DEG DEG: Saciid Deni oo bilaabay Qorshe halis ku ah SSC-KHAATUMO & SSC oo Digniin u diray Puntland..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 8

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 4 дня назад +1

    Beelwaynta majeerten aad bay udhibsanaysa eedaynta SSC oga imaanaysa waxayna aad ujecelyihiin in mar un eeda reerkaas ay ka harto oo kala gurasho nadiifa lasameeyo siyaasiga PL dantiisa waxaa ka weyn shrfta beesha maxamed Harti

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 4 дня назад +3

    Saciid dani waa ku qalad inuu reer ssc arimahooda faragaliyo dhulbahantaha jooga buntilaan ha usoo fasaxo ssc raga maxsmuud saleban ee madaxda buntilan kadaaya faragalinta reer tolkiin adinku fasaxa kuwa idinlajooga buntilaanow ssc ayagu ama hawada joogan ama hakala tagaane wallalayalow reerkas eedooda nagareeba

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 4 дня назад

    War farxad leh kkkk

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 4 дня назад

    BEENTA MESHA KALA TAGA RER SSC WAXAY RABAN WANU KU TAGEERAYNA.

  • @quduschenal7479
    @quduschenal7479 4 дня назад

    Nio doodan waa iska dhihide ee nin qabiira keen meesha sida caano geel

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 4 дня назад

    Beenawasiin yaahuudina idimaqado dhexdoodu islahela islayn mayaan habaar waa debed

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 4 дня назад

    Shuukow cinwaan khaldan ayaad isticmaalaysa madaxweynaha ha madax goosan

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 4 дня назад

    Ssc waa falastiin butland iyo somaliland kala jiitaan