Xog Jabuuti Iyo Somaliya Oo Heshiiska Aqoonsiga Somaliland Isku Khilaafay & 3 Qodob Oo Sababay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2025

Комментарии •

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 дня назад +28

    Waxa la yidhi labada xaq daro ku heshiiya xaqay isku dilaan guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 дня назад +5

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 дня назад +6

    Guul sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 дня назад +3

    Xaq darro iyo munaafaqad ayay ku saaxibeen Insha'Allah madaxay isku dhufan .

  • @Idiris-t2t
    @Idiris-t2t День назад

    Guuul somaliland

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 2 дня назад +5

    Xaqu wuu iska so baxaya somaliland way helaysa xaqeda isha allah nabaduna way izka imnaaysa

  • @mohmetmuhtar3935
    @mohmetmuhtar3935 День назад

    Somalilan cadawgeedu wuu jabayaa insha allah

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 дня назад +2

    Ethiopia 🇪🇹 meeshay cagaha la’soo gasho shar ayaa ka’holca walahi waa sababta Somaliland qarankeenu uu la’holcayo maanta inagaa soo dhawaysanay cadowgeenii subhannallah 😢 Ilaa aan rabbi uga towbad keeno oon iska erino Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii cadowgaas la’halmaala sida Yuhuuda iyo Reergalbeedka oon ilaahay aan u soo noqonl qancintiisa intaan cadowga kufaarta ah soo dhawaysanayno walahi Somaliland nabad noqon’mayso oo waliba sidaa koonfurta Somaliya ilaahay u halaagay iyo SomaliGalbeed ayay Somalilandna u halaagaysaa walahi InshaAllah ilaahay xaqqa hana’tuso iyo cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 injirlay oo ilaa maanta badaheena u soo milicsanayaan! Ilaahay Madaxdeena inta xaqqa jecel ha’garab’istaago oo haguuleeyo inta kale ee Ethiopia 🇪🇹 aaminsanna sida Muuse Biixi ilaahay nacalad haku’wada rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 дня назад +1

    Ma. Odaysak. Ama gudi. Ayaa. Soomaaliland. Xukunta. Mise. Waa. Qaran. Ayaa. Anaga. Idiin. Doortey. Wixii. Mudane x Madaxwe. Daahir. Riyaale. Kaahin. Uu. Qaranka umada. Reer. Soomaaliland. ,ciro Xirsi wadani. Dustuurka. Umada. Kuma. Tuman kartaan. Bildambe. Laguma. Eeganaayo. Xirsi. Walaahi. Madaxtooyada. Waannu. Soo geli. Insha. Allaah. Gurmada. Soomaaliland. Iyo. Itoobiya. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Guuuuleysta. Xoog. Iyo. Awood. Caqli. Waanu. Heynaa. Adkeysta. Xirsi. Ciro.

  • @safia6698
    @safia6698 22 часа назад

    Guul Somaliland ❤❤❤ Somaliland waxba kama qadikaran hassan duufle iyo geele 😂

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 дня назад +2

    Soomaliland maaha quruurad goaan shacab guuuuul

  • @abdiqanidaahir1724
    @abdiqanidaahir1724 3 дня назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂islaaya dheh

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 2 дня назад +3

    Allaahay haiskudiro waalaba cadaw oonabeegsanayee

  • @mohmetmuhtar3935
    @mohmetmuhtar3935 День назад

    Labadii dad u heshiiyaa dar alla ayay u coloobaan baa layidhi

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 2 дня назад +1

    Waxaa la yidhaah hadday laba tuug murmaan wixii ay xadeen ayaa soo baxa. Gurguurte iyo Geelle Doofaar waa laba tuug.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 дня назад +1

    Sxbyaal maadaama Ay soomaaliwayn Wax Yar mooyaane- Meel Ay joogtaba reer Somaliland cadaw Ku noqota y oo xataa shisheeye loo soo kaashaday duminta jamh'somaliland--djabuuti iyo somaliyaad sheegaysaane waxa naga ballan ilaahay Ah-hadaanu reer Somaliland nahay--qaiimahay doonto ha noogu kacdee--haday xataa ciin daaqayso in geeska afrikaadba mudo dheer iyo mustaqbalka Wax maareeya iyo Wax Isa salaamaba laga waaay'oo laba laba madaxa layskula galo insh tcaalaa iyo afk'oo hadalka daayee- hadaanu sinaba Ku nabad gali waynay- waa waxay soomaaliwayn cadaawaday na gashatay iyo colaaday jiritaankayaga kula kacdayba ka dheeftaa dheh, dheeshiina waa wali , waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee- ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, for ever Somaliland republick,,,,

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 2 дня назад

    GUUL SL

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 дня назад +1

    LACAGTA INTAA LEEG MAXA LOOGU QAABTE AKHAAS GURGURTA JEBKA GAASHDA WAR MAA KUWAS BAA DOWLAD UU ARGTAN REER SOMALILAND 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adamsboy2543
    @adamsboy2543 День назад

    😂😅 UNITED STATES OF SOMALIA

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 День назад

    THIS 21ST CENTURY YOU NEVER KNOW WHO YOUR ENEMY !!
    SOMALIA 🇸🇴 MOST RECH OWN NATIONS INTERNET AND DON'T LISTEN ANY FOREIGN COUNTRIES LEANDERS !

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 2 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 дня назад +1

    Somalilandku ma lacag laaan baa xassan nin qadiyad leh maahee lacagsiiya 😂😂😂laakiin dee dhulbshante waa wada qalas qori watee isaga taga

  • @DemaneFarhan
    @DemaneFarhan 2 дня назад +1

    An

  • @IdirisYuusuf-q8v
    @IdirisYuusuf-q8v 3 дня назад

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 2 дня назад

    Cajiib
    Ethobia mayadaa isku haysa ,ka sii mid ahaanta ciidamada soomaaliya
    ByèeeeeByeèeeee Ethobia
    Ilaahaw na dhaafi ,waaba qasab aan ku joogo

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 дня назад +1

    Somali land & Etopia will never ever dismiss MOU. That is our destination.vioce of S.Landers.Hargeysa

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 День назад

    Isagoo Ciidan Nabad ilaalin lagu sheegaa ay u joogaan,ayey ka hadlaan dad kale Ayan habeen iyo maalin toona gaadhi karin,nimanka Muqdisho madaxninadoodu waa Diyaarad Kolba meel loo raaco

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 дня назад

    Wlee xasan garguutheh asiyeef afawarqi ayaa jar katuray oo in Omar'gelehna kudiray

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 2 дня назад

    Cadawga S.land Republic ha dhaco

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 2 дня назад

    Waxba kama fahmin, sida aad wax u wado, lkn inaad jirto goonigoosad ayaan ka arkay oo keliya, 😂

  • @LovelyArcade-ez8zj
    @LovelyArcade-ez8zj 3 дня назад

    😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😊

  • @mohamedjama256
    @mohamedjama256 2 дня назад

    isku baaba" kilaab.

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 2 дня назад

    Futada jabuuti Ismail Kumar geela ma Somalian aqoonsata karata beenlow bahane. Futada hawiya ma aqoonasakarata Somalian beenlow bahane jajuusa shisheeya beenlow bahane xasan Kirsten futada dhexada ka sheekasa beenlow bahane

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 2 дня назад

    Beenlow
    Yaahuu

  • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
    @CabdiwaduudIbraahim-o5p 3 дня назад

    Haa ma aqoonsigiiba hhhh Somaliland waa aqoonsanaya

    • @LovelyArcade-ez8zj
      @LovelyArcade-ez8zj 3 дня назад

      Tag😂😂😂😂😢

    • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
      @CabdiwaduudIbraahim-o5p 3 дня назад

      @LovelyArcade-ez8zj war waaxay halked nooga timid tag ta wase yad noo taqiin

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 2 дня назад

      Hargesa burco Barbera wa qeeb kamida kililkka 5 weyan

    • @ME.LANDER
      @ME.LANDER 2 дня назад

      ​@@Peaceman1.Hooyada aya kamida ee u sheeg 😂😂😂😂

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 2 дня назад

      @ME.LANDER SNM is terrorism

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes 2 дня назад

    Dhulbahante, Ogaadeen iyo Puntland u sheeg inay Somaliland NABAD geliyaan haddii kale baabuur kasta oo Haud maraa waanu gubaynaa 🔥🔥🔥 dagaal iyo ganacsi kuma shaqeeyaan dhulka Soomaalida. tuuga ayaa guulaysta (Isaaq)

  • @Jaamac-i6i
    @Jaamac-i6i 2 дня назад +1

    Somalia midnimaderdu waa lama taabtaan,

    • @ME.LANDER
      @ME.LANDER 2 дня назад +3

      Kaalay na qasab dee saqajaaaan 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 2 дня назад +1

      Hooyada iyo somalia baa wase hadanay reer Djibouti 🇩🇯 waji midna kama sugno dhantayada moyee somali waxba nagama galin😒