Wllky chanelka dadweynaha video yada adbn ugu helaa wlhi anoo video ka fiirsan ban like saara waayo waxan ogahay hada iyo jeer inaad inoo so bandhigto video xiiso leh anagane faido inoo leh horey usoco markasta wan ku tageeraa 😍😍😍😍😍❤❤❤❤
Ha samayn ha samayn hadad joogtaynayso beedka wax ka badan 1 malinkii inaad cunto hadii kale wadna xanuun aya kugu dhufanaya wax kasta oo layska badiya xanuun bad ka qadaysa
Masha allah wan ku faraxsanahy horu marka aad samaysay wll chanalkan markii uhoraysay ee aad samaysay waxa ku qornaa #faafan steream hadaanan khaldaneyn
Zxp mahad sanid 1000 jer wlh ano nebca ukunta ayad ijecley sisay wan bilaba I.a cafimad Allah ha'iga siye iyo inta ila midka ah muslin kodahan cafimad ayan urajeyna I.a ❣🫀🤩🤗🥰👊😘😊🇸🇴👍amiiiiiiiiiiin🤲🤲🤲🤲
*dadweynaha the one and only channel*
Øñë ťïmë sxp labadaba waa the best DADWAYNAHA&OGAANSHO
Shabka Shurezma😂
___*yislam omar*
__*ogaansho*
__*dadweynaha*
__*ogaalka dunida*
__*ogaalka channel*
channel ugu qatarsan
Wllhi bro anigu waxaan daawadaa
OGAANSHO
YISLAM OMAR
DADWAYNAHA
MAANTA
Shabka Shurezma 😍😍 wlhi anba waan daawadaaa sxp waxaa ka dhiman labo channel
1: *ogaalka dunida*
2: *ogaalka channel*
wlhi waa channelo aad u fcn oo wax tar labadaan xitaa so booqo bl fiiri
Absolutely soomaliyeey beedka ogaada Intii helaysa 👏👏
Waa maxay beed
@@apdiqaadir1756 ukun ayaa laga wadaa
Tnx channelka dad waynaha 1 comment anaa ugu horeeyo
Maa shaa Allah shukran... mala duwayaa mise caadi ayaa loo karinayaa
Maalin Kasta cun wlh 😂 waliba markii biyaha lagu kariyooo jeclhy 😂
Wllky chanelka dadweynaha video yada adbn ugu helaa wlhi anoo video ka fiirsan ban like saara waayo waxan ogahay hada iyo jeer inaad inoo so bandhigto video xiiso leh anagane faido inoo leh horey usoco markasta wan ku tageeraa 😍😍😍😍😍❤❤❤❤
شكرا على نصيحه
Yislam omar Salaaman Sxb
Haa waan sidaaa
MANSHA ALAAH alaah ale haa idiin barakeeyo
Mash allah shukran akhii waan cunaa mar mar ma cuni malin walpo arintaaas waan ogaa adne waad no faideysa
Thanks brother
it's peutifull Face 🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah jazzakumuLaah KhYRE WLLO QLI
M.sh.allah ❤❤❤❤❤❤💯👍 mhd snd walaal
nin yahoow codkaaga waka helee wajigaaga natus😁
jihaana love 😂😂😂😂😂
jihaana love kkkkkkkk
hmmm waxkleH mesha waxfaidaYzih lo yimi zhukansiguh wa another plce
jihaana love : kkkk ama single mather ku noqota wuu neceb yahay single mather ee maxaad waji karabta dabigiisa ka faideyso maqalka thanks .
Apdirahaman Ahmed kkkk isku aragti nahay allow ino danbi dhaaf utube ka aan ba yareysan falaynqeyntiisa dhegeysigiisa denbi inogu filan wbt
Tnx abowe Malin Walbo Waxya aya no faideysa❤😍
Thankyou bro
Mazha allha bro wlahy markii hore waan naxay oowaxn is idhi waxuu soowada in jidhkaaga cafimaad daro kukernyo lakin markiidanban farxay aatidhi caaafimad buu leeyay aniga subax kasata waan istic maala waliba isgoo qaydhin iyo isgoo bisilba sometimes use for 5 xbo lakin maclinka gymka waxuu igu dhahaykabdi ugu yaraan 10maalintii isticmaal Ana waan kabaqay inuu cafimadkayga waxyeeleyo
جزاك الله خيرا
Anaa Jirkeyka Dhiso waan in badsadaaa Ugunta✌ Insha allah
Ma nooshahay
@@faysaqudhac3316 😂😂
Hhh sxbyaal wan nolhy hhhh
Tnx aboowe galab walba wa cunaya
Subax walba waan ku qureecdaa😍😍😍😍😍😍
Amal Qurux wa sababtad Quruxleyda u Tahay
Kkkkkkkkkkk. Maya abowe
Ma awodo because iam poor
Laisma faniyee nga kla yaree bahasha
WCS Warax matulahi wa barakatu ...
Mahadsanid sxb wijigaa maad batuatit waa coodsi
gym qaabka ugu fudud oo xawadka loo dhiso kkkkkkk maxad ka fa idaysaa
thanks wayfiicantay fadlanhadaad soomaali tagay like saar hadhaafin
Ha samayn ha samayn hadad joogtaynayso beedka wax ka badan 1 malinkii inaad cunto hadii kale wadna xanuun aya kugu dhufanaya wax kasta oo layska badiya xanuun bad ka qadaysa
Anih jidhkaan dhisaa waanan cunaa faaido weyin bay ledahay 👌👌😙😙😙
𝐖𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐧𝐭😂
Mahadsanid walal aniga hilibka macuno!! Badalkedha ukunta ayan cunaa maninwlbo😍😍😍
ᴡʟᴀsʜᴀ ᴍᴀ ɴᴏsʜʜʏ 😂
mahadsanid wll!
jeeri khan 😂😂😂😂
صومال ارض سلام ومحبة🌸🌼🌹💐🌻
hargeisawi studio sunxanallh alle jabaq dadka ha ugu yeedhin macasida itaqullah
hargeisawi studio jji
hargeisawi studio
After 5years are you there
Masha allah wan ku faraxsanahy horu marka aad samaysay wll chanalkan markii uhoraysay ee aad samaysay waxa ku qornaa #faafan steream hadaanan khaldaneyn
Mahadsanid sxp❤❤
Wcs thanks brother keep going 💙💙💚💚
Yeeeeeees wllh waxaan cawo walpo cuno asigaa ka jiro wn ku farxay markaan maqlay ❤❤❤👈👌
aad baad u mahad santy
waan ku cusbahay kanalka dadwaynha
Mahad ssnid Dr
جمعة مباركة 😍😍💖
Ďř æđñã æáđăm بنت حميله 👌🏼جمعه منوره 😉
❤❤❤
Tnx indeed bro
Alle haku hafido❤❤
Masha allah thank you
video gaga maba dawada e codkaga Ieen jecIahay😍😍😍😍
Mashallah mashallah
Keep gion
Thanks you wllo ♥️♥️♥️♥️💯💯💯✅
Shukran sxb
Thnks I like it
m.a tawaaraka laah wall intaa noofaidysy waad kumahadsnthy
After 6 years am here , ❤
Who is watching 2024
1million comin zooM 🎉🎉🎉
Inta hada dawanaysaa😢😮 wan idin salamey
Mansha alh zxb ku tagera
masha alaah
Kheyr ilaahay ha kusiiyo wallkey aamin
batka anagu waxaan cunaa ku qaboojiya kusooragee kawaran mise waa iskuwada mid kii wadankii iyo kan halkan yurup laga helo ?
Alxmdulilah salad subax kasta marka laga baxo xabad Baan cunaa ❤
Ma ciiriin baadku cuntaa mise bisayl
Asc mclin suaal sidee leys kucayilin garaa mclin isheg?
Watching 2021🤸🏾♀️
Aroor kasta waan ku qureecdaa 2ukun ah
Mhdsanid wllky allh haku barakeeyo caqliga
Subax walpo ayaan ku quraacdaa wll 3 xabo beed ah
Asc abowe beedka miya lagu catowa mise wa lagu cayila abowe inta iisoo sheegay abowe adigo raaliya abowe
Wa ku caylaysa
Hori usuco
Mnsha allah wllo
Thnks miis you long time
Manshlllh
ilkahaa ixanuuna markaan cuno
Mashaallh mashaallh jazakalah Khyr aalle haku xafido
Wlhi meel xagana quurto ku haya malinti 6 xaban dubta nafaqo iima dhina adeer 😂😂😂
Wuuba ii uraa sidii naag uurleh bro dusha waa kjclhy lkn afka magalin karo anyway thnx🤗
Qisooyikii aawey😢
Wll ya ii shegi Kara waxan isku naxiyow?
Gabdhow wajiga wax kobciya Ma taqanan? Fadlan ii sheg wll
Mash Allah tabarakallah
Anigu ma cune
Alle ha idiin shifeeyo xerta amateetka uhaysaay
Mzz smile Ugie xcbvbfekwlyvvjsbvgf
vidoe qiso ah inoo zoo gali wali izla imika wll waa wxn kaa codzdeh
msha allah Mhdznid wll
shukran aqii
Masha allah bro nice vedio ✌✌✌👌
Ma lakarinyaa
Biyo markaa kukariso ayaa protein kahelee
Mawaxtahay
Soomalilanda mise soomaliya
Mahadsanid
Mahadsanid walalkay
Jizakallahu kheyr
Wlhy wn ku frxy clipjan mrkn dawaday marki hore wa nxy wayo malin walba waa cunaa bdnka
manzha allh wll😗😗
Bro adoo mhds.
Ma siidisan uu cuna mise
Waxa ayn ku dhex Sara ycn other foods
Shukran
Ayaanta kaama heyno qisoyin iyo waxyabihii lagaaga bartay
Maalintii 5 ama 6 waa cunaa wlhi
maalin kasta waan cunaa saddex xabo
Asc wll aaad baad umahadsantahay guul ayaan kuu rajeena
Ninyoo ukunta iyadoo ceeriin lama cunikraa waxa mey dhibtaa isheeg
thanks wlllo
Thanks wll lkn aniga wu iga boritiin badanyahay wajigana finan bu iga sobixiya
Nimco cabdullahi wllo xaga beedka maaha ayaa lagayaba ee biyo farabadan cab maalin walba aniguba finankaa waan leyehy waxa keena biyo yarida
Masha allah zxp ani subax iyo habeen waan cunaa
thanks pro
Masha alah
Ani waaba iska jeclhy alx hbn wlbo ayn cunaa labo ama sadax
Masha Allah
Ukunta laga cuna qurbaha freshh ma ahan 20 aa cuna mark kasto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shakaal Mohamed kkkkkk
Shakaal Mohamed
20aaaa hhhhh😂
faiza mohamud Wlh 😆
Adunka beedka ayaan ugu necbahay waayo
Wllkay aniga ukun ma cuno 😐 waligeyna ma cunin 🙂
Xhaka Laca we do care!!!!
You shut your mouth 🤐!!
idil yussuf oh you was a bitch I thought you was a boy anyway I don’t give a shit what you’re
.
😄
Zxp mahad sanid 1000 jer wlh ano nebca ukunta ayad ijecley sisay wan bilaba I.a cafimad Allah ha'iga siye iyo inta ila midka ah muslin kodahan cafimad ayan urajeyna I.a ❣🫀🤩🤗🥰👊😘😊🇸🇴👍amiiiiiiiiiiin🤲🤲🤲🤲
Dadwaynaha lgn