Deg Deg Madaxweyne Geelle Geeri Mise Nolol ,Xaalada Cakiran Ee Jabuuti Iyo Hanjabaada Mucaaridka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 147

  • @deedee8934
    @deedee8934 Месяц назад +36

    Abdishakur waa inad qofka wareysaneysa dhageesatid pkease. Ina Deberkaleh markastaba waad ka dhex gasha hadalkiisa. So listen and respect him!!!

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Месяц назад

    guul qaranka soomaaliland

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls Месяц назад +14

    Cabdi Shakuurow wariye wayn oo aad u degan ayaan kugu ogaaye maanta waa maxay degdegani odayga hadalka ka sug

  • @Abdalla-p5f
    @Abdalla-p5f Месяц назад +2

    Arab siiyo news wariye xumaa ninka xushmee hadalka haka dhax galin sug ilaa udhameesanayo hadalkiisa Respect ninka dambiile maaha 😢😢

  • @AbdurahmanOneday
    @AbdurahmanOneday Месяц назад

    ilahay AA CAFiiyo ABO ISMAIL 😢🤲🤲

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 Месяц назад

    xalada madaxweye Muuse bixi Allah ha uu naxarisdo😢

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Месяц назад +8

    Waraysi xumaa ka Arabsiyo News. Waxay moodaan in dadka in la maago xariifnimo tahay

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz Месяц назад

    President Ismael cimrikisa wa raagi wad la wayden cadawkisa aya horti dhaman dhimashadana Allah ba haya gul Ismael gul Djibouti 🇩🇯

  • @SimaneAli-rt1gj
    @SimaneAli-rt1gj Месяц назад +1

    Social media ku furfurta oo ku raxaysta waxba kama qadaysine Allah hano dayo madaxwey nahayaga qaliga xaji Ismaël Omar guelleh nolow abow

  • @OmarpoliKarim
    @OmarpoliKarim Месяц назад

    Il n y aurait pas de guerre je vous assure les djiboutiens sont réuni pour toujours

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    Subxaaanallah ilaaahay ha caafiyo caafimaad dag dag ha siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Месяц назад

    Waa xaasid,yeelkeede ilaahay ha shaafiyo waa qof muslim ahe.

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Месяц назад

    Ilaheey ha u naxariisto

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q Месяц назад

    Thanks deberkaleh🔹

  • @mustaphadjama6231
    @mustaphadjama6231 Месяц назад +5

    Weriye ninka ad wareysanayso hadalka ku jarin ee si professional ah u wareyso

  • @IlyaasBarkhad
    @IlyaasBarkhad Месяц назад

    Ala hacaafiyo madaxwayne Ismail Kumar geele.ilaahay ha caafiyo

  • @mounaidiris5816
    @mounaidiris5816 Месяц назад

    Cumrigisa iyo cafimatkisba alaah adyo geele waa gesiye

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s Месяц назад +10

    Respect dee qofkaad waraysanaysid please dhegayso why hadalka uga so dhex gelaysa isago suaasha aad waydisay kaga jawabaya......wariye wanna be waxid 👎

    • @amranapdilaahi4228
      @amranapdilaahi4228 Месяц назад

      Wuu baqayaa wa eed ka carar weriyuhu San filayo

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 Месяц назад

      ​@@amranapdilaahi4228Dee ha iska dhaafo markaa 🤔

  • @Daynewsverified
    @Daynewsverified Месяц назад

    Haye benaleyashi medey 🎉Vive I.O.G

  • @AdenhassanAhmed
    @AdenhassanAhmed Месяц назад

    Madaxwayne geele uu cafimad qaba cimrigisa allah dheeryo

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye Месяц назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Месяц назад +2

    Why you don’t listen him while you asked question?

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 Месяц назад +1

    Cumar Geelle
    Hassan sh
    Muuse biixi
    Ahmed Madoobe
    Siciid Dani
    Aadan Madoobe
    Farah Abdulkadir
    Ragaas waan iska qaban weeynay waana nala hareen Allah hanagaqabo shartooda kuwo wanaagsan oo alle iyo diintiisa u adeego Allah hanoogu dhiibo hogaanka aamiin.

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Месяц назад

      Farmaajo haka reebin iyo fahad iyo shariif

    • @nuurnaasir6404
      @nuurnaasir6404 Месяц назад +1

      @@daawadmedia8702 farmaajo tuug maahan oogob garab waayay laakiin waa dictator shariif musuq iyo hogaan jilicsan weeye fahad sirdoonka ayuu ku wanaagsan yahay laakiin waxaa lagu ee eedeeyaa shirqoolo sidaas darteed sadexdaas wax ka diifacan alle hanoogu dhiibo aamiin.

    • @LadanMohamed-z3s
      @LadanMohamed-z3s Месяц назад

      @@nuurnaasir6404 warya Muse meesha ka saar waa nin dadkisa soo doorteen iyagana iska qaban kara.....Cumar geele waa dictator cid la tartanta ma jirto.

    • @nuurnaasir6404
      @nuurnaasir6404 Месяц назад +1

      @@LadanMohamed-z3s waryaa Muuse waa lagu qaldamay waana dhiigyacab qabriga lama galeeysid ee haku daba lumin

    • @LadanMohamed-z3s
      @LadanMohamed-z3s Месяц назад

      Qabriga lama geleyo lakin anigu wan tageera adiguna wad ka so hor jeedi karta ......lakin dadki doortay unba iska qaban kara,that's how democracy works.

  • @DemDoufa
    @DemDoufa Месяц назад

    الله يشفي الرئيس حقنا الزعيم اسماعيل عمر جيله الشفاء العاجل والدايم يا رب العالمين وتقوم بسلامة و أفضل من قبل بإذن الله تعالى ❤❤❤

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Месяц назад +12

    CabdulShakour,
    FADLAN QOFKA AAD WARAYSANAYSO HA KA DHEX GALIN GADALKA E U DAA HA DHAMEEYO WAXAA UU SHEEGAYO.
    QOFKA MARKA AAD WAYDIISO SU’AASHA, HA KA DHEX HADLIN E SUG INTA UU DHAMMAYNAYO JAWAABTA!!!!!!
    HA U DHAQMIN SIDA ASKARI WARAYSI KA QAADAYA QOF DANBIILE AH OO DADKA HA WAYDIIN SU’AALO AH NOOCA LOO YAQAAN AFKA INGIRIISKA:
    (Leading questions)!!!!
    RAALI AHAW.

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid Месяц назад +1

    Khabaldhacayeeee Issak Iyo Gadaboursiiii

  • @liibaanciise5074
    @liibaanciise5074 Месяц назад

    Ilaahey kuuma nabad kiiciiyo

  • @mounaidiris5816
    @mounaidiris5816 Месяц назад

    Xaasidin

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Месяц назад

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Ilaahow caafi. Haduu dhintayna ilaahow u naxariiso, u dambi dhaaf qabrigana u nuuri.
    Talow ma reer Galbeed baa sumeeyay oo qof kale rabo inay u dhiibaan xukunka markuu diiday Ethiopia dhaqan xumadeeda.
    Allaa xaqqiiqqda og ee khayr Allaha soo yeeriyo.

  • @amij4447
    @amij4447 Месяц назад +1

    Xamaalatul xadab iyo waxay dhashey ha laga ilaasho iney jabuuti hogaanka u qabtaan

  • @AdendjamaBARREH
    @AdendjamaBARREH Месяц назад

    ❤ce nous dit notre président es vivant vous été jalousie tout va mourir président Guelleh est bien ichalla vive papa nolow avec le jalousie

  • @OmarpoliKarim
    @OmarpoliKarim Месяц назад

    Prompt rétablissement à Mr iog

  • @haberjeclokingking7131
    @haberjeclokingking7131 Месяц назад +1

    Dhimo ay naasoleh dhigtaateri umada djabounti dhibay o laayay 😢😢😢😢😢😢

  • @mohzhaakir23awjaama
    @mohzhaakir23awjaama Месяц назад +4

    Haben 3 aadkibu dhiintey walaqarinay aniga imika jabuti lahadlayey

    • @AhlamDegaan-ri6ob
      @AhlamDegaan-ri6ob Месяц назад

      Naga amuus doqonyahow noda odayga

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Месяц назад

      @@AhlamDegaan-ri6ob oo dhimashadu ma caybaa maxaad u cayday inanka kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @AhlamDegaan-ri6ob
      @AhlamDegaan-ri6ob Месяц назад

      @@TogdheerBurco-x3p shaqadada maha dilo

  • @FardoussaAli-y5e
    @FardoussaAli-y5e Месяц назад

    Warya warka nagaa joogi alhamdullilah ismaeil manta ayuu dalka kuso labtay

  • @istahil-nd4up
    @istahil-nd4up Месяц назад +1

    Diri dhabo ma Etoobiyaa leh mise waa dhul soomaaliyeed oo kumanyaal Halyay Ay Naftoodii ku waayeen oo dhiigoodii iyo Xinjirohoodii ku daadiyeen baa waa maxay dadka wariyaasha soomaaliyeed ah Ee dhulkoodii Etoobiyankan Siinhaya

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴

  • @wilsanyasserwilsan370
    @wilsanyasserwilsan370 Месяц назад

    Arabsiyo TV khalad ayad Ku jirta Horta dhagayso marka wax waydi fadlan réer jabuuti Haka hordhicin

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Месяц назад

    3:32

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Месяц назад +1

    Typical failed states man. If he couldn’t build one hospital good enough for himself, what else can he do for that country’s unlucky citizens.

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Месяц назад +7

    Arabsiyo waxaan kugu ogaa wariye degan o aan dadka kadhexgalin hadalka e maxaa kugu dhacay

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl Месяц назад +1

    Issakland

  • @HawaElmiosmanHawa
    @HawaElmiosmanHawa Месяц назад

    😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 vive IOG

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Месяц назад +1

    Odaygaas baas dadki reer Djibouti wuu guumaystay

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Месяц назад

    0:24

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад +1

    Ha dhaafo umada cunaha ayuu qabtay masaakiinta jabuuti jooga walhii😂😂😂

  • @suleymanweyrah991
    @suleymanweyrah991 Месяц назад +2

    Kan yari ninka wuu wareysanayaa haddana hadalkii uma ogola.
    What is wrong with this junior reporter?

  • @SaidMohamud-b7r
    @SaidMohamud-b7r Месяц назад

    Maxaas hadalka uga dhex galeysaa ma ahid wariye xirfad leh microphone kaad iska qaadatey

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Месяц назад

    Somalida Jabuuti🇩🇯 waa inay difaacaan dalka siiba Beesha Ciise yaynan Cafarta isasoo shrixin mana dhici karto waa ina Somalida kale ee u dhow heegan Jabuuti loogu tagaa Jihaadna loo diyar garoobaa haday Cafartu isku daydo inay Madaxda soo gasho walahi dad Marti dalka ugu yimid qarniyo hore oo Gadabiirsi marti ahaan ku keenay Fransiiskuma ka’codsaday inaan dalka laga ‘eryin calanka kadib maantase shar ayay damacsan yihiin walahi waa inaynan soo hawaysan Xilka Madaxwayne walahi waa callol xumo haday isku dayaan waa in lawada gowracaa InshaAllah oo Anigoo reer SOMALILANDER ah aan walaalaheen Jabuutiya hadiikale waa nagu gunnimo InshaAllah ilaahay Somali dayici mayo waana in loogurmadaa ciise, Gadabiirsi & Isaaq isgatab istaaga inshaAllah Somalina yaan dhulkeena iyo Bedaheena nalaga qaadin shicibow. Somalay Cafarna indha gaar ah ku haya walahi khiyaamay wadaan oo Ethiopia 🇪🇹 ayay doonayaan in Jabuuti hadhow lagu daro walahi waa inaan Somalida inta ku abtirsataa jihaadka dhilkeena aan diyaar u noqonaa oo aan Cafarta Buurahay kasoo dageen aannu ku’ celinaa iyo Ethiopiannka ay dhiig wadaagaan InshaAllah Shicibow Dhulku waa Somaliyeed iyo badahaba InshaAllah guushuna waxaa leh Somalida xalaasha ah 🤲🏼🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤲🏼🤲🏼

    • @Sahalropleh
      @Sahalropleh Месяц назад

      HorTa canfar hdii ay Iso sharaxdo wa laga bdn Yahy 60% wa somaali Blse waxa weyaan wa in Taliska IOg laga Tuuro Meesha Si aan u helno Is badil cusub.. Anigaan ku Haldaayo Djibouti ayaan joga Khadka ayey Daciiif Ka dhigeen si Loo hadal hyn blse khyr ayey noqon

    • @abdiqanimohamed6389
      @abdiqanimohamed6389 Месяц назад +1

      Adeer Somaliland Waxba Kama Gelin Cida Xukumaysa Djibouti Bulshada Reer Djibouti Ciise Iyo Canafri Somaliland Way U Sumanyihiin Ma Jirto Wax Qolo Gaar Ah Naga Dhexeeya Canfarta Djibouti Xaq Bay U Leeyihiin Inay Xilka Madaxtinimada U Tartamaan Oo Qabtaan Weliba Ee Jooji Sheeko Huuhaada Quraafaadka Somaliyeyda Adeer Been Baad Sheegaysaa Reer Somaliland Aniga Ah Mana Ogolin Sheeko Somali Iyo Awro Kacsi Dambe Wake up Adeer No More Old Ideology Like Greater Somalia

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Месяц назад +1

      @@abdiqanimohamed6389 Adeer Oromo ima sheegto dee waxaan arkaa adiguna Orom yahow bari inaad odhan Baritoole waan Isasoo sharaxi Somaliland taa ayaad xaadhanaysaa qudhmuun yahow Somalina waan ahay jinsigaysa alhamdulillah waana ku faanaa somalinimadayda anoo Somalilander ah 💪🏼 adiguse garac Orom luqadda bartay ayaad tahay👎🏼💩🤧🇪🇹🇰🇪🇮🇱🗑️🤢💩💩🤧
      Canfarna waa Ethiopian uraya sxb taan caqliga waan ku hayaa walahi 🤬 Jabuutina haduu nin Cafar ah Madaxwayne noqodo walahi gurmadka Hargaysaan uga baxaynaa Jabuutina way holci saldhigyada ajaanibtana waa lagu kala yaaci walahi Ciisena waa dhiigayga waa Somali qof aan iyaga ahayn ama Isaaq ama Gadabiirsi walahi inuunan hawaysan karayn kursiga Madaxwaynaha inshaAllah ilaahayna uma dhiibo dhimashaan kaxignaa qowmiuadeena Somali bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼🇩🇯🗡️🗡️🔫🔪🔪🇩🇯🗡️🗡️🇩🇯💪🏼
      Jabuuti Cafartu waa ku marti lakeenay Laguna abuuray jaariyad ahaan taasina baabacada oo timo kasoo baxay ayay noqon walahi Jabuuti waa’lakala bixi doonaa oo Faransiiska gadaal kariixaya oo markii horeba ku hayay dalkan barakaysan InshaAllah Garansiska ciidankiisa walahi waa lagu duqayn saldhigiisa dhulkana waynu dhigaynaa inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Adiguna Orom yahow uraya injirle yahow waxaad tahay Gowrac Suge walahi Xabaddu ha’inoo bilaanmato walahi qof Orom ah Hargaysa ama SOMALILAND ama dhul Somali ku nagaadi maayo bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Месяц назад +1

      @@Sahalropleh Geele markiisii horeba Cafar qarsoon ayuu ahaa oo Somalidaba majecla waana xaqiiq sabab Ciisaha magaalooyinkoodii Cafar ayuu ku wareejiyay Boliskana waxuu kabuuxiyay Cafar waan la’soconaa wll anigu Somalilander ayaan ahay qabiilka Muuse Oromo qudhmuunka Ethiopia 🇪🇹 taakulaynaya walahi siismada badda waa la’isla wada ogaa xitaa Geele iyo Hassan Amxaar way la’ogyihiin Muuse doofaar 👎🏼🤬😤 walidkayguna waa saraakiishii SNM aa saastay dhashoodii ayaan ahay Muuse waligii SNM waxba kama ahayn Dagaalna magalin waa shaqaale CIA ay wateen walahi si shicibka Somaliland uu dagaal uga huriyo qabaa’ilada alhamdulillah sharkiisi uma hirgalin maantana Abiy Yuhuud ayuu soo wadaa dhalinteenu way inoo fiican tahay sabab Somali ayaaba ku midoobi cuqdadda nalagu kala abuuray ayaa dhamaan oo khayr ayaaba noogu jira 💪🏼🤲🏼 Oromoda badan ee uu keenayna walahi gowrac ayaan la’dhacaynaa inshaAllah oo bakhtigooda ayaan badaha ku qubaynaa walahi tartaan qaniinsan’nahay ilaahay dagaalka Somalida iyo Ethiopia ilaahay hasoo dadajiyo aan iska sifayno qudhmuunka nagu dhexjira Cafarna waa Ethiopian qudhmuunka Geelena ilaahay Saxar ha’udilo yarab kulligooda inta Somalida khiyaantay bi’idnillah kariim🤲🏼Ilaahay qof Somali ah oo khayr’qaba ah ilaahay ha’inoogu badalo oo dadkiisa iyo dalkiisa u tudhaya oo cadowga kufaarta ah dalka kasaara 🤲🏼 Nin geesi Somali ah yarab Jabuuti sii Ilaahow 🤲🏼🤲🏼
      Jabuuti waa dhul Somali Cafarna waa ku marti nalagu abuuray xaqna uma laha inay isa sharaxaan ama ku hawaystaan InshaAllah ilaahay ha’halaajiyo waxaan Somali u dhalan ee cadowgeena ah bi’idnillah 🤲🏼🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤲🏼🤲🏼

    • @abdiqanimohamed6389
      @abdiqanimohamed6389 Месяц назад

      Yaa Sheeko Yare Markaas Ethiopia Iyo Oromo Adeer Jamhuuriyadda Somaliland Waxba Kama Yaalaan Canfar Baad Sheegtaye Bal May Yemani Tirada Yari Qabsato Adeer Maxaa Waxaad Tahay Faqash Iyo QDW Ama Kuwii Cudurka Muuse Biixi Layidhaadaa Ku Dhacay Adeer Canafri Dalka Djibouti Iyadda Leh Taas Ku Biyo Cab Djibouti Dagaal Isbedel Ma Hurto No More Djiboutian Passport. Haku Tashan Dalka Ragii Lahaa Ayaa Qabsanayee Uuuu Aaa Uuuu

  • @SahalwwwSahalwww
    @SahalwwwSahalwww Месяц назад

    😢😢😢😢

  • @cadbikhalaq6220
    @cadbikhalaq6220 Месяц назад

    Alahaw dhintaa

  • @halimomuse3256
    @halimomuse3256 Месяц назад

    ❤aa🎉❤🎉hoy

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q Месяц назад +6

    Inkaartii umada somaliland ayaa ku dhacday

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад +1

    Ninkani warye maba ahan waa Dibjir mafrashka seexda oo nolosha ka dhacay

  • @RidiwanMohamed
    @RidiwanMohamed Месяц назад

    Ismail Omar GUELLEH wu nolyahay ben is kadaya

  • @SimaneAli-rt1gj
    @SimaneAli-rt1gj Месяц назад

    Hoyada uu sheeg wariye abihiwase ayad tahay abdisalam dhadhan baad tahay maad ku farxi lahayd

  • @Noobify101
    @Noobify101 Месяц назад

    Maanta wakhtiga ayaa kugu yaraa ayaan umalaynayaa c/shakuurow qofka kuu maritida ahaana wuu dagdagayay

  • @MohamedYussuf-w3e
    @MohamedYussuf-w3e Месяц назад

    Wakhtigi xasan guuled ismacil caloolay sidoonka ayuu haystay dadbadan ayuulayay faqashta ayaa deegsanaysay cafimaadkisu MOU kamuudambay ishalah ilahay xanuunka kamakiciyo

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 Месяц назад

    Wariyuhu xabag miyuu soo cabay??? Waa maxay martidiiba hadalka kama sugayee🤔

  • @mustaphadjama6231
    @mustaphadjama6231 Месяц назад

    Training ayad u bahantay. U da qofku ha hadlo oo audience warka ha ka dhargo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад

    Inkarti dadka ku dhacday iyo fajida isga gur gurti somaliland u laaqyin habeen iyo maalin

  • @AboubakerAbdoulmalik
    @AboubakerAbdoulmalik Месяц назад +1

    Arbsiyo news iska saaax warkad gudbinayso halked kakentey daqtar Germany ayu ki jira

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Месяц назад +1

    Suaalaha wariye maxaa kaa siya jawaab kasta waad ka dhexgeleysaaye sidee loo dhegeysan karaa waxaad gudbinaysaa kkkk ?

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy Месяц назад

    Waxaan filayaa In wiilka Cafar ka soo jeeda ee ay Dhashay khadra Xayd laga dhigi doono Madaxweyne, waxan Rajeynayaa inaanay jabuuti burburin ee isku Tashada Mucarid & muxaafid!!??

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 Месяц назад

    Ciyal bixi,odeygu wanagsan yahay ee wax kalee ka shekeeya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Sadaq John ayaa sumeyey waa lawada ogyahey waxana u soo tuubo raacey Ethiopa ayuu lacag kaga qaatey 2.5m$

  • @IkranBihi
    @IkranBihi Месяц назад +2

    Unprofessional journalists please go back to school

  • @AbdullahMuhammadSahal
    @AbdullahMuhammadSahal Месяц назад +1

    Allewaxaankabaryayaa in aanudib usoonoqon instead allaah maydkiisaa lakeenidoonaa reersheekh isxaaq ninkalakariwaayo sidaasaa udambaysa

  • @FadumoXasan-p5b
    @FadumoXasan-p5b Месяц назад

    Farasiiska buuyaalaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад

    Ina Geelle ilaa Jahanam waa cadow cadow dhalay.

  • @AhmedMohamed-yv7qc
    @AhmedMohamed-yv7qc Месяц назад

    Ninkan wax waraysanaya waxba ka qaldan jawaab ma sugayo wuu degdegaya.

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 Месяц назад +1

    Please inadeer Qofkaad waraysanayso dhagayso oo hadalka usii daa ha dhamaystee haka dhex galin adoo mahadsan thanks 👌👌👌

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Месяц назад

    Islaantiisa madaxweyne noqon 😅

  • @mohamedmuse2396
    @mohamedmuse2396 Месяц назад +5

    Wariye ninka hadalka haka boobin

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z Месяц назад

    Reer jabuuti waxa lagusoodhisayaa kaligiitaliye kale oo qayrkood kareeba oo afduub iyo fakhri kusiihaysta hadii aanay katashan

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Месяц назад +2

    Maanta wareysigaaga deg deg baa ku jira sorry

  • @alijama3401
    @alijama3401 Месяц назад

    WARIYE SAMIR YEELO WAXBA MA DHAGAYSAN KARTID.

  • @KidasSadik-y9p
    @KidasSadik-y9p Месяц назад

    Waa beentin waaxba maa jiiran

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s Месяц назад

    Maxaad la quuqda haysan qofka la waraysanaya ma inuu sheeko musasal ah inoo galaad rabtaan wariye ma tihid su aasji loo bahdo waa la waydiinayaa

  • @adamsamakab2726
    @adamsamakab2726 Месяц назад

    AC.Ilaahay baa qadarka iska leh,ee waxan jeclaan lahaa inuu
    MURAARADILLAAC U DHINTO maalintay JSL ee barakaysan MOU-da si rasmi ah loo wada saxeexo.
    Aakhiro wuu geynayaa war saxa oo been lama sheego ee XASSAN & SII-SIISI baa inuun yare fakari lahaa.
    Naxariis iyo cadaab midna uma baryayo Geelle oo wuxuu geysteyba la hoyey.
    MOU HA NOOLAADO.
    الله اكبر

  • @Naguibalpha
    @Naguibalpha Месяц назад

    Nio schoolkaga ku labo

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 Месяц назад

    kasi suldan badar kale wa cadowgi jabuti raga udhashay jabuti ee kunol qurbaha wa cadowga dalkena jabuti dalgalad nin joga jabutî waxba uqaban mayo

  • @DaboLibaax
    @DaboLibaax Месяц назад

    Kani wariye maahe yaanu waxba waraysan lkn ha tabiyo wararka waayo kuma haboona waraysiga

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад

    😂😂😂 marwo ina geedh noqo dheh jb iyaa ah oo somaliland wax u tari karta nadhaaf dhdh waxa cunaha ayuu naqan qabtaye somaliland horumar wacan baa so socdo insha allah iyo is badal wanaagsn

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Месяц назад

    Ismacil alle hakaqabto sharkiisa reer jobuuti iyo reer soomaliya ba

  • @abdisouleiman8269
    @abdisouleiman8269 Месяц назад

    Walaal Waan ogolahay iska hadal balse beenta ka reeb hadalka ah warbahinta madaxbanaan. Jabuuti wax warbahin madaxbanaan kama jirto, waa hal idacaad hal tv iyo hal wargeys, dadka reer Jabuuti waa dad madax laga gumeystey oo ay iskaga dambeeyen waa gumeyste. Waana kii Faraansiiska iyo kan macangaga ah ee Ismaciil Cumar Geele Axmed Batal. Warku waa kaa aan ku saxee.

  • @YaseinAbdi
    @YaseinAbdi Месяц назад

    war shaqo kale raadso waxanu waraysi maaahee. akhlaaq warinimo iyo aqoonteedi sna xurfadeedi waxad ka tahay eber.

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 Месяц назад

    Xaasid weeyi Somaliland ninka soo farageliyaa kama faa’ido

  • @NeimaOsman-v7w
    @NeimaOsman-v7w Месяц назад

    Wariye plz laisse le parlé voilà

  • @AadanCabdiraxmaan-g6c
    @AadanCabdiraxmaan-g6c Месяц назад

    Ha dhinto kolay uu dhimanay wa nin xun

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Warye Mafarshka seexda ayaa microphone 🎤 wata

  • @abcocaraccessories5458
    @abcocaraccessories5458 Месяц назад +2

    Waar wariye hadalka kasug ninka

  • @theappaz
    @theappaz Месяц назад

    Ismail omar gelle mxa dhimashadisa dad faro badan ay farxad u tahay 😢 adeero allaha ku caafiyo amar illahay ayad ku hoyanaysaa ciilantu ha cabaado 😂

  • @mohzhaakir23awjaama
    @mohzhaakir23awjaama Месяц назад

    War wlhi waxn maqaley wuudhinte eee haqarine ruuntaa sheeg dhee wlhi wabenle wudhintey

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg Месяц назад

      Waa la qarinyaa jabouti xalda adag baa jirta sida la shegayaa

  • @Daynewsverified
    @Daynewsverified Месяц назад +1

    Benaleh benaleh menteur menteur l internet ca marche bien est je vous écris en meme temp

  • @AhmedNourHassan-n1v
    @AhmedNourHassan-n1v Месяц назад +1

    Hassan guuleed AHN wuxuu ku dhashay Geerisa kumuu dhalan Qunujeed sidaad faalada ku sheegtay

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Odaygu waa cago tagay u eegthy baladhi sida warbaahinta private sheegayso

  • @ZeinabAbdillahi-m6p
    @ZeinabAbdillahi-m6p Месяц назад

    Warxun soomaali way lawareegi Jirtay waligeed cadawgiisa ha unoolaado😅

  • @aichaalimed5306
    @aichaalimed5306 Месяц назад

    Benaleh cudur Ku dil adiga ha nolado ismael

  • @MohamedYussuf-w3e
    @MohamedYussuf-w3e Месяц назад

    ismacil caloolay gacan kudhiiglu ahaa ilahay kamasookicyo godku lagu cadaab wariyuhu waysigu kadhegalayaa