2/2 Waraysi | Taariikhda jabhadaha | Qoraa Xuseen Khaliif Jaamac.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2024

Комментарии • 7

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 День назад +1

    Gal buu dadkiisa usooraacay wajigaa gubay ahlu naar

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 День назад

    Great interview! Ninkaan waa dadkii ka dhiidhiyay dullinimadii dadka iyo dalka kula keceen afweyne iyo doofaartii lasocotay.
    Waxay tuureen distoorkii dalka, waxay dhaceen hantidii shacabka, waxay laayeen culumadii, waxay beddeleen aayadihii quraanka ah, waxay waddanka madaxa u geliyeen shuuciyad aan diin shaqo ku kahayn

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 2 дня назад +2

    Waxan baa lagu leeyhy waa dhaxal reeb maad waydiiso dadkan xabashida U shaqaynayay dadkii aay qabiil ahaanta U laayeen shilaabo ilaa balanble to galdogb

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 День назад +1

    Badownimada waa la wareysanayaa kabahuu labaxay inla duubayo ma oga miyaa

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 День назад +2

    Dhaxel reeb misa been reeb

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 4 часа назад

    SSDF waxay ahayd mooryan oo goobaha ay qabsadeen shacab ka qabiil ahaan u layn jireen.
    Markay cafis kii ku soo galeen dhafoor qiiq noqdeen oo ay ka bilaaben Waqooyi iyo Xamar dagaal qabyaaladaysan.
    Talaabo kasta oo ay qaaden way qaldaned