Ciidan katirsan dowladda oo aano qabiil loo laayay, Qabiilka la laayay Waa Xawaadle Falkana.....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2024

Комментарии • 187

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 16 часов назад +12

    Somali RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴ILAHYOW NOO GAR GAR ADIGA AWOOD LEEHE

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 15 часов назад +8

    Waa yaab Abgaal waa xoolo

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 16 часов назад +12

    Allah xanuun badanaa Hawiye daris iyo dowladnimo midna maleh meel kasta dabeyku shidayaan yaa Allah naga soogaar waa waxma garato

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 14 часов назад +4

    Ilahayow Somali dhibka kaqaad meelkasta dhalinyardeenii somaliyed meelkasta ayey kudhimanayan 😭🤲😭🤲😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 15 часов назад +4

    Ilaahay qabiilkaa naga baa ,bi soomaaliya wey holceesaa meel walba xasbuna Allaahu wa nicmal wakiil😢😢😢😢😢

  • @seed3966
    @seed3966 15 часов назад +4

    Asc 🌎 allaah ha u naxariisto ciidamadaas shuftadaasi eey dishay allaah hasoo qabto Aamiin 🤲

  • @Umo580
    @Umo580 16 часов назад +5

    SUBXAANLAA MACIIDAN QALAN BASALOGALAY XASAN XABAALAQUF XASAN DHIIQO CIIDAN MURANO DALBAY🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 8 часов назад +1

    Alle ha u naxariisto wiilasha samir iyo imaana Allaha ka siiyo eheladoodii.kulu nafsun daa iqatul mowd.dhagar qabayasha na InshAllah wa lasoo qaban.InshAllahu.

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 10 часов назад +1

    Xawaadlow!!! abgaalkii aad u gurmatay hadii aay dhabarka kaa toogteen, tusaale ku dhiman majiro 😇😇😇

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 16 часов назад +4

    abgaal wa cawaan an wax cqli lahayn 😢Alaaha unaxaristo

  • @johnelway9879
    @johnelway9879 13 часов назад +3

    Abgaal waa iska cawaan

  • @mos1954
    @mos1954 6 часов назад

    Waankaxumahay In aan Sidaan Iskudilno oo Weliba Qabiil Aan Iskudilno Subhanalah .

  • @seed3966
    @seed3966 15 часов назад +3

    سبحان الله الله اكبر
    انا لله وانا اليه راجعون
    اللهم ارحمهم اللهم اغفر لهم 🤲🤲🤲

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 16 часов назад +4

    waa dad iska cawaan ah

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 16 часов назад +2

    Walahi xanuun waaye ilaahoow u Naxariiso 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @SalimcumarNaasir
    @SalimcumarNaasir 12 часов назад +2

    Marka hore alaha unaxaristo ciidamada ku geriyotey goobtaa marka xigta qaabka loo dilay ma ladhihi karaa meel dowlad nimo ka jirto hadana lafarayo in uu wax ka qabto taasi waxay soo dedejinaysaa 91 waa meesha xasan uu utiigsanayo somali hishiis ah waxay lamicna tahay somalya oo dagaal ah waa tan muqata xasan ragii qaban lahaa walaahina maray ha dhimanina waa iga waano cadaab aduun iyo mid akhiro waad ku sifaysantihiin shacabka masaakiinta ah waad dhulanteen meel aan lesku dhulmeen ayaa inoo balan ah allow raxmadaada nawaafiji

  • @DekaWarsame-g8b
    @DekaWarsame-g8b 11 часов назад +2

    Walhi waxa waxa fiicaan maha abgal waa doqom

  • @MuxiydiinAdan
    @MuxiydiinAdan 9 часов назад

    Walaahi balwanow renta ayaa ushegtay xasn shiiq wallo asc

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 16 часов назад +2

    Subxaan allaah xasan dhiiqo dalka ma isaga iyo qabiilikiisa maa baabasanaya oo llagu daawanaya munaafaqa qabarigu kugu gubeye aweleba horuu u xasuuqe ciidanka hadan ma intii yareyed oo hadhuu qabiilikiisuu ku xasuuqaya oo qabiilikisi wada loo sii fadhiisiye🥹

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 12 часов назад +1

    MARKA ILLAAHAY (S.W.T) KITAABKIISA IYO DIINTIISA LAGA HORMARIYO QABIIL HALAAG WAXAAN AHEEN OO KALE U SUGNAADAY MA JIDHO
    EE SOOMAALIYEEY CALAACALKA JOOJIYA INOO WADA QABIIL QABIILKA ILAA IYO QIYAAMAHA
    XAWAADLOOW AARSADA DILA KII ABGAAL AAD ARAGTAAN DHIIGOODA DHULKA KU DAADIYA ISKA CELIYA

  • @Ilyas-d7l
    @Ilyas-d7l 7 часов назад

    Asan shiikh wuxuu siyaasadiisa ka dhigay dalka oo calaad ah dobadda oo colaad ah warkii hore uu noo sheegay beentiisa ayey aheed subxaana laah

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 17 часов назад +2

    AXA AXA AXA AXA AXA AXA allow unxriso inti dhimtay aaamin aaamin yaarabi

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 8 часов назад

    Allaha unaxariisto Amen

  • @HuseinAhmed-t2d
    @HuseinAhmed-t2d 16 часов назад +2

    Waa damiirlaawayal bahaloobay qabiilku madax maray Alle sahal amuuraha

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 9 часов назад

    Alloow u naxariiso shuhaddadaas

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 9 часов назад

    ALLAH HA'U NAXRIISTO DHAMAANTOOD

  • @Shiinecalijiije
    @Shiinecalijiije 11 часов назад

    Waa ayaan daro in ciidan loo dilo aano qabiil,allaha u naxariisto dhamaan inta la diley.

  • @umurayan1056
    @umurayan1056 16 часов назад +2

    Waa inoo dhamaatay soomaaliyey

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 15 часов назад +1

    Eebow arintaas Waxaa weeydiisaa Agoon Yare Abgaal SubxaanAllah

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 13 часов назад

    Subhanallah war yaa illah yaqaano illahow kal qabooji umada xasan wale caqiro waa lagu weydiin doona yaa rabi😢😢

    • @DurDir-b3d
      @DurDir-b3d 12 часов назад +1

      XASAN WAA MUNAAFAQ NACALAA DHALEY

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 16 часов назад +3

    Hawiyoow xasan dalkan ka qabta

  • @mos1954
    @mos1954 6 часов назад

    Dadka Waa Walaalo Ee Allaha Mujrimiinta Naga Qabto.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 4 часа назад

    Subxaanallah ilaahay ha unaxariisto ciidamadaas dhamaantood 😂😂😂😂😂😂

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 16 часов назад +3

    subxaan allaah

  • @BoojoTuug
    @BoojoTuug Час назад

    Ilahaay inroog akuu abagal wayoh amxaradii dishey meekeenan wilaash ilahyow unaxaariso

  • @mandermohamed6236
    @mandermohamed6236 3 часа назад

    Balwaan mahadsanid walal❤❤❤❤❤

  • @AbuukarQaasim-h9d
    @AbuukarQaasim-h9d 15 часов назад +1

    Asc.xawaadle.waa.kii.aarsado.

  • @seed3966
    @seed3966 15 часов назад +1

    Asc 🌎. allaah ha sahlo dowladnimo waa burburiyay xasan m maan gaab 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 8 часов назад

    balwan runta kama wabto, runta ayan kugu jeclahay ❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 17 часов назад +1

    (INNAA LILLAHI WA”INNAA ILEIHI RAAJICOON )!!!! UBAFKA HALKAA KU DHINTEY(RABBI) JANNATUL FIRDOUZ 🤲HAKA WARAABIYO (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🎊
    WAAR ISAGA CARARA MEESHAN DAWLADI MAJIDHEE, DULIN IYO DULMI DAYUUSNIMO AH, AYAA KASOCDA! NINKA XABAALAHA QODA , XIKMAD IYO CAQLI TOONA MEESHA KUMA HAYO! NACASNIMO DOQONIIMO DHASHAY WEEYAAN WAXANI!
    XAWAADLE🎉SOORY😢! WIILASHAA IDINKA BAXAY😢!

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 12 часов назад

    Allaha u naxariisto Gacan ka xaqdaran ayaa dishey. Waa wax aad looga xumaado. Waxay tegeysaa Ciidamada in ay tashadaan Nin waliba halkuu ka yimid aado. Dawlad ma jirto. Xassan Xaraash waa Faashil.

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 16 часов назад +1

    Xidaadan balwanow waa cawaanta somalia dhul abgaal in ciidan somalia lageeyo maaha

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 12 часов назад

    MARKA ILLAAHAY (S.W.T) KITAABKIISA IYO DIINTIISA LAGA HORMARIYO QABIIL HALAAG WAXAAN AHEEN OO KALE U SUGNAADAY MA JIDHO
    EE SOOMAALIYEEY CALAACALKA JOOJIYA INOO WADA QABIIL QABIILKA ILAA IYO QIYAAMAHA
    XAWAADLOOW DILA KII ABGAAL AAD ARAGTAAN DHIIGOODA DHULKA KU DAADIYA ISKA CELIYA

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 15 часов назад

    Jimco wanagsan Scw ❤Scw Scw ❤Scw Scw
    Guuleyso walal balwan geesi qaran❤
    waa yaab walahi 😢😢😢
    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin 🤲🇸🇴💔

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 8 часов назад

    Somali way dhamatay. Allaha kal qabojiyo

  • @KowsarSiraaje-gd2vo
    @KowsarSiraaje-gd2vo 17 часов назад +2

    Illahayow soomali isu cabidi bogodana burcad isu mari ya allah

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 16 часов назад

    Alle naxaristo wiilshas gacan kaxaq daran dishay somali waxay ubahanatay qof adigo kalah alle kabaqaya alle haku xafid c bawan ❤❤❤❤

  • @AbdiSaid-pj1qo
    @AbdiSaid-pj1qo 12 часов назад

    Allahaunaxariisto waxa masuulka ah xassan gurguurte saga ha loo dilo xawaadlow qof aan xassan ahayn ha madina wa iga talo

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 15 часов назад

    LEGEND BALWAAN WAA WAX LAGA XUMAADO IN SOMALI ISDILEYSO ISKUNA MAQANTAHAY.
    XASAN KABKAB YIMAADEY DAGAAL SOKEEYE ARAGTAY

  • @Ali-g1r3j
    @Ali-g1r3j 15 часов назад +1

    Amiin wll.som

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 часа назад

    Waa Xaqdarro. Iyo Dowlad la'aan.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 16 часов назад

    Mnsha allah bro balwaan, wariye runta ka hadlo warkiisana suganyahay

  • @hanadosman8109
    @hanadosman8109 14 часов назад +3

    Balwaanoow adiga ma aaminsantahay xawaadle ayaan dilaaaa nabadna waaa ku joogaaa sxb wasmada runta hadey idiin bilaawaneysaaa 😎

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh 12 часов назад +1

      Balwaan wa wariye wanaagsan ee afka kala bax.

    • @seed3966
      @seed3966 9 часов назад +1

      👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️ Balwaan waa nin wadaniya oo arakti dheer oo soomalinimo u hadlo weeye qabiila looma nisbeeyn karo👉 ee afkaada hagaagso waryaa xishood

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 3 часа назад +1

      Balwaan waa nin garyaqaan ah waxbo ha ugu dhaaran waa wiil soomaaliyeed aan garabsiin dadka gardsran runta u sheega qabiilkasto uu yahay Balwaan shaqo kuma laha dadka halkaas isku dilaayo weligiis cidna ma Dilin hadalkaada ka raali geli Balwaan

  • @saidmohamad3115
    @saidmohamad3115 10 часов назад

    Waa Arin waxashnimo ah 😮 wax dawlad layiraahdona Xamar kama majirto 😮😮😮

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 13 часов назад

    Sanbalooshe Iyo Cali Cosobla waxay Raadinayeen ee ka maqnaa weeye Allaha ha u Naxariisto Wiilasha la laayey aamiin Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Yaa Rabi

  • @cabdulahikhalif5402
    @cabdulahikhalif5402 15 часов назад

    Waa ka xumahay allahaa unaxariisto xasan maba oga wax dhintay iyo wax nool

  • @saedabdifar
    @saedabdifar 15 часов назад

    Qabiilka Ciidanka Qaranka laalay Ilahay Ma Ogolay Umadda Somaliyeed oo Dhan Ha Weeraran

  • @MahdiArab-q7r
    @MahdiArab-q7r 15 часов назад +1

    حسبنا الله

  • @balbaalmahamed4685
    @balbaalmahamed4685 16 часов назад

    Rabihownaxariisto. Ciiddankaas. Lalaayey. Eesoomaaliyeed. Waakaxumahay

  • @mohamedahmedabdulahi3102
    @mohamedahmedabdulahi3102 16 часов назад +1

    Xasan sh m ha iscadilo ceebta ciidankii farmaajo dhisay buu burnu😅riyey

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 16 часов назад

    Subxaanallaah calool adagaa goowrac aaa warsoomaali ma dad qashaa kabuuxdo ilaahay ciidankaa ha u naxariisto sidani simaaha alloow usha dhaxda nooga qabo😢😢😢😢😢😢

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 14 часов назад +2

    Amey Alshabaab Ka Ay Isku Dirka qabiilada ayey Macruuf Ku yihiin Ameey Iyaga filimkaan Ka dambeeyaan

    • @AsserAsser-cj4hz
      @AsserAsser-cj4hz 12 минут назад

      Mqya wlho ciidankaas Abgaal aa xasuuqayq waa cadahay

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 16 часов назад

    Hassan Sheikh Waxa uu leeyahay iyo Waxa uu sanaynayaa waa kale jaad. Waa madaxwayne Somalinmada, Islaanimo sifiiyinkeeda iyo baniaadamnimada iska xayuubiyey. Waa qarandumiye dad qabta aan lahayn. Xukun iyo xatooyo ku mamay . Ilaahow Somaliya u gargaar

  • @Raho339
    @Raho339 16 часов назад +1

    Waan Kaxumahay Ax😢

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 8 часов назад

    Waa. Wax. Laybleh

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 5 часов назад

    Somalia musiiba aan Hassan Sheikh aheeyn majiro 😢😢😢😢😢

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 17 часов назад +2

    Allow naga qabo xasan waa fashilmay

  • @dekowabdi4405
    @dekowabdi4405 14 часов назад

    War AABDULLAHI BALWANO cidhanka lalaye ma'cidhankale balaye mase shacab huwesan

  • @OordayeOordaye
    @OordayeOordaye 16 часов назад

    Wan ka xumahay dharayarada halkas diilkaa foshaaa xuun lugu gestey. Alle ha uu naxaristo 😢

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 8 часов назад

    Asc Balwaanow maxaa kaaga waayey manto dhan 😎😎😎✅✅✅🌹🌹

  • @ahmedbugle5398
    @ahmedbugle5398 17 часов назад +1

    Qoor Qoor dhalay wlhy hasan shiikh waxba maahaha

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 14 часов назад

    Xasan sheeq inta uu baarlamaan heesto dalkaan saanbuu ahanayaa

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 14 часов назад

    Aduunkan shartiisa ilaahoow na mooti walahay waxa ka dhacaya aduunka caadi maaha dhiigi dalka wa la banays tay xaaraan iyo xalaal lama kala jecla subhanalaah yaa alaah no danbi dhaaf

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 16 часов назад

    Aqli xumo ayaan u arkaa dadkan waa xayawaan

  • @mohamedabdullahi4473
    @mohamedabdullahi4473 14 часов назад

    Wlhi waa xanuun 2024 dhamaadkiisa in maanta dagaalo qabiil ay dalka uu kaholcaayo dowladiina ay iskaga aamusantahay waa nasiib daro

  • @dahabdaahir2164
    @dahabdaahir2164 12 часов назад

    Xasan iyo kuwa wiilasha laayey waa iskucaqli marka yaa waxkaqabanaya oo alla ahaay allaah hasooqabto kuwas

  • @AbdikadirHassan-x3d
    @AbdikadirHassan-x3d 15 часов назад

    Hayeeey dowlad gaani

  • @AdanJele-eb1yg
    @AdanJele-eb1yg Час назад

    Asc wlldeydi allaha iin naxariisto 😢 in linkage daba keeno waa rajeneynaa

  • @mos1954
    @mos1954 6 часов назад

    Bacalwaanow Qabiil Igama Ahan Anigoo Weliba Xawaadle ah Qabyaalada Allaha innaga Tirtiro.
    Waxaan iyo Waxkadaran Waa lagafilaa Haddii Allah Aynu unoqon.

  • @HayboHussein
    @HayboHussein 14 часов назад +1

    🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @Zaak100
    @Zaak100 16 часов назад

    Jiko abgaal jiifadad ka soo jawaab joodaxow

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 15 часов назад

    Very sad Walaahi!!! 😢😭😔😢

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 15 часов назад

    Wallaahay waa ayaan darro calool xumo iyo Murugo weyn

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 8 часов назад

    😢😢😢 Run ahaantii aad bàan ooga xunahay dhaleeco xoogan na yan dhalecaynay naa

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 16 часов назад

    Kuweejiya somalia cadowga somalia 😢😢😢😢😢

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 13 часов назад

    Subxallah this is beyond embarrassing Walahi 😢😢😢

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 16 часов назад

    Wiilashii Qaranka ee lagutiir iyo tacabeelay cadowga naga celinlahaa beygowraceen Badiina Ethiopia beysiiyeen balyaanaga difaacaya adowga soojireenkaa

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 14 часов назад

    Waa.ayaandarro

  • @suaddualeh1456
    @suaddualeh1456 18 минут назад

    waxa dhacay waa wax aad iyo aad looga naxo...ilahow naxariistaada jano ka waraabi wiilashaas sabab la'aanta loo laayey

  • @MohamedGuulhassan
    @MohamedGuulhassan Час назад

    Abgaaal maxumo kln Hassan sheeekh b
    Ba keenay fikirka qabiiiilada in lahubeeyo
    Halka axmed madooobe udiiiday in lahubeeyo qabiilada,

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 16 часов назад

    Af ganbiya dagdaga ayaa xala oo xasan wadanka laga qabto hawye iyo dawladnimo Kala dheer inkastoo soomali oo dhan ay bahalo isu badashay

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 12 часов назад

    Anoo xawaadle ah walaalayal abgaal yaan lacayin dad sharafleh ayaa kabuuxa halasugo dawlada waxay katiraa arintaas waayo xawaadle kaliyah majoogto EE waxaa wax loodhimay sharaftii ciidamada soomaliyeed yaan ladagdagin oo uusan shaydaan faidaysan waxani waa fidnadii aakhiruzamanka

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 15 часов назад

    Abgaal wa cawan waxey dilan xage lagu asi jirey xawadle laya cawantan abgal bahahinka ah

  • @mohamedahmedabdulahi3102
    @mohamedahmedabdulahi3102 16 часов назад

    Xasan dhiiqo ayaa ka dambeeya falka xun ee askarta lsgu laayey

  • @Saharo-h6u
    @Saharo-h6u 16 часов назад +1

    Asc bacalwaan markii dalka loo dhiibaayey wax pabiil isu dilaayey ma jirin xasan tuug markuu yimid hade pofku hadii uusan apoonin sida dad loo maamulo wuxuu isleeyahay dadku yey ku fahmin ee labo labo iyo pabiil isugu dir lacagtii dalka dadkii oo gaajo udhamaanaaya ayuu laalush ku bixinayaa ileyn dadnimo uu wax ku maamulo ma yapaan ilaahay umada soomaaliyeed haka badbaadiyo masiibada uu la damacsan yahay xaalkiisu wuxuu marayaa in uu gaalwalba utago oo yiraahdo wax walba ayaan ku siinayaa ee reer hebal ma ii dilaysaa pofkaa laadariintii hindiga ayuu fiirsaday oo uu ku dhapmayaa madax weyne maahan mana upalmo ilaahay umada haka hor wareejiyo

  • @BoojoTuug
    @BoojoTuug Час назад

    Wawareey

  • @mohamedabdulrahman5195
    @mohamedabdulrahman5195 16 часов назад +1

    This is the end of the history of Somalia

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 16 часов назад

    Ummad marka lahalaagayo kooda Xun ayaa taladda loogu dhiibaa !!

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 14 часов назад

    Xasan sheikh iyo adiga is warsada

  • @FadumoAliabdi-b4v
    @FadumoAliabdi-b4v 11 часов назад

    Oo may iska dhacshaan waa ciidan iyo waa laqabqabtey isama gasho