Wariye Nuur in mudo ah baad wariye ahayd hadana khibrad ma jirto sxb hal su aal ood xildhibaanka waydiisay oo kuu dhameeyay ma jirto waad dhex ordaysaa qofka markaad waraysanayso waa la dhagaystaa kadinba meelaha aad is leedahay mugdi baa ku jira baa su aalaha laga waydiiyaa mahadsanid
Hadalka badan inta la iska daayo oo xasan waa bareeray ee hala iska dhiciyo maqabo in madaxwayne looguyeero waayo tastuurkii lagu doortay buu qashinka kudaray maslaxana waa diiday
assan shiikh maxamud maahan nin wanaag iyo nin madaxnimadiisa raba inuu somali wax ugu qabto ee wuxuu rabaa inuu reero uga aarsado awoodii dawladnimo si uu u xumeeyo somalida kale waxaanse somali waydiinayaa xassan xagee ayuu rabaa inuu ku nolaado markuu ka degto xukunka waayo hawiye iyo daaroodba way doon doonayaan dibadana kuma noolaan karo iyo dallalka uu hantidii qaranka geeystay waayo somaalidu dal kasta hada way ku noolyihiin xasana xumaan iyo colaad bay u wada hayaane
Kan sow maaha jiiskii axmed madoobe mucaaradi jiray ee mareexaanka la jiri jiray maaha? Subxaanalaaah kan yaa soo hanuuniyay caada qaate weyn waaaye subxaanalaaah 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮?
War weli ma waxaad aaminsan tihiin xamse ayaa reysalwasaare ah weli riyo ayaad ku jirtaan ee magaca kaliya ayaa loo haystaa Ahmedna waa nin ildheer oo garanaya maqaarka lagu soo gaban jubaland iyo axmad nuurba hawaareen
Maa shaa allaah waa nin caqli badan oo daacad ah❤❤❤❤❤❤
Guul jubbaland guuleeyasata guul guul guul ❤️💪❤️💪🔥🌹🔥💪❤️💪❤️🔥🔥🌹❤️💪🔥🌹
Mudane madaxweyne sayid Ahmed daacad guuleeyaso goortii walbaba guuleeyaso goobtii walbaba guuleeyaso guul guul guul guul guul ❤️💪🔥🌹
Team Karaamardha Tv One like❤️
ومن كرات احمد كثيرا ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Guul axmed m.islaam
ومكرو ومكرنا والله خير الماكرين
Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Midnimo maba jirto
Inuu daaqad furo Ayaan rabay yacnihii inaa cabsiino ma axmed ayaa cabsani masskiin
Suaasha ugu horeeyso waa kuma ninka la wareeysanaayo ma ahan siduu u arko shirka baroow
Ninkan Waa dacad runta siduu usheegaayo
Dulmigii ey ku sameeyeen MW Farmajo ayey midhaheedii guranayaan Deni iyo Axmed ومكروا ومكرالله والله خير الماكرين
Farmaajo isagaa stupid ahaa oo xumaa najis ahaa
Adeer axmed shalay asaa soo doortay xasan.maanta illahey ayaa isku saladay.waa mugrimiin labadaba.qabiil iska daa
Bal qiyaas Jubbaland oo 2011kii Aan ahmed Madoobe lohelin sidey u ekan laheed meel 0000 ah
Ninkan waa aqoonyahan walaahi nin rag ah
Wariye Nuur in mudo ah baad wariye ahayd hadana khibrad ma jirto sxb hal su aal ood xildhibaanka waydiisay oo kuu dhameeyay ma jirto waad dhex ordaysaa qofka markaad waraysanayso waa la dhagaystaa kadinba meelaha aad is leedahay mugdi baa ku jira baa su aalaha laga waydiiyaa mahadsanid
Ka nuur maaha
Dad wawen weyo bal aailgoda iyo qabkey udhaqmen firi xitaa haddiiba lasiin lahaa kalsooni ma nocaas bey wax usodhisilahayeen
Dawlada federalka somalia waxaa ka go an in ay qabato jubaland
Juballand ma xero nin leeyahaa war caqliga usoo laabto
Mogadishu ma nin baa leh somaliland ma nin baa leh?
Hadalka badan inta la iska daayo oo xasan waa bareeray ee hala iska dhiciyo maqabo in madaxwayne looguyeero waayo tastuurkii lagu doortay buu qashinka kudaray maslaxana waa diiday
Ogaadeenku markay xabdu bilabato way cararayaan sidaas ayay dhaheen odaygii axmed islaan yaa difaacaya
Kkkkkkkkk waa marked fashilan ten macan jecel
assan shiikh maxamud maahan nin wanaag iyo nin madaxnimadiisa raba inuu somali wax ugu qabto ee wuxuu rabaa inuu reero uga aarsado awoodii dawladnimo si uu u xumeeyo somalida kale
waxaanse somali waydiinayaa xassan xagee ayuu rabaa inuu ku nolaado markuu ka degto xukunka waayo hawiye iyo daaroodba way doon doonayaan dibadana kuma noolaan karo iyo dallalka uu hantidii qaranka geeystay waayo somaalidu dal kasta hada way ku noolyihiin xasana xumaan iyo colaad bay u wada hayaane
Jano magalayee waa dayuus Xamse maalin kasta wax xunun baa magaciisa lagu xumeeyaa daaroodow xasan dhiiqo iyo mooryanta villa somaliya waxay u socdaan waa kismaayo unukaa leh 😂😂😂
Adiga hada mataageero axmad baat isku badasheen
Axmed madoobe waa laga gardaran yahay.xasan baa ka munaafaqsan oo sharcgii ku tuntay, dalkii iyo dadkiiba baa biiyay.
Hogaamiye kooxeed qurmay ayaa tahay
Kaaraamardha TV iska daaya munaafiqiinta dadka soomaaliyeed aad fataalaysaan
Kan sow maaha jiiskii axmed madoobe mucaaradi jiray ee mareexaanka la jiri jiray maaha? Subxaanalaaah kan yaa soo hanuuniyay caada qaate weyn waaaye subxaanalaaah 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮?
Kkkkkkkk
Kaalay adiga ku haay kursiga tuuga
Mashruuca fadaralka ciidankii iyo saraakiishii ayo siyasiyintii isticmshey 2013kii oo mustaqbal Koda kudheshey oo kale baa hadana kasocoto isla Jubbaland tii nasiib daranaa kuwa la is ticmalayo manta uso fiirso barito sidu xalkodu noqon dono
Nimankaan Neutral ma ahan markasta waxay keenaan meesha dad dhinac u hadlaya. Qabiil ayaa qaaday kuwaan iyo axmed madoobe iskagadid. Waxay sheeganayaa inay wariyeyaal yihiin Ethics of Journalism ma ahan in qofka wariyaha ah uu Biased noqdo. Sida iskudhaama