Qirasho? || Qiso layaab leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Комментарии • 88

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад +17

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 6 месяцев назад +8

    Kaliya 38 daqiiqo lee yaa 😂anoon weli dhageysan inan comment soo qoryaa maleyga darmaa😊

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx 6 месяцев назад +13

    Saliga nebiga yaan luugu raadin like

  • @user-ho8pi8mn1w
    @user-ho8pi8mn1w 6 месяцев назад +2

    Sidaan qisooyinkaga u dhagaysanayay ayan dambi bare noqday waaba sii ogaa dabilayasha Allah ha u naxristo😢

  • @user-gp3yg6sr9x
    @user-gp3yg6sr9x 6 месяцев назад +10

    Caawa qisada yaraa😢

  • @kaafiofficial2101
    @kaafiofficial2101 6 месяцев назад +4

    ninkan kanini hurdo ayu ii yahay hadan dawan maba seexan karo ileys waa dadalee sxb guuleyso bro❤🎉

  • @suuabdul1561
    @suuabdul1561 6 месяцев назад +3

    Hoyga qisoyinka 🤩🎉

  • @inagalabeedicumar1928
    @inagalabeedicumar1928 6 месяцев назад +3

    Ifiyow mad noso badi sid qiso jinka hawolaha noyala nagoma filna hal qiso kaliyaa ee noso badi hawol dhan ma qaban karno hadanan qisojin kaga dha gesanin 😢❤

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 6 месяцев назад +1

    Saan kuu sugaayileh anaa ugu horeyey ❤❤

  • @user-im7uq7jj1y
    @user-im7uq7jj1y 6 месяцев назад +5

    Qofkii uguhoreeyey Ayaan noqday😊🎉

  • @halista3994
    @halista3994 6 месяцев назад +3

    2005 😂 wen ana wa wen anta hal sano jir ah😂😂😂

  • @user-cn2nc4wl4b
    @user-cn2nc4wl4b 6 месяцев назад +2

    Subxaanalaah illaahaw waxaas Baan kaa magan galnay😢😮

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 6 месяцев назад +2

    Wcs libaaax

  • @muna607
    @muna607 6 месяцев назад +3

    Waxan idika codasnayaa walaalah ku xiran ifiye wllkey ayaa aad nog xanuunsan barHanab plz igu so ducey yaraanka Xafad weye🥺🙏

    • @nagiibabdullaahi3365
      @nagiibabdullaahi3365 6 месяцев назад +1

      ilahy cafimd tma ha siiiiyo wlo❤️😫

    • @Yaasmiin111
      @Yaasmiin111 6 месяцев назад +1

      ilahay cfm taam ha siya😢❤

    • @manoyarow
      @manoyarow 16 дней назад +1

      Allaha caafiyo insha allah😢

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 6 месяцев назад +1

    Aar alhm wad ig frhisy had danay wa ubahn hal aiso oo ila 11 kulumiyo waqtig😊

  • @khalid1297
    @khalid1297 6 месяцев назад

    Wllo ifiyow qisoyinkagi waan cadaystay inan dhagayto ee please noo so badi video

  • @daganiitadolar3516
    @daganiitadolar3516 6 месяцев назад

    Yay caawa cidna igama horayso❤

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 6 месяцев назад +1

    Diamond 💎 voice i liked your video before I don't watching❤

  • @najaxsaxardid9067
    @najaxsaxardid9067 6 месяцев назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhh 😅😅😅😅😅😅
    Wallahi waan qoslay hadiiiba ay samaynyso maxay la qaylinysaa may aamusto ayuu leeyhy ilays waaa xaraabad wallahi 😅😅😅

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 6 месяцев назад

    Wcs wll ifiyee❤❤ sodhawoow 😊😊😊

  • @user-ov8yh2gj1x
    @user-ov8yh2gj1x 6 месяцев назад

    Alxamdulillaah caajis waa iskadaysa

  • @HawaAdem-to4oo
    @HawaAdem-to4oo 2 месяца назад

    32:24 maba jirin😂😂

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 месяцев назад +1

    asc sxb sare so dhowow HORAY U SOCO SXB ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Niihaadhasan9587
    @Niihaadhasan9587 6 месяцев назад

    Masha allha ❤

  • @B.11ss
    @B.11ss Месяц назад

    MaliNkasta markan qadada karin rabo ban hal qiso daarta taas oon ku dhameeyo shaqada ❤

  • @user-ex2ke3jf4b
    @user-ex2ke3jf4b 6 месяцев назад

    Keeb going ifiye ❤❤

  • @abdisalaamizaaq7740
    @abdisalaamizaaq7740 6 месяцев назад

    Ifiyoow noosobadi qisooyinka dhaadheer ee carabta kadhaca wlahi wan jeclahy kamana xiiso dhaco guulayso bro

  • @guledabdulahi5999
    @guledabdulahi5999 6 месяцев назад +1

    Jumca wanaagsan ifiye aas lee yahay

  • @Dady146
    @Dady146 6 месяцев назад +1

    Marki ugu horay ayanba fahmay nuu isagu dilay qoyskisa runti.
    Teda kale tuug iska. So.galaya guri anu hubin ka waa kee

  • @faizawarsame1954
    @faizawarsame1954 6 месяцев назад

    I live in Seattle wa

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад +1

    Wcs 🤝 ifiye

  • @Najmo35
    @Najmo35 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤masha Allah

  • @hallayusuf-tz6gb
    @hallayusuf-tz6gb 6 месяцев назад

    woow keep going

  • @user-wn5ur8bi5l
    @user-wn5ur8bi5l 6 месяцев назад

    Ala ifiyow qiso bilaa dhimasha waliga mad sdayn wan naxay wlhi😮

  • @HamdaMaxamed-kd5iy
    @HamdaMaxamed-kd5iy 6 месяцев назад +1

    Qisooyinkii jinka maxa nooga daysay ifiyoow walal

  • @nasrocumardhoodi-vh7yw
    @nasrocumardhoodi-vh7yw 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @user-hg4qh3pr3j
    @user-hg4qh3pr3j 6 месяцев назад +1

    Walahi ifiyo Ani kaligeygah Ina ahado jecelahay walahi xata hada xarir le ha Kalinimo Aya niyesta 😢

    • @Binthlm
      @Binthlm Месяц назад +1

      Kula mid

  • @SultanJr-qo8rn
    @SultanJr-qo8rn 6 месяцев назад

    200k coming soon I.a ifiyow 🎉😊

  • @sumayodaahir
    @sumayodaahir 6 месяцев назад

    You're amazing man 🎉❤

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q 6 месяцев назад +1

    Sxbow sheekoyinkii hackers aaway way naga badnateen qisooyinka carabta muuqaaladii ugu dambeeyay maanan daawan. I hope to become hacker in the near future

  • @user-ss9ym8dj4f
    @user-ss9ym8dj4f 6 месяцев назад

    Lambar1 ❤ legenow😂😂

  • @mancebmedia
    @mancebmedia 6 месяцев назад +1

    1 vi❤

  • @user-ts6gv8tx6o
    @user-ts6gv8tx6o 6 месяцев назад

    Ifiyow saxiib soo badi

  • @Muhiim619
    @Muhiim619 6 месяцев назад

    First comment 😅😅

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 6 месяцев назад

    Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑

  • @qadracalixasanqadrush2795
    @qadracalixasanqadrush2795 6 месяцев назад +1

    Maxaa naagta sas dhan mee ujilcanthy 😂jileca dhulkeda halista mee ku dhibesaa 😂Astaqfurullah

    • @MoBashier
      @MoBashier 6 месяцев назад

      ADI DHULKAAGA YAA UGU SOO TAHTAY😅

  • @haania2495
    @haania2495 6 месяцев назад

    Thank you 😊

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 6 месяцев назад

    Subxanalah

  • @MohamettAbdukadir
    @MohamettAbdukadir 6 месяцев назад

    Aad baan kuu saalaamay sxp ifiye

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Месяц назад

    Ya Allah 😭😭😡🤔🤔🙏

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 6 месяцев назад

    Thanks

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 6 месяцев назад +1

    Ifiye qisoyin ka dhageysigodi waxaa igu darsamay wadoyin ka dalkeyga inan ka barto meelo aan waligey maqli jiray baan daawada mahad sanid abowe Allaah haku barakeyo🤲

  • @axmedsalaad4761
    @axmedsalaad4761 6 месяцев назад

    😮😮😮😮😮😮kkkkkk😅

  • @Safwaan2
    @Safwaan2 6 месяцев назад

    Dadka jinbaa kujiree qisooyinkan jinka ee ay dalbanayaan usoo badi ifiyow😂😂

  • @rahmishahmed1983
    @rahmishahmed1983 6 месяцев назад

    Catif inu dilaga yahay waxan fahmey marku is.ohsinayee 😅😊

  • @caawiyehersi4751
    @caawiyehersi4751 6 месяцев назад

    Qisada hadey runthy mxdn sawirada dadka usoo qaadan ilayn maraykan bey kadhacdee

    • @Butuceyyy
      @Butuceyyy 6 месяцев назад

      Hadee run ahayn asi maa qoray😂😂wah

  • @zackmediaproduction7245
    @zackmediaproduction7245 6 месяцев назад

    Quruxoow lataayanoolankaray waaywaxadtahay macli keen qisoyik walaahay intaankuguxirmay waxbabadayiskakaybadalay😂😂😂😂😂❤❤❤

    • @Butuceyyy
      @Butuceyyy 6 месяцев назад

      Magac wiil baa kugu qoran quruxowna waa leedahay gabdho wiilasha youtubekoda waxa haka soo qorina😂

  • @SalahMohamed-hf2qu
    @SalahMohamed-hf2qu 6 месяцев назад

    هلا وغلا

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 6 месяцев назад +1

    38 mnt maxa waye cawa😅😢

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 6 месяцев назад

    "Codad layaab le " ayay maqleen aar maskaxdan yaa iga iibsanaya meel xumeey tagaysaaye 😂😂

  • @multidea3029
    @multidea3029 6 месяцев назад

    sxb qisoo sucudi ah noosoradi

  • @MadiinacawilMadiina
    @MadiinacawilMadiina 6 месяцев назад

    Waraa ileysoo mahsaanid 3:45 baan kacaa quraacdaan kigu dhameeyaa ilaa schoolja❤

  • @RajacatuQabaltu-pw3kj
    @RajacatuQabaltu-pw3kj 6 месяцев назад

    Wahi waxan ogaaday inu isaagu dilka geeyztay iyo sxbki marki uu usha bayzbolka izgo qofkazi ogaayn waxa uu kala kulmayo .😢

  • @oubahali3151
    @oubahali3151 6 месяцев назад

    ❤❤❤😂😂

  • @user-li5ih2gt2l
    @user-li5ih2gt2l 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 6 месяцев назад

    In Aan Hacker noqda ayaan ku dhawahay sidan ku dhageysanaayay 😂😂

  • @updalla12
    @updalla12 6 месяцев назад

    Nio qisada cawa waqtiga nagu yarayn ay 38 minutes😢

  • @hamdiab9532
    @hamdiab9532 6 месяцев назад

    Looyarada 😂

  • @ClaahiQaliif-nn4fw
    @ClaahiQaliif-nn4fw 6 месяцев назад

    Ileys zxb qisoyinka nocan ah nguma socdn mlin wlbo myqlkga suga asa wxn so dhige mka gurna hee anga wxn rbna qisoyinka dhicida bank Io ka baxsiga xbsiyda Io mavio ama shaqsiyad no so same

  • @Hilal3553
    @Hilal3553 6 месяцев назад

    Best storyteller🫶❤️‍🩹

  • @abdikarim9092
    @abdikarim9092 6 месяцев назад

    Good

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 6 месяцев назад

    Lkn hadan 38 m le waye

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 6 месяцев назад

    Diamond 💎 voice i liked your video before I don't watching❤

  • @SacidoA-ku1cs
    @SacidoA-ku1cs 6 месяцев назад

    ❤❤❤