mar kasta waxaan is dhahaa aqri waxa ay dadka kadhahaan sheekooyinkaan lkn dadka maba dhiibtaan wax faalo ah waxyaaabo kale ayba dadka dhan ka hadlayaan.
Subxanalah insaanka rabigi aburay aya ka waramay in qar kamida bini adamku ay yihin sidi xoolaha iskaba dayeh ay xoolaha xta ka liitan. Alllow adan ka Magan galnay
Zubxnalah niman cawaan ah bey ahaayen Gabdho badan saaxiibo waan nahay waa la wada jooga, waa la isla wada farxaa laakin kuwa noocan oo kale wax aan ku tilmaamo maba aqaan 😰💔
الشعب الصوماليون هي شعب شجاعه وشعب ١٠٠%١٠٠% مسلمين وشعب هل حفظ القرآن الكريم وشعب طيبون اللهم أمن ديرهم اللهم إرحم موتهم🫂💛🇸🇾🤍🇸🇴
Anagaa Syrian isgakeen dhigee inaad labaxabo oo afcarabi ah soo baratid
شكرا أمين
شكراا😭💔
Thanks
Tankez
Saacada Qiyaamaha Weey soo Dhawaatay My Brothers and my sisters😔😔😔😔😔😔😔😔
Yaa kuu sheegay😁
@@waxshi_official caalmadihii qiyaamaha qaar ka mid ah ayaa la arkaa
@@hanaanapdirahman5406 adi maa arkey😁
Hhhh mad ku riyoty wll bal iga daba gee
@@waxshi_official hdaa dhihu rabe wllhi😂😂😂
Dar Alle baa kuu jeclahy mukhtaaroow 🥺❤️🐎😘
The real goat of RUclipsrs 🐐🐐
Yaa ila jecel codkiisa 😂😂
Me
i am number 123 and more ❤❤❤
Me wlh❤️🔥
qulasada filimada the only n1 youtuber
Me to I love qulasada filimada and golden voice keep going bro❤❤😊
Xabibkeenii an ku salino salalahu calyhi wasalam ❤
Salalahu calayhi wasalam
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
اللهم صلي على محمد صلى الله عليه وسلم ❤
Golden voice Mukhtaar🤴❤❤❤❤
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
mar kasta waxaan is dhahaa aqri waxa ay dadka kadhahaan sheekooyinkaan lkn dadka maba dhiibtaan wax faalo ah waxyaaabo kale ayba dadka dhan ka hadlayaan.
Subxanalah insaanka rabigi aburay aya ka waramay in qar kamida bini adamku ay yihin sidi xoolaha iskaba dayeh ay xoolaha xta ka liitan.
Alllow adan ka Magan galnay
Dadwaynaha walal plz qisada xanunka badan ee luka magnotta kasoo hadal plz 🙏 😢 😭 ❤ 😫 waan raba plz
Qisooyinka cabsi cabsida ah soo badi
Golden voice ✨ 💛
Alaa anigaa jecel filimada dilalka subxaana laah 😮
Golden voice mo faami 💯🥰
The goat 🐐👏
Ilaahy la baq wuu ku arkaayee
🇩🇯 from jabuuti keep going bro♥️🫀🥰
WaLaaaL waa ku jecLay iLa 2016 ku taageeri jiraYy🥵waLigaa repLy LIKE kaama heLin 8 sano
Sorry Maanta ayaan ku arkay wllo 😔
Anigana 😢
Yaduu English baan fiirsaday a few days ago lkn luqadaada waxkafiican malaha ❤️
Pro waan ku taageraa wlhy marka waxa ka cod sanaa inaa nosoo badisid qisooyinkaan oo kale thanks 🙏🙏🤌❣️
Walaal khadar good bankuleyahay kusoco🎉🥳💯💯👍
Our hero sxb say like teenu dherigalin kuu thy ayay love taduna amazing nola thy🙏🐐
Golden voice Good luck Mr muqtaar
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
[ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
[ ] Midka habeenkii oyayow😥
[ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
Nice
TNKIS MACALIN ❤🔥🔥
Golden voice msr mukhtar
Team mo faami ismuujiya❤️❤️❤️❤️
Golden voice in the building
اليوم يوم الجمعه ويوم بركه لملائكته يصلون على نبينا يا هل مسلمون صلو على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 🤍💛
صلي الله عليه وسلم
Wallhi dar alle ku jeclahy❤❤
DadweynahaYgii😢😢❤️
Chanalkaan waan jaaclaahay wlhi walal mofii malin walibaa wan dawadaa wlhii walal alaahaa kubarakeyo dadkaa waxaa jacashaay inaaa madadalisiid walal mahad sanid inshaa aalh ilhey kuur hakaa diigo
ayyy frist ahay manta wilalow naga xishoda oo gabdhahina xish meya❤️❤️tnx mofami❤️❤️
Haye
Keep going my brother muqtar respect 🙏 💯 🙌
Wejigaaga waa argney Mo Faami Fananka ween
Iskusoo noqod wanaagsan😇😇💫💫💛🌠🌠
Zubxnalah niman cawaan ah bey ahaayen Gabdho badan saaxiibo waan nahay waa la wada jooga, waa la isla wada farxaa laakin kuwa noocan oo kale wax aan ku tilmaamo maba aqaan 😰💔
ʀᴀɢ ɪʏᴏ ᴅᴜᴍᴀʀ sxᴘᴏ ᴍᴀ ʙᴀ ɴᴏǫᴏɴ ᴋᴀʀᴀɴ ᴅɪɪ,ɴɪʏᴀᴀɴ ɪʏᴏ ᴅʜᴀǫᴀᴀɴ ᴀʜᴀᴀɴ ʙᴀ ᴡʏᴏ ʟᴀʙᴏ ᴊᴇᴇʀ ᴀʜɴ ʙᴀ ᴅᴜᴍᴀʀ ᴋᴀ ᴋᴜ ᴅʜɪʙᴀɴ ɴᴀғ,ᴀʜᴀᴀɴ ɪʏᴏ sʜᴀʀғ ᴀʜɴ
bad mnshalh magacag iyo garshadadu ismaleh🤗
@@boybad3529 100% waad saxantay wll laba qof oo kla jinsi ah sxb ma noqon karaan sxbtinimadu waa inaa qofka wax usheegan karto wxna kala qaadan kartaan wada tashan kartaan lkn laba qof oo kala jinsi ah sxb manoqon karaan waxna iskuma sheegan karaan waana dhaqanxumo dadku gabadha wx xunbay ka aaminayaan
@@baxsan Haa wll Dhaqano xun xun ba inu so bada,nayyya Hady nu nahy islamka
@@boybad3529 💯👏
Iso boqda walaheyga somaliyed please ❤😢🎉
Dar ilahy Aya ku jeclahay❤ wllkay mcne❤🎉
❤smart boy and golden voice mo faami wiilka sanadka❤❤❤❤go forward
Hard work never stops 💪🏼 Keep going my Brother Muqtaar🔝🔜🤨😛😍
أوه
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
100000000000000000000000000000000000000000000000000000
😮😊
Golden Voice Mo Faami
Golden voice🎉🎉❤
Mchallah ❤❤
wn kusalamay qofki qoralkan akhrinaayo isago aamusan😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣. Ani wlhi
Manta le niyada kugu haaye hadaneh muqaal so gilise ❤❤love you muqtaarow
qosooyinka dilalka noo soo badi plz😢😢😅😅
Dadmaa rabta inaa disho qofyahey🥸😅
Big legend mo faami..🤴🏽❤
Wiil quruxbadan cod macan hadal kar ah barahay wllkay horay usoco
Dᴀᴅᴡᴇᴇɴᴀʜᴀ ᴊᴀɴᴇʟ Wᴇ Lᴏᴠᴇ🖤✨🖤♥️
ASC SOMALI MAXAMED II SOO DUCEYA ILLAH DARTII 🙏😔😔😔
alle haku caafiyo🤲
الله يعافيك يارب
Aleh ha ku cafiyo😊
Qisada sheikh abu taymiyyah kaso hdl wllo
Golden voice keep going brother 👍💪
mofami keep ganing pro hor mar wacn sxp
Subxanallh, Muqaladan noso badi wlhi dadku way ku cibro qaadanayan wx badan ayay ka faaidayan iyo siday isaga ilaalin lahayeen keep going fav channel 🔥
Arxan daranaa😢😢😢😢😢😢
Jacaylkygi mukhtaar😘😍
😂😂😂hye
So badi keep going
Our hero is back👐
Jimca wanaag San wllkey mo mafi
Gaaladu waa caqli lixsaax film ban dawaday wxi ban sameyn laxowla 😅
Favorite RUclips ❤❤
Manta sipan uso horeeya legend ka
Qisadaba dance ka hore iga jiidhay😂❤️
The king is back
Interesting story with a cups of coffee ☕ @Dadweynaha keep Going 😊😊😊😊😊
Keep going mo faami
Waw waw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮
keep going mo fami runtii waa.qiso capsi capsiya..☺
Lph welcome back jimco wngsan dhalinyaro
Golden voice 🥰
Wlhi waxad modaa inuu iarko. By by. Marka dambe ar de wuu dhamaday muqalku. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏👍♥️
Keep goin proh magCa ha jiroj goLdeN voice❤🤴🏽
aankuwada salinoxabbiikeen maxamde naxariise oi badagalio korkiisa ahatee salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam salalahucaleyhiwasalam ❤❤❤❤ walalyaal❤❤❤
Keep going wll 😊
Subxanallah subxanallah subxanallah
😢😢😢
Sxp
Lasoodhaqso mooqalda🙏💯
Noloshaadu dhanka Xun ayey u sii socotaaaaa, hadaaad dhaadantahy iyo hadaadan dhaadaneyn ba...
ⒾⓢⓓⓐⓑⓐⓆⓐⓑⓞ...
Waa marki labaad ad so galiso
Comment ugu horeyeey dadweynaha
Ar zp mcNe DipU Dhac ayN ka DarEna taGer● number one ku ahayE maDxEyy zo baD¡ video yaDa 🖤👋🥰
Muqtaar aad baa u mahadsantahay
Shariifow 😢
Muuqaal gaagaban soo gudbi nio
Aniga ugu hore
Big fan zxp Mukhtar
Qisooyinkaan nosoobadi bro ❤😊
Dadweynaha ur English is so perfect wlhi m.a go ahead
Golden voice
Chill and make your own fun❤😩weligay nin iyo naag midna lama saaxiibin ❤✋naftaydaa iga badan saxibnimo iyo walidkey
Isku mid nahay walee🥺
ANA JECEL FILIMANTA CABSIDA AH IO KUWA DILKA LKN INA QOF DILO IIMANKEIGA IGA CELINAYO IO DIINTEDA MACAN EE ISLAAMKA
Ilahow muktar sida ugu hisey ee uu sugayey wad uu jedayeee sidisi oo kale illahow iga dhig mustaqbalka
Wzn kuu salamey mon frr
Illahey sidaad jeceshahay hakaa dhigo iyo sida mo faami amiin
The legend welcome back ❤
Zxp wa kutagera
Jah qiso xanuun badan
Mo faami waad iska maqnaanee halmar aa imanee
Habaryarta aa qaladka lahayd in ay inanta yar guriga uga tagto may ahayn
Msha allh 🌹
waxaad tahay qofka aan dawado ayaad tahay