XADKA JABUUTI IYO SLAND WAXA KA SOCDA MIYAAD WAR KA HAYSAAN REER KULMIYOW WAXAY DAWLADA JABUUTI CELISAY DADKII KULMIYE U CODAYN LAHAA HALKA AY SOO DAABULAYSO KUWA MUCAARIDKA AH
Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo xirsi inay maanta talada waddanka ay soo haybsadaan may ahayn waxaay ahayd inay madheera ku jiraan .ummada ayaa la xisaabtami wayday,imika waa in ummadu ku kacdo,nin isaga oo somaliland dhex joog si aan gabasho lahayn u somaliya ha noolaato.wsa in la tusaa halkani inaanay ahayn somaliya.
Halqabiil Kama soo jeedsano dadka cadowga e waxay ka soo jeedsano Somaliland oo dhan waa bayle waa sadex maxamed laba sacad muuse ah iyo Ciro xirsi xabashi cabdi risaq khaliif
hore inaad udiyaarisaan ayey ahayd barnaamijkan waad la habsaantay sxb markhaatigana waan kuu furaya oo budhcad badeed laga keenay wadan debeda oo somalia u dhashay aya la keenay oo lagu xidhay hargaysa maamul goboleed somaalia ka mida ayeynu noqonay runtaa weeye sxb
@hodanabdilahi2754 haa wll jeelka hargaysa ayay inbadan ku xidhaayen diyaarad aya muqisho loo saaray hawiye ayey u badnaayen xirsi iyo meeqaamsare ama m.c.laahi cumar aya si ay u muujiyan inaynu somaalia ka mid nahay hargaysa keenay dhaqaale badana ku qaatay
Dalka habar awal maleh ee umada ka xishood Ilhay qalbiga haydinka reebo hagaardaamo ka xun dalkn masoo marin intii uu talada dalka hayay saxane oo any asakarinimo wax kasokaysa aqoon
ILAHAYOW khayimita kaa Gabo Somaliland, shicibka Somaliland fahansi xagga amin❤❤❤
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲. Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲Gul. Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🤝🔰🔰
insha'Allah caawa dadka reer Somaliland dibada iyo guudaha lama sexanayo ila haben dambe insha'Allah difac cida hooyo❤❤
Allow naga qabo cadawga isku bahaystay ee iskugu tagay xisbiga Wadani. Masibada dhakada xiiran
Aamiin
Allaw ka qabo cadawga Somaliland. Guul iyo gobanimo Somaliland InshaAlla
Thanks for the amazing report!
Allahayaw naga qabo nimankan adiga ayaa awood u leh ciro ironie khayimintan
AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
Adeerka umada alle haka qabto
Somalilamd.b. guuuuul. guuul
Kulmiye guuuuuuuul insha Allah yaa rapi yaa raxamaan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Dhamaantood. Wadani. Huwan. Waa. In umada. Reer. Soomaaliland. Laga qabto. Gacan. Bir ah. Lagu. Qabto. Soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉wsc
Maayar mooge waa maayarkii hore inta dhawaaqista doorashada ka hadhay ayaa xilkiisa ka hadhay
Hadal yuu kaa tagin
Adigu haddii aad difaaci karto difaac wadani wuu dhacayaa markaa xilka waa laga qaadayaa ee adigu soo celi
WUXUBA MACAL XISBIGA WADANI WADANIYIINTI FARMAJO AYEYKA SO JEEDAN SHAME BILAA SHAANDH
Cafawga inagaso duuley xaga somalia iyo cidkasta leh e dulmiga iskuso bahaysday Allah hajabiyo
Idinka alle ha idin jabiyo
XADKA JABUUTI IYO SLAND WAXA KA SOCDA MIYAAD WAR KA HAYSAAN REER KULMIYOW
WAXAY DAWLADA JABUUTI CELISAY DADKII KULMIYE U CODAYN LAHAA HALKA AY SOO DAABULAYSO KUWA MUCAARIDKA AH
Dee halagu celiyo kuwa wadanina
@@KoosHassan-w9swaa la celiyay oo waa ki cali seenyo video ka duubay inay somaliland celisay
LASCANOOD IYO BUHOODLE WAA SOMALILAND REPUBLIC !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE ! IYO VIVA IYO VIVA !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE FREE & VIVA VIVA VIVA !!! MUJAHID PRÉSIDENT MUUSE BIIXI MARKAALE MARKAALE MARKAALE !!! KULMIYE MARKAALE MARKAALE MARKAALE !!!
Ilaahay ummada ha ka qabto wadani wadanka somaliland way isu soo bahaysteen
Guuul geesi guuuuul masha allah muuse biixi guuuul geesi kulmiye soomaliland guuuuul 💚💚💛💛👋👍👍👍💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪💪💪💪
CIIDAN QARANKA S/LAND AYAABAN OGOLAABAYN
Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo xirsi inay maanta talada waddanka ay soo haybsadaan may ahayn waxaay ahayd inay madheera ku jiraan .ummada ayaa la xisaabtami wayday,imika waa in ummadu ku kacdo,nin isaga oo somaliland dhex joog si aan gabasho lahayn u somaliya ha noolaato.wsa in la tusaa halkani inaanay ahayn somaliya.
Inshallah Guul kulmiye
Bayle waa cadow ga Somaliland waa in la iska qabtaa waa nin fog oo xag jira nacayb ka reer somaliland ba ka buuxa
ILLAHOW NAAGA QAABO FAAQSHTE
Wlee wixi aan qaranka daacad u ahyanin cidi ba dooramayso wlee shacabka Somaliland sfcn ulasocdaan cida hadimada ugaystay qaranka slnd
Mansha-Allah Guulayso Mar Labad Mudane Madaxweyne Xafiidu'Allah Al-Xaji Al-Mujaahid Muse Bixi Cabdi 2024-2029 Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya,,, Mansha-Allah Guul Kulmiye Party 2024-2029 Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya,,, Mansha-Allah Guul Iyo Goboniimo Iyo Horumar Jamuriiyada Barakaysan Ee Somaliland Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya.. Ururka Waddani Iyo Al-Ictiisaam Waa Cadawga Somaliland Siyaasadina Wey Ku Saqiideen Been Iyo MunaafaqNimo Iyo NacasNiimo Iyo AxmaaqNimo Iyo JahiilNimo Iyo XasiidNiimo Iyo Cayda Iyo Aflaagadada Madaxda Qaranka Iyo Ciidanka Qaranka Iyo Naxli Iyo Isku Diirka Ummada Reer Somaliland Waxanaan Intasi Ahayn Garaan Mayan,,, Lkn Walee Ilaahay Swt Baa Horey Inoogu Sheegay Al-Argaagiixiiso Iyo Al-Munaafaq Iyo Al-Khain Iyo Al-Kadiib Iyo Al-Xaasid Weliigood Ma Guulaystan Mana Liibaanan Mana Aflaaxan,,, Markastana Ilaahay Swt Baa FASHIILIYA MUNAAFAQIINTA IYO DHAGAR QABAAYAASHAAA Aduun Iyo Akhiro Baa Sida Ururka Waddani Iyo Al-Ictiisaam Iyo Cadawga Somaliland...
Waa tuug walaahi ilahay inkaar ha ku ridee
S.land Republic Allah ha dhawro aameen
Allow naga qabo cadowga somaliland Allah ha ka shifo Huwaneta gudah ciro dhukura iyo xirse gaba iyo tugta silanyo khiyameya Allah idena kashife hala iska jiro cadowga somaliland waye Allow jjaabiye cadowga somaliland guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul iyo gobanimo somaliland
Abaarso oo waalatay
Arin shacabka ku ah dhabar jab ayaa ka muuqta.wadani laakiin waa heegan shacabku
Caafimaadka Illaahay haka bedelo
Cadaw gaa iskusoo uruursatay Allah ha inagaqabto qofka manta ucodeeya cadawgeena dadkeena caqligaab Ka ayaa ucodaynaya Guul Somaliland Iyo mujaa hidka
Waa runtaa oo garxajis oo dhan ayaa huwan ah. Badheedh sida asalkaaga ha u hadline. Ha noolaato ayayday yusra harti gob bay ahayde.
Alle ha inaga qabto khaimiinta is aroorsaday
Xasiidda ku Ekow
Badaluu kulmiye
Sorry waa la habsaanteen 😅
Ilahow naga qabo khayimintan
Waxan meesha ka saar iyo bogaandada. Maanta Cirro iyo kooxdiisu iyaga dalka hogaaminaya.
Shacabk aan waxba ogayn ee qabyalada uun arkayow dalkiina u hiiliya oo cadawga iska jira
Arabsiyo news, waad la habsaanteen arintan. In doorashadii loo dareero wax yar ayaa ka dhiman.
Walahay orimad tihin lakin wanu Iska qaban doona wadanka Ila haben daban waxa Hargaisa so galaya ssb iyo g36 gabilay na sametinget ba qadnaysa
Huuno waa naaqis hadalkooduna waa naaqis naaqisna waa naaqis
Kuligood farmaajo ayay la shaqeeyaan ilaahay ha inga qabto
Bajaaj iyo xirsi waa khaayimiin iska jira
Kii ugu doqonsanaa dadka waa kan ereyo gef ah ayuu ku hadlayaa , kanna waa soo daynayaa, dulli alla idin bad
ciro iyo kooxdisu inay huwanta yihiin guda jooga shaki kuma jiro waayo somalia ayyaa ina leh isbadel ka dhaco somaliland wanu isla jaan qaadi doonaa
Walahay reerki gobta aha wad cebasen sacad muse bal Car eega sidaad wadanki aad u gashen
Abiriso 😂😂😂😂😂😂😂😂
istaqfuru laah wuxuu ku leeyahay haduu dhaqaaqo Ilaahay baa garab dhaqaaqa ya
Basaskii baa sidii suuqa u xidhay?????
Nacalatulah caleg yaahuu yaahuu yaahuu
Reer soomali oo dhan waxay u ololaynayaan xusbiga wadani
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kulmiyihii-danbe oo eedaynaya kulmiyhii-hore 😂😂😂😂
Waaar kàdaaa shacabka hagar daamaaada.muuse sooow ninkii hablaga suuqa iyo xaafadaha dhirbaaxada la dhacay eee ku haystay 20/\10 balloodh ka ah waaar nagala tag bakhtiga waaaryeee
Dameer baad tahay dumar ayaad ka hadlaysa waxa aad difaacaysa rag wadankii iibsaday
@@nuurnuuraan8624
Waxa waar taa qoraa waa daarood ha ujawaabin wadnahaa bowbow daas haya
Huuro
Hore maxaad ugu soo deyn weydey barnaamijkan ?
Hoyada u sheeg wale
Waanan kadhagaysan
Hodhodhoo Hodhodhoo
Huwane cadowga somaliland Allah ha idena kashife ciro dhukura iyo xirse gaba tuge silanyo khiyameya tuge adga cadowga somaliland Allah idena jaabe
@@sulekhasaid2891ohinta yareyso 😅😅😅😅
@@sulekhasaid2891kulmiye alle ha jabiyo waaan wayso qabayaye muse juudaan alle naguma soo celiyo
Pal yaa usheeegayo qolada magaca lahaa ee qapyaalada padheedhka indho peelnimada kula socoto ninkaas wadankiisa ku iipsan rapo daraahima macduudaat shilimaad manfac lahyn
𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐲𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐜𝐢𝐫𝐨 𝐜𝐢𝐫𝐨𝐲 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐥𝐱𝐮𝐧 𝐤𝐚𝐭𝐮𝐫 𝐛𝐚𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲
Heego fashilantay oo sidii doon badwayn ku habowday kolba dhinac u cararaysa.
Markaad ku sheegto ,dadka reersomaliland cadow ,idinku maxaad tihiin.kulmeyoow,.
Dadka somaliland qar ba jira cadawga kadaran o gudahena joga inlayska qabto weyan inta xun
Halqabiil Kama soo jeedsano dadka cadowga e waxay ka soo jeedsano Somaliland oo dhan waa bayle waa sadex maxamed laba sacad muuse ah iyo Ciro xirsi xabashi cabdi risaq khaliif
Waryaa muuse wuu tegey wax kale kahadal
😂😂😂😂
Wax wayn baa jira oo aanay ogayn dadka reer soomaaliland?
Wuxuu doono ha ahaado ma jumcian ba miyaanu dalka lhyn filnkaas 17k buu idin gadmay maanta wlly ka tahay ceebti ugu wynd tariikhda baa muuse ku dhacysa sida tii 25 August ugu calaamad santahay tariikh diisa madow
Waaaar u sheeg niyow muuse news runta way ka naxdaaaye hhhhh
hore inaad udiyaarisaan ayey ahayd barnaamijkan waad la habsaantay sxb markhaatigana waan kuu furaya oo budhcad badeed laga keenay wadan debeda oo somalia u dhashay aya la keenay oo lagu xidhay hargaysa maamul goboleed somaalia ka mida ayeynu noqonay runtaa weeye sxb
Oo ya keenay wll ma qoladan uka shekaynayo
@hodanabdilahi2754 haa wll jeelka hargaysa ayay inbadan ku xidhaayen diyaarad aya muqisho loo saaray hawiye ayey u badnaayen xirsi iyo meeqaamsare ama m.c.laahi cumar aya si ay u muujiyan inaynu somaalia ka mid nahay hargaysa keenay dhaqaale badana ku qaatay
Barakooy xaal qaado marka qabyaldi ku qaado waa noocaan aakhiro marka tagtaaan qabiilkiinu aboorka ha idnka celiyo ha nixin oohinta ceshada muuse juudaan wu idin dayaye
Muuuse indhahaga oo shan ahaa ayuu soo baxaya in sha Allah ee buuqa yarayso naaya Cid aan Muuse ahayn wadankan hayn maaayo
Horaa loo yodhi doqon ha u gargaarsan hana u gargaarin mustaqbalkaagi ayaa laga hadlayaa jin muuse la yidhaa ayaa ku galay
Cebta somaliland sacad muse
kulmiye barooorta joojiya sowtan baayaaydiinu yeeedhay wadankan Somaliland koonfur shaqo kuma laha musue ayaa doonayay dalka inu iibiya faramajo u yeedho shaccabka diiday muuse aya ogoladay in galmudug looga dabaaldego somaliland muuse aya ciidamdi hor istagay oo dayacay markay isa yidhahdan cadow soo qabta ayuu soo celinayay marki qaar la wanajalay waa iska dhego tiray dowladna musue wax uga dhow somalia ma jirto bayle waba somaliland cadowgi somaliland baa muus e doonaya sababtuna wa inu la shaqanayay sidan filayo hadaba beentiina dhamatay wadanka kulmiyaha manta wa adahax jebisen kulmiyihii idinka horayay wadanka wa dhisay guulbayna gadhsiiyen
kulmiyahan manta kulmiyihii wax qabadka waad iska diiden si aad wadanka u khiyaanta hadana hadna beri ba idin hadhee baneeya kursiga walina looma bahana
Hhhhhhh😂😂 waxaasi ba ay moodan qiil
Adeer muuse wa dhacayaa
Musse waa jabhad meel uu tagayaa ma jirto- passport kalena ma haysto wadankana kaadidiisa u soo cabay. Wuu awoodii karaa inuu Wadani dhamaantood sifeeyo
Uraye waar orodo gudaafad yahah dadka ka fadhiiso nijaasyahay kani eaa qudhmiyaha dhacaya
Wxasi wa runtasi
Been iyo Barabuganda Weeye Waa Calooshiise u Shaqeystaa Tahey
Afqadh muune cawri ciraa helaye
Kuwasha ciro xamar idinka iyo adeerkiinba waad uwada gurgurataan qa xamar baa ceeb noqotey umada beenta u sheegaysana
War iska qabta dee dadkan idiin iibinaya. Ma xoololo dib lagu ceelinayo xero dhigtii shalay lagu qalay ayaad tihiin. War toosa
Beenlaawoow hoosaasinta umada kadaaya.💚🤍❤️🫡
War shut up faqash yohow adiga iyo kuwa Wadani iskugu tagay ma been sheegaya
His right Barack Allah feek brother Arabisy man
just two dollars of RUclips ah ayaa ku kalifaya inay been kasta baahiyan
@Ahmed-u2y7k subxanallah our life to short so please don't wiste your time for nothing.
Wadanki dagal sokeyo galaya
Anuumaqabo
Hooyadaa baa la wasaa keleb baa tahay
Dalka habar awal maleh ee umada ka xishood Ilhay qalbiga haydinka reebo hagaardaamo ka xun dalkn masoo marin intii uu talada dalka hayay saxane oo any asakarinimo wax kasokaysa aqoon
Idinkaa u saxay inuu saxane yahay guul muuse
Muuuuse❤❤❤❤❤❤❤
𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐦𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐚𝐡💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛
LASCANOOD IYO BUHOODLE WAA SOMALILAND REPUBLIC !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE ! IYO VIVA IYO VIVA !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE FREE & VIVA VIVA VIVA !!! MUJAHID PRÉSIDENT MUUSE BIIXI MARKAALE MARKAALE MARKAALE !!! KULMIYE MARKAALE MARKAALE MARKAALE !!!
❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
LASCANOOD IYO BUHOODLE WAA SOMALILAND REPUBLIC !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE ! IYO VIVA IYO VIVA !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE FREE & VIVA VIVA VIVA !!! MUJAHID PRÉSIDENT MUUSE BIIXI MARKAALE MARKAALE MARKAALE !!! KULMIYE MARKAALE MARKAALE MARKAALE !!!