Axmed Budul Wayirada jidhka Dhaanto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • waa dhantadi wayirada jidhka ee alfanaan axmed budul

Комментарии • 61

  • @user-vd2xr3ys3z
    @user-vd2xr3ys3z Месяц назад +2

    14/7/2013 xasuus waayo hore ah ma ilasbo dhantadan aroosyada laqadi jiray badiyo 🎉🎉🎉

  • @abdishakuurmaxamed8560
    @abdishakuurmaxamed8560 17 дней назад

    Dhaantadan 11 sano ka hor ayaan dhagaysan jiray maanta ayaan dib so booqday xasuus ayay I galisay barigan geela raaci jiray daroor iyo wardheer ila dig inya u dhaxaysa ❤ imikana hargeisa ayaan ganacsade ka ahay😅

  • @nihaamxasan2282
    @nihaamxasan2282 Год назад +4

    2023 still watching

  • @AhmedMohammed-gx5jo
    @AhmedMohammed-gx5jo 11 лет назад +7

    Masha Allah waa Boqorkii Dhaantada ee Codka iyo midhahaba wanaagsanaa..
    Waayirada jidhka iyo igu qabo wadnaha heavy words
    Viva Ahmed BUDUL...........

  • @adamwadaniofficial3679
    @adamwadaniofficial3679 Месяц назад

    9/7/2024 anigo Mogadishu jog 😢

  • @dansomforening9051
    @dansomforening9051 7 месяцев назад +3

    16/1/202024 baan dhageeysanayaa❤❤❤❤w

  • @abdulqaadircw-ut8qd
    @abdulqaadircw-ut8qd Год назад +3

    13/7/2023 3:36 yaa dhagaysanaya

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 лет назад +3

    Uga lumay wadada
    Walbahaarkaagiibaan
    Uuga lumay wadada

  • @Burhaansiciid-fk3im
    @Burhaansiciid-fk3im 4 месяца назад

    2013 baan dhagysn jiray waayo waayo

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 лет назад +7

    Layga kaa waardiyayn
    Wariseey ma,anigaa
    Laygakaa waardiyayn
    Ax yaa dhaanto

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 4 года назад +2

      Sxb adoo raali ah heesta qoraal ma nooga dhigi kartaa qaybta ugu horeyso

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 6 месяцев назад

    Maleeyko inta geela ka shuubtay waan salaamayaa

  • @user-qg5ct3wx5u
    @user-qg5ct3wx5u Год назад

    Abwaaanku wuxuu nasoo xasuuusiyay abwaan baarleex ninkii garanbaaa garaneeee❤❤

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 лет назад +3

    Originally Dhaanto. King ahmed 👏

  • @apdyhussein1351
    @apdyhussein1351 5 лет назад +2

    Oof waxaana dhaanto ladhahaa ee dds

  • @khadarahmed2787
    @khadarahmed2787 11 лет назад +1

    wakaaa boqorkii dhaantada, abwaan,alfanaan,macal laxamiiste aad ayaan ooga helay dhaantooyinkaaga

  • @cawilcade2182
    @cawilcade2182 7 месяцев назад

    I am watching still 2024 war tan dhanto wey dhaftay

  • @cadnandehonesty
    @cadnandehonesty Год назад

    Layga ka waardiyan
    Wariseey ma aniiga
    Layga waardiyan❤

  • @AxmedMaxamed-vb1qr
    @AxmedMaxamed-vb1qr 2 месяца назад

    20/6/2024❤😢😊

  • @zakiwangrou873
    @zakiwangrou873 Год назад

    Still watching imaging 2023…..❤

  • @cmakhtal655
    @cmakhtal655 Год назад

    Walahi maqashn raaci jiry wagan

  • @user-ol6ox3bk1e
    @user-ol6ox3bk1e 5 месяцев назад

    Wcs

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 лет назад +5

    www. igu. wadnaha. waayirada jidhkiyo. viva Ahmed budul. boqorka. dhantada ddsi

  • @MawliidDeeq-qk7he
    @MawliidDeeq-qk7he Год назад

    Xasuus dhantadan 2013 aroos aan jogey kubartay

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 года назад +1

    Walwalaayayeey
    Waayahaan waan walwalaayayoo
    Anigoon ka war-hayn buu
    i wareemay jaceylku
    Weerar buu igu qaaday
    Waaxyaheyga dhammeeyay
    Wax u sheeg nafta iyo
    wacdi waan kala quustay.
    Layga kaa waardiyeey
    Weriseey ma anigaa
    layga kaa waardiyeen.

  • @waliabdi-xm8rq
    @waliabdi-xm8rq Год назад

    12/6/2023 ayaan dib u daanayaa xasuus hore dhaanto aan xiiseeyo ilaa hada

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 3 года назад +1

    Dhaanto tadaan waan xusuusty anookadhagaysinya mobile okin ah

  • @aybakar9580
    @aybakar9580 5 месяцев назад

    17/3/2024….yet favourite

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 3 года назад +1

    20,9,2020
    JigJiga xasuus 2013
    Ayxaa dhaanto uga lumay wadada walbahaarkaagiibaan ugu lumay Dada❤️🤘✍️

  • @abdilleelmi831
    @abdilleelmi831 10 лет назад +2

    la iga kaa waardiyeyn wariseey ma anigaa la iga kaa wardiyeyn,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, axmed budul wish u long life

  • @koomaad2011
    @koomaad2011 11 лет назад +4

    war ninkaan shahaado ma la siiyay Degree in Dhaanto

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Год назад

    Boqorka dhaantada axmed budul 2022

  • @abdiqani-ak3068
    @abdiqani-ak3068 Год назад

    Jah 2023 ❤

  • @ramlayaasiin9914
    @ramlayaasiin9914 3 года назад +1

    Waaaaw💚💙❤💋💋💋💋💋💔🤗🤗🤗🤗

  • @bulshonewsbulshonews9774
    @bulshonewsbulshonews9774 11 лет назад +1

    Igu qabo wadnaha waayirada jidhkiyo igu qabo wadnaha.

  • @abdifarah3946
    @abdifarah3946 10 лет назад +1

    ashcalaa dhanto axmed noolow

  • @calimohamedhassan9231
    @calimohamedhassan9231 7 месяцев назад

    Waxan dhageysty 2014

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 7 месяцев назад

    ala maxaa xasuus soo mary 2014 ayaan dhiiq dhiqile li dhegysty

  • @hiigsade5509
    @hiigsade5509 Год назад

    2023.5.4

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 Год назад

    Dhantadan Garowe ayaan ku dhagaysanjirey
    Markay soo baxday
    Waxay i xasuusin jirtay Halkan ku dhashay doollo gaar ahaan Degma bookh iyo Galxamur oo sidaan looga dhaanteeyo

  • @NourAbdimoha
    @NourAbdimoha 6 месяцев назад

    2024 still

  • @haashimabdiali9711
    @haashimabdiali9711 7 месяцев назад

    2024

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 10 месяцев назад

    ❤❤❤😊

  • @fartuumafartuuma7572
    @fartuumafartuuma7572 5 лет назад

    Aniga dantada waa jecelahay walahi inta

    • @abadiraadan4495
      @abadiraadan4495 4 года назад

      Sax waaye anaa Ku bara hada rabto dhb malh

  • @addowaddetechnology5094
    @addowaddetechnology5094 Год назад

    lpxa dhaantada waa ninkaan

  • @abdulqaadircw-ut8qd
    @abdulqaadircw-ut8qd Год назад

    🎉

  • @maxamadburhaan2504
    @maxamadburhaan2504 3 года назад

    Dhaatobaxsan

  • @sadiaosmanali9827
    @sadiaosmanali9827 4 года назад

    axmed buudol

  • @siciidcabdiwali6696
    @siciidcabdiwali6696 Год назад

    Ghh

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 8 месяцев назад

    Amazing Voice and Music 🔥👌👌

  • @baanichannel876
    @baanichannel876 5 лет назад

    Kabisa