@@Baqdaadimedia waxaan daawadda wixii kheyr iyo barako leh. Ma daawado dadka wakhtiga lumeya ee aan aqoon sida dadka loola hadlo iyo waxa laga hadlo. Waxaa jira dad badan oo aan aqoon laheyn oo just lacag doon, haad Cilmi uu leedahay waxa aad faafineyso waan kusoo booqan waanan ku sharegareyndoonaa iga balan qaad inaanad wakhtiga iga lumin ee aad ii faa'iideyso.
Cabdicasiis wll wiilka yar ee gadaashaada taagan ayaa ugu horeeyey ee iska ilaali u cadaalad sameey qayr allaha ku siiye wiilkas wuu i calool xumeeyey.😥😥😥
ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم شيخنا الفاضل 💝 الله يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم 🤲🏻🤲🏻 و يعطيك العافيه و صحه فوق صحتك 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 🌴☘️⭐عن جد أعجبني هذا البرنامج مفيد وجميل جداً و بمنتهى روعه🌟🌲🌳 شكراً جزيلاً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💝💖💝💖💝💖💝 Excellent et Nice Documentaire 💝💖💝
Jazakallah sheikh barnamijkan waan dawada wana ku xiranahay MashaAllah. Sheikh manta coodka aya idhin ka qaldan xogaa, next time codka hagajiya qayr Allaha idhin siye. Waa barnamij aad u wanagsan runti wana tagera👍👍
Maaa sha Allah barbamiskan waa barmamij fican oo dintena mcn an ku baranayno sheka iyo inta soo ababushayba Allah barakeyo
Mashaa ALLAH sheikh cawa clear maahan voice lakin waan maqle sualaha jazakallah qeer 👏👏👏
Manta codka sax maha makarofonka kaa yar xun malaha sheekh anyway jasakumullah kheyr
MASHA ALLAH sheikh abdulaziz Djibouti na kaalay
I learned a lot from this program. May Allaah bless him.
Aamiin 🤲❤🌹
@@Baqdaadimedia waxaan daawadda wixii kheyr iyo barako leh. Ma daawado dadka wakhtiga lumeya ee aan aqoon sida dadka loola hadlo iyo waxa laga hadlo. Waxaa jira dad badan oo aan aqoon laheyn oo just lacag doon, haad Cilmi uu leedahay waxa aad faafineyso waan kusoo booqan waanan ku sharegareyndoonaa iga balan qaad inaanad wakhtiga iga lumin ee aad ii faa'iideyso.
٠٠جذذ
i miss barnaamijkan wallahi intaan busy ka noqday waa soo qaleena waa daawanaya 😂😂 waa funny waana diin barasho
Cabdicasiis wll wiilka yar ee gadaashaada taagan ayaa ugu horeeyey ee iska ilaali u cadaalad sameey qayr allaha ku siiye wiilkas wuu i calool xumeeyey.😥😥😥
😭😭😭😭
M.a barnamijka baro diintada wa jeclahy 🇸🇴🙋♂️
I love this ❤️❤️❤️ sii waad sheikh Abdul aziz oogle
Asc sheikh abdi aziiz ogle clean ma ahan voice ilahay haku xafido walalo from minnesote USA 🇺🇸
Mennesota kusalamaya sister from London
Wadaadkani laascaanood mayimaaddo wuuka baqaa anaa shiikhka ah g/sool
Sh abdi asis wiil yarka ee ilkaha cas waa udaalay siduu gu sugayey in sha allaaah aad ugu fiirso sida dad ku iskugu xigaan
I love this barnamij jazaka Allaahu kheyr and
Codka waxbaa kakhaldan sax maaha wiigan soo hagaaji 🎤jazaakalaahu khayraa🎶
Mashaa alaah jasaakalaah qeyr sheekh c casiis
Masha Allah aad ban u jeclahay barnaamijkaan, wax badan ban ka bartay 🥰🥰🥰🥰
Masha allah
Masha alaah ale hadinbarakeyo barmashka nosobkdiya Diinta aad haloobarte mihim Maha inhadayadlaqato waxa kaqiimo badan Su Sasha fa idada Laga helyo
Ma sha Allah Jazaka Allahu kheyran
Shiikh codku wuu Gaabanyahay manta
mansha allah sh abdiaziz ogle makarafonka ayaa kaxun kisto
Mashallah sheikh
جزاك خیر مصطفی
MASHAALLAH TABARAKA ALLAH ALLAHUMA BAARIK
Mansha Allaah jazza Akallaahu khayr sheekh
Asc sheekh
walaalo wax noo soo galinsaa sida loo tukado salaatu TASAABIIX iyo fadlageega
Asç shewkh halke weye sual haa inan ka qay kalan rabaa
ماشاء الله تبارك الله الله أكبر الله أكبر
Wadaad aaad u guuleeyso... mansha'allah
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
Asc waa hadii uu cuno hilib ka shiikh cabdcasiis ada banakujecelaya ilaahaya darati ilaahay cilmigahakusiyaadiyo anagana hanagi anfoco aamin aamin aamina
Sheikh khayr allah ha ku siiyo
Salallaahu caleyhi wasalam sheekh jazaka allahu kheyr
Cajiib wlli maqan waxan ugu mahadceliyo sheakha waxbadan kabartey barnamijkan Allah abalkisa janno hakadhigo sheikh
waa markey ku gowriciin magaca allah
Jazaakumu allahu khayran dhamaantiin.
ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم شيخنا الفاضل 💝
الله يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم 🤲🏻🤲🏻
و يعطيك العافيه و صحه فوق صحتك 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
🌴☘️⭐عن جد أعجبني هذا البرنامج مفيد وجميل جداً و بمنتهى روعه🌟🌲🌳
شكراً جزيلاً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻
اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💝💖💝💖💝💖💝
Excellent et Nice Documentaire 💝💖💝
Codka manta faseexmaha makarafonka iska badal shiiq 🥺
جزاك الله خير شيخ عبد عزيز
Masha allah khiiq waxbadan ka faidnay jazakallah
السلام عليكم ما شاء الله جزاك الله خيرا.
Masha Allaah
Jazakallaah wax badan ayaan ka faaiday
Masha Allah my Quran
Asc Ogloow Alle ha ku barakeeyo neefka cuney saxarada ee xaaranta noqdey anficiisa oo dhan ma saxaro bini’aadanbaa mise saxaro kasta weeye
Mansh allh maansh allh weeye
Jasakalaah qeyr waxbadan baankabartay
ALLAHU AKBAR
ASC Mashallaah jazaakalahu qeer 💞
Meeshu waa Xagee horta
Jazakallah sheikh barnamijkan waan dawada wana ku xiranahay MashaAllah. Sheikh manta coodka aya idhin ka qaldan xogaa, next time codka hagajiya qayr Allaha idhin siye. Waa barnamij aad u wanagsan runti wana tagera👍👍
Shiikh codka wuugaawanyhy
Jasaakallaah
MAANSHA ALLH MAANSHA ALLH
MAANSHA ALLH MAANSHA ALLH
haa waaka hilibka cuna waa xaaraan
Sheekh wiilka yar maanta dhan waa uu ku sugayey
waa naag aan cadadbixin tashanaad maba mehersanayso
4 dumarka ah mid baa mindhee uur lahayd
Sheikh Codka waa gogoyaah
Jazallah kheyr sheikh
War gabdhaha afurin bay tiri markaasuuyiri naa adiguna waa fuarntahay
Manshalaah habalyo dhalinyaro
Mansha allah tabarakallah
Masha allah barnamij qaliya ilahaw noo danbi dhaaf
Maasha Allaah
Kuso dar halka eyjogan ugu tag
MashaaAllaah,
Mnshllh allaha kubarakeyo
🤣🤣🤣🤣😂😂😭😭😭 Hal xidhaaale qosol ah
@@Wacdiye1.
Jazaakallaahu kheyran
Mnsh allah
Codka eber waaye shiekh waxba ma maqalno si ficiican
Audio problem here sheekh
Shekh hablaha iyo ardayda iskull ka
Megaphone waxbaa ka qaldan sorry sheikh next check before you start tha
MashaAllah
Barnamijkaygii 🥰🥰
Su aashi na waankaa sugayna jawabteeda gabadhi nebiga csw janada kula tartamaysay?
Mashallah mashallah
Masha Allah
@@Baqdaadimedia haye inshallah
Mash alah
Allhu akbar
Digagada way cunta haarka mark haraan miya hilibkedi
Mahadsanid wllo waxooga codka ayaanan clear ahayn microphoneka ayaa Yara xun
Codka ma xageyga mse wa adina oo dhan asc
Asc wll microphone ka ayaa kayara xun jasaka alaah
Scw
Codka eber waye bro
Wadaad... mic-ka ayaa yaro liita. Wax ka qabta next time
Sheekha numberkiisa wuu iga baxay yaahaya labo suaal oo aan daliil u rabo waydiin lahaa
M.a
Waxaan kuu hubaa in digaagu uu saxarada cuno markaa ma xaaraanbaa?
Salaanta
Sheikhow suashas saliga nabiga waxey ku jirtey viedoyada hore
🕋👈🏻👈🏻👈🏻🤲🤲🤲🤲
Asc wlal codkaa liita.
salanta iyo hadiyada weye labada ay dadka isku jecladan
💚💚💚🌿🌿🌿🌿
18:46 Saxaradu waa tee ma ta dadkaa mise waa saxaro oodhan yacnii macal ta hoolaha laftooda
Codka xoogaa lama maqlo sheq
Shiikh abdiazii doorada saxarada ayay cunyaaye miyey xaran tahay
Haa waa runtaa suaashaa aniga Waan fahmi waayey xoolahu badan way Ba iska cunaan saxarada
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Mash Allah hanbalyo
💝💝💝
Scw