fanneed ka dhisnaayeen Jabuuti ilaa 1950’s. Waana qallad wayn o ay Somaali badan ku dhacaan iyagoo aaminsan kaliya in u fanka Somaalido la bilowday kacaankii. Haa fanka Somaaliya kacaankii ayu la bilowday see fanka dadka af Somaaliga ku hadla waa ka horeeyey o sida an ku sheegay Jabuuti ayu ka bilowday. Xogtaas dad badani ma oga see waa wax la ogaan karo. Ma ogtahay sidookalee in Allaha u naxariisto Maxamed Suleebaan Tubeec u Jabuuti ka bilaaway fanka kadibna waqtigii kacaanka usoo wareegay Somaaliya o u layliyay fanaan wayn o reer Jabuuti ah o lagu magacaabi jiray Saciid Ismaaciil Buux o ku magac dheeraa Xamarqoodh Allaha u naxariisto isagana eh ?

    • @pamelabluesky850
      @pamelabluesky850 2 года назад

      Heestii hawa hiiraan , Djibouti 84/85 kii meelahaa ayey ku caan baxdey. Somaliya na guulwadasha ayey ku qaadi jirtey. Waa xaqiiq. Fannaaka xaqiisa ha la siiyo!
      Ee faduun malaha wey iska jeclaatey iney qaado.

  • @rageedii4230
    @rageedii4230 3 года назад +5

    queen.of. the queens.keep.going.sister

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 3 года назад +6

    #Miss Xiis Gabadh Laandheere Banaankeeda ku dhacday, Hubqaad ,qurrux iyo cod dabacsan...

  • @aminaden638
    @aminaden638 2 года назад +2

    boqorqada akishe ee qurux edeb cod iyo haybad baa leh.........mahadsanid from uk

  • @mustafeyaya9301
    @mustafeyaya9301 3 года назад +3

    Miss xiis boqaradii akisho

  • @mustafeabokor3168
    @mustafeabokor3168 3 года назад +2

    Wlahy asxbaye misis xis wn kuhaysta igu shega inan uqadey dreyn jcl oo xad dhaf ah keep.glon my wife song

  • @Queen_girl4838
    @Queen_girl4838 3 года назад +4

    Waaaaw heestan hadal ma kareyso mashaalah miss 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘

  • @farhiyoahmed519
    @farhiyoahmed519 3 года назад +17

    Omg soooooo loving 🥰 the diraaaaac😅

  • @faysalhassan5956
    @faysalhassan5956 3 года назад +3

    Super hit.❤❤❤❤❤❤❤

  • @neimamoussa4336
    @neimamoussa4336 3 года назад +9

    Xiss qurx wang 🥰😍

  • @hassankkk824
    @hassankkk824 3 года назад +5

    Mashaallah mashaallah beautifull

  • @safiyamohamed7096
    @safiyamohamed7096 3 года назад +3

    Miss xiis xarago fananad aan jeclahay 😍😍

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 2 года назад

    Masha Allah Allaha isu barakeeyo farxad iyo jaceyl ku dhameysta nolasha gob baad tihiina isku waara

  • @hamdiabdul4236
    @hamdiabdul4236 3 года назад +1

    Xaasha , tani waa qatar quruxbadan.

  • @idirisahmed2240
    @idirisahmed2240 3 года назад +2

    Wow miss xiis xarago heeskan waad ku xaragootay

  • @AsmaCabdilaahi-q2g
    @AsmaCabdilaahi-q2g 6 месяцев назад

    Mashaallah keep going

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 3 года назад +2

    Queen xiis🥀🥰 Wax lahubo ma haysayo ma isu ka haleya

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 3 года назад +1

    Qureeshtii jigjiga xiis muxumed rage❤❤❤❤❤

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 2 года назад +1

    hambalyo fannankeyga cawaale &xiis qurux badan🌹🌹💕💕❤❤🙏🏻🙏🏻🎁

  • @miranabdillahi6594
    @miranabdillahi6594 3 года назад +4

    Woow masha Allah

  • @zaedhazzan3388
    @zaedhazzan3388 3 года назад +3

    muusgaa iga gadan wlhi amazing

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 3 года назад +3

    Hambaliyo waa nice

  • @guledmukhtaar7769
    @guledmukhtaar7769 Год назад

    Wooow heestan caadi mahaa .....
    ...

  • @AliAhmed-wn6km
    @AliAhmed-wn6km 3 года назад +1

    Heeska waxaa leh abwaan Barre maxamed fiidoow waxayna ku jirtay ruwaayadii qabri hadimo kooxdii halgan ciidanka guulwadayaasha somaliyeed xaawa maxamuud xersi xaawa hiiraan waxaan eheen deris she was så beutyfull

    • @calioumar2967
      @calioumar2967 2 года назад

      Stop beenta heestan xawa marki jabuut tumid wey kuu heestay

    • @calioumar2967
      @calioumar2967 2 года назад

      Ruwayadi caan ax wey kuu juurtay heestan abwaan ibrahin qaarleh oo sameyeh kooxdi sharaf band

  • @luckymursal1302
    @luckymursal1302 2 года назад +4

    Love is all about pain and normally form one side. As much as one try to forget
    All about it doesn't go away and that is tragedy I feel sorry for her😢she have sweet voice and good talent
    Go ahead sister 👌

  • @abdihassanaden2268
    @abdihassanaden2268 3 года назад +4

    Tres belle voix mashaallah

  • @moustaphadjama378
    @moustaphadjama378 3 года назад +6

    I love you forever my queen.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 4 месяца назад

    Ya rab towbe. saanaa ma ahanE, buplic

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 3 года назад +2

    Missxis cadi Maha 💐❤️🌹🌷😘👑

  • @Sunny_flowerstar
    @Sunny_flowerstar 2 года назад

    Kkkk waxlahobo mahaysa ma isku kahaleeyaa cawaloooow 👍❤️ hambalyo wad laheshay xiisay 💯👍

  • @ninam1000
    @ninam1000 3 года назад +6

    They look so cute togethere

  • @mohamedafgaap804
    @mohamedafgaap804 3 года назад

    Xiis boqoradii reer jigjiga waa kuu xiisnay wllshy

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 года назад +2

    masha Allah abayo🙏🇸🇴💕

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili3129 3 года назад +1

    Waaaa wlshy mcn miss xiis ilhay hay kadayo

  • @garaaddheere350
    @garaaddheere350 2 года назад

    Aun khadiijo hiiran

  • @uthmanboray8066
    @uthmanboray8066 3 года назад +2

    Good trial

  • @shadiyaibraahin7788
    @shadiyaibraahin7788 3 года назад +1

    Mshalah eedo xiis muxumed rage

  • @habanemusicpro3225
    @habanemusicpro3225 3 года назад +3

    Waaaw miss xiis

    • @Kasmalpro
      @Kasmalpro 3 года назад

      wll wan kuso boqday sido kle so boqo chanelkeyga mahimadu waa subscribe tnx

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 3 года назад

    Xiis indhawayd lama arag beeryaha qalanjo qoor dheer from SL

  • @ayaanhassan8184
    @ayaanhassan8184 3 года назад +1

    Istelkii oo qof ah 🥰

  • @hasantimaze9279
    @hasantimaze9279 3 года назад

    Romantic song....haa heey

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 2 года назад

    Hees dareenka dhaqaajinaysa keeb going

  • @pppppppppp934
    @pppppppppp934 3 года назад +1

    QUEEEN MISS XIIS 🙏

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 3 года назад +2

    Waaw hees iga gadan runti qofki wax garad oo kaliya ayaa fahmi kara😭😭

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 3 года назад +1

    Hiil soo dhawaada

  • @TheLove0
    @TheLove0 3 года назад

    Mss xiis heestan barteedi ayey dhigtay fananad jirta wale xaawa hiran

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 3 года назад +7

    Heesta qaabkay uqaadayso iyo originalka siday Xaawa Hiiraan ugu xaragoonayso ismalaha waa kaaf iyo kala dheeri iyo waliba muusiguba

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 года назад

      Horta Waan Ma Xaawa Hiiraan Beyn ahayd mise fanaanad kale oo Reer Jabuutiya Halkaa igu noqo Sxb

  • @khadroabdikariin1419
    @khadroabdikariin1419 3 года назад +4

    Cawaale iyo miss keep going ❤💯

  • @shukrialihassan6405
    @shukrialihassan6405 3 года назад +1

    I wish nadhira could wear like this dame🥰

  • @kalifabdillahi402
    @kalifabdillahi402 3 года назад +1

    Awale Aden Add iyo Add baad uu Ku Mashquul tihin bariyahan oo dhan because his legend That's Why Dambiga xumantana iyo macsida iska dafa pls

    • @zahraahmed6339
      @zahraahmed6339 3 года назад

      Qofka ka sareeya unba lagu mashqula taas miynad oogayn tha's why wa hormuudki faanka

  • @Mustafa-jd2io
    @Mustafa-jd2io 3 года назад +1

    Mashaallah keep going my dhiigayga lakiin kuma ogi Cawaale majiro qaliyay waxkale oo kaa dhaama allah hakuu sahlo biidmilaah

  • @faraxfarah8995
    @faraxfarah8995 2 года назад

    Mansh allh wankahelay heestan

  • @dura5424
    @dura5424 3 года назад

    Woow miss xiis iliket❤👍

  • @hassanhabonne4743
    @hassanhabonne4743 2 года назад

    Waooow hees macaan

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 2 года назад

    waaw miss xiis❤🌹💕🙏🏻

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 года назад

    Mrs xiis siddaaas fadaaay

  • @sahaalsiyad4096
    @sahaalsiyad4096 3 года назад +1

    Mashalaha wad nurysa

  • @hodonjacaly624
    @hodonjacaly624 3 года назад

    Mansha Allah quruxley xiis

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 4 месяца назад

    nabad nolol.iA HA Hee INBADAN AqODeY. SAX waa ruN. FARIIDAD YeAy.

  • @TheLove0
    @TheLove0 3 года назад +2

    Dib u habeent heesta xaawa hiran Cawale aden laxanka u dhiigo jiin miya laa dhiga wan ka qayliyey wale

  • @jamaabdi6109
    @jamaabdi6109 3 года назад

    Waa heesihii hore somaliyadii guulwadeyaashu qaadi jirrey juba iyo

    • @calioumar2967
      @calioumar2967 2 года назад

      Stop lying please hesto waa jacayl xawa xiiran marki jabuut timid wey kuu qaday ruwayad xidiq labaad ax kaa axayd

    • @djimos9058
      @djimos9058 2 года назад

      MaahA xawa hiraan ruwayad ay jabuouti kudhigtey kujirtey iney dhimatay iney nooshahay moyaane jabouti mar horey katagtey

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 3 года назад

    Boqorada Codka misse xiis wanku wadanaa

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 3 года назад

    halistii jaceylkaa i hafeefanaysee 🤪🤪

  • @ayaandaahirnuur7821
    @ayaandaahirnuur7821 Год назад

    Awale gabadhan Wad inoo hayn lahayd

  • @abdifatahmohamedali2404
    @abdifatahmohamedali2404 3 года назад

    ''Hada iyo hadhoowtiyo
    horeerysiyo danbeeysaba
    Hurgumada jacaaylka leh
    Hibashada ma daayee,,
    Erayo xul ah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    LOVE

  • @daganfarah8686
    @daganfarah8686 3 года назад +7

    Très belle chanson bravo

    • @marianmohamed2500
      @marianmohamed2500 3 года назад

      ruclips.net/video/H4Pv_Du7x1w/видео.html&feature=share

  • @mouhoumed4318
    @mouhoumed4318 3 года назад +3

    Wawwww

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 4 месяца назад

    OPS.

  • @nimcomohammed3255
    @nimcomohammed3255 3 года назад +3

    🥰🥰❤❤❤

  • @mohasaid6159
    @mohasaid6159 3 года назад

    woow miss xiss ma cawale ayaa hantay gabadhan

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 11 месяцев назад

    Heestan macnaheeda yaa I fasira qof is jeclahay soo dhigatey Facebook
    Ma mid cusub la hadleysa...
    Ma aneey I toosinaysa

  • @maslaibrahim9471
    @maslaibrahim9471 2 года назад

    Love you and you are wife long life inshallah bro

  • @alahiinaisse4040
    @alahiinaisse4040 3 года назад

    Mss Xiis

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 2 года назад +1

    Waaaw dumashi waxkale

  • @加油-b5d
    @加油-b5d 3 года назад

    miss xiis ♥

  • @Nima-h1z
    @Nima-h1z 8 месяцев назад

    ❤_____❤_____😊