Ganacsatada waaweyn ee dalka maxaa loogu baaqiwaayay in ay maalgashadaan ama xitaa shicibka loo furo shirkado yaryar oo maalgashigiisa furan yahoo dowladana ay ku yeelato 40%?
*Waa cajiib in shikad kaluumeysi shati lagu siiyo in ay baddaas siday doonto uga kaluumeysato sanad dhan iyadoo laga qaadayoo kaliya 130 kun. Chinese-ku way xaalufinayaan baddaas.* Isagan xittaa oo sidaas u la socda, wax uu qabtay oon ka ahyn shirar baan ka qeybgalay ma jiraan.
Dr.Abdirahman Noolow!
That is a great information’ mr Mohammed l know him. He is great man
Wasiirkii hore allah yaxfadak
*Cajiib*
Thailand waxay si sharci darro ah u samaysay kalluunkii Laas-Qoray, kalluun qudha ma xadine xataa magacii warshadda kalluunka soomaaliyeed ayay isticmaaleen, isagoo qacado ah oo magaca Laas-Qoray ku qoran bay adduunka u iib geeyaan dawladda somalia wax haka qaato.
Usa ayaa la keenaa
Ganacsatada waaweyn ee dalka maxaa loogu baaqiwaayay in ay maalgashadaan ama xitaa shicibka loo furo shirkado yaryar oo maalgashigiisa furan yahoo dowladana ay ku yeelato 40%?
*Waa cajiib in shikad kaluumeysi shati lagu siiyo in ay baddaas siday doonto uga kaluumeysato sanad dhan iyadoo laga qaadayoo kaliya 130 kun. Chinese-ku way xaalufinayaan baddaas.*
Isagan xittaa oo sidaas u la socda, wax uu qabtay oon ka ahyn shirar baan ka qeybgalay ma jiraan.
Barnaamijyada dhaxalreeb kama dhargo inaan ka kororsado waayo aragnimada
waxaa somalih sidah u gumeyay waa mafiyo iyo moryan kah talisah xamar hargaysah garoweh kismayoh from 1991 to 2024 ilah hadanah mafiyadah iyo moryantah bah u dowladaynaysah somali waxaa dhicmadah talah somalih waxaa bobay waa shisheyeh iyo mafiyoh iyo moryan u shaqeyah kuwah xalaneh fadhiyah
Diinta islaamka maxaad ka baratay?Qur’aanka,Axaadiista’Tafsiirka’salaaddu makuu saxantahay
Macallin’sheekh,mujtahid,mufti,Callaamah,kwaasi waa shahaadooyinka islaamka
Waxaas oo dhan waxa ka fiican inaad barato xirfad aad ku shaqaysato. Iyo cilmiga dalkaagu u baahnayahay inuu dhibkaan uga boxo.
Geelee awoowo isakgana
Ka sheeke , imisa billions $ .?