MARQAATI😭 || QISO CAJIIB AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ifiyenuur?igshi...
    #ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 143

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад +26

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @humanlifechanel5263
    @humanlifechanel5263 Месяц назад

    Wallaahay oohin ayaa iga dhamaatay... alxaqu minallaah

  • @najmaapdi7066
    @najmaapdi7066 6 месяцев назад +16

    Salaada igu adag isoo duceeyo in alle ii fududeeyo 🥺🙏

    • @khadijomaxamed9441
      @khadijomaxamed9441 6 месяцев назад +2

      Ale wll hakuufududeeyo hanakuu macaaneeyo😢😢😢😢

    • @najmaapdi7066
      @najmaapdi7066 6 месяцев назад

      @@khadijomaxamed9441amiin wll mcn mahadsnid ❤️

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 6 месяцев назад +1

      Allaha kuu fududeyo wll❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 6 месяцев назад +6

    Wcs ifiyow qalbigada naga xade. bring back our hear 😂😂😂 thank you sheekoyinkada cajiibka 👍👍👍👍

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 6 месяцев назад +8

    Wow Abuu Yusuf iyo wiilkiisuba dad goba bay ahaayeen waa qiso aad u qurux badan thanks ifiye

  • @miskishaafici
    @miskishaafici 6 месяцев назад +6

    Ifiyow habn hore anoo isdhahye qisadi ninka qabri qodaha aha kusexo ayan mrba kis dhkta usitaga baa hurdadi iga haday 😂😂😂 al uu timo waan dhamestay qisadi thnk U 😊 qisoyinkga quruxbadan an kuxiranhy ❤ meshan mel kabadan kurajeyna

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 6 месяцев назад +3

    Qiso aad u macan bay ahayd Thanks ifiye ❤❤

  • @QueenRamla-zp4tg
    @QueenRamla-zp4tg 6 месяцев назад +9

    Inaaa uhoreeyo maliiga dareemaa😂❤

  • @muhedinabdi_ahmed3702
    @muhedinabdi_ahmed3702 5 месяцев назад +1

    Allaahu akbar

  • @sihaam-10
    @sihaam-10 6 месяцев назад +9

    video kale fiirsanye marka iso dhacday waba uso goyey wlhi golden voice haben kasta ku seexda sheekdada hadana waba sugay keep going brother ❤️

  • @saadafarah6376
    @saadafarah6376 6 месяцев назад +2

    Qisadan hore ayaad oo so kalisan wll

  • @marwannur3774
    @marwannur3774 6 месяцев назад +4

    Sxp qisadan marhore sodigte wallahi iilahe ila oge ee dib iskaga sax wllka❤😊

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina 6 месяцев назад

      Haa wllhi Anu xita wan dwadey❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 6 месяцев назад +1

      ​@@Ur_fvv_Hinaasaga maahan waa ruweydo style ❤

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina 6 месяцев назад

      @@naxariis_badan312 wllhi ma ogi lkn wa dwdey

    • @marwannur3774
      @marwannur3774 6 месяцев назад

      @@Ur_fvv_Hina haa wallahi abyo sax wa❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 6 месяцев назад

    Waa qiso iyo bar.. Ilaah ha ku barakeeyo sxb 😊

  • @hibo6578
    @hibo6578 6 месяцев назад

    Masha allah wad madasantahy ifiyoow

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 месяцев назад +1

    ifiye sxb sare HURDADII AYA TIMID MNSHAA ALLAHA ❤❤❤❤❤

  • @user-qw3ip8iw9r
    @user-qw3ip8iw9r 6 месяцев назад +3

    Islaanta maxay u maseeraysaa waa duqeh acuudubillah😢iney weheshatay eheed

  • @user-ie3to3fu8x
    @user-ie3to3fu8x 6 месяцев назад +1

    Qiso and umacaaan ayay ahyd❤❤❤ mahadsaniin ifiiye

  • @Mimmi50
    @Mimmi50 6 месяцев назад +1

    Masha Allah waa qiso cajeebaa ❤

  • @user-du8ht3yx5e
    @user-du8ht3yx5e 6 месяцев назад

    Qiso Aad iyo aad u mcn weyn wlhi Thanks wllo❤

  • @user-mg6zj9zc9v
    @user-mg6zj9zc9v 6 месяцев назад +3

    sheekadaan waad ka soo sheekaysay wllo

  • @user-bs5hb7eb6x
    @user-bs5hb7eb6x 6 месяцев назад

    Masha Allah

  • @user-kp5vm6qy7n
    @user-kp5vm6qy7n 6 месяцев назад +5

    Wcz wllo❤🙏🏼 heynu kuwala salino suubanaheena scw

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 6 месяцев назад +3

    Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et Месяц назад

    Ifiyow 😢 kiibgooyin ❤🎉😊❤❤

  • @muhedinabdi_ahmed3702
    @muhedinabdi_ahmed3702 5 месяцев назад

    Masha allaah

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад +2

    Wcs ileys 🤝

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q 6 месяцев назад +2

    Waa lasoo daahday sxp waan jiifo rabay lkn waan dhageesanayaa sxp

  • @saajidsalad7217
    @saajidsalad7217 5 месяцев назад

    Mashaalah

  • @NaimaNazir-od5gr
    @NaimaNazir-od5gr 6 месяцев назад +1

    First ahayy cawa😂🎉❤

  • @Zackofficiall
    @Zackofficiall 6 месяцев назад

    Keep going pro 👍

  • @haniibraahimdaahir8880
    @haniibraahimdaahir8880 6 месяцев назад

    Qisadan waxa ka sheekeyayyy dadwayne channel 😮 lkn adi waad dadashay❤

  • @user-ih3qt8ir5h
    @user-ih3qt8ir5h 5 месяцев назад

    Maashaa Allaah

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 6 месяцев назад +2

    Waa calkuma Salam wll anigu waaban ku seexda qisooynkad noosoo dayso😊😊

  • @adamkamaal1
    @adamkamaal1 6 месяцев назад

    Scw sheko cabsiya sxp
    Nobadi thanks 😊

  • @sumayaabdilahi5634
    @sumayaabdilahi5634 6 месяцев назад

    Ani waa kaa helay paa😂❤

  • @user-kl4qt8lw4t
    @user-kl4qt8lw4t 6 месяцев назад

    Keep going cod macane❤

  • @AlisaMoha00-lt4wt
    @AlisaMoha00-lt4wt 6 месяцев назад

    Ifiyow cimri dheer ilehay haku siiyo walalkey mcn ❤️🫶

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 6 месяцев назад

    Waa qiso aad u fiican koly aniga hbn markan sii seexanaayo wlhy dhegahan gashada xata dib ayan u dhigta muqaalkaaga ifiye sxb mahadsanid lkn suaal ayaan qabaa mala asxabta kle ee ku xidhan chanelkana ika qabaan 😂 Sheekada islaanta ku ceebowde raali mey ka ahud in qisadda la faafiyo 😂😂 ugu horyn #ifiye# noga jawaab bro

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 6 месяцев назад +1

    Wcs wallkey 😊

  • @user-sd2gw8xu5j
    @user-sd2gw8xu5j 6 месяцев назад

    Waaw horta anigu qisadan maanta mid kamacaan hore uma maqal❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikarim9092
    @abdikarim9092 6 месяцев назад

    Good bro ❤

  • @user-cy5fz8jh9k
    @user-cy5fz8jh9k 5 месяцев назад

    Marshall allh🥰😎

  • @nokolabdulle5179
    @nokolabdulle5179 6 месяцев назад +1

    Waat iiga ooy siisay bro

  • @CaliCqaadir-ot9uz
    @CaliCqaadir-ot9uz 6 месяцев назад

    Manshaalaah yusuf iyo abu yusuf

  • @Riyanabikar12345
    @Riyanabikar12345 6 месяцев назад

    Qisadan wa dawanay dib uso celisay 😢lkn mahadsanid❤

  • @zackmediaproduction7245
    @zackmediaproduction7245 6 месяцев назад

    Waaw wankayly ❤wiilkowaalajn cadawoogaranya

  • @RahoAbdi-ty8fd
    @RahoAbdi-ty8fd Месяц назад

    Wsc❤

  • @user-pt4hg2wn6d
    @user-pt4hg2wn6d 6 месяцев назад

    Taliye nin firfircoon ayaa tahay walle ❤ nin shaqadiisa aan ka caajisin

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 6 месяцев назад +1

    Asalmucaleykum masayrka maxaa ugu wacan ma lala qabaa. Dahabkase yaa ka xaday umu yuusuf.❤😂🎉❤🎉

  • @IKRAAMIISH
    @IKRAAMIISH 6 месяцев назад

    Thanks ❤❤❤

  • @mohotokio9442
    @mohotokio9442 6 месяцев назад

    Waa ku la socdaa taliye 😮

  • @saadiyaahmed7792
    @saadiyaahmed7792 6 месяцев назад

    Qiso tan ka fiican ma soo gelin kuwii hore murug eey ku dhamaan jireen

  • @shankashakra4380
    @shankashakra4380 6 месяцев назад

    thnks eebow

  • @bininshaar1044
    @bininshaar1044 5 месяцев назад

    waaa ku taageyaa sxp

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj 6 месяцев назад

    inshallah 200k Soon Com'n guys

  • @lailaahmed2058
    @lailaahmed2058 6 месяцев назад

    Sxb sheekdaan @ruwayda style baa ka sheekeesay lkn adigana midkaaga waa dhagysanyaaaa ❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 5 месяцев назад

    WCS SXB HORE U SOCO INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲♥️🤲 SCW ♥️ SCW ♥️ SCW

  • @user-im7uq7jj1y
    @user-im7uq7jj1y 5 месяцев назад

    IFIYE waanku jeclahay anookuarkin😊😊😊😅

  • @user-oh8rq2pg9e
    @user-oh8rq2pg9e 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @mohamedreerali5282
    @mohamedreerali5282 6 месяцев назад

    Daawadihii kowad 😢

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 6 месяцев назад

    Cajiiip😊

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 6 месяцев назад

    Adiga Qisoyinkagu ma wada cajiibaa 😅😅

  • @RajacatuQabaltu-pw3kj
    @RajacatuQabaltu-pw3kj 6 месяцев назад +2

    😊ifiiye qisaadan hore baad uzo gaalisay kanalkaga hadanan qaladanyn

  • @Justfooballtv
    @Justfooballtv 6 месяцев назад

    Qiso Jaceyl ❤❤❤❤

  • @asmaabdirishid1421
    @asmaabdirishid1421 6 месяцев назад +1

    War ilaysoow wallaale sheekooyinkan baad kufiicantahaya nosoo badi

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 6 месяцев назад

    Libaaax 😂😂😂😂🎉

  • @mubaarigabdi8107
    @mubaarigabdi8107 6 месяцев назад +2

    nio iifiyoow nagahan hanoo qurxi yaanan nicin hablahayagii somalida ahaayee

  • @user-kl5wm8up4w
    @user-kl5wm8up4w 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @miskishaafici
    @miskishaafici 6 месяцев назад +2

    Ifiyo wxan kala yabay qisoyinkaga gabdhaha kujiro oo dhan mawada xural cayyn uun wxay 90ka wey qurux badan yihin lee kuhysa mana jirin mid yaro folxun 🤣🤣🤣🤣 wah said waue wxaga yaroo

    • @qayovictaa390
      @qayovictaa390 6 месяцев назад

      Qof foolxun ma cid ba xiisaynaysa ama jeclaanaysa😂

    • @miskishaafici
      @miskishaafici 6 месяцев назад

      Waanba yabay wlle 90ka qurux 😂😂😂 lee

  • @user-ee5xc9kp2z
    @user-ee5xc9kp2z 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 6 месяцев назад

    Ustaad Marka Kowaad Aad bad Umadsantahay, Qisooyinka Noocan Ah Ee Uu Qofka Dulmanihi Ugu Danbayn Guulaysanaayo Aad ban Ugu Jeclahay Oo Anoo Faraxsan Baan Seexda Waayo Qisadu Farxadbay kuso Dhaamtay Lkn Kuwa Qofka Dulmanaha Ah La Dilo Ama La Xidho Wan ka yara Naxaa, Si Kastooy Ataba Aadban ku Taageraa 100/100 Waad Mahadsantahay Ustaad Alle Haku Sharafo Noo so Badi Qisoyinka Noocan.

    • @nimcomuse5797
      @nimcomuse5797 5 месяцев назад

      Alla isku mid nhy ana Ka carara qisoyinka xanunka wxu farxadaba jeclahy😂😂😂

  • @sudiadawe4004
    @sudiadawe4004 6 месяцев назад

    Hadaan ku dhaho talaan kaa rabaa Ifiyooow Waxaan rabaa inaan wax kaa waydiiyo RUclips ka si waliba private ah maxa iga dhihi lahayd waayo waxaan ahay taageero number 1 Waxaan danaynayaa RUclips ka isoo jwb wll mahadsanid 🙏

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 6 месяцев назад

    Qisadaan hore ayaa u soo kalisay aan umaleynaa

  • @user-ey6fm2cw1n
    @user-ey6fm2cw1n 6 месяцев назад

    Qisada jawahir and Khalid kasoo hadal🥹🙂

  • @user-vf7lb8lw1f
    @user-vf7lb8lw1f 6 месяцев назад

    Ifiyo gabadh qurux lahayn kumaso dartid shekoyinkaga

  • @kariimmahamed1779
    @kariimmahamed1779 6 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 6 месяцев назад

    Qisadan anoo dhagaystay hadanah hada dhagaysanayaa 😂

  • @nasteexokhadiir-xr8br
    @nasteexokhadiir-xr8br 6 месяцев назад

    Wll qisadan horad noga shekaysay ifiyow

  • @anfacmaxmuud
    @anfacmaxmuud 6 месяцев назад

    Sheekadan 2 mar miyaaad nooso dhigtay ileys

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 6 месяцев назад

    Zxb wku salamay

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7w 6 месяцев назад

    Asww

  • @mamahassan1297
    @mamahassan1297 6 месяцев назад

    1😭😭😭😭

  • @Hamseaadan-rb3ij
    @Hamseaadan-rb3ij 5 месяцев назад

    Inan qisooyinkaga ku seexdo ya ku shegay chb 😅

  • @SacdiyoCali-hb7gc
    @SacdiyoCali-hb7gc 6 месяцев назад

    Nagtu sikastay u wenato maser ma dhafto 😁

  • @nashad67
    @nashad67 6 месяцев назад

    Ifiyow qisadan hore usoo galisay

    • @realquen2066
      @realquen2066 6 месяцев назад +1

      Ruweyda style ayey ahyd

  • @user-xn1cv2ye4h
    @user-xn1cv2ye4h 6 месяцев назад

    Ifiyow xas malihid fila xeytahay sa nagaha u amanto

  • @randasomali1774
    @randasomali1774 6 месяцев назад +1

    Inta dawatay iyo inta Like sartay isma laha saara wlloyal ilahay ka cabsada oo iskadaya xasid nimada dhibka laga maro maogidin marka lasoduubayo usara wiilka waa bilash Like tuye

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 месяцев назад

    😂😂😂😂😂 gbrkasta ma mid qurux badan baaa mid cadiya miyesanba jirin gabdhaha shekoyinka ku jira

  • @user-gu2mi8qe3k
    @user-gu2mi8qe3k 6 месяцев назад

    Amey jin io balaayo tahay

  • @gashalogic
    @gashalogic 6 месяцев назад

    Sheekadan horaa usoo gelisay hadana waa kusoo celisay
    Mahadsanid

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 6 месяцев назад +1

      Ruweyda soo dhigtayy😊

    • @gashalogic
      @gashalogic 6 месяцев назад

      @@naxariis_badan312 May isna wuu soo dhigay ruwayda Kama fiirsan isaga ka daawaday waa hubaa 💯

  • @sacdiyocarays7819
    @sacdiyocarays7819 6 месяцев назад

    Ifiyow horta ammantada jecelnahy marmar noogu tuur😅

  • @msdiamondsomalilanders
    @msdiamondsomalilanders 6 месяцев назад

    Sheekadan beri hore dhagaystay Hodan Online ka dhagaystay
    Wax cusub Keen 🙄

  • @SacdiyoCali-hb7gc
    @SacdiyoCali-hb7gc 6 месяцев назад

    Asi wadankas dhabdha quruxbadan le Ma kunol 😂

  • @muniitaismail3550
    @muniitaismail3550 6 месяцев назад

    Ar naaguhu dhib badanaa

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj 6 месяцев назад

    Wcsww ifiyowo ❤

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 6 месяцев назад

    Azxaabey miyaanu sanadka cusub inaga balan qaadin inu iskeentusaaayo mafku 100k gaadho e balanti wu kabaxay so lama arko

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 6 месяцев назад

      Ani besle kumaqle kuwakale hamaqashiin😂

  • @xafsacabdi8790
    @xafsacabdi8790 6 месяцев назад

    marka quruxdi lasiiyay dadka kle umadi soomaliyed maxa usoo hadhy😂

  • @mohamednoor6889
    @mohamednoor6889 6 месяцев назад

    Asc 200 subscribe hala garsiiyo ifiye

  • @marishbuaty2452
    @marishbuaty2452 6 месяцев назад

    ruwayd style kaso copy yaysay zhp😂

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 6 месяцев назад

      Ayada sodhigtay sax laakiiin wu so qaatay waintass byo 😊

  • @bakarsadiiq7141
    @bakarsadiiq7141 6 месяцев назад +1

    Sxb dhaca bangiyada nosoda