Marka hore aan u wada duceeyno dhamaan datka iyo dalka soomaaliya Waasa inaan maanka ku heynaa cadoowga ummadda soomaaliyeed inoow dibindaabyadiisii sii laba jibaaray isticmaalayana maangaab soomaali ah datka iyo dowlada waa in eey ku baraarugaan in amxaarku uusan kala garaneyn inuu kala gaabiyana doonayo, eeyna waajib tahay in si wada jira leeskaga qabto cadoowga itoobiya ee alshaabka la howlgala ee faashilka ah,
Ethiopia shax aysan fahmi karin ayaa lala ciyaaray Naga taga haday didaan waxaay ku tagaan ayaa la tusayaa Somali inta ay kasii jeeda ayay modeen in laga cabsooday
Intaba wan hayay video yadodii alle se waa arkaa ee somali dhexdhexad ah uun noqo oo mihnadadu dhexdhexad ha noqoto haben garaad jilaaye ayan ku xasusta markad lahayd alla waa xabade ax ax xasuuqanna wan ku arkaa Kama hadashid 😮
11ka kun ee peacekeeping loo keenayo somalia yaa bixinaya dhaqalah ku baxay madama usa ka Amustey ansixintooda European Union sheegan inaaney u hayn dhaqle ku filan??
Goobtan Uu Dagaalku Ka Dhacay Maaha Xuduudkan Somaaliland Iyo Itoobiya, Ee Waa Reserve Area Oo Ka Tirsan DDS Waxaana Masuul Ka Ah Wax Kasta Oo Ka Dhacay Musdafe Cagjar.
O siduu ooga yahay masuul afkaaga ayaad ku sheegeysaa inay mesha wax ka dhacay ay ka tirsantahay ismaamulka dowlad deganka maxaa marka keenay inay somaliland so gasho ciidamo kasocda o gurmad ah haday xasuuq noqoto OGADEEN yaa ooga badnaa xasuuq inta laga dilay shacab beelaha kalo dagan ogama dhiman hadana ayaga unbaa is xaliyen lkn OGADEN baa ARAB xasuuqay in loguso gurmado taasi miyeysan aheyn khalad ina adeer hadii meshan xuquq bini'adam wax lo qabanayo OGADEN ba lo qaban lahaa o 100 sana meesha lagu leynaye shacabka meshas dagan SOMALILAND waxba uma qabaneyse dhibato unbey u keeni hayaan
@Abdikahinshukri-gx2cb Illahay Ka Baqo Ogaadeen Oo Dhami Wax May Wada Geysanin, Xitaa Jilibkan Ogaadeen ee Reer Isaaq Baan Wax Wada Geysanin. Reerkan Dhibtu Dhex Martay Ee Arabna Dhamaantood Wax May Wada Geysanin. Labadan Reer Waa Isku Deegaan Ahina Oo Waa Inan Iyo Abtigii. Kalana Guuri Maayaan Waligood Oodina Ab Ka Dhow . Ee Dagaal Iyo Dhibaato Ayaa Timid , Dhibaatada Waxan Geystay Waa Maamulkan Mudtafe Iyo In Kale Ku Abtirsanayey Mustafe Cagjar. Tan Aad Leedahay Gurmad Ciidamo Somaaliland Ah Baa Yimid, Walaal Ma Jirin Ciidamo Somaaliland Ah Oo Ku Soo Duuley. Ee Macawisley Deegaan Ah Iyo Ciidanka DDS Ayaa Dirirtu Dhex Martay. Ee Ogaadeen Wuxuu Ka Xanaaqsan Yahay Maxaa Dhaawaca Loo Geeyey Somaaliland Iyo Maxay Xukuumada Somaaliland Uga Hadlaysaa Xasuuqaa!!! Hadaba Deegaan Dadku Way Wadaagaan Dhalashona Way Wadaagaan. Ee Hadii Dadkii Walaalaha Ay Ahaa Ee Isku Deegaanka Ahaayeen Ay Soo Qaxiyeen Dadkoodii Kama Adkaysan Karno Dhibaatada Loo Geytay.
@Abdikahinshukri-gx2cb Waxaad Tidhi Ogaadeen Baa Lagu Laynayey In Ka Badan 100 Sanadood, Laakiin In 100 Sanadood In Ka Badan Xabashida Ay Isaaqu Idiinka Difaacayeen Oo Ay Idiin Dhimanayeen Waad Ilowday!!! In Ogaadeen La Soo Laayo Sax Maaha Ee Waa Qalad, Waana Dhiig Muslim Oo Waa Xaaraan.Laakiin Hadii Ay Ahayd Waqtigaasi Casrul Jaahil, Ma Waxaad Ku Laynaysaan Maanta Oo La Joogo 2024, Dadka Madax Baanu U Noqonay Oo Maanta Oo Waanu Ka Aargoosanaynaa.
Dagaalkii aad bilawdeen hada tihiin group Daarood ee D21 aya holciyay si Somaliland loo mashquuliyo laakiin dagalkani waa mid qadhaadh oo ninkii rooni reerka u hadhi. !!!!’
SHIRKA KA DHACAY QARAMADA MIDOOBAY WLH MARKAN MAQLO QARAMADA MIDOOBAY MADAXAA I XANUUNA WAR DADKA DHIBAATADAN NOKEENE HADAAN KA RADINO INAY DHIBKENA XALIYAN SOW CAQLI XUMA MAAHAN AAWAY DADKENI CAQLIGA U SAXIBKA AHAAA
Askar hiraan lagu dilay ma madaxweyne dilay mida kale askarta waxa dishay shiikh shariif adeer u ah shakiga ween jira neh wa inuu ku lug leeyahay arimaha qabiilada kacsan
Asc Somali maxaysan u aruuran dhalinyarada Somaliyeed shaqa la'aanta heyso iyo dhalinyarada yaryar ee daraageysan waxay rabaan ha cabaane maa dhalinyarada labad baadiyo hadii lacag ku filan la siiyo oo laga jaro nimankaan baarlamaanka fadhiyo oo mishaar badan qaadanayo, qofkii wadanka difaacayey oo maanta dhan qorax taagan in la siiyo 200 oo dolar iyo waxlamid ah, ciidamada admin laftooda lacag badan ayey ku qaataan Somali,
Darood waa nimanka laha wax xudud la idah ma jirto manta xadka somaliland dhanka baligubdle so xidyna ku dagalmyan tuug ilahy ka goaday hore la idin qaybsdy ku qanca xadka africa kolba masakin yar ha so waalina
Somali meel kasto ay joogtaba wa dulowdey nimanka u taliya ayana dhibkas geystey waxay daawanayan somalia o hog dheer xasan ku ridayo may ka qabtan o wa shakhsiye ay iska eryan. Caalamku waxay arken in dadkani anay diyar u ahayn ka faaideyziga khayradka dihan e Allah ku manayztey marka wa gartood iney dab ku shidan axmaarna bada ku tageeran. Sorry😢😢😢😢😢.
Ma wadan uu kiilaha diifaaci waayay baa nin lacag ku qaadanaya oon nabadeeda iyo nabad laanteed kala jeclayn yaa amnigeeda ilaalin war Ethiopia bas ah ma aha ee ciidamada shisheeyoo dhan hala iska dhaafo UN haday amniga soomaaliya daacad Katahay may wiilka soomaaliga ah taageerto ma ma askariga Ugadese ah ama Burundis ah baa laga sugi inay soomaaliya xoreeyaan Wallay katahay Riwaayada hala iska dhaafo
Pourquoi Pourquoi Pourquoi ❓️toujours armées étrangères en Somalie, depuis presque 40 ans toujours nous sommes mendiants incroyable ❓️la Turquie Pourquoi il ne donne pas chez lui, parce ce que nos dirigeants sont marionnette ❓️😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Etopia jabhad yar oo wadankeda ka dagalamaya ayeey gobolkoda gali weysay manta waxey kalidato ma leh sas awged somali cabsida aan deyno hadi ey naso aado gobol somali ka mid ah ayaa ku filan wa hadi aan somali kale dawada ku sidin markas walesku dhaman lakin etopia iyo somali walle 5 sacad ba noga filan in laso afjaro. Alx hadi nalaga saray cidankod waxa dhimane wu dhaman insha Allah. Lakin doladana isbadal badana farxad iyo dhigbax bey nagu dishay🤣🤣🏃🏿♀️➡️🏃🏿♀️➡️🏃🏿♀️➡️🏃🏿♀️➡️ Allow wadankena amnso walalahena is dagalayana xaqa tus cabsicabsi waye Sudan cml aman nokhona. Waxa igu sondhacay etopia mogdisho marka ey so gashay ey dhamesay wilasha xafada marki wiilasha somalida la socotay ey dhawacmaan wey bireen jireen wallahi ayako adarayo malintas baan ogaday iney somalida kala jecleen sida jaranjar u isticmalan kuwa la socda. Markan arko qof leh etopian wa walalhen madax ama shicib wilashi la socday ban xasusta. Yacni isku wado iney marayan. Mesha wilka xafada marka u arko inu somali yahay doqonka aan daweyno ey oron jiren ayako aragod dhibayo ayey daweyn jiren. 😢💔💔 etopia adunka ugu necbahay xafadena kuwan la koray ayey layeen ayako 14 ilaa 19 jir u dhaxeyo Ila odayashi xafada. Laakin hal mid etopianka geesi ma aha i aamina intaan xamar ku aragnaa igaga filan. Maxey xafada ka shaqeyen in loo sumeeyo canbaha madama ey aad u cunijiren🤣🤣
Somaliyeey yanyada iyo baradhada gurigina ku aburta Wax etopia ka imaday ha cunina waiga talo ya sun nilgu darin tan kale wan halawnay beraha wadanka aan ku labano
Je suis votre sœur en Dieu. Par Dieu, je n'ai écrit ces mots que par détresse et par des circonstances difficiles. Moi, ma mère et mes frères mourons de faim. Je le demande à Dieu et ensuite à vous. Ne me rejette pas déçu. Dieu nous suffit, et Il est le meilleur arrangeur des affaires pour ceux qui nous ont amenés à cet état. Ô peuple, ô nation de Mahomet, vos cœurs sont devenus dépourvus de miséricorde, de pitié ou de compassion. . Humanité, combien je me suis plaint et combien j'ai pleuré, combien j'ai appelé et combien j'ai supplié, mais il n'y a pas de vie pour laquelle vous appelez. Cela vous plaira-t-il ? Mes frères pleurent et meurent. De la faim pendant que vous êtes là, Dieu sait que Dieu, le Très-Haut, le Grand, sait que nous n'avons même pas la valeur d'un kilo de farine. Mon père est mort et mes frères sont jeunes, je le jure devant Dieu. Livre de Dieu que je ne mentirai pas, ni n'escroquerai, ni ne tromperai, ô frères. Rien n'y est entré en nous ni en nous. Ô personne, que Dieu vous récompense par de bonnes actions, ô philanthrope. Je le confie à Dieu, alors à vous, ô peuple de bonté, soyez avec nous, ô monde, ressentez pour nous, ô peuple de bonté, où est la chevalerie, où est la fraternité, où est la miséricorde à laquelle le Prophète Mahomet a enjoint pour le bien du Prophète Mahomet, ressentez pour nous, je vous demande de m'aider, même si c'est pour le prix de la nourriture, ce n'est pas moi qui le demande. autre chose que d'apaiser notre faim, s'il vous plaît, sans m'insulter ni me briser le cœur, je vis, mes frères, par Dieu. Je vis en vous, soyez assuré, ô gens de bonté, je vous en prie, aidez-moi, s'il vous plaît. pour la détresse et la pauvreté, je n'aurais tendu la main à personne parmi le peuple. Voyez-moi, je couvrirai votre honneur. Que Dieu vous rende heureux avec vos enfants et votre famille et vous éloigne de la détresse et de la tristesse. cette aide dans l'équilibre de vos bonnes actions. Aidez-moi, que ce soit avec le prix de la nourriture ou le prix du loyer de la maison, s'il vous plaît. Oh mes frères, oh gens de bonne conscience, oh gens de fraternité et de générosité, aidez-moi s'il vous plaît si ce n'est qu'un peu ma confiance en vous, et quiconque veut contribuer avec moi, que Dieu le récompense de tout le meilleur. est mon numéro WhatsApp. Celui qui peut nous aider, atteint notre numéro WhatsApp 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟴𝟯𝟳𝟯𝟭𝟭𝟲𝟬 avec nous. Nous lui donnons le nom complet et l'adresse et il nous transfère autant qu'il le peut. Ma famille et moi vous demandons, par Dieu, si vous le pouvez. pour ce faire, contactez-nous. N'hésitez pas à nous aider et nous vous récompenserons. Que Dieu te récompense÷~π~÷~~÷π~÷~π~÷~√π~,.، ، .......,,, .............. ...................،..،..،...،......،.،.،...،.،..،.،.،...،.، .
Maasha Allah professor
GUUL WAAYE HADII AYBA NAGA BAXAN ETHIOPIA WABA CADOW NAGU DHAXJIRO WAAYE ALLAH NAGA WADO GUUL DOWLADA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ILAAHAY EMARATKA HAYNAGA QABTO
wllhi halis baan ku jirnaa allaah hanoo gargaaro in anagoo nool nala qeybsado anagana qabyaalad iyo qurun aan ku mashquul sanahay
Masha allah guul waaye
.alle.ayaa.mahad.iska.leh.alle.itoobiya.iyo.kaba.qaad.keeda.hana.dhaafiyo.
illhey heynaga qabto somalia nabadeda iyo dowladnimadeda wixii cadow ku ah allaha qbto 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liana cudurka xun ee qabyaladaa qalbigoda rabi hakasifeyo oo wllnimo iyo diin kuwii kudhaqma isku walashada cadowgana iska qbto rabi heynaga wada dhigo intaxuna rbi heynaga qbto
Mashalah ❤
Masha allah weeye professorka haddii aad waraysi aad ka qaadi lahayd week walba way wanaagsan tahay
c,samad nin neceb qabiilada reer sh isxaaq
Walahi anagii baa cadow isku noqoney ilaahayow adiga awood leh wax ka qeyr qabo inoo keen Aamin Aamin
WAXAY AHAYD IN JABUUTI &YUGAANDHANA LAGASAARO
Barfasorka allaha xifdiyo waanin muhiim uah umadasomaliyeed runta ayuu sheegaa
Guul dowladda Somalia 🇸🇴 ♥️
Weriye, aad baad ugu mahadsan tahay fursadda aad nagu siisay inaan dhegaysanno ra'yiga Professor Cabdiwahaab. Waa wax fiican in la dhageysto dadka wax garad ah sida Professor Cabdiwahaab. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa. Guul Horumarka Umada Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Etopiye Ayaadoon baad laahaan baay baad saamaasaataay waayo Somaaliiye baay quursaanaasaah.
Waa mahadsan yahay professor
Kani laba habeen ayey police ka Kenya xidheen, wuu isku xaaray. Feysal Robleh miyuu isqariyey. Faqash waaga ayaa ku beryey.
Aan ku waydiiyee maxaa idinku diray wanaaggii iyo wixii fiicnaa oo dhan, waa yaabe?!!
Qof dumar ayaad tahay EE isku xisho, waxa afkaaga kasobaxaya ma haboona
Shuubo xumoo oroma ah baad tahay yaanan afka Gus laga giline naga dhax bax dhilaaa ku dhashaye.
Guuul soomali ❤❤❤
Marka hore aan u wada duceeyno dhamaan datka iyo dalka soomaaliya
Waasa inaan maanka ku heynaa cadoowga ummadda soomaaliyeed inoow dibindaabyadiisii sii laba jibaaray isticmaalayana maangaab soomaali ah datka iyo dowlada waa in eey ku baraarugaan in amxaarku uusan kala garaneyn inuu kala gaabiyana doonayo, eeyna waajib tahay in si wada jira leeskaga qabto cadoowga itoobiya ee alshaabka la howlgala ee faashilka ah,
Waa yaab 2024 OVO caalamka maraayo oo aduunka ka jiro tartanka teknooloojiyada soomaalidana isku disho qabiil.
Masr iyo eeletriya aydant badbaado qaran
Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Aqoonyahanka Somaliyeed Professor Abdisamad Abdiwahab iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
😂😂😂 cawaan waana professor
Yaa garden shega
Isdaya maaha oo
Fitmada wada
Hal shQsi oo somaliya inta uu noolyahay dhicimayso in g madaw dhulkayafa qaadato wanku shihiidaynaa
Madow sawka haddaba haysta Somaliland-galbeed iyo NFD. Kuwaas miyaanay dhul soomaaliyeed aheyn maxaad ugu jihaadi weyday?
Brother abdixafiid Mahafsanid 100% ❤
Maxay soo karaaysa Somali iyada toogsanaysa subxanallah
Guusha Qarniga bixida Ethiopia GUUL WEEYN
dagaalada ka socda waqooyi waa wax ay Ugu tala galeen inaanay somaliland ictiraaf helin ka yar ila kaayaga wayn walahi uurkanu ka ogdoonahay waxananu ognahay somalida koonuf inay aad xasidiin noogu yihiin oo ay iyagu ka danbeeyan rabana inay nabadayada inay bur buriyaan subxanalah ilahay ha naga kiin qabto idinkana wadankina nabad ha idiinka dhigo kolay wadan meesha kuma haysataan oo maatida iyo masakiinta xaqooda malintaad iska dhaaftan uun baydun guulaysan ee wlllayal iska daaya dilka. dhiiga maatida aad dadinaysan 😢
Wa waar farxadle. After expelling the border should be tightened
Ethiopia shax aysan fahmi karin ayaa lala ciyaaray Naga taga haday didaan waxaay ku tagaan ayaa la tusayaa Somali inta ay kasii jeeda ayay modeen in laga cabsooday
Adeeroow xaasaan shiikh maxaamuud faardiintaan igaarsiih Etopiiye haadaay raabto haanaagu sooduusho laakiin baadaayaada maarnaaba haa u ogaalaan baadaayaada baad baan laahaan jiiraay baaleedaahaay baarlaamaan naa diifaacaah maa haasaanoh baarlaankaayaagu waa ciiyaal weero Xaasaan shiikh maxaamuud kaaliiyaah baa baada diidiikaaraah maahadsaniid.
Xagee kala soo hadalaa wll
Abduwahab wax cusub ma sheegin
Masiibo ayuu ku’ahaa somalida ankara’deal
Cadawga soomaliyeed iyo kuwii dabo dhilifka xabashida ahaayeen caawa qaracan ayaa u yaalo
Caawa guul aad u weeyn ayeey u tahay umadda Soomaaliyeed
Xassan lagam sugayo inuu itobiya waddanaka kasaaro
Meeshan xasan in lacayo Loma jogo EE xal balobahan yahay xasan waa mdxwy guuleystay OÖ kalin fiican galay ee ti shacabka qado walal
Cabdi xafiid beledweyne dagàal kama jiro u sheeg profasorka ha kala duwo mucaaradnimada iyo waxa jira
Guul soomaliya haddiiba cadawgeena ethopia dalkeena nooga baxeyso
Thank you professor
Asc cabdixafiid so qabo ciidanka new police taliyahooda waxaad kawaresanaysa qof u dhalan wadankas buurmodow iyo ninkan Kenyanka ah
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
PROFESSOR-KU WAA XALAAL DHAB AH, BALSE WUXUU KADHASHAY SOOMAALI XAARAAN AH.😢😢😢
ILAAHOOW SOOMAALI SHARAFTEEDI USOO CELI.
Aamiin
Wadanka soomaali hadaan cidamada itoobiyo oo hubka ku soo dabuleyso hadaan wax laga qaban iyo cidamada itoobiyaanka hadii laga qaban soomaali waa yaabaa
Haday ciidamada Ethiopia soomaaliya ka baxaan ooy ka huleelaan waxba yaan layga qorin kuwa caalamku dhaqaalaha siiyo haday baxaan xataa kuwa sharci darrada ku joogaa bixi maayaan
Waligey ma maqal ma arag birta meel walba dhiigu ka qoyan yahay Ceelbuur akteedana ku dara waa aakhiru samaan harjad leysu leynayaa
Intaba wan hayay video yadodii alle se waa arkaa ee somali dhexdhexad ah uun noqo oo mihnadadu dhexdhexad ha noqoto haben garaad jilaaye ayan ku xasusta markad lahayd alla waa xabade ax ax xasuuqanna wan ku arkaa Kama hadashid 😮
Waraysiga waxbaa si ah sababtoo ah maba aadan sheegin ciidanka joogah gado baydhabo ee iteebiya ah baardheere kuwa itoobiya dowlada fadalaalka
Waye
😢😢😢😢😢😢😢😢
Qaranimo iyo midnimo kama jirto Somalia ciidamo ATMIS loyaqano kuligood ha baxaan oo somali hala isku dayo siyaasiga isku haleynayo beel calam na watagayaa lihi bana imaneyso somali iyo khawarij ta argagixisada ah halaga dhaxbaxo
Gobalka saylac ayay rabaan inlay lawareegaan
Ethiopia hadday xaq u yeelatay inay badda soomaaliya qaadato, miyaanay xaq u yeelaneyn inay ciidamadoodu wadanka joogaan?
Tug jaajuus afsomali bartey
Haduu rabaa m.somaliy inuu kurasig UN golaha amanaka inuu udiro shaqasi isaga ah isaga unatala
WAA AABIHII QABYAALADDA , HADDUU KANI PROFF KUU YAHEY ,ADEY SUMCAD DIL KUGU TAHEY
Itobiyo waxdan ahnooma heeso
Sanadkan soomali soodhkay islatiigsatay laakiin raga kenya xarunta kadhigtay baa sabab u ah faarah mocalin iyo farmaajo aabaha uyihiiin waana bilaw
Ciidan ayaa dadka laaya reer la socda
Mucaraadki oo ka naaxaya guulaha mw xasan sh 😂😂😂
11ka kun ee peacekeeping loo keenayo somalia yaa bixinaya dhaqalah ku baxay madama usa ka
Amustey ansixintooda European Union sheegan inaaney u hayn dhaqle ku filan??
Goobtan Uu Dagaalku Ka Dhacay Maaha Xuduudkan Somaaliland Iyo Itoobiya, Ee Waa Reserve Area Oo Ka Tirsan DDS Waxaana Masuul Ka Ah Wax Kasta Oo Ka Dhacay Musdafe Cagjar.
O siduu ooga yahay masuul afkaaga ayaad ku sheegeysaa inay mesha wax ka dhacay ay ka tirsantahay ismaamulka dowlad deganka maxaa marka keenay inay somaliland so gasho ciidamo kasocda o gurmad ah haday xasuuq noqoto OGADEEN yaa ooga badnaa xasuuq inta laga dilay shacab beelaha kalo dagan ogama dhiman hadana ayaga unbaa is xaliyen lkn OGADEN baa ARAB xasuuqay in loguso gurmado taasi miyeysan aheyn khalad ina adeer hadii meshan xuquq bini'adam wax lo qabanayo OGADEN ba lo qaban lahaa o 100 sana meesha lagu leynaye shacabka meshas dagan SOMALILAND waxba uma qabaneyse dhibato unbey u keeni hayaan
Madaxweyne Musdafe Cagjar Walibi’s a waa joogay dagaalna ma ridin, Midda kale Soomaalida Kilinka shanaad, waa innaga wadanisanyihiin, qurunka iyo qabyaaladda waa Soomaalida dhulka xorta ah deggan
Dagaalka waxa ka danbeeya kooxdii Muuse Biixi oo laba ujeeddo ka keh. (1) inay fashaliyaan madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro. (2) inay heshiiskii MOU (isafgarad) ay hirgaliyaan oo Oroomo wadanka soo galiyaa. Hadda ciidamo Habarawal ( waa Muuse reerkiisa) ayaa gurmad ku tagay goobta. Waligeed Har Awal, Habaryoonis uma gurman. Soomaali ha iska garato fidnada meesha laga wado. Fidno madax la qabto ayey leedahay ee dano la qabto ma leh.
@Abdikahinshukri-gx2cb Illahay Ka Baqo Ogaadeen Oo Dhami Wax May Wada Geysanin, Xitaa Jilibkan Ogaadeen ee Reer Isaaq Baan Wax Wada Geysanin. Reerkan Dhibtu Dhex Martay Ee Arabna Dhamaantood Wax May Wada Geysanin. Labadan Reer Waa Isku Deegaan Ahina Oo Waa Inan Iyo Abtigii. Kalana Guuri Maayaan Waligood Oodina Ab Ka Dhow . Ee Dagaal Iyo Dhibaato Ayaa Timid , Dhibaatada Waxan Geystay Waa Maamulkan Mudtafe Iyo In Kale Ku Abtirsanayey Mustafe Cagjar. Tan Aad Leedahay Gurmad Ciidamo Somaaliland Ah Baa Yimid, Walaal Ma Jirin Ciidamo Somaaliland Ah Oo Ku Soo Duuley. Ee Macawisley Deegaan Ah Iyo Ciidanka DDS Ayaa Dirirtu Dhex Martay. Ee Ogaadeen Wuxuu Ka Xanaaqsan Yahay Maxaa Dhaawaca Loo Geeyey Somaaliland Iyo Maxay Xukuumada Somaaliland Uga Hadlaysaa Xasuuqaa!!! Hadaba Deegaan Dadku Way Wadaagaan Dhalashona Way Wadaagaan. Ee Hadii Dadkii Walaalaha Ay Ahaa Ee Isku Deegaanka Ahaayeen Ay Soo Qaxiyeen Dadkoodii Kama Adkaysan Karno Dhibaatada Loo Geytay.
@Abdikahinshukri-gx2cb Waxaad Tidhi Ogaadeen Baa Lagu Laynayey In Ka Badan 100 Sanadood, Laakiin In 100 Sanadood In Ka Badan Xabashida Ay Isaaqu Idiinka Difaacayeen Oo Ay Idiin Dhimanayeen Waad Ilowday!!! In Ogaadeen La Soo Laayo Sax Maaha Ee Waa Qalad, Waana Dhiig Muslim Oo Waa Xaaraan.Laakiin Hadii Ay Ahayd Waqtigaasi Casrul Jaahil, Ma Waxaad Ku Laynaysaan Maanta Oo La Joogo 2024, Dadka Madax Baanu U Noqonay Oo Maanta Oo Waanu Ka Aargoosanaynaa.
Wuxuu dhahay putland laakin wuu uquudhiwaayey Somaliland oo wuxuu yiri gobolada w/galbeed and he is professor.
Dagaalkii aad bilawdeen hada tihiin group Daarood ee D21 aya holciyay si Somaliland loo mashquuliyo laakiin dagalkani waa mid qadhaadh oo ninkii rooni reerka u hadhi. !!!!’
SHIRKA KA DHACAY QARAMADA MIDOOBAY WLH MARKAN MAQLO QARAMADA MIDOOBAY MADAXAA I XANUUNA WAR DADKA DHIBAATADAN NOKEENE HADAAN KA RADINO INAY DHIBKENA XALIYAN SOW CAQLI XUMA MAAHAN AAWAY DADKENI CAQLIGA U SAXIBKA AHAAA
Askar hiraan lagu dilay ma madaxweyne dilay mida kale askarta waxa dishay shiikh shariif adeer u ah shakiga ween jira neh wa inuu ku lug leeyahay arimaha qabiilada kacsan
19:00 sidad lascanod uga hadli jirtay ugamad hadal madama nin daarood ahi xasuuq gaystay 214 baa ku dhintay 71 dumar iyo caruur yihiin walahi inanad dhexdhexad ahayn ee ka darodna waa qarisa somalida kalena sida waadixa ayad uga hadashaa
Rali geega
Asc Somali maxaysan u aruuran dhalinyarada Somaliyeed shaqa la'aanta heyso iyo dhalinyarada yaryar ee daraageysan waxay rabaan ha cabaane maa dhalinyarada labad baadiyo hadii lacag ku filan la siiyo oo laga jaro nimankaan baarlamaanka fadhiyo oo mishaar badan qaadanayo, qofkii wadanka difaacayey oo maanta dhan qorax taagan in la siiyo 200 oo dolar iyo waxlamid ah, ciidamada admin laftooda lacag badan ayey ku qaataan Somali,
Profile bdiwahab bow besha calamka iyo qaramada midoobay iyo golaha amaanka faraha hakala baxaan Somalia lacagta ay kubixiyan na hajertan oo yeysan hajertan oo yeysan waxbo siinin taas ayaa ah xalka somaliya
Madobe qac walalihiis waa kabaxayan wadanka😂😂😂😂😂
Ethiopia haday bixi waydo khasab baa lugu saarayaa Erateria baanu soo kaxaysanaynaa iygaa afyaqaane😂😂
Doqonimadeena dawlada yar Eritrean ayaan itoobiya naga celinaysaa waa aduun hooyaddii wasay
@kaderabdiadam9443 ethopia inaga adag dee ma run mise been Erateria ethopia ka adag qaa dawlad dhisan siyasadeeda dibadede fdhido sdo kle mha😂😂
Darood waa nimanka laha wax xudud la idah ma jirto manta xadka somaliland dhanka baligubdle so xidyna ku dagalmyan tuug ilahy ka goaday hore la idin qaybsdy ku qanca xadka africa kolba masakin yar ha so waalina
Somali meel kasto ay joogtaba wa dulowdey nimanka u taliya ayana dhibkas geystey waxay daawanayan somalia o hog dheer xasan ku ridayo may ka qabtan o wa shakhsiye ay iska eryan. Caalamku waxay arken in dadkani anay diyar u ahayn ka faaideyziga khayradka dihan e Allah ku manayztey marka wa gartood iney dab ku shidan axmaarna bada ku tageeran. Sorry😢😢😢😢😢.
Wain lagasaro amiso
Hadad maqasho midnimada Somalia cida laga hadlaya wa somaliland 😂😂
Ma wadan uu kiilaha diifaaci waayay baa nin lacag ku qaadanaya oon nabadeeda iyo nabad laanteed kala jeclayn yaa amnigeeda ilaalin war Ethiopia bas ah ma aha ee ciidamada shisheeyoo dhan hala iska dhaafo UN haday amniga soomaaliya daacad Katahay may wiilka soomaaliga ah taageerto ma ma askariga Ugadese ah ama Burundis ah baa laga sugi inay soomaaliya xoreeyaan Wallay katahay Riwaayada hala iska dhaafo
Waxeey dantu ku jirt
Xolaha ayaa kan dhaama lawaraysanayo
Somaliland is no Somali let’s be clear
Pourquoi Pourquoi Pourquoi ❓️toujours armées étrangères en Somalie, depuis presque 40 ans toujours nous sommes mendiants incroyable ❓️la Turquie Pourquoi il ne donne pas chez lui, parce ce que nos dirigeants sont marionnette ❓️😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qadaad wayntu talo xumaa
Etopia jabhad yar oo wadankeda ka dagalamaya ayeey gobolkoda gali weysay manta waxey kalidato ma leh sas awged somali cabsida aan deyno hadi ey naso aado gobol somali ka mid ah ayaa ku filan wa hadi aan somali kale dawada ku sidin markas walesku dhaman lakin etopia iyo somali walle 5 sacad ba noga filan in laso afjaro. Alx hadi nalaga saray cidankod waxa dhimane wu dhaman insha Allah. Lakin doladana isbadal badana farxad iyo dhigbax bey nagu dishay🤣🤣🏃🏿♀️➡️🏃🏿♀️➡️🏃🏿♀️➡️🏃🏿♀️➡️ Allow wadankena amnso walalahena is dagalayana xaqa tus cabsicabsi waye Sudan cml aman nokhona. Waxa igu sondhacay etopia mogdisho marka ey so gashay ey dhamesay wilasha xafada marki wiilasha somalida la socotay ey dhawacmaan wey bireen jireen wallahi ayako adarayo malintas baan ogaday iney somalida kala jecleen sida jaranjar u isticmalan kuwa la socda. Markan arko qof leh etopian wa walalhen madax ama shicib wilashi la socday ban xasusta. Yacni isku wado iney marayan. Mesha wilka xafada marka u arko inu somali yahay doqonka aan daweyno ey oron jiren ayako aragod dhibayo ayey daweyn jiren. 😢💔💔 etopia adunka ugu necbahay xafadena kuwan la koray ayey layeen ayako 14 ilaa 19 jir u dhaxeyo Ila odayashi xafada. Laakin hal mid etopianka geesi ma aha i aamina intaan xamar ku aragnaa igaga filan. Maxey xafada ka shaqeyen in loo sumeeyo canbaha madama ey aad u cunijiren🤣🤣
Somaliyeey yanyada iyo baradhada gurigina ku aburta Wax etopia ka imaday ha cunina waiga talo ya sun nilgu darin tan kale wan halawnay beraha wadanka aan ku labano
ruclips.net/video/LWo80tGLhyM/видео.htmlsi=hJPNljemO5sd1QZZ
Je suis votre sœur en Dieu. Par Dieu, je n'ai écrit ces mots que par détresse et par des circonstances difficiles. Moi, ma mère et mes frères mourons de faim. Je le demande à Dieu et ensuite à vous. Ne me rejette pas déçu. Dieu nous suffit, et Il est le meilleur arrangeur des affaires pour ceux qui nous ont amenés à cet état. Ô peuple, ô nation de Mahomet, vos cœurs sont devenus dépourvus de miséricorde, de pitié ou de compassion. . Humanité, combien je me suis plaint et combien j'ai pleuré, combien j'ai appelé et combien j'ai supplié, mais il n'y a pas de vie pour laquelle vous appelez. Cela vous plaira-t-il ? Mes frères pleurent et meurent. De la faim pendant que vous êtes là, Dieu sait que Dieu, le Très-Haut, le Grand, sait que nous n'avons même pas la valeur d'un kilo de farine. Mon père est mort et mes frères sont jeunes, je le jure devant Dieu. Livre de Dieu que je ne mentirai pas, ni n'escroquerai, ni ne tromperai, ô frères. Rien n'y est entré en nous ni en nous. Ô personne, que Dieu vous récompense par de bonnes actions, ô philanthrope. Je le confie à Dieu, alors à vous, ô peuple de bonté, soyez avec nous, ô monde, ressentez pour nous, ô peuple de bonté, où est la chevalerie, où est la fraternité, où est la miséricorde à laquelle le Prophète Mahomet a enjoint pour le bien du Prophète Mahomet, ressentez pour nous, je vous demande de m'aider, même si c'est pour le prix de la nourriture, ce n'est pas moi qui le demande. autre chose que d'apaiser notre faim, s'il vous plaît, sans m'insulter ni me briser le cœur, je vis, mes frères, par Dieu. Je vis en vous, soyez assuré, ô gens de bonté, je vous en prie, aidez-moi, s'il vous plaît. pour la détresse et la pauvreté, je n'aurais tendu la main à personne parmi le peuple. Voyez-moi, je couvrirai votre honneur. Que Dieu vous rende heureux avec vos enfants et votre famille et vous éloigne de la détresse et de la tristesse. cette aide dans l'équilibre de vos bonnes actions. Aidez-moi, que ce soit avec le prix de la nourriture ou le prix du loyer de la maison, s'il vous plaît. Oh mes frères, oh gens de bonne conscience, oh gens de fraternité et de générosité, aidez-moi s'il vous plaît si ce n'est qu'un peu ma confiance en vous, et quiconque veut contribuer avec moi, que Dieu le récompense de tout le meilleur. est mon numéro WhatsApp. Celui qui peut nous aider, atteint notre numéro WhatsApp 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟴𝟯𝟳𝟯𝟭𝟭𝟲𝟬 avec nous. Nous lui donnons le nom complet et l'adresse et il nous transfère autant qu'il le peut. Ma famille et moi vous demandons, par Dieu, si vous le pouvez. pour ce faire, contactez-nous. N'hésitez pas à nous aider et nous vous récompenserons. Que Dieu te récompense÷~π~÷~~÷π~÷~π~÷~√π~,.، ، .......,,, .............. ...................،..،..،...،......،.،.،...،.،..،.،.،...،.، .
Thanks professor.
Ethiopia hadday xaq u yeelatay inay badda soomaaliya qaadato, miyaanay xaq u yeelaneyn inay ciidamadoodu wadanka joogaan?
Jaajuus afsomali bartey