Barnaamijka Baro Diintaada iyo Ramadaanta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 282

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 2 года назад +4

    Masha Allah jazaka Allah kheyr baraka Allah ahmed abdirahman

  • @saritaobesh2031
    @saritaobesh2031 2 года назад +13

    Sheikh Abdulaziz waxan kugu hambalyaynayaa sida wanaagsan eed barnaamijka u wado mida kale sida sharafta leh eed dadka u dhiirigaliso ka su'aasha garanaya iyo midka aan garanayn ba masha allah waad ku mahadsan tahay

  • @lixle24
    @lixle24 2 года назад +45

    Mashallah ❤️ Abdulaziz oogle Sheekh aan taageero OO aan cilmi badan ka bartay ayad tahy ILAHAY ajar iyo xasanaad hakaa siiyo Sheekh cilmigana Ilaahay ha kuu barakeeyo amiin.

  • @hamdiahmad2116
    @hamdiahmad2116 2 года назад +18

    Allaah haku barakeeyo waad u Faa iideysey dadka maxaa yeeley dadka qaarbaan masaajidka gelin ama iney wax bartaan awood u Helin cid wax u sheegtayna jirin jazaaka laahu kheyran

  • @filsanitamohamud8883
    @filsanitamohamud8883 2 года назад +8

    Mash Allah Alah hakubarakeyo shekh Allah hakuxifideyo aamiin aamiin Allaha ayaa mahadaleh Alxduliaah

  • @aminahasan811
    @aminahasan811 2 года назад +13

    Maa shaa Allah, Barnaamijka kaliya ee aan jeclahay daawashadiisa
    Allaha idin barakeeyo dadaalka sii wada.

  • @sayidcali7636
    @sayidcali7636 2 года назад +1

    maasha allah jizakalaahu kheyr sheikh abdulaziiz oogle

  • @cabdulaahibinabacali3203
    @cabdulaahibinabacali3203 2 года назад +10

    maasha allh sobadi sheikh su aalaha sonka ubadi baahideda lotaagan yahay

  • @halimomohamed5515
    @halimomohamed5515 2 года назад +5

    Masha Allah jazaka Allah sheekh Allah ha ku xifdiyo cilmigana alle ha ku barakeeyo barnaamijyo aad u khyr badan no so gudbisaaa baraka Allah

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 года назад +12

    Inamadaa intaad suaalaha furaysay kudultaagnaa ee dhegeysanaayey khayrka alle habarakeeyo amuurahoodana how fududeeyo waayo iyagu lacag doon may ahayn lkn waxay ahaayeen khayr doon

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Jazakallah qayr shiekh abdulaziz oogle

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 года назад +3

    MashaAllah Jazakallah Khayr Sheikh Abdulaziiz
    Allaha kuxifdiyo

  • @mustafemohamed1620
    @mustafemohamed1620 2 года назад +3

    Masha Allah waa abdulaziz oogle Allah ha barakeeyo waa dhiirigeliye diineed runtii

  • @maxamedcabdifaraaxwasiim7865
    @maxamedcabdifaraaxwasiim7865 2 года назад +11

    allaha kaa raali noqdo wllkeenow....😘😘😘

  • @fatimainamahamed2422
    @fatimainamahamed2422 2 года назад +5

    MashaAllah tabrkaAllah ❤️💯 JzkAllahu khayer sheikh

  • @saynabxasan840
    @saynabxasan840 2 года назад +1

    Masha Allah cabdicasis kuwad walalo

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 2 года назад +9

    Asc sheeq alaha haku xifidiyo amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 года назад +7

    keep going insha allah brother

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein Год назад +1

    Manshalaaaah Dadku waaa wada cilmi

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 года назад +5

    Masha allah sheekh allaha ku barakeyo wll mahdsnid

  • @istarabdikhaadir7643
    @istarabdikhaadir7643 2 года назад +1

    Masha Allah Jazakallaahu kheer

  • @tasniimgaamacxasanmaxamed5632
    @tasniimgaamacxasanmaxamed5632 2 года назад +1

    Mashallah Mashallah Mashallah

  • @deeqaali4536
    @deeqaali4536 2 года назад +3

    Masha allaah illaahay hakubarakey wllo cabdi caziiz barnamujka bara diintada aad ban uga faa iiday sanaa sheekh baarakallaah

  • @macalincabdi3554
    @macalincabdi3554 2 года назад +7

    Masha alaah alaha kuxifdo walaaahi nin diin fahan siis badan aatahay walaaahi adiga iyo sh khaashici m.a

    • @faaruuqahmed3754
      @faaruuqahmed3754 2 года назад

      Maashaa allaah
      Cabdulcaziz Barnaamish Wanaagsan ayaad Bulshada u Heysaa Allaah haku Xifdiyo

  • @roodomaxamed3224
    @roodomaxamed3224 2 года назад +1

    Masha'alaah sheekh Allah kubarakeeyo cilmigana Allah ha kubarakeeyo

  • @MohamedAli-ld1ru
    @MohamedAli-ld1ru 2 года назад +2

    Alle haku xafido. Barnaamij Wanaagsan ayaad umadda u bilawday!

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 года назад +4

    ما شاء الله بارك الله عليك يا عبد العزيز اوجلي

  • @hiboabdullah633
    @hiboabdullah633 2 года назад +21

    Maasha allah alxmdulilah waan sugaynay Mahad sanid sheekh Abdul aziz

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 года назад +4

    JzkAllah sheikhnaa Shahru Ramadaana Ladii UnzilaFihilquraana Allahu akbar Ilahay swt Hana nabad gaadhsiyo

  • @mubaarigcumar9226
    @mubaarigcumar9226 2 года назад +4

    Mashalah wll ilaahay haku barakeeyo

  • @joyahassan1774
    @joyahassan1774 2 года назад

    Masha allh ajir allaha kaa siiyo shiiq

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 года назад +2

    Ma sha Allaah 🥰, shiekh jazaakumu Allaahu kheyr, Aamiin

  • @allove1961
    @allove1961 2 года назад +1

    ❤️❤️❤️😍😍🥰🥰🥰😍 USA baan kaadawanyaa sheikh aqoon badan baan kaabarabany halkaa kasiiwada jasaakallah yara😊

  • @aashohilowle7611
    @aashohilowle7611 2 года назад +1

    Maasha alah Waa

  • @iidsucuudixaamud9487
    @iidsucuudixaamud9487 2 года назад +2

    Mansha allaah waaaaaw

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 2 года назад +2

    Maanshaa Allah Sheekh Ajar badan Allah kaa siiyo

  • @rihaanciid5958
    @rihaanciid5958 2 года назад +1

    Masha allaah shiiq Abdul aziza oogle

  • @suldaanseed8395
    @suldaanseed8395 Год назад

    Mansha sh c.casis oogle Alle haku xafido sheikh

  • @siman8711
    @siman8711 2 года назад +3

    Masha allah sheekh cabdicasiis

  • @idildeerow384
    @idildeerow384 2 года назад +2

    Manshaa allaah 👍❤️❤️👍👍👍

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 года назад +2

    MASHA ALLAH

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 2 года назад +1

    Mashallah Mashallah Mashallah jazakalah kalh qeer

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 2 года назад +6

    Asc wll waxbadan kaa faa iday allh ha kaa ajarsiiyo masha allh wll malmo aya iga tagay ramadanki wana garan wayay intay ahayen marka maxan sameeya

  • @mohamedabdi584
    @mohamedabdi584 2 года назад +11

    Masha Allah jazakalah kheyr

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 года назад +3

    Masha Allah 👍👍👍

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 2 года назад +46

    I like how you made it easy for the general public 🙂

  • @issehashi5565
    @issehashi5565 2 года назад +3

    Fitrada laba kiilo iyo bar ayaan bixin jiray oo aan u malayn jiray shiiqow ILAHAY qayr haku siiyo

    • @ahmedbashir7954
      @ahmedbashir7954 2 года назад

      Wa saxantahay wlle.lkn waxa isaga kaa khaldn fitra iyo fidyo. Fitrada wa cuntda labixiyo marka Ramadanku dhamaad yahay.fidya waxa ladhahaa waxa laga bixinaayo qofka soonka qaleenaayo sida qofka xanuunsn.gabadha nuujineyso.ama gabadha uurka ah

  • @cabdilaahimaxamuud8420
    @cabdilaahimaxamuud8420 2 года назад +5

    Ilaahay miisaanka xasanaatka ha u saaro cid kasta barnaamijkan qayb ka ah

  • @rahmyoawil2390
    @rahmyoawil2390 2 года назад +2

    Mnshallah sheikh aad baad u mahadsan tahay sidaad u dhiiri gelinayso dadka inay bartaan diintood sidoo kale waxaan ka faaiidnayn su aalo aanu aad ugu baahnayn

  • @aminaadnan3870
    @aminaadnan3870 2 года назад +1

    Masha Allah
    Jizakumullah Sheikh
    😍😍😍😍🌹🌹🌹👌

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 года назад +8

    ما شاء الله. الله يوصلنا بقدوم رمضان في صحه وعافية.

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 2 года назад +1

    Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 года назад +2

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll qali

  • @faraxdhacar6252
    @faraxdhacar6252 2 года назад +5

    Masha Allah ❤️❤️

  • @ismahanmohmoud89
    @ismahanmohmoud89 2 года назад +1

    Masha Allah Sheekh Alleh haku dhawro is back barnaamijkii baro diintaada halkaas kawada Alleh idin barakeeyee

  • @miimiali9691
    @miimiali9691 2 года назад

    Wan ku wata wlhi gar iyo gardaraba sheekh

  • @shamsoahmed5971
    @shamsoahmed5971 2 года назад +1

    Masha Allah rabi ha ku barkeeyo sheekhoow❤️

  • @Deeeqomaxamed-v3q
    @Deeeqomaxamed-v3q 9 месяцев назад +1

    Masha alaa🎉🎉🎉

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 года назад

    Asc will lambarkaagan rabaa insha allah

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 года назад +12

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💟

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 года назад +1

    ilahay Ha ku Barkeeyo Ustaaad

  • @fadimayuusuf3327
    @fadimayuusuf3327 2 года назад +6

    اللهم بلغنا رمضان امين

  • @faizorashiid2411
    @faizorashiid2411 2 года назад +1

    maasha allaah tabaaraka allaah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад

    Jazaka allahu kheyr

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад

    Inankaas yaree caruurta ah ee shaadhka buluuga ah xidhan ee kolba nin weynu dul marayo ee la dhaafdhaafayo cadhaa iga haysa, hadaan soomaali nahay caruurta yaryar ma tixgalino, sheikh ciyaalka ka qeybgali fadlan. Kheyr badan Allah haku siiyee.

  • @farhanqojobe60
    @farhanqojobe60 2 года назад +2

    Maa shaa Allah siiwad

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 2 года назад +2

    Wll allaha kaa abaal mariyo
    Kherka aad waddo
    Waqtigii loo baahnaa baad qabatay barnaamijka.

  • @xamdiaxmed6617
    @xamdiaxmed6617 2 года назад

    alle ha kaa abaal mariyo wll🥰🥰💯💯

  • @eglancabdilahiabdilaahi5280
    @eglancabdilahiabdilaahi5280 2 года назад +1

    Mansha Allah Allah haku xafido sheikh cabdul casiis

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 года назад +4

    Maasha allaah

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 года назад

    فضل رمضان نزول القران وليله قدر واحرار من النار.

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 года назад +8

    I like the ways you make your program.

  • @zaynababshir5207
    @zaynababshir5207 2 года назад

    Maashallah💕👍

  • @ubahomar2546
    @ubahomar2546 2 года назад

    Alle haku barakeeyo wll

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 2 года назад

    Mancha Allh barnaamij wanaagzan weeyi Ilaahey ha idin barakeyoh

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 2 года назад

    Masha Allah, waa barnaamij Aad iyo aad ufaaiido badan.
    Magaaladan dadka joogaa Waa dad aqoon diimeed leh ❤️❤️

  • @rinaadahmed9653
    @rinaadahmed9653 2 года назад

    ماشاءالله جزاك الله خيرا جزاءwaa ❤️barnaamij aad aan u jaclhy

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад

    Magaaladu qurux badanaa oo nadiifsaaa, masha Allah waa halkee???

  • @nimcaaabdull708
    @nimcaaabdull708 2 года назад

    Masha Allah

  • @naimaabdi3411
    @naimaabdi3411 2 года назад +1

    Mashaalah shaqo wanagsan aya wadaa ,Alle hakubarakeyo

  • @Asma-f2l6z
    @Asma-f2l6z 2 года назад +13

    Masha Allah tabarakalah ❣️❣️

  • @tasniimgaamacxasanmaxamed5632
    @tasniimgaamacxasanmaxamed5632 2 года назад

    Mashallah

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 года назад

    Qeer alle ha nagu gadhsiyo iyo nabad qaab rabadanta

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 года назад

    Maaha alah wll

  • @Phoenix6Arizona
    @Phoenix6Arizona 2 года назад +1

    Abdi aziz oogle ragaan iloobay buu kamidyahay bala kudagtay dhe mar hadaan ninkaan ree barbara ah iloobay
    Information from sheikh barbarawi wigii waynaa alaa wayne

  • @suadbashir2509
    @suadbashir2509 2 года назад

    Jazakallah

  • @faadumonuur3841
    @faadumonuur3841 Год назад

    Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

  • @saynababdi8187
    @saynababdi8187 2 года назад

    Mazhaallh

  • @abdisamedqabile3606
    @abdisamedqabile3606 2 года назад

    Jasaaka allh sh abdulaziz oogle may allh protact for you💚

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 2 года назад

    Wadada banee fadlan

  • @naimahassan9804
    @naimahassan9804 2 года назад

    Masha allah allah yahfidak sheekh
    Alle ha kuu barakeeyo wanaagaaga

  • @jabriladan9401
    @jabriladan9401 2 года назад +5

    Masha Allah i love it!!! Pls continue 4 ever👍🏾🥰❤️

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Diinteena macaana ma ogey in qofka dada ah suunka laga rabin waan ka faaiidey

  • @mrbaaskadulaaga402
    @mrbaaskadulaaga402 2 года назад

    Maansha allah

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 года назад

    Machaallah tabarakallah marhababika yaa ramadan
    Barakallah fii chahr ramadan

  • @umucaliaar1526
    @umucaliaar1526 2 года назад

    masha allah ajar iyo xasan alle haka siyo sheikh abdiaziz

  • @ilhamibrahim9101
    @ilhamibrahim9101 2 года назад

    masha allah jazakallah wll c/caziiz waan kuu baahnaa xageen kaala soo xidhiidhi karaa

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 года назад

    Jasakallah sheikh allaha kubarakeeYo.

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 года назад +5

    Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 года назад +1

    cunto iyo wax kasto xuun