Kaftanka Siyaasada 178 oo aad u xiiso badan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Kaftanka Siyaasada 178 oo aad u xiiso badan.

Комментарии • 213

  • @lipaaxaangaban3132
    @lipaaxaangaban3132 5 лет назад +2

    harare xariif hadal Rabbi u dhameeyay weeye, taageere fiican ayaan kuu ahay mudane.

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 лет назад +10

    9jeer baan shaly searching iri hore usocda at two legend

  • @abdiazizaweys7340
    @abdiazizaweys7340 5 лет назад +14

    Walle meeshaan sir badan baa laga bixiyaa. Dadka Soomaaliyeed haku xirnaadaan. TV yada iyo idaacadaha wax aan laga sheegin karin bey sheegaan. Hore usocda Ali iyo Yaasiin.

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 5 лет назад +1

    Allah ha u naxariiste cabdiraxamn axmed cali tuur ubad kamuu tagin

  • @wasamehmahmoud5658
    @wasamehmahmoud5658 5 лет назад

    Xaraare mahadsanid waad asiibtay muuse baloodh

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 5 лет назад +20

    Yaasiin ducaale iyo cali xaraare labo lagend oo aan aad ugu xirnahay

  • @samataridiris54
    @samataridiris54 5 лет назад +2

    Yasiin cajiib wallahi waad dhidaa barnaamijka keep going👍

  • @abdiwaxidshekhcumar9763
    @abdiwaxidshekhcumar9763 5 лет назад

    Muuse biixi hadu ku yiri ganacsatada hargeisa axmad yare ogaada ALI HARAARE ADIGUNA WAXAD NALEDAHAY INTISAAR OGAADA THNKS

  • @adoondiallayaarabinoonaari3414
    @adoondiallayaarabinoonaari3414 5 лет назад

    Subxanlah Allow nogargaar xukumad KU dhacaysaa waa cuuqubo iyo dulmi ninba waa mar e mus makulakortey

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 5 лет назад +5

    Xaqiiqda Waa wXan kugu jecelahay Ali xaraarow 🙏🌹

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 5 лет назад +10

    Laba nin oo macquul ah,wad ku mahadsan tihiin wararka xaqiiqda kusaleysan ee aad nala share gareysaan.

  • @shariifoahmed4590
    @shariifoahmed4590 5 лет назад +2

    Ali iyo yasiinow ninkaan Iman gumeed baa Helay sidii jiliciibu marada u galay

  • @abdiqaniusman7267
    @abdiqaniusman7267 5 лет назад

    Shaqo wacan bahda barnaamijka kaftanka siyasada.

  • @moktarh5813
    @moktarh5813 5 лет назад +1

    Xaasidnimadu waa cudur aliyow allah haku caafiyo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 лет назад +1

    Viva kaftanka siyaasada

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 5 лет назад +2

    Guuuul xaraare

  • @ahmedabdi7580
    @ahmedabdi7580 5 лет назад

    Talo waxan idin odhan lahaa barmaamijka timekiisa soogaabiya 46 min dadku way kucaajisayan waxa ugu fiicn 20daqiiqo mahadsanidin

  • @princesakihashi8255
    @princesakihashi8255 5 лет назад

    waan ku salamayaa cali xaraare iyo sxb kii lawada barnijka qosalka badan

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 5 лет назад +5

    SOMAALI YEEY CARBTU WAA CADAWGA ISLAAMKA EE ISKA QABTA UDIIDA DALKEENA

  • @AdamAdam-ps8bo
    @AdamAdam-ps8bo 5 лет назад +5

    labo nin oo macquul ah oona ka hadla runta waana mahad santihiin Ali harare iyo yasiin ducaale.

  • @ayansidow4
    @ayansidow4 5 лет назад

    Yaasiin qoslaaye kkkk iyo Cali xaraaro. Noo daaya. M.muse bixi Baloodh

  • @dahirmohamud220
    @dahirmohamud220 5 лет назад +1

    Aaran jaan Ma 'ahee Waa ARI Jaan Nin Dalkiisii Dulaaaya Oo Carab Qamiiska U' Mayraya

  • @somalisomali5161
    @somalisomali5161 5 лет назад +1

    Good maanta qaybtaa qareenka iyo ilaalinta xeerarka wa ku mahadsan tahay

  • @abdiwahabhusein8513
    @abdiwahabhusein8513 5 лет назад +2

    👍

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 5 лет назад +3

    xaraare m.weyne farmaajo afkaaga hakutaagin allha ayaakaraameye

    • @ibrahimyarecabdi1589
      @ibrahimyarecabdi1589 5 лет назад

      Farmajo maha mala ig laso diray qalad kisa in la shego ceb maha wana sharci in madax da qalad koda la shega

    • @amiinxirsi6105
      @amiinxirsi6105 5 лет назад

      Farmajo malaa ik maaha waa futo ku xaare.

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 5 лет назад +1

    waad mahadsantihin

  • @garaad.m.qaalib767
    @garaad.m.qaalib767 5 лет назад +1

    Asc ali xaraare warkaagu mid aad uhufan waana takeen tay inaan joogteeyo

  • @SammarMedia
    @SammarMedia 5 лет назад

    Isku dir cad iyo Puntland neceyb SubhanAllah

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 5 лет назад +2

    Ciil weynaa reer sanaag waa in ay ku jiahaadaan kuwaas iyo dowlad ku sheegta puntland, reer sanag indhaha Fura.

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 лет назад +1

    Wariye cali xaraare iyo yasin thnk you so much and well done 👍 reer p/land iyo rer maakhir shacabka ku nool ba leh lahaandona shaqsiyad dano gaadh ah leh qayradkooda ma iibsan karan inasha allaah caqliga salimka shaqayn cada qaate miskina ah ciidisa uu iibsanyu ka hoos marin

    • @fatimasahl3308
      @fatimasahl3308 5 лет назад +1

      ABDIAIZ ISSE كلامك صح احنا اخوه والسياسه مابتفرقنا

    • @abdiaizisse113
      @abdiaizisse113 5 лет назад +1

      Fatima Sahl I am sorry I didn’t speak Arabic 😂😂😂 do you speak somali or English 😁😁

  • @iftiinkabariga5129
    @iftiinkabariga5129 5 лет назад

    Reer sanaag waa in ay maamul sameystan waan hubaa in ay horumar gaadhayan haday sameystan

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 5 лет назад +2

    Carabtu waa cadowga 1aad ee somalida

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 5 лет назад +1

    mashaa allah Awil iyo xaskisa masha allah so barbar eedo.

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 5 лет назад +1

    ali xaraare voice of voicless

  • @ahmedabdiomar9309
    @ahmedabdiomar9309 5 лет назад

    Waa baraamij aan aad uxiiseeyo

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 5 лет назад

    Anigu 4 jago baan hargaysa ku leeyahay maalin dhoweed baa kuwa doowlad isku sheegu e weediyen shacigaga iyo waraaqi cashuurta waxaay islahayen kumurma laakin waan kabaacsaday

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 5 лет назад +6

    WAAD MADSANTIHII WALAALA YAAL UMADAAN U QEYLADHAANSHA OO HA BANAAN BEXEEN WAA JIHAAD IN LALA GALAA DABADHILIF YADA DALKA IIBSANAAYO

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 5 лет назад +2

    Khayre iyo farmaajo baa Dani ka,xanaajiyey

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 5 лет назад +4

    Waa dhab dee ina Ader puntland 1978na xamar baa laga ciilay mantana xamar baa doonaysa inay na ciishoo waliba waa wiill iyo Aderkiis wllhi banay taassi dhacayn

    • @puntishboy4682
      @puntishboy4682 5 лет назад

      @Saida Hagi Codka zxp ina Adertinimo meesha ma taal adinkana caqliga waxaa idin ka galay wax layyiraahdo Daarood warr Daarood isma yaqaan ismana tirsado ee iyagaa dad isugu neceb taas ogow

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 5 лет назад +1

      Waaaaaw ASC somali maxamed waa aniga dalka Australian salaan sare

    • @elmiiyasiin3244
      @elmiiyasiin3244 5 лет назад

      Puntish Boy wallaal Horta marka hore Illaahey caafimaad taama Cuqdad aadan waxba ka qaban karin baa ku haysa

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 года назад

    CALI XARAARE AMIIN ARTZ VIDEOAH😂

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 5 лет назад +5

    Ilahay aran jaan hanaga qabto

  • @saadochannel3316
    @saadochannel3316 3 года назад

    Kolom de auto is een beetje te laat is het mogelijk om het te druk met werk

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 5 лет назад

    Waxaan garan la ahey waxey jaamacada carabta ugu jiraan?

  • @cabdishakuurbinahmedcba5055
    @cabdishakuurbinahmedcba5055 5 лет назад +2

    Barnaamijku inuu xasaasi yahay sawirka barnamijka ka garty wejiga yaasiin

  • @ahmetyazin5489
    @ahmetyazin5489 5 лет назад

    Barnaamijkan wan ku taxany wllhi, wa qosol iyo xaqiiqa

  • @maxamadcabdikarin1762
    @maxamadcabdikarin1762 5 лет назад

    Cali xaarare waa run shaag

  • @rashidmohamed4524
    @rashidmohamed4524 5 лет назад +2

    Gorgorkii Dhulka Ayaa Bilaabay😂.

  • @umarayaan70
    @umarayaan70 5 лет назад +2

    Somalida waxaan ka baqaa ayagoo isku mashquulsana iney dunida LA laabo dadkeyga iyo dalkeyga ilahey sidaan ha u dhaamo oo dantooda Allah tuso

  • @umeymasheikh250
    @umeymasheikh250 5 лет назад +2

    Dad xanunsan

  • @sidowqaasim9335
    @sidowqaasim9335 5 лет назад +3

    Ali haraare
    Sxbow siyaasi weyn baa noqotay xaqiiqda

  • @maxamed9673
    @maxamed9673 5 лет назад +1

    Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland waa in uusan u noqon nacamleeye Madexweyne ee uu la xisaabtamaa xukuumada waana taas howsha loo igmaday.

  • @aijama40
    @aijama40 5 лет назад +1

    Macdantii Baran miyaa loo soo jeestay. Dadku deegaanka ha iska qabteen waxii dhib u keenaya.

  • @sakiqarboshe7901
    @sakiqarboshe7901 4 года назад

    Tamamdhadi madaxwynaha

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki 5 лет назад +3

    Subscribe ta ku qabo hadaad. Warbixino caafimaad doonayso Wll.

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 5 лет назад +1

    Aaran jaanka dadka wareeriyey mexey ahaayeen ma kuwa gabdhaha kufsadabaa waa yaabe

  • @hanadwarsame2909
    @hanadwarsame2909 4 года назад

    Hhh

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 5 лет назад

    Ilaa hada mafahanseni dhulka somaliya yaa iska leh ma adiga isaga iyada idinka anaga aniga waa yaa banahay waxaa saxiixay isaga Beel daaje islaan ugaas boqor suldaan malaaq kuwa kaloo badan ma maantaan maqlayaa macdan ayaan ka guranayaa dhulkaaga adna qaado 100$ war dhulkaan yaaleh war adigaa leh kan ku agfadhiyaa anigaa leh war kaca oo dhiidhiya soomaaliyey puntland maqerland iyo wixii rabo ha leydin dhehee Allah idin hanuuniyo dhamaan teen INA TUSO DHULKAAN IN AAD IDINKA LEE DIHIIN

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 года назад

    Bal eeg tobankun
    Muu wadanka ugashaqeesto
    Jaahilnimo qaxooti ugu iibsaneesaa xoolo

  • @falisabdulahi1736
    @falisabdulahi1736 5 лет назад +1

    Farmaajo waa in laga danbeyaa waa madax weenaha dalka dhan oo xasaanadii dalkuu hayaa

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 5 лет назад

    37:20 KINE MASTAR AYA LAGU EDITO GAREEYEY WALIBA TRAIL AH WAR MAXAA DHACAY ODAYAASHA WAY KA DHACDAY MAY KA REEBAAN MISE WAA IYADA

  • @robleaxmad6048
    @robleaxmad6048 5 лет назад

    Taniafsoomaali mataqaane wakhti hanagasiin brnaamijyakale uraadi hadalkeeda waankucaajisnee

  • @hamzaibrahimofficial7037
    @hamzaibrahimofficial7037 5 лет назад

    Anaaba ka mid ah wasii baa 5000 iga siitay viisahas ciil ba iga haya lacagtas sidaan ku shaqeyay iyo sida fudud ni kas iga qaaty isma lahan

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 5 лет назад +2

    الحق حق إن عرفته انه حق . لقد ابلغة

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 5 лет назад +3

    Switzerland 🇨🇭 wxaweyi gabadhu 16 markay gaadho haday ogol kaatahay waa caadi 😂😂😂

  • @mohammadzakariaosman9481
    @mohammadzakariaosman9481 5 лет назад +1

    Fiiri markuu magaca buntilaans sheegayo camon xaraare

  • @fathi6335
    @fathi6335 5 лет назад +1

    Tamaadhadii madaxweynaha kkkk

  • @dubadrage3112
    @dubadrage3112 5 лет назад

    Haye xageey lagarbaashaa

  • @iamrefugee6994
    @iamrefugee6994 5 лет назад +2

    Maka roofankii xagee looga soo qaday banaanka

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 5 лет назад

    Dani waa khaain wuxuu khiyaanay reer boosaaso oo uu imaarat kaxaraashay

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 5 лет назад

    War dalka yaa leh layska guranayo 😥😥😥

  • @martinmawlid779
    @martinmawlid779 5 лет назад +4

    Warka Cali XARARE milixdisu waa somaliland 😂😂😂

  • @fsom8402
    @fsom8402 5 лет назад +1

    Shekadaa wuxuu muuse ka qaatay ismaciil cumar geele inuu gancstada ku qabsado

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 5 лет назад +2

    Makarafoonkii buu latagay 😂😂😂😂😂
    Oo dibada looga sooqaaday 😂😂😂😂😂 Cali xaraare beerkuu icadeeyey

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 лет назад

    WARLABE AMERICAN TV IYO NUUX CUMAR AMERICAN TV LAUREL AND HARDY

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 5 лет назад +2

    Qofkii 3 aad ahay somalay

  • @abdirashiidali2193
    @abdirashiidali2193 5 лет назад

    Maxaa lagu sameynayaa naagti will 18 kayar guursato

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 лет назад

      Waa kufsi baa lagu qaadaya oo jeelka liinta ku cabi

  • @afro-nordicvoice7105
    @afro-nordicvoice7105 5 лет назад

    Caliyow channel kaaga hagaaji dee wxani oo advertising ah 5 minutes xidhiidha lama daawan karoba.

  • @qarantoosiye1002
    @qarantoosiye1002 5 лет назад

    Kkk

  • @snowwolf6355
    @snowwolf6355 5 лет назад

    Wan qosley walahi Cali weey Martin baryahen

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 5 лет назад +4

    MARKAAD KAHADASHO CADAWGA NA BOOBAAYO CALOOSHAA I HURTA WAAYOO DADKEENU WAA DOQOMO IYAGA UMBAA CADAW ISKU AH OO MAGARANKARASN XAASIDIINTA CARABTA OO CADAWGA SOMAALI EYED AH YAAAAA RABI CARABTA INAGA QABO IYO INTII NABOOBEYSA

    • @fartuunabdalle6849
      @fartuunabdalle6849 5 лет назад

      jees wano wll wa sax. dadka. somalida. ayagaba xasid. isku ah. hadan. dhalinyarada. nahy. mamuladan. wan ku dulmanahy

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 5 лет назад

    Muuse biixi iyo qoyskiisu masakintay ku tunteen

  • @mohamedali-kh7pd
    @mohamedali-kh7pd 5 лет назад

    anagu madax wayne dani ban dooranaye aaran jaan manan dooran

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 5 лет назад +2

    CARAB IYO CADAAWO WAA MAAH MAAH SOMALIYEED WAA CADAWGEENA KOOWAAD

  • @ahmedsakaria4197
    @ahmedsakaria4197 5 лет назад

    Rag wax badan sheega

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkkkk tamaadhadii madaxwayneha kuluhaa

  • @looliye
    @looliye 5 лет назад +1

    CAJAA'IB waar horta yaasiin muxuu isu nasaqaa yaab mise wey uugu talagalaan

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 5 лет назад

    Nin dad laayey ayey somalidu ubax ku dul daadiyaan oo ay maamul u dhiibtaan oo na hogaami yidhaahdan sida muuse biixi

  • @bashebashka6665
    @bashebashka6665 5 лет назад

    yaasiin ilaa dhalashooyinkiibuu ku qoslayaa

  • @mohammadzakariaosman9481
    @mohammadzakariaosman9481 5 лет назад

    Hadii aan kuu sheego faroole waxa loo sheegayaa pudlaan ayuu sheegaa ma nihin Ee waxaan nahay puntulaand ayaan u sheegayaa no 7 taa ayaan u sheegayaa reer butulaand dina waxaxaan u sheegayaa magaca uu khalday oo ah pudlaan u sheega in magagacaas faroole ku saabsan in magaca shanta gobol Oøll ah puntilaans la wada ilaaliyo oonla ilaalin tan faroole oo ah putulaansd

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 5 лет назад +2

    Ani barnamujka waxa udaawadaa Yasin Ducale sonkorbuu kudaraa

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 лет назад

    Kaaaaaaaaaaasna wuxuuu ahaa
    Cali Xaraare, oo reerkiisa Afhayeen unoqday
    Axmed Madooooobe kalalmado
    Qabyaalad Xanuun badanaa
    Gudoomiyaha Baarlamaanka
    puntland Xilka waalaga qaadayaa

  • @farahmali1638
    @farahmali1638 5 лет назад

    baryahaan dhalin yarada dhaqan celin ayaa loo keena africa sida aan ku maqlay, madaxweynaha xataa maa dhaqan celin loo geeyo nin xanaaqay qaran ma noqdee ama madaxweyne maa la geeyo NAIJERIA ABUJA

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад

    Walle beenmahan inay Xanuunsanyihiin dad Dalkoodi lagu kari waayey, Yahuu

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 5 лет назад +3

    Maybe his blood pressure is to high

  • @abukids2176
    @abukids2176 5 лет назад +1

    Kornel caaro halataageero hadarabtaan sharaftiina.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 5 лет назад

    Dhagar qabe muuse biixi oo 2000 oo qof dilay ayaa maamul loo dhiibtay.hanti iyo dhul uu boobaa waxba lama ah

  • @siraajmediatv
    @siraajmediatv 5 лет назад +1

    Saxaabta subscribe ii sara

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 5 лет назад +4

    Hhhhh somaliand gorgorkii cirkiyo kii dhulkaa isku raacay

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 лет назад

    😄😄😄😄😄😄

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 5 лет назад

    Geedka timiirka nogneer miya ku rakiban wan yabee reer pudlan aqonyankiina wakaa sidas u hadlayo