Awale Adan | Habaar Leygu kari waa | official Music Video 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Song Lay Hoosaasin Kari Maayo
    Lyrics: Abdulqadir Qalinle
    Melody : Awale Adan
    Music: Xuska Xaaji

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @mohamedfarah1514
    @mohamedfarah1514 Год назад +30

    Gabadhaha timahooda asturtay ilaahay ha xifdiyo kuwa kaleneh ilaahay hasoo hanuuniyo.

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +2

    Anagaa jecel horumarkaaga Awale fanaan qaran shanta soomaaliyeed baa kuwads jecel, hore u soco soomaali oo dhan baad fanaankoodii tahay farxadaadu waa farxada umada ku jecel odeygii dabada dumarka lahaa magaciisa ma rabee isagaa kugu daba raali.

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Год назад +3

    Awale adan ilahay cadowgaga ha jabiyo guulayso fanan nagu qaliya tahay ilahay cafimad ka iyo cimriga ha siyadiyo

  • @abdullahiabdulkadir846
    @abdullahiabdulkadir846 Год назад +2

    Caawle aadan iyo nimcaan hilaac labo fanaan ka dawan fanaaninta somaliga ku hadasha xaqiiqdi dad af gaaban xishood badan ka dhexeeye somalia

  • @sadaksiso6535
    @sadaksiso6535 2 года назад +11

    Awale zxp allaxmdulilah dheh adii Ee ku dhaaftay taas Sbbto ah Qof aad Nolol wadaagteen oo cadowgaaga la saftay qof mahaa waxaa kaga darnaa laheyd adoo xal aduun ku heesto ineey kugu sii taagsato viva zxp

    • @ahmedeycali6808
      @ahmedeycali6808 Год назад

      Asaga wuba furay marhore gabadh ayu guursaday

  • @AkramHassan-i7m
    @AkramHassan-i7m Год назад +1

    Way igu dhacday balse waan u da dalayaa. Saan. U sixilahaa qaladkeda balse. Cadawgayga. Ma hilma maayo. Hanka hoos u dhigimayo. Somalinimo aan ku dhimanaa. Sunta layma. Walaqo. Abidkayba waan adkaa balse wakhtigaa saciday. ❤

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 года назад +47

    Hanka hoos u dhigi maayo
    Habaar leygu kari maayo
    Hadafkayga waan gaari
    Hadalkuna waxi mayeelo
    Waah waah esh calaa hees😍
    The legend Awale Adan🐐

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 2 года назад +21

    Guuleysoo wiil ciise waa Qaran awaleh adan 🇩🇯🦁

  • @sadamainandarar
    @sadamainandarar 2 года назад +6

    Notre légende Awaleh horee oo soco Abo🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍

  • @maanmaalbuureedgurxan3403
    @maanmaalbuureedgurxan3403 Год назад +1

    Anigu fannaan heelo-maala ku oran maayo
    Heesaa fan kaliyaad tahay ku oran maayo
    Hubanti hoobbal fanyahan baan ku leeyahay
    ......
    Eshqiyaasak Hoobbal Cawaale Aadan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 месяцев назад +2

    Haliskuba waa intan ....
    Anigana hir ii muuqda
    Kama leexdo hilinkiisa
    Dayaxaan higsanayaaye
    Lay hoosaasin kari maayo
    Legend of legenderz Awale Adam 🎉❤

  • @abdinuur219
    @abdinuur219 Год назад +1

    Heesta xagaan ku qorana qamarow !!! waan ku daalay laskin waa malab

  • @ayanbourhan5497
    @ayanbourhan5497 2 года назад +53

    Wax kuu gaadhaya malahaan cidan qaylaysa you are the only legend awaleh aden deheyeh big love from dadkaagi 🇩🇯

  • @Bashiirbadal-p2i
    @Bashiirbadal-p2i 5 месяцев назад +26

    Waxaan halkan kala hadlayaa dhalinyaradda 2060 waxaan ahay awoow giin waxaan kusoo kornay qarax dawlad la,aan aniga iyo intii aan is ku jiilka ahyn waxaan idiin rajaynayaa hormar iyo dawlad iina sooduceeya 👥❤

    • @samiiryareabdi5565
      @samiiryareabdi5565 5 месяцев назад +1

      Haa awoowe aabe iiga sheekeyay lkn hada nawad waaye😂 adiga waa ka duqowday 😅

    • @NaciimaAxmed-u6i
      @NaciimaAxmed-u6i 4 месяца назад

      ⁵5th 5th is OK ​@@samiiryareabdi5565

    • @taslimofficial1184
      @taslimofficial1184 4 месяца назад

      😂😂😂😂 haa awowe nasibka sidas kanoqday😂😂😂 anaga ka nasib bdn😂😂😂😂

    • @Nasrudiin893
      @Nasrudiin893 3 месяца назад

      😂😂😂😂

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 2 года назад +125

    Lyrics::
    Qofksstoo i hadimeeya isku hawla nokoshayda hadba kuma mashquulaayo wakhti kuma halynaayo..
    Inta jecel horayntayda una heellan guushayda hiil la taagan garabkayga dhayal kuma hilmaamaayo..
    Hanka hoos u dhigi maayo. Habaar la igu kari maayo.
    Hadaf kayga waan gaadhi hadalkuna wax ima yeelo..
    Cid kasoo i hujuumaysa .
    Farxadiyo libtaan haysto
    Ima luro hinaaskoodu
    Mana dayo hareertooda.
    Aniguna hir ii muuqda.
    Kama leexdo hilinkiisa.
    Dayaxaan higsanayaaye.
    Lay hoosaasin kari maayo.
    Hanka hoos u dhigi maayo.
    Habaar laygu kari maayo.
    Hadafkayga waan gaadhi.

  • @kingfathxialimohamuthshaah
    @kingfathxialimohamuthshaah Год назад +5

    My father Awale adan melody 205 ilaa hada 2023 wakuma ninka marka is barbar dhigaye hooyaddi nin dhashay ma Tahar calasowkan colossal weyne shalay so baxayab ader ninka cidi magadhee halako fuqa ifin kon jirinbu joge jiro jog Awale aadn magaca Kuna hasi jiri ilahayna hoos kumaba dhigo aamin🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇶🇩🇯🎤👊

    • @ahmedeycali6808
      @ahmedeycali6808 Год назад

      Dahir candho waxa u ku heestay ee ugu waashay waa gaabdh ujecla ayaa cawaale guursaday😂

  • @suohaybmuze
    @suohaybmuze 2 года назад +12

    Awale adan diheye legend always legend gantal ayad udhibtay ka leflef libaxa ada zoo kuciye damer calusaw

  • @rowdomohamud
    @rowdomohamud Год назад +19

    Haaestaan waxay soo baxdey waqti aan ubaahnaa waa maalin sabti ah 18/2/2023 waxaan rajeyn maalin in aan kusoo noqdo heestaan anoo heerkaan rabey gaarey
    Hadafkayga waan gaari hadalkuna wax ima yeelo💯💯

  • @neimasouleiman9717
    @neimasouleiman9717 Год назад +2

    Nolowwww aabid inaderkay awalehhh🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Год назад +1

    Alla yaacisak XUSKA XAAJI -
    ninka muusiga tumay ee Vocal Recordingka sameeyay ayaa heesta u hagar baxay
    Aduunka Vocal Recordka ayaa la isku dhaafay
    Codka iyo Muusiga in la isku fadhiiisiyo oo aysan kala qaylineen wax madaxa kaa galaya aysan ahayn rag intaas ayuu isku dhaafay

  • @CabdiNajiib-k3e
    @CabdiNajiib-k3e 2 месяца назад +9

    Fanaanka ugu codka fiican soomalida from 🇸🇴🇸🇴

  • @habilmahi2542
    @habilmahi2542 Год назад +1

    Qofka kaliya fanka logu dharan karo thy
    East and west king Awale is the best 🙏
    💟💟💟💟💟💟💉💟💟💟💟💟

  • @maslax1119
    @maslax1119 2 года назад +8

    HEESTAN WAA KU SUGTAY WAQDIGEEDA AYEEY IMAADAY WALAAL WAA LA HASHAAY GUUUUUL CAWAALE 👑👑👍👏🎤💯

  • @ilyashithulobhaiahmed8086
    @ilyashithulobhaiahmed8086 Год назад +1

    Nolow notre super star awaleh aden daheyeh horey u soco

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +45

    2005 ilaa 2023 ninka aan tiriigiisu damin cawaale wll ilaahay kuguma dilo adigoo heesaya guulayso Aakhiro iyo Aduunba from Awdal state 🇦🇷🇦🇷🇦🇷💪💪💪🦅🦅🦅🦅

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 2 года назад +7

    Maxaa kaa legend ah, maxaa kaa hees ah, maxaa kaa dhaga hadal ah AWALE ADAN ON 🔥 📛

  • @mohamedcabduqadirxasan7373
    @mohamedcabduqadirxasan7373 Год назад +3

    Sidey iigu socoto heesta Subxaanalah Allow noogu fur dhagaheena quraanka

  • @najax4871
    @najax4871 2 года назад +2

    Will Dira uunba Sidaas u Heesi kara
    Gumeystaha Fanka 20 years

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 года назад +97

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love

    • @khadarhassan6019
      @khadarhassan6019 8 месяцев назад +2

      ❤️❤️❤️ الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤️❤️❤️

    • @MohamedAbdirahmam
      @MohamedAbdirahmam 7 месяцев назад

      It is true

  • @UmuImran-zb1yt
    @UmuImran-zb1yt 8 месяцев назад +1

    Awaleh aden habar lagu kariwa waxba lagama qaban karo horay usoco star hadaf kaga gadh hadalkana hadhagaysan 💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍🙏🙏🙏🙏

  • @applehealth1440
    @applehealth1440 2 года назад +71

    Waxani waa dhul gariir(Earthquake) , bisinka yaa nagu taabtay the greatest ❤ 💖 of all time

  • @aden4311
    @aden4311 Год назад +1

    Awaleh aden saxib walahi imisa generation iyad qorta ka jabisay lama kobikaro wa fanaan mucjisa

    • @khaleelahmett
      @khaleelahmett Год назад

      Haa wllhi hada 20 years umalayn intuu heesayo

  • @HAJJiHAMSE
    @HAJJiHAMSE Год назад +17

    Ninkan calankiisu ma dhacayo ilaa uu fanka ka baxo, 2005 ilaa 2023 waa only legenka fanka.

  • @maryancarif3861
    @maryancarif3861 Год назад

    Hanka hoos ha u dhigin ee horay u soco keepgoing

  • @khalidismailofficial4433
    @khalidismailofficial4433 2 года назад +8

    Fanankan fananinta ninka kaliye 7 luqadod ka badan ku heesi karo cadowgada u noolow taliye❤👏

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Год назад +2

    hanka hoos u dhigi mayo🤌🏾
    habar leygu kari maagoo☺️
    hadafkeyga waan gaadhi💪🏻
    Hadalkuna wax ima yeelo 👐🏻
    awale Adan daheye🤍

  • @haldoorkamedia492
    @haldoorkamedia492 Год назад +3

    Gar iyo Gardarradaba Legendnoow Garab buuxa Iga hano, 5 Ta soomaali ayaad hoos hadhsataa Ku seexo💪🙏👍🇸🇴

  • @rahminmoussa9114
    @rahminmoussa9114 2 года назад +1

    ☝️☝️☝️ intaa jeceel horeeyntada Mon frère 💪🏿💪🏿🔥💉💯

  • @goohiyeproduction6142
    @goohiyeproduction6142 8 месяцев назад +33

    Heesha waxa ay ku xasuusiyaan qof ad jecleyd asxabtadi iyo wixi la mid ah lkn
    QUR'ANKA ❤❤❤ WAXA UU XASIYAA
    ALLAH SWT EE INA ABUURAY

  • @PoPo-s9x7j
    @PoPo-s9x7j 2 месяца назад

    Jam nga Shqiperia.Rastesisht e gjeta kete muzik qe me la pa fryme e fjale.Bravo,muzika me e bukur me nje ze brilant,ku do i rezistoj te gjithe koherave.Suksese🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @tahiya-ln9et
    @tahiya-ln9et Год назад +5

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯bonne continuation frère allah ha ku la gabto hadafkaga cousin

  • @farxandahir2763
    @farxandahir2763 Год назад +1

    Legend awale aden horosoco bro
    Waaa sidaad sheegatay guul iyo gobanimo

  • @ANFAAL152
    @ANFAAL152 2 года назад +10

    Aboowe keep going wiil dir oo baqor ah baad tahay ha u joojin dadka xun xun inta wanaagsan baa ku garap taagan reer Djabuti🇩🇯🇩🇯 cudad ma garanaayaan keep going my bro🥰🥰

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 Год назад +1

    SOMALIYOOW 2023 INTEEY DHAMAAN HADAFKEY WAA GAADHI

  • @mahadabdourazakdjama3732
    @mahadabdourazakdjama3732 2 года назад +10

    Légend Awaleh Aden continue comme ça frè-re notre leader Djiboutien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️💯💯🇩🇯🤳🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤳🇩🇯🦸🦸🦸🦸🦸🇩🇯🇩🇯

  • @HassanaliHBA-vi6tc
    @HassanaliHBA-vi6tc 5 месяцев назад

    Adigaa halyeyo ka horeeya qayrkaaye inadeer horay u so
    Habaar laguguma karimaaye

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 2 года назад +72

    LEGEND is always LEGEND
    Qof kastoo i hadimeeya
    Isku hawla noloshayda,
    Marna kuma habsaamaayo,
    Waqti kuma hallaynaayo.
    Inta jecel horrayntayda,
    Una heellan guushayda,
    Hiil la taagan garabkayga,
    Dhayal kuma hilmaamaayo .
    Hanka hoos u dhigi maayo,
    Habaar laygu kari maayo,
    Hadafkayga waan gaadhi,
    Hadalkuna wax ima yeelo.
    #2
    Cid walboo hujuumaysa
    Farxadiyo libtaan haysto
    Ima luro hinaaskoodu
    Mana dayo hareertooda.
    Aniguna hir ii muuqda,
    kama leexdo hilinkiisa,
    Dayaxaan higsanayaaye,
    Lay hoosaasin kari maayo.
    #kooras
    Hanka hoos u dhigi maayo,
    Habaar laygu kari maayo,
    Hadafkayga waan gaadhi,
    Hadalkuna wax ima yeelo.
    Ereyadu waa Qalinle nin la yidhaah.
    Laxanka iyo Codka: Cawaale Aadan
    Music: Xuska Xaaji.

  • @Somali122
    @Somali122 Год назад +1

    Tariikhda maanta 12,7,2023 heestan waan dareen dhageysanayaa waxaan rabaa inaan heer gaadho oo aan 5 shahaado diyaariyo hada 3 shahaado ayaan haystaa 2 ii hadhey alle ha ii fudeediyo insha Allah dayaxaan hiigsanaayaaye ley hosaasin kari maayo inta iga danbeysa waan idin salaamaya walaalayaal 😊❤

  • @khadarjaamac2343
    @khadarjaamac2343 2 года назад +8

    Legend of legens cid wax kaqaadaysa oon ilaahay ahayn majiro nacabkaaga howjabin🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💓💓

  • @wllvikram7745
    @wllvikram7745 Год назад +6

    Cid kaaso i hajuumaysa
    Farxadiyo iyo libtaan heysto 😅
    Ima luro hinaskodu 😊❤
    Legend awale adan 🎉❤

  • @hamdiabdulkadirhassan6058
    @hamdiabdulkadirhassan6058 2 года назад +222

    Inta jecel Horeynteyda👍
    Una heelan guusheyda✊️
    Hiil la taagan garabkeyga👏
    Dhayal kuma hilmaamaayo💝❤️
    Hees iyo Badh🥰

  • @xamiidboy
    @xamiidboy Год назад

    Awaale Aadan waa fanaan Aad u cod macaan Alha ha sharfo

  • @maxamedcaalin2817
    @maxamedcaalin2817 2 года назад +41

    Heestani waxay imanaysaa xilli ay fanaanka cawaale ku dhiganaayeen nacab badan oo kusoo ururay balse waxa uu tusaya sida uu ugu kalsoon yahay naftiisa 🤗
    ▪︎Hanka hoos u dhigi maayo
    ▪︎Habaar laygu kari maayo
    ▪︎Hadafkayga waan gaadhi
    ▪︎Hadalkuna wax ima yeelo
    Oh my singer best of luck 🤞

  • @hodanabdi8802
    @hodanabdi8802 2 года назад +3

    Waa wareeey heestan ma anaa layqaday 💖💕

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Год назад +5

    Dayaxaan hiigsanayaye la I hoosaasin kari maayo best song🎙 Awale Aadan legend 🔥

  • @faraxomar9399
    @faraxomar9399 Год назад +1

    Landhera alhamdulilah dheeh doqontas Allah kudhafiyay

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 года назад +15

    Hogaamiyaha Fanka Somaaliyeed 🇩🇯🔥

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 года назад +1

    Jah Ninku Landheere sanaa dhib yaraan bu cadawgii kaga raayay 🤌🏽👊🏽 keep going Inader

  • @ahmedali-pq4ns
    @ahmedali-pq4ns Год назад +7

    Inta jecel horaantayda 🏃
    una heelan guushayda 📈
    hiil la taagan garabkayga 👫
    dhayal kuma hilmaamaayo.
    the one and only awale adam 🇸🇴 and 🇩🇯 somaliwayn 👏

  • @ishwaaqabulejimcale4947
    @ishwaaqabulejimcale4947 2 года назад

    Hanka hos udhigimayo habar leygu kari mayo hadaf keygu Wan gari hadalkuna wax imayelo legend cawale adan daheye

  • @xikamsayd7231
    @xikamsayd7231 2 года назад +3

    Fan iyo fanaan marka aan maqlo Awale aadan baa igu soo dhaca Legend always be legend”

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 2 года назад +2

    Guulayso Al Fanaaan Awale Aden Gob Gob Dhashay waan Ku Taageernaaa Haddaa Nahay Daraaawiishta❤

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 2 года назад +13

    Fanaanka 5ta Soomaaliyeed guul iyo gobanimo 🥰❤️

  • @kingissow9447
    @kingissow9447 11 месяцев назад +2

    The GOAT Somali music industry Awale Adan

  • @koobacxasan8696
    @koobacxasan8696 2 года назад +5

    BIG LEGEND 🇸🇴🇩🇯 soomaali oo dhan baa ku wadata zhp

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 4 месяца назад

    Manta fankii waa ka baxay hobal awaale aadan

  • @ibraahimhusseinali208
    @ibraahimhusseinali208 Год назад +9

    Waxaan la hadlaayaa kuwa 2050 daawan doona wxaan ahay awoowgiin nabad-galyo iyo Salaan inii sii dhigay halkaaan Waxaan Kaloo idiin sheegayaa anagu waqtigeena inta ugu badan Dagaal sokeeye iyo qabyaalad ayuu ku dhamaaday, dadyowga caalamka Jiilkooda ay mustaqlka sugaayaan Taariikh iyo sooyaal ayay U reebaan balse anagu Dad nuuca aan kor idinkugu shegay ayan aheyn Naga Raali Noqda Plz🥺🙏
    Waxaan idiin dunidaan gaaabiska ah inaad wanaag Uga tagtaaan.❤️

  • @abdillahihassan2650
    @abdillahihassan2650 2 года назад

    Keeping going my brother Mr awale Aden all your enemy they will fail in sha allah

  • @mohamedabdousalam6562
    @mohamedabdousalam6562 2 года назад +45

    Awaleh Aden t'es le meilleur 😀😀😀 Force à toi Grand Frère Djibouti tout entière est avec toi Frère 😇😇😇😇

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 2 года назад +1

      Tous les gens C'EST Sont ps des djiboutiens oky dhandhan

    • @Helenebakers
      @Helenebakers 2 года назад +4

      @@charkokhadar2558 qu'est-ce qui t'a énervé il a rien dit de méchant il a parlé des vrais Djiboutien comme awaleh pas les hier venues 😏

  • @samiyafarhan1820
    @samiyafarhan1820 2 года назад

    Absolutely hdafkaada wad gaariii habla qeepestane waxbo dhagyalaq ha usiiiin 🇸🇴🇸🇴❤️

  • @wariyec-tiriike8849
    @wariyec-tiriike8849 2 года назад +4

    Burco Hooyadii Murtida iyo Hal-abuurka Abwaan Abdiqadir Qalinle ❤❤

  • @abdijamal5098
    @abdijamal5098 Год назад

    Hankaada kaween hadal iyo habaar lagugu kri wa yaa isgry guuleso wll Awle Adam markasto garbkadn ahy 💯💯💯

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 2 года назад +47

    That's a really Djiboutian, never fall or listen to the people, keep going our legend🇩🇯

  • @Farmaajo2138
    @Farmaajo2138 Год назад +1

    Hadafkeyga waa gaadhi hadalkuna waxba ima yeelo really motivation on my 2023

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Год назад +116

    Lyrics: Abwaan Qalinle
    Qofkastoo i hadimeeya
    Isku howla noloshyda
    Hadba Kuma mashquulayo
    Wakhti Kuma halenayo x2
    Inta jecel horeentayda
    Una heelan guushayda
    Hiil la taagan garabkayga
    Dhayal Kuma hilmaamayo x2
    Kooris
    Hanka hoos u dhigi maayo
    Habaar laygu Kari maayo
    Hadafkayga wan gaarin
    Hadalkuna wax ima yeelo x2
    Page 2
    Cid walboo hujuumaysa
    Farxadiyo libtaan haysto
    Ima luro hinaaskodu
    Mana dayo hareertooda x2
    Aniguna hir ii muuqad
    Kama leexdo hilinkiisa
    Dayaxan higsanayaaye
    Lay hoosasin Kari maayo x2
    Kooris
    Hanka hoos u dhigi maayo
    Habaar laygu Kari maayo
    Hadafkayga wan gaarin
    Hadalkuna wax ima yeelo x2

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 8 месяцев назад

    Hanka hoos u dhigi maayo
    Habaar leygu kari maayo
    Hadafkayga waan gaari
    Hadalkuna waxi mayeelo😮
    Legend cawale adan fanka wuu ku raxeystay wlhi caw bee ii bixi hysa heestan
    Habeen sabti soo gali
    Taarikhda 7/6/2024. 22:37pm

  • @Inantii_nugaal
    @Inantii_nugaal 2 года назад +6

    Awale adan❤️‍🔥 my pro inta ku jecel aya badan🫀❤️‍🔥💯

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 Год назад

    Ninkii reer Gaashaammo; Qalinle ayaan halkan ka salaamayaa.

  • @alijooker2075
    @alijooker2075 2 года назад +80

    Daahir Calasow iyo Cadawgaga Alle Hajabiyo Legend Wayn ba tahay oo nagu qaaliya Awale adan somali music Leader King Awale Guulays☑️❤🙏

    • @loulaloula9520
      @loulaloula9520 Год назад +1

      Awale adan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯

    • @sehiyehdouksiehhassan
      @sehiyehdouksiehhassan Год назад +1

      La réalité awaleh aden leaders de tout les chanteurs afsomali vive awaleh continue nous sommes toujours avec vous déçus de tous gama qui parle derrière vous

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Год назад

    Woooow Allaha kuxiftiyo 👐👐👏👏👏👍👍🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃

  • @maangal7563
    @maangal7563 2 года назад +12

    Hogaamiyaha Fanka Soomaaliyeed Cawaale Aadan 💯🔥

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 Год назад +1

    Waaaaaaaw guleyso liwax ☑️🎷🙏💐💐💯💯👍🎷🎷🎷

  • @HARGEISAAWI1122
    @HARGEISAAWI1122 Год назад +5

    Awaale Aadan Fankii oo qof ah from Hargeisa somaliland 🟢⚪️🔴

  • @Shaaciye84
    @Shaaciye84 2 года назад

    Somaaali oo dhan ayaa ku jecel sxb horay u soco calasow dusha ayaan ka maraynaa

  • @hodanmohamed2379
    @hodanmohamed2379 2 года назад +23

    Masha Allah my inaderkey awaleh Aden dahey horey usooco ❤🇩🇯

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Год назад +1

    Caleeeek cawaale fabaan aad u taageero qiima badan ❤❤❤ guuleyso

  • @yvngshreezy678
    @yvngshreezy678 Год назад +6

    Somali baa kaa badan 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @huseinhassan6774
    @huseinhassan6774 2 года назад

    Cawale ilahay haku cafiyo sxb qali horay usoco sxb garabkaaga Ayan nahay

  • @mahdiaalidoualeh6824
    @mahdiaalidoualeh6824 2 года назад +12

    Awaleh aden le seul chanteur Djibouti international un homme moderne et avancé go head bro you are at the top

  • @abdifatahahmed2788
    @abdifatahahmed2788 Год назад

    Hadba kuma habsaamaayo baa ku haboon insteaad kuma mashquulayo great song

  • @fasuuhappy7006
    @fasuuhappy7006 Год назад +5

    Leader af somali music 20 years the onde and only awaale adan ☄hanka hoos udhigi maayo✊💣

  • @AnwaarCabdi
    @AnwaarCabdi Год назад

    Good song keep going my bro Awale

  • @samatarmahdi7319
    @samatarmahdi7319 2 года назад +5

    boqorka faanka 🫅🎤somaliyeed legend cawale adan habar lagugu kariwa 💪🤙😍🥰😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nasroaweys7726
    @nasroaweys7726 2 года назад

    Saaas kaaarawaa guulayso nin adagbaatahay nacabka haciil💪

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 2 года назад +4

    Keep going baanu ku leenahay gaarayacuuntana haujoojin

  • @abuukaryariska9618
    @abuukaryariska9618 Год назад +1

    Waa hees iyo bar walahi❤

  • @aboubakeraliabdillahi421
    @aboubakeraliabdillahi421 2 года назад +33

    Bien dit frérot tu es notre fierté 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 bonne continuation

  • @aasiyaducaale9676
    @aasiyaducaale9676 Год назад

    The best leader Awaleh Aden Deheyeh horey uu soco

  • @hafsayousuf6477
    @hafsayousuf6477 2 месяца назад +4

    1/12/2024 still watching Ilove this song❤😂

  • @osmanadawe8379
    @osmanadawe8379 2 года назад +1

    Hogamiyaha fanka awaleh aden deheyeh awaleh casri