Xasan sh soo jabuti looga ma yeerin walee shirqool soomaliya baa yaal reer ba,aw yaku leh ilahy somali ha badbadiyo dal lagu dul gorgotamyo xasan safar buuku waashey
XASAN SHEEKH BARLAMAN IYO WAXIRSDI KU SHEEG LA TASHAD XAQIRAD ABI AXMAD KU XAQIRAYO WUXU GARANAYA IN XASAN SHEEKH AAN MACNA LAHAYIN KOLBA KI U DONO JIIDAN KAR SOMALIA BUBUR BAY KU SOCATA XASAN SHEEKH SIYASAT IYO MAMUL MA YAQAAN
😂في الحقيقة انه اي : حسن شيخ قد فقد احساسه وعقليته فيما يجري في اجتماعاته وحواليه ، فمن يدخل داخل عقله ويفهمه مايجري عنده الا الله سبحانه وتعالي هذه مشكلة الصومال ومجلس البرلمان ومن حوالي الرئيس ،
Militari ahaan Jabuuti waxba uma qaban karto Somalia. Ma aha iney Jabuuti ka maseerto Eritrea iyo Masar. Hadii Itoobiya loo ogolaado iney sii joogto Somalia, wax hadhoow kala qaban karo ma jiri doonto. Sababtoo ah wey sii kala furfuri Somalida dhowr sano kadibna waxaa adkaandoonta madaxweynaha jooga inuu Itoobiya hadal ku celiyo.
Ninka xasan najaaso taliyinka xun siiyay so haraga Jabuuti ma aha xasan najaaso wixii uu sheego dhaqsi ayuu iska bedelaya xasan najaaso inta uu haraga Jabuuti ku xiran yahay barako haka sugina waxan haraga Jabuuti ogeyn ma sameeynayo wa ninkii Jubbaland iyo Puntland ayaa khaati laga taagan yahay ee oo farmaajo dhuunta u galay ee mid 3aad oo beshas ah haku so Darin oo iyaga ka sii dhib badan wa SSC ha aqoonsan iyo dadka DDS ka so jeeda sharciga somaliya ha u ogolanin oo dastuurka ha lagu cadeyo in an la siin karin sharciga somaliya
XASAN IYO ABIY MA SIDII NIN IYO NAAG ISQABAA?? MAXAA MARBA LOO DHEXGALAYAA??? XASAN WUU WAALAN YAHAY EE MAA LAGA DAAWEEYO DAAROOD NACAYBKA IYO BURBURINTA CIIDKA.
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Asc shirka jabuuti allaah hanaka bad baadiyo makriga ku aasan 🦂🐈⬛🐒🐈⬛🐒🦂🐈⬛🐒
waligiis guul lagama filaayo Hassan dhiiqo alle guul daro uu qoray iyo siyaasad xumo.
fuleeynimo joogtah.
JABUUTI iyo xasan DHOOQO WAA in SOOMAALI ISKA qabtaa itoobiya BADA SOOMAAALIYEED WAA KA XAARAAN WAA diidnay WAA KU JIHAADEYNAA INSHAALAAH
CALANKA SOMALIYA MADABKIISA MAHA SIDI UU AHAN JIREY SOMALI FLAG 🇸🇴
MIDKA HALKA MUUQDA WAA QALAD JABUUTI SAXA CALANKA PLS
Ceeb badana ee allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Xassnnwaa dameer w
Ax kasta wuxuu larabaa qabiilkiisa
Waan xayawaan.
Damiin siyaasadeed.
Xasan sh soo jabuti looga ma yeerin walee shirqool soomaliya baa yaal reer ba,aw yaku leh ilahy somali ha badbadiyo dal lagu dul gorgotamyo xasan safar buuku waashey
Abiye hadduu ballan uqaado xitaa berri ayuu kabaxayaa sidii uu uga baxay kii Ankara ee askarta ugu laayey Doolow
ISMAACIIL CUMAR GEELE WAA LUGOOYADA UMADA SOOMAALIYEED ODAYGAAS ILLAAHAY HAKA QABTO UMADA SOOMAALIYEED IYO UMADA REER JABUUTI
Xasan Sheekh haddii uu ciidankiisa Itoobiya u ogolaado AUSSOM inay kamid noqdaan isagaa isku xiray qowlkii lagu xiri lahaa ee talada looga tuuri lahaa
Ismaciil geele axmed madoobe buu lahadley waa war sugan
Xasan sheekh iyo itobiya allawnagaqabo
Good job
Xasan waxaa lugoonayaa dalkaniyo danaha ummadda soomaaliyeed.
XASAN SHEEKH BARLAMAN IYO WAXIRSDI KU SHEEG LA TASHAD XAQIRAD ABI AXMAD KU XAQIRAYO WUXU GARANAYA IN XASAN SHEEKH AAN MACNA LAHAYIN KOLBA KI U DONO JIIDAN KAR SOMALIA BUBUR BAY KU SOCATA XASAN SHEEKH SIYASAT IYO MAMUL MA YAQAAN
HAA KA NOODO KARISXUN WAXA KUU LAA NO SAALDHIGA MLATERYE SOMALILAND AQOONSI WEEY HEEYSTE KII 26JUE
Dalkodi ayaa itopia burburayo maxey dalkena ugu soo cararayan
December 31 iskadaye
2035 xita Ethiopia meel umasocoto
Bisinka midkan xasan sh la leeyahay meel walba wuxu u dhakoolaa wa colaad qabiil
HAWIYE ODEYGAN JABUUTI HAGARDAMADA IDINKU HAYA, EE IDIN LEH WIILASHA HAWIYE HA ASKAREYNINE NIN SHISHEYE AYAD BIL SINEYSAN OO IDINKU DIBIRAYA NABADNA IDIN KEENEYN INUU GABDHAH INA KUFSADA MOOYE. HAWIYOW MADAX IDINKA IYO SOMALIBA BADBADIYA KEENSADA OO ABUU XAFAYA KA XOROOBA WAA INA GEELE.
Xasan socdaal diyarad badar iyo beeso
ITOOBIYA SOOMAALIYA MA JOOGAYAAN WAAN KU JIHAADEYNAA OUT ITOOBIYA QASHIN
😂في الحقيقة انه اي : حسن شيخ قد فقد احساسه وعقليته فيما يجري في اجتماعاته وحواليه ، فمن يدخل داخل عقله ويفهمه مايجري عنده الا الله سبحانه وتعالي هذه مشكلة الصومال ومجلس البرلمان ومن حوالي الرئيس ،
Jaamac galad iga gaarsii codkaada dheer madaxwayne xasan sh maxamuuud inuusan tagin adisababa xiligaan waxa kasta oo la sheego miyuu iloobay shirkii midowga afrika sidii uu u sigtay asaga iyo intii la socotay mudane xasan sh maxamuud wadanaha hana jarin lafahaaga badbaadi jaale madam wayne!!!!
Xasan Weli libaaxii Axmed madoobe buu daba socdaa oo uu ka werwersan yahay.
Etobiya way kasoo horjeedaa in soomaalida hesho dowlad xoog leh. Waxay Mar walba ay doonaysaa in ay somaliya gudaha ka qasto badda a ka cuuryaamiso
Dalkana Somaliyed iyo midnimo somaliyed wx la YIDHAA Mama jirto Somali waa shan qaybood beenta iska joojiya huwaney mesha Ethiopia ayaa muushee
Waa Darood ila xasuuq, haye ha dhaho Abi waayo Sannad ayaa Hassan u haray inshallah waxbey ka sagootin donaan Hassan Xaraash
Militari ahaan Jabuuti waxba uma qaban karto Somalia. Ma aha iney Jabuuti ka maseerto Eritrea iyo Masar. Hadii Itoobiya loo ogolaado iney sii joogto Somalia, wax hadhoow kala qaban karo ma jiri doonto. Sababtoo ah wey sii kala furfuri Somalida dhowr sano kadibna waxaa adkaandoonta madaxweynaha jooga inuu Itoobiya hadal ku celiyo.
BEENAALE YADOO CIIDANKII ITOBIYA AYAAD RABTAA IN AAD NOO SHEEGTO M.XASAN AYAA ITOBIYA AADI LAHAA
Ninka xasan najaaso taliyinka xun siiyay so haraga Jabuuti ma aha
xasan najaaso wixii uu sheego dhaqsi ayuu iska bedelaya xasan najaaso inta uu haraga Jabuuti ku xiran yahay barako haka sugina waxan haraga Jabuuti ogeyn ma sameeynayo wa ninkii Jubbaland iyo Puntland ayaa khaati laga taagan yahay ee oo farmaajo dhuunta u galay ee mid 3aad oo beshas ah haku so Darin oo iyaga ka sii dhib badan wa SSC ha aqoonsan iyo dadka DDS ka so jeeda sharciga somaliya ha u ogolanin oo dastuurka ha lagu cadeyo in an la siin karin sharciga somaliya
Bal eega Ismail Omar Gelle Iyo Xassan Sheikh Caqli Xumada Ay Wadaan Mamul Goboleed yada Kii Ina Diido Ila Weerar Cajiib Cawaanimada Eega
😂itoobiya isagey ka takhalusi, maraan xasan xaarkaa ku dhagey 😅
Culusoow, Calooley and Abi Aboo😂
Axis of evil 😈
Marka adisababa😂muxukadonaya yaabadana yaaqasbaya ruuxnaaska😂
WAAR ILLAAHEYE KAA YAAB OO UMADA BEENTE KAA DAA WAXAD SHEGYSO AXABA KAMA JEERYAN😮😮😮😮
Jamac beenalow,waraarka ya ku sheegay adi😅😅😅
Danta abii looma fulinayo mijaan, ciidanka itoobiya hala bixiyo,mou waxba macno iima lahan ayuu yiri taas cidna kaa yeeli meyso
Xasan sirdonka masar miya usodhibay in itobiya lagawarejiyo xududaha aykutedsantahay gudaha lasogaliyo maxakagalay isaga kaliya shaqo xorayn argagixiso iyo wadashaqayn dhaba mukalahadlo haduba ogoladay itobiya iyo MOUga kanoqoshadiisa?
Galad aamiin bye
XASAN GOORMA AYEY DIYAARADI LA DHACAYSAA???
Kkkkkk
You area 😢
XASAN IYO ABIY MA SIDII NIN IYO NAAG ISQABAA?? MAXAA MARBA LOO DHEXGALAYAA??? XASAN WUU WAALAN YAHAY EE MAA LAGA DAAWEEYO DAAROOD NACAYBKA IYO BURBURINTA CIIDKA.
Madaxweeyneheenu addis ababa yoow tegin waad ogtihiin inuu hada ka hor ku sigtaye
Qac🎉 checliya
Soomaaliya siyaad kama horayn kamana danbayn wax soomaaliya layidhaah majirto
Cajiib abiy wax igala qabo arimaheena gudaha macnaha la dagaalanka Axmed Madoobe IYO Deni.
Don't 😢
Xassan abiy ayaa kula gorgortamaya arimaha gudaha ee dalkeena.
Xassanow nasiib darro waad ku fashilantay in abiy iyo ciidankiisa meel iska saarto.
Technically, Xassan waa ogolyahay in ciidanka ethopia ay sii joogaan somalia.
Xassan fadhlan iscasil sidaan sharaf kuuma aha maxaa keenay in abiy la baryo
VIVA ERITREA VIVA
Xasan Sheekh waa Doqon Liita haduu yahay nin Raga oo Hanleh oo aan qaadan Duliga wadankiisa & Badiisa lagalama doodeen laga lama hadleen Abay Oromna lamuu fariisteen
Double agent
Benaale adiga mooye cid warkaa sheegaysa mahayno ina geeloow