Dhaanto Cusub | Baxsan Jarar | Kafeya Sarhay & Axmed Budul | 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • ►LIKE
    ►COMMENT
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►SUBSCRIBE
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar

Комментарии • 89

  • @jaanuhanad8201
    @jaanuhanad8201 2 года назад +15

    Dhaantooyinka kama daalo❤dhaantadaan qaas u jclhy mana aqaan🤸‍♀️🩸from gabar mareexan 🦁🇱🇺🙏

    • @user-qe8mj1pp8h
      @user-qe8mj1pp8h 3 месяца назад

      Baxsantii cw ee aamaantda kama qaalo❤️⚘️💋

    • @SaidMohamed-ns9ym
      @SaidMohamed-ns9ym 2 месяца назад

      Sheydaan ayaa tahay waxaa jeclaatid maa waysay

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 года назад +8

    jarar waan jeclahay love from Nogob

  • @whoisma5161
    @whoisma5161 5 лет назад +6

    Viva Ogadenya....Love dhagaxbuur

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 года назад +8

    Jarar dhagaxbuur 🇬🇲❤

  • @stayblue759
    @stayblue759 7 лет назад +17

    Viva ogaadeeniya love ❤️ wayn u haya wleh ilahay nabada ha idin siyaadiyo

    • @zaydmalcolm6176
      @zaydmalcolm6176 3 года назад

      I guess it's kinda off topic but do anyone know a good website to stream new tv shows online?

    • @kaysonmalakai3711
      @kaysonmalakai3711 3 года назад

      @Zayd Malcolm Meh atm I've been using Flixportal. just search on google after it:) -kayson

    • @zaydmalcolm6176
      @zaydmalcolm6176 3 года назад +1

      @Kayson Malakai thanks, I went there and it seems like they got a lot of movies there :D I appreciate it !!

    • @kaysonmalakai3711
      @kaysonmalakai3711 3 года назад +1

      @Zayd Malcolm No problem :D

    • @nacimamahamud5966
      @nacimamahamud5966 2 года назад

      @@zaydmalcolm6176 Hhhhh js

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 года назад +5

    Jarar jano 🇬🇲 dhagaxbuur 🇬🇲

  • @maxamedcumar9124
    @maxamedcumar9124 4 года назад +7

    I Love somali galbeed❤
    🇬🇶🇬🇶🇪🇹
    Esh cala dhaanto👍

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 Месяц назад

      Calanka xabashada qudhmuun nagala dhamow

  • @shaacibshaacib786
    @shaacibshaacib786 28 дней назад +1

    2024 inta dhagaysabaysa❤

  • @niciimaxasan7398
    @niciimaxasan7398 4 года назад +8

    Rer jarar like ku dhacsiiya❤❤❤❤

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 лет назад +4

    wwwww gobal qaali ah. jarar Janno ddsi boqorkii jarareedow bil dhaan. wacnida thnks abwaanka ddsi and. fananda qaali ah. kafeeya. thnx huno huno cawayska dalmar

  • @asadboojo2374
    @asadboojo2374 6 лет назад +7

    Baxsan jarar from dhagahbur salaama

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 7 лет назад +9

    dhantadu dhaqankyga
    weeyaan intanjiro
    waanba dhantayn
    thnx bahda cawyska
    😘😍😍😍

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад

      +khadar Nimco adigaa muddan sxb

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад

      +khadar Nimco adiga muddan wll

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 лет назад

      khadar Nimco huunahay waan ku. salamaya. my brother igu qaali ah 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍

  • @ifkaolad1458
    @ifkaolad1458 7 лет назад +5

    woooow jarar olow dhowr jecliya

  • @LipanMohamed-ol6zx
    @LipanMohamed-ol6zx 2 месяца назад +1

    Bahda khyrkaaad awaaray bar kulan u Tahay

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 7 лет назад +7

    waaaaaw dhaanto iyo badh weeyaan

  • @ugaassamatar937
    @ugaassamatar937 7 лет назад +6

    Caweyska, mahadsanid walaale, wa'aad noo dadaalaysaa wallee!
    THANK YOU!

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад +2

      +Dirir Warsame adiga muddan wll

    • @xidig3833
      @xidig3833 2 года назад

      @@caweyskadalmar cawska sxb waa idin tageera from galmudug doxa dudble hada maqasha kasoi salmi sxbyal

  • @Muusegarow06
    @Muusegarow06 10 месяцев назад +1

    dhaanto way dhaafty wlahi 11/11/2023/ time 7:20 daqiiqp hargeisa mirqaan

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 7 месяцев назад

    Masha Allah soomaaligalbeed country east Africa jecliyaa

  • @nimanosman4200
    @nimanosman4200 2 года назад +3

    Coballe magaladii aan ku dhashay Awaare meel aan jeclhy dhagaxbuur magalada aan hada ku noolahy

  • @mohamedciraaqi3390
    @mohamedciraaqi3390 6 лет назад +6

    daroor Iyo Gaashamo iyo Rabaso Xagee ka dhaceen

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 года назад +2

    Dhagaxbuur ❤

  • @foziohikam9001
    @foziohikam9001 Год назад +2

    Jarar dhaxbur 🇬🇲👸

    • @CabdiFawzi
      @CabdiFawzi 3 месяца назад

      Dadki laha❤😂

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 4 года назад +3

    Caadi ma aha dhaantadan

  • @heydaridiris6534
    @heydaridiris6534 2 года назад +3

    Halyeyga Jarar Axmed Budul

    • @CabdiqaniXaashi-rh8oo
      @CabdiqaniXaashi-rh8oo 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiFawzi
    @CabdiFawzi 3 месяца назад +1

    Inta gusha jarar udhagaysanaysa❤😂🎉

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 2 года назад +1

    Yaa bulaale wayne hor waynsoo balxaday
    Beerihii qaal bidhaajiya baadkii ka baxay

  • @wardaxidigtaqoraxey6726
    @wardaxidigtaqoraxey6726 7 лет назад +5

    woow jarar jaon nolow

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 лет назад +1

      maasha.aallah.waakaa.DDsi
      codkii.ahmed.iyo.kaafeeyaisaqdhaantowaacanotaayalewaruntaabiilcilbuurmayamiise
      dhaagaxbuurjaosomalidaitobiya

  • @maxamadcabdile6703
    @maxamadcabdile6703 8 месяцев назад

    Masha allah ❤❤❤❤ 0:23

  • @shukriahmed5838
    @shukriahmed5838 Год назад +1

    Axmed budul nin re jarar nloy

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 8 месяцев назад

    2016kii ceerigaabo ayaan ku xasuustaa

  • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
    @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 6 лет назад +3

    Heesta wan jecelay lakin danbay
    Ka rarantay magaloyinka an kaso jedo awara kaga jirta

    • @niciimaxasan7398
      @niciimaxasan7398 4 года назад +1

      Dusmo iyo yocaale iyo bulaale iyo koore iyo awaare iyo baligi koore boqorki jarareedow bidhaan wacnida lama dhamayankaro

  • @bahjabatran3710
    @bahjabatran3710 7 лет назад +3

    dhanto waa daaqan keena maa istirii

  • @waaiskaaduun3422
    @waaiskaaduun3422 6 лет назад +2

    Jarar jano

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 2 года назад +2

    Barka cobale❤️❤️

  • @kingjacayloow4881
    @kingjacayloow4881 7 лет назад +4

    DDSI wlhi wn uxiisey farxada taal 😃😃😃

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 лет назад

      wahiib abdirahman wlhi sidookale huuuuuno allaw nabad nagu celi

  • @user-il3no1ko4e
    @user-il3no1ko4e Месяц назад

    Home 🏠 ❤❤❤

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 2 года назад +2

    Shabeele vs jarar 1:30 Dqiiqo jigjiga

  • @user-hs1bc2qy7t
    @user-hs1bc2qy7t 7 месяцев назад +1

    2/24 lee dawanaya😂

  • @sakariyeiidfollow
    @sakariyeiidfollow Год назад

    09/03/2023 waxan radi ya ba wan soo helay dhanta dan mahad sa nid aways ka dalmar

  • @ashkirdhaaley7007
    @ashkirdhaaley7007 4 года назад +1

    Degmooyinka uu ku xusay dhaantadan jarar waa wada degmooyinkii ogaadeen

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 2 года назад +1

    Wow 🥰🥰

  • @sakariyeiidfollow
    @sakariyeiidfollow Год назад

    Maxa la dha haa baloo lay 🤔

  • @KhadaricaJI
    @KhadaricaJI 9 месяцев назад

    Qabyaaladu xataa dhaantioyinkii way gashay
    Labadii degmo ee gobolka jarar waa meela lagagama soo darin

  • @CabdiwaliMuxamad
    @CabdiwaliMuxamad 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @abdiazizmahamedsafiin2012
    @abdiazizmahamedsafiin2012 2 года назад

    aware

  • @aarkagerikombe3871
    @aarkagerikombe3871 7 лет назад +3

    eshcala dhaanto

  • @CabdiqaniXaashi-rh8oo
    @CabdiqaniXaashi-rh8oo 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcodhemnnimcocatuuti1239
    @nimcodhemnnimcocatuuti1239 Год назад

    2023 😂

  • @faeysalyare1446
    @faeysalyare1446 7 лет назад +2

    Wwwwwwww

  • @meymuunacabdulle2019
    @meymuunacabdulle2019 7 лет назад

    Hhhhh baxsantii jareertey bidhan wacnidaa saasmiii

    • @engguray6152
      @engguray6152 2 года назад

      hhha "baxsantii jarareed" weeye yacni gobolka jarar ee somali galbeed.

  • @xikamabdi6113
    @xikamabdi6113 3 года назад

    Asl

  • @ayaanxusein8531
    @ayaanxusein8531 2 года назад

    Mnshh

  • @abdinur3763
    @abdinur3763 Год назад

    Riwayadan shbeel nasgood waxaa samayey hassan sh.mumim waxaay ahayd rag haween dulmay laakin qofba isla toosan rag iyo dumar/ walaxi so funny qan ku jiray habeenkas national l theater haddi ragga mekerofonka so istago raggu wada istagan u sacabtuman haddi gabadha timado haweenku wada istagan ayado labade isqabtay xita ku qaybsamay fejerka!!@ waqti navad dadku isjecla

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад

      Sanadkee bay ahayd Walaal. Waxaan umalayn inaad ku dawatay national theatre xamar. Kan Hargeysa wakhtigaas lama dhisin. Waad mahadsan tahay taarikhda. Way iga horeeysay riwaydaas. Waxaan la bilaabay qabrigii jaceylka iyo dab jaceyl kari waa

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 7 лет назад

    kafeya iyo ahmed budul wey is qaban ayan maqle ma waxba ka jira

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад

      +dahabo luul maya isma qabaan daawo arooskii Kafeya halkan ruclips.net/video/wxI90co0ySU/видео.html
      Iyo halkan ruclips.net/video/5jbHg8Eq3js/видео.html

  • @user-sm6eu6mu1s
    @user-sm6eu6mu1s 8 месяцев назад

    😅

  • @nimcodhemnnimcocatuuti1239
    @nimcodhemnnimcocatuuti1239 Год назад

    wwwww

  • @nimcodhemnnimcocatuuti1239
    @nimcodhemnnimcocatuuti1239 Год назад

    wwwww