Allaha ku xifdiyo shekh AbdulAziiz 😂😂 waa iga qoslisay runtii waaba i qishtay suaalasha aad ayaa u dhiiri galisay Masha allah anigane meshaan aan ciil lá fadhiyaa sida aan u aqaano jawaabaha lee 😭
Dadka maal Aduun bis ayey jecel yihiin subxaanalaah bal fiiri sida ay u kala dhaqaaqeen markii suaalaha lacagta lagu helaayey,,,😢 markii la gaaray in suaalihii looga faaiideeyo waaba ka yaaceen subxaanalaah barnaamijkan magaciisana waa Baro diintaada...! maxey bartaan qalbiyadooda hawo aduun ayaa ka buuxdo, in yar maahe.✋ أللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا آمين
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. Sheekh cabdicasiis Baarakalaahu fiik. Qofkii ugu horeeyo noqday maanta 🤣
Su aal ban qaba sheekh iga soo jawab hadad atagto insha allah ,su,ashu waxa waye ninkayga marku waysaysto ama tu kanayo hadan udhawado waysada waan ka jabiya balse hooyadii kama jabiyo waysada spptu maxay tahay🤔
Mansh allh weeye keep going bro alayaxfadaki
Thank you for coming back. 😂😂
Suaalaha diini ah Maanshaa allaahu
Sheekhow su’aalaha jawaabahooda nooga faaiidee sheekh.
masha Allh A/casisi ha jojin wan jclnhy barnamishk❤❤❤
Jazakallahu khayr sheikh Abdulazziz
Allaha ku xifdiyo shekh AbdulAziiz 😂😂 waa iga qoslisay runtii waaba i qishtay suaalasha aad ayaa u dhiiri galisay Masha allah anigane meshaan aan ciil lá fadhiyaa sida aan u aqaano jawaabaha lee 😭
Salalahu caleyhi wasalam❤❤❤❤
Masha Allah ❤
Mansha Allah brother Abdul Aziz
Masha allah may Allah bless you 🙏
Macha Allah jazaka Allah kheyr wan kaa faiday baraka Allah fikoum
Faaiido wayn bay leeyihiin suaaluhu بارك الله فيكم
جزاك الله خيرا ❤❤
MNSHALHI MY brother keep going ❤
Masha allah barnaamijka baro diintaada alle ha idin xafido dhamaan
Mansha Allah shiekh❤
Dadka maal Aduun bis ayey jecel yihiin subxaanalaah bal fiiri sida ay u kala dhaqaaqeen markii suaalaha lacagta lagu helaayey,,,😢 markii la gaaray in suaalihii looga faaiideeyo waaba ka yaaceen subxaanalaah barnaamijkan magaciisana waa Baro diintaada...! maxey bartaan qalbiyadooda hawo aduun ayaa ka buuxdo, in yar maahe.✋
أللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا آمين
Subxaanalaah. Hakashifine iskadaa dadka baahi baa jirtee iyo shaqo la,aane.
Maasha allah
Waan sugaay
❤❤❤❤❤
Masha Allah Barmaamijkan Waa jeclahay👍🏼
Baro diintaada wan u xiisay wallahi waan maal galin laha barnamijkan ee numberkii lagu soo dirayeey muxu aha tolow
جزاك الله خيرا استمر أخي ❤❤❤
Masha allah
Very nice channel
Masha Allh Wan U Xisnay Wlhi No So Badi Sheekh❤
Sheekh Goorme ayaa inoo imaaneysaa Reer Muqdisho
Maashaa allah guulayso sh
Abdillahi binu mascuud waaye saxabiga qur'anka ku akhriyay kuffaru quraysh
Sheekh جزاك الله خير qofka suaasha weydiinayso aan wada sixin waxa fiican isagoo meesha taagan inaad siduu saxda ku yahay ugu sheegto
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
Salalahu Caleyhi Wasalam
Allaahu Akbar
ماشاءالله تبارك الله
Sheekh hargeysa goormaad imneysa
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
Sheekh cabdicasiis Baarakalaahu fiik. Qofkii ugu horeeyo noqday maanta 🤣
Mansha allah
Alaha Ku Barakeyo Wllkey ❤
Masha Allah
Masha Allaha ❤️❤️❤️
Wallahi waa kanaxaa dadka diinta barta deh lacag lee intee u ordayan ee qaladaad galayaan asc
guulayso
waa salada maqrib
Mashalaah❤
Maasha Allh ❤❤
Allhu akbar❤
Allah hakugucanfaco
Maashaa allaaaaah
Allhu akbar
❤❤❤❤❤
We miss you
SCW.MAANSHA.ALLAA MEEL AAD KU QOORTEY BAAN KAGA JAWABEY HADANA HALKAN BAAD KUWEYDIYSEY
M.allh
Xakiim binu xisaam
Alxamdu lilaah
Yarka ugu dambeeye nasiib wacan ayuu leeyahy waayo waalo sgeegay si caqliyeesan 😂❤😊
haa sheekhu waa nin fiican🥰
Dhalinyarooy diinta barta waxaa idinka muuqda aqoon la aan diimeede
Walaashey shqo doon ayaa ahy walibo shaqo online ah cidi hayso ama taqaan please ha ii shegto 😪🥺😿🙏
Su aal ban qaba sheekh iga soo jawab hadad atagto insha allah ,su,ashu waxa waye ninkayga marku waysaysto ama tu kanayo hadan udhawado waysada waan ka jabiya balse hooyadii kama jabiyo waysada spptu maxay tahay🤔
Sababtu hooyadii waa maxramkiisa adiguse maxram kama tihid ee xalaalba utahay.
Telkada rabaa sxb sweden jogaa örebro @@abdulazizoogle
🎉❤❤❤❤❤🎉🎉asc
Qofku haduu safaryahay faralna uu tukanayo qibladiina aanu garanayn
Cid usheegtana aanay jirin salaadiisu maanay sax ahayn
Waa 5oo ku oo salaado
M.a
nabi Adam abihiis waxa ladhihijiray Aazar
Nabi ibrahin wayi wll
astaqfurulaah walal wan qalday waxan rabay Ibraahiim sax weeye nabi Adam hoyo iyo aabe malaheen allaah waxa u ka aburay dhoobo
nabi ibrahim dheh walal qeyr allaha kusiye nabi adam abe iyo hoyo midna maleheyn
😅😅😅😅😅
Masha Allah
Maashaalaah❤
Maasha allh
Mansha allaha