DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
  • Видео 310
  • Просмотров 436 840

Видео

Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | soojeedin: Garyaqaan Maxamed Axmed.
Просмотров 27116 часов назад
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | soojeedin: Garyaqaan Maxamed Axmed.
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | Soojeedin: Barfsoor Max'uud Max'ed Culusow
Просмотров 61019 часов назад
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | Soojeedin: Barfsoor Max'uud Max'ed Culusow
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | Soojeedin: Barfasoor Cabdiraxmaan Obsiiye.
Просмотров 1,9 тыс.21 час назад
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | Soojeedin: Barfasoor Cabdiraxmaan Obsiiye.
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | Hadaljeedin: Cabdirisaaq Fartaag
Просмотров 540День назад
Shirhawleed looga doodayay MUSUQMAASUQA Luulyo 30, 2024 | Hadaljeedin: Cabdirisaaq Fartaag
4/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
Просмотров 2,9 тыс.14 дней назад
4/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
3/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
3/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
3/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Wayihiisa Waxbarasho iyo Cilmibaariseed.
Просмотров 79921 день назад
3/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Wayihiisa Waxbarasho iyo Cilmibaariseed.
2/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
Просмотров 56921 день назад
2/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
1/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
Просмотров 2 тыс.21 день назад
1/3 Waraysi Dr Yuusuf Cumar Cali | Tababarkii Macallinnimo ee NTEC Lafoole.
2/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdi Axmed Cabdulle ( Waranjaan ).
Просмотров 10121 день назад
2/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdi Axmed Cabdulle ( Waranjaan ).
3/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Просмотров 38228 дней назад
3/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdi Axmed Cabdulle ( Waranjaan ).
Просмотров 1 тыс.28 дней назад
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdi Axmed Cabdulle ( Waranjaan ).
2/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Просмотров 226Месяц назад
2/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
2/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
Просмотров 393Месяц назад
2/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
Qaybta 1aad | Waraysi Badbaadada Dalagyada Beeraha | Dr. Cali Nuur Xuseen iyo Cisman Xaaji Maxamuud.
Просмотров 2,6 тыс.Месяц назад
Qaybta 1aad | Waraysi Badbaadada Dalagyada Beeraha | Dr. Cali Nuur Xuseen iyo Cisman Xaaji Maxamuud.
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
Просмотров 572Месяц назад
1/2 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Cabbaas Axmed ( Gacmagaab ).
1/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Просмотров 594Месяц назад
1/3 waraysi waxbarashada barfasoor cabdishakuur Sheekh Xasan Fiqi & Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan.
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Suldaan Siciid Maxamed Garaase.
Просмотров 3,2 тыс.Месяц назад
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Suldaan Siciid Maxamed Garaase.
Qaybta 1aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Просмотров 2,8 тыс.Месяц назад
Qaybta 1aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Qaybta 2aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Просмотров 733Месяц назад
Qaybta 2aad| Wakaaladdii Muuska iyo Howlihii Fidinta | Waraysi Fogaan-arag | Dr Maxamed Cali Obokar.
Qaybta 3-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
Просмотров 404Месяц назад
Qaybta 3-aad | Doodcilmiyeed Tayada Waxbarashada iyo Imtixaanaadka
3/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi.
Просмотров 258Месяц назад
3/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi.
2/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Просмотров 1 тыс.Месяц назад
2/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
2/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
Просмотров 488Месяц назад
2/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
1/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
Просмотров 478Месяц назад
1/3 | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | ugaas Maxamed Bashiir iyo ugaas Cali Xaashi
1/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Просмотров 3 тыс.Месяц назад
1/2 Waraysi Horumarinta kalluumeysiga | Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
2/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
2/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
1/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
1/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).
Qaybta-4aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan
Просмотров 8792 месяца назад
Qaybta-4aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Xuseen Macallin Iimaan

Комментарии

  • @abdiabass4197
    @abdiabass4197 8 часов назад

    Ma sha Allah The young man is a good leader and above all a tawakul man. What a mentor! Ali bro I have a 500 acre land so far covered 87 acres would like to get some advice please. Kindly connect me to the young man. Bravo Daxal reeb.

  • @Ileeye_
    @Ileeye_ 2 дня назад

    Mahadsanidiin dhaxalreeb

  • @FaaraxCllaahi-g6i
    @FaaraxCllaahi-g6i 6 дней назад

    Ilaahay haku barakeeyo suldaan siciid maxamed garaase

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 6 дней назад

    Dalka Wax weeyn baad tartay❤

  • @MaxamedCusmaan-z3f
    @MaxamedCusmaan-z3f 6 дней назад

    Masha allah. Waad mahadsantahay

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 6 дней назад

    Galbeed waa la xoreeyey Warsaw baa gaagixisay Allah cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo ❤❤❤ ruclips.net/video/CEw6u1BOM_k/видео.htmlsi=K5Nc-uGkL6mXYeKI

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 6 дней назад

    Geesiyaashii Somaliyeed guuleyso adeer Allah cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo ruclips.net/video/CEw6u1BOM_k/видео.htmlsi=K5Nc-uGkL6mXYeKI

  • @orobleh77
    @orobleh77 6 дней назад

    Dowladdi Somalia ee uggu musuqmaasuq badneyd abbad waa dowladda Xassan Shiek. Ka haddla arrintaas

  • @MuadAbdirahman-m5x
    @MuadAbdirahman-m5x 7 дней назад

    Dhalantii wadankaa nahay. Waan kufarax sanahay inaad wixii wadanka dhisaya nosoo gudbiso. 😢

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m 7 дней назад

    Dottorka you are Gred, I am Dr Ali , magacaa Dottore

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 7 дней назад

    Soomalia Ayaad Nala soo gashay layaab ma lihid Oo dee Dahabshiil Khaa'yinul wadan baad u shaqaysaa balse nasiib wanaag warkaagiisi mid nagu socda maaha

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 7 дней назад

    Markuu yiri dawladda Xasan waxay dhanka musuqa ka qabatay wax fiican, ayay iga dhimatay dhegeysigii..

  • @baxdawbulaale254
    @baxdawbulaale254 8 дней назад

    Fiiriya imisaa nin fariid ah Hadii uu fagaare yimaaa anfici lahaa dad Ku qafilan mrel

  • @baxdawbulaale254
    @baxdawbulaale254 8 дней назад

    Walaahi in badsn waxan maanku ku haysy ayuu ninkan sheegayaa

  • @orobleh77
    @orobleh77 8 дней назад

    Adeer waad ku mahadsantahay Presentation. Laakin Xasan Shiek ayaa musuq la dagaalamaayo cid kaa dhageysaneyso waa yartahay. Xasan Shiek waa aabihi musuqa Somalia. Daliil waxaa kuugu filan kala dirka gudigga la dagaalanka musuq.

  • @MaxamudZamzam
    @MaxamudZamzam 8 дней назад

    0:10 0:12

  • @abdifatahmahathussein4253
    @abdifatahmahathussein4253 8 дней назад

    adeer arimaha xuduudka iyo cidamada shisheeye kasoo hadla

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 8 дней назад

    Odayga xaaji aad buu ujoogaa dalka kkk tuug latirsado

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 8 дней назад

    Thanks Noorweey baan ku daawanayaa

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 8 дней назад

    Masha allah waa barnaamij kooban aqoon badana ayku duugan tahay .drku wuu salaamanyahay

  • @xasan4492
    @xasan4492 9 дней назад

    Mansha allah

  • @abdulahinuurelrabaahii8761
    @abdulahinuurelrabaahii8761 9 дней назад

    Waa barnaamij wax ku ool ah aadna u faaido badan mahadsanidin bahda dhaxal reeb iyo professorkaba

  • @GololMudug
    @GololMudug 10 дней назад

    Maasha allaah Allaha idiin barakeeyo DR Baafo mahadsanid

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 10 дней назад

    Abdirizaq ma ogtahay in uu Aahaa Cadaabta ku jira madaama uu dilay Suldanki Beesha Gasaar gude illa hadda Aabaha ma dhiibin Diyadi Ninka oo ahaa sheikha Macallin Cumar kuna dilay Magaalada Luuq Ganaane asago adeegsaday Nin uu ka keenay Dhuusa mareen Ninka oo la yiraahdo Faarax Bari 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ShabibSk-go7ks
    @ShabibSk-go7ks 11 дней назад

    M.a

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 12 дней назад

    Dhanka Waqooyiga Mudug 20 sano beero casriya oo badan ayaa ka jira. Intaan ogahay ilaa 100 beerood ayaana ka jira iyo ka badan. Malaha wuusan ogeyn wllkan Cali daacad.

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 12 дней назад

    Ninka la waraysanaayo xagee laga xiriira. Beer ayaa leyahay fikrado ayaan ka rabaa inaa ka faaido.

  • @mwaranle
    @mwaranle 12 дней назад

    MashaAllah. Waa shaqo aad u fiican. Wa imisa caanaha si maalinle ah loo soo saaro. Waa imisa cabirka beertu ku fadhido. Cawska iyo calafka sidee ayuu u keydiyaa . Qiyaas Intee leeg ayuu ugu talo galay neefka geela ah ee irmaan inuu siiyo maalin kasta

  • @shaakiromar7311
    @shaakiromar7311 12 дней назад

    Cabirka beertu ku fadhido waa immisa

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 13 дней назад

    Wiilkaan Ilaahay ha xafido Waa aqoontii oo qof ah

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 13 дней назад

    Maasha Allah baraka Allah horumar wacan waana ku mahadsantihiin Saad u ilaaliseen nadaafada ganacsigiina waxaana rajeynaa in ay idinku daydaan shirkadaha beeraleyda iyo xoolahaba

  • @fe8445
    @fe8445 13 дней назад

    Maashaa Allah. Waa arin ku dayasho mudan.

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 13 дней назад

    Dhaqaaluhu wuxuu jiraa dhanka xoolaha iyo beeraha laakiin dadku ma arkaan

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 13 дней назад

    Dalkeena ood dhan Dadka hawlahan oo kale wadanka ka wada waa in laso bandhigo oo businesskooda la kobciyo si wadankoo dhan uga boxo gaajada iyo shaqo la'aanta.

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 14 дней назад

    Ilahay ha idin barakeyo caqli labo ma ahan waa kan ninkaan dhalinyaraada ah ku jiraa.

  • @nabaddoon210
    @nabaddoon210 14 дней назад

    Allah ha barakeeyo xarunta dhaxal reeb

  • @zackkasim3289
    @zackkasim3289 14 дней назад

    Masha a

  • @HassanAliMohamud
    @HassanAliMohamud 14 дней назад

    Mashallah

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 14 дней назад

    Mahadsanid Prof Baffo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudabdinur
    @mohamudabdinur 14 дней назад

    Dalka Jordan, magaalada Comaan baan tegey 2000kii, suqa magaaladaas oo aan tegey, mise waxaa la naadinayaa Somsli Banaana, Somali Banaana, Soomaali Banaana. Mooskay gadayeen ayaa lagu xaysysiinsyaa Somali Banaana. Waa gatay. Moosku keenniba ma ahayn oo macaankii mooska Somaliya ma lahayn. Aad nasn msrkaa uhu farxay inaan ogaadey meeshii Mooska Soomaaliya uu gaarey. Dhanka kale meeshay nagatiil markaad waxay ahayd "aan ooyee albaabka ii xira"

  • @AlimohamedAli-ex8yg
    @AlimohamedAli-ex8yg 14 дней назад

    Masha Allah great people Allah ha idiin barakeeyo ganacsigiina

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 19 дней назад

    Good interview well done

  • @mssdagan-c5r
    @mssdagan-c5r 20 дней назад

    Markaan video gan daawaday waxaa iisoo baxday waxaano dhibaataa waxaa keentay hal mid aan labo ahyn: 1: arinkaas waxaa weeye waxaa khaldan ujeedada ay maammulayaashu schoolka u aasaaseen iyo ujeedada uu macalinku arday wax u barayo Waxaan ukala qaadaya ujeedada saxda ah ee la rabay & iyo ujeedada ay ku shaqeeyaan 1: ujeedada ay wax u baraan waxa weeye inay lacag helaan ma ahan inay ardayga u faaideeyaan cilmi waa sida xaqiiqada ah. 2: ujeedada saxda ah ee la rabay in ay maamulayaasha iyo macalimiintu wax u baraan ardayda waa : in ay niyadooda ku jirto in ay ardayga u faaideeyaan cilmi si naftooda iyo Dalkooda iyo diintooda u anfacaan ayagoo lacagtoodana helaya lkn ujeedka ugu wayn aysan ka dhigin lacag Hadii ujeedkoodu lacag noqdo waxanoo dhibaata ah ayaa kasoo baxaysa

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 21 день назад

    Masha allah raggan oo kale ayuu dalkeena iyo dadkeenu ubaahanyihiin khibradooda ,taladoodaba cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad ayaan ugu ducaynayaa

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 21 день назад

    Waxaan jeclan lahaa in sulaymaan abdi iid markalr nosoo celisaa wa markii labaad aan ku ceshto muuqalada oodhan anoo hada rabaa inaan bussiness abuurto, alloow igu guuleey, hereri hanoo raadiyo markale sulaymaan, dhaxalreeb mahadsanidin

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 22 дня назад

    Maashaa Allaaah.

  • @abdikadirmohammed9388
    @abdikadirmohammed9388 23 дня назад

    Waa barnaamij wax gal ah oo aan wax badan ka faaiday , sida in aqootu ay tahay udub dhaxaadkka wadan kastaa . Waxaan ka mid ahaa ardaydaydii nasiib xumada ay ku dhacaday ee wadanka dhibaato iyo colaad galay inagoo waxbarasha ku jira .

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 23 дня назад

    Mansha ALLAAH dr.

  • @abdiazizmaygaag
    @abdiazizmaygaag 24 дня назад

    Runtii waa waraysi qiima badan in dadka wax galka ah taariikh laga reebo. Mahadsanidiin Kooxda Dhaxalreeb.

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 25 дней назад

    Talo aad u qiimo bdan iyo Runta aala wadanka insha allah wa badaleen masuul