Kaftanka Siyaasadda 392 oo aad u xiiso badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Kaftanka Siyaasadda 392 oo aad u xiiso badan

Комментарии • 204

  • @abukerjowhari642
    @abukerjowhari642 Год назад +7

    2018 ilaa iyo maanta
    Cali haraare waan kugu xiranahay sxb barnaamij aan dhamaysto oo aan wakhti siiyana kaftanka siyaasada ayaa jira mahadsanid cali iyo sxbkii🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SaidSaid-de4lb
    @SaidSaid-de4lb Год назад +4

    Aliyow xayesinta guryah waan ka xaqah waayo somalia lama dhisaye wa wadan shisheeye

  • @krazyville
    @krazyville Год назад +1

    Ali Harare iyo Bardri foodcade legends runta wax kasta ka sheega 👌🏾👍🏾 💯

    • @ugaasduceysane4442
      @ugaasduceysane4442 Год назад

      Hereri iyo saxiib kii waa laluush raadis balse dowladaan waa dowlada somaliyeed laluush Hereri iyo saxibadiis iyo dhamaan baraa cayayaanka loo joojin mahayo sababtoo ah munafiqin yaa dagal lagula jiraa xabad wataan nin af wata a hadalkiisa daa horaybaa loo Socon mamul uuw madweyne ka yahay mundane muuse yalaxowna waa ladhisi insha allah cid danbana muqdisho nin borsa faruqa la yimid kuma dhibayo by ugas duceysan ( XORDEDE)

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +4

    viva ssc viva daraawiish power
    viva laaaaska caaanaha
    khatumo state of somalia
    muse bixi handaraap iyo heego hoog allaaa baday

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +2

    viva somalia American tv
    goood jop

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Год назад +2

    Caliyow waziirka sland ayaan ku qoslay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Год назад +1

    Ciid Mubaarak wariye sare Cali xarare iyo Badri

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Год назад +4

    Ali haraare oo qoslaaya manta ii kow ah
    Aadan gare score ayaa u yaala

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Год назад

    Cali legend sare

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Год назад +1

    Somali american tv waan niwataa runtii 😇🤝🙏 keep going

  • @shideyare3062
    @shideyare3062 Год назад +1

    Thanks ustaad cali xaraare

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +1

    Eid mubaarak

  • @garaadilkacase8621
    @garaadilkacase8621 Год назад +3

    Ciiid mubaarak yaaa Cale haraare iyo badri 🎉

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 Год назад +2

    Cali Xarare iyo Badri yusuf Barnamika kaftanka siyasada xalqadii ( 392 )tv

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +1

    maa shaa allaahruntaa sheegtay mahadsanid😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamednurhussein5696
    @mohamednurhussein5696 Год назад

    Cali waa waashay qeyr kama shaqeeyo bal warkiisa dhagaysta

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Год назад +3

    Waad salaamantihiin dhamaan asxaabta sharafta leh meelkasta ood joogtaanba baryahan kaftanka caloolxumo badan ayaan ka qaadaa walaahi😢😢😢😢😢

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +2

    halkan waxaan kà salaamayaa caaaqil sanyare darwiish caaqilka 5ta somaliyed abti yaxfadakalllaah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Год назад

    Eid Mubarak ali xarare & badri

  • @farxiyoaxmed5954
    @farxiyoaxmed5954 Год назад +1

    Saruur sheekhaal murursade

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +1

    Subxaana Allah. Allahayoow nabad iyo Nasteexo

  • @WalkerAli-xn9cq
    @WalkerAli-xn9cq Год назад +3

    Wlhi ilaa imika waxaan la yabanay dadka donaya in cad ceeda ay gacantooda ku qariyaan . Subxanallah allow noo gar gear

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад

    You are the legend

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 Год назад

    Waa cilmiga ina cumar geelle

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +1

    Allah save all somalia

  • @awisaed-dl7my
    @awisaed-dl7my Год назад

    geeeeeeeeesi nimo geeeeeeeesi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bedermohamed5030
    @bedermohamed5030 Год назад +2

    Eid muparak Marka hore cali Harare
    Nio lajend ayatahay runtana kamagabatid
    Waxaatahay nin somaali baraarujiya hady noqoto dhaqan iyo waxwalboo dabar go aaya lph kepgoin

  • @washar2498
    @washar2498 Год назад +1

    waa Cumar al bashiir..

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 Год назад

    Rufiyaan walhi hawiye naceeb

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад +2

    waa mel moryan iyo mafiyoh dowlad kah tahay

  • @nimo3724
    @nimo3724 Год назад +3

    Ciid wanaagsan walaalayaal. Waxaan kula taking lahaa dumar kaligood ilmaha lasoo aadayo meelaha aadka loogu badan yahay ciida kahor qof diyaarso kula kaxeeya hadii kale meel aad ku hanan karto ilmaha u kaxee sida ice-skating or bowling activities not only intaan but look many different activities as you can before ciidaha please gaarsii fariintaan dumarka ku dhiban ilmaha maalmaha ciida
    Thanks

  • @husseinabdi1159
    @husseinabdi1159 Год назад

    calow YAASIIN xaguu ka dhacay isagaa barnaamijka shidijiree?

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 Год назад +2

    Haddaan ku seexanayaa anigoo dhagaysanaaya kaftanka Siyaasadda. Dawo kale ma lihi aan ahayn kaftanka siyaasadda. Laakiin waayadan dambe maxkamadda Cali Harare dhinac bay u janjeedhaa qushi.

  • @adammohamed652
    @adammohamed652 Год назад +1

    Wcs ww Ciid Mubarak Ali iyo Badri

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 Год назад +1

    Naaguhu iyaa gaan rabin Aabayaasha

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 Год назад

    Jabuuti

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +1

    صل الله عليه وسلم
    عيذ مبارك جميع
    سلامات ياالصومال
    سلامات السوذان شقيقه

  • @NuradinMohamed_
    @NuradinMohamed_ Год назад +5

    Caloow Daa'uud Gadhwayne weeyaan magaciisu😂😅

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Год назад +2

    Cali xaraare arinka R/W Xamse cali barre ayaa miiska saaran ee maad ka hadashid xildhibaan majeerteen ee muqdisho jooga ayaa mooshin kakeenay

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Год назад

    Baranmujkii nala sheeksta noos daaya😊

  • @joe-wc1je
    @joe-wc1je Год назад +2

    Eid Mubarak
    Waxaan rabaa in aa Somali la hadlo iyo dhibta sool ka tagan

  • @sayidalisayid1169
    @sayidalisayid1169 Год назад +1

    Well come Ali Siyasada

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад +1

    Meesha mooryaanbaa ku habsatay

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 Год назад

    Magaciisu Waa DAAUUD GADHWEYNE

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Год назад +1

    MADALE ASIGA QAMRADA KANINIGA JAADKA ALL DOWLADA KENTA WAA INTAN TUUG LAGU DHIHIN DHEH TUUG MADALE WAA DANBILE WAA DAWANAY VIDIO XASSAN QABYO VILA MORYAN BYYY SOMALIA 🇸🇴

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Год назад +2

    DULMIGA SOMALIA 🇸🇴 KAJIRO WAXAAN U MALEYN IN LOO HALAAGO

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 Год назад +1

    Ali harare K Siyasada 392 codka lama maqlo CID MUBARAK

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 Год назад +10

    Hi Sir Ali
    Eid Mubarak
    Well done in exposing the rotten apples .
    Madalle is practicing hard to be Baba Doc , Idi Amin, and Mobuto Sese Seko put together .
    That is a herculean task on his shoulder. Good luck with your endeavors.

    • @faadumocumar1754
      @faadumocumar1754 Год назад

      😅🎉😮waa

    • @abukarmalay1812
      @abukarmalay1812 Год назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Год назад +1

    Asc Cali xaraarow Yaasiin ducaale mxaaa ku nacday???

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 Год назад +1

    Ali xarare codkagu waa dacif

  • @abdirahmanmohamed8388
    @abdirahmanmohamed8388 Год назад

    Fadlan Yasin ducale so celi waa i miss him so much wlhi

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 Год назад

    Baraha cayayaanka 5 sano yaanu aqrosaneynay ee sheeko kale oo xiisa leh noo keena hadaladii SIRTA MEDIA WAAYE HOWSHAAD WADAANE

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 Год назад

    Video waa isi sar ee howshiina wata

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Год назад

    Sual ?
    Ali xarare
    Barnamijka oo socda waxa so dhex galin iidheh an xagiina aheyn ama somali aheyn no fah fahi ma idinka mise wa qolo burcad ah ??
    Mahadsanid

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 Год назад +1

    Asc brothers. Ciid Mubarak

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Год назад +3

    Rule of jungle

  • @saidabdidaoud3388
    @saidabdidaoud3388 Год назад

    Saxiix

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Год назад +1

    Daauud gadhwayne weeye

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 Год назад

    Hadan anaa waraaq u qoraya sii daaya dhahaya markan siiyo mush qaryada waraqda

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Год назад

    Codkiina aad buu u hooseeyaa

  • @abdikarimabdi7168
    @abdikarimabdi7168 Год назад

    Qabiileeste Cali xaraare nosheeg qaladkii farmaajo

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Asc

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Год назад

    CALI DAAROODYAHAN.

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 Год назад +1

    Man ra'a minium fal yughayir boyadihi.
    Gacanta dabadeed jeelka hala dhigo

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 Год назад

    Omar al-Bashir not Hassan al-Bashir
    Former President of Sudan,fadlan magaca iska saxa,and keep up the good work.🙏👍

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 Год назад +1

    da uud gaadhweneh

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 Год назад +2

    Daawuud gadhwayne dheh cali harre 😅😅😅😅

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +5

    Thanks for sharing with us brothers 🙏

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Год назад +2

    Haweenkaa ciyaalka la dhiban waqtiyada ciida oo dad kiraystaan ufcn caruurta la ilaasha waqtiga madadaalada

  • @FiDhin_1
    @FiDhin_1 Год назад +1

    Alilow amerikada ad joogto sowta malin walba police dadka ay kudilaan,isagu wuuba u leeyey ee

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Год назад +1

    Muqdisho wax dowlad ah kama jirto

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse Год назад +1

    Cali madaxweynaha hore ee Sudan 🇸🇩 waxaa la dheh jiray Cumar Albashiir ee ma ahan xasan al Bashir 😅

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Год назад

    Somalia's Maka dhisayaan kenya madoonaynee

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Год назад +2

    CALOOW HAWEENKII RESTRAIN ORDER BEY POLICE KASO QAATEEN. XITA MA BOOQAN KARTID CARURTADA. HAWWENKA WEEYE THE FIRST PROBLEM

  • @omarabdi1631
    @omarabdi1631 Год назад

    omar abdi acw somali american tv ali harare

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 Год назад +2

    Ciid mubarak bahda somalie American 📺♥️

  • @rizzoali8912
    @rizzoali8912 Год назад +1

    Toloow Ali Harare goormuu I waraysan doonaa

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Год назад +2

    Saaxiibayaalow Culusow Dabakaayada macmacaanka lagugado haloodaayo waxoggaa😂
    Culusow! Halkaa kawad sheekada😊

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Год назад +2

    Ali Harare iyo bedri
    Waad na fashiliseen aniguna waxaan is lahaa PhD Uganda u doono waayo xasan sh iyo ismail c geele .waa lasoo siiyaye, anna kama liito kuwaas. Inkastoo aan astaan kula daawaday oon layaababaa, waayo geografisk fasalka 7aad baan dowladdii ku soo qaadanay xaasimadaha Africa oo dhan iyo webiyada buuraha iwm
    Laakiin

    • @ugaasduceysane4442
      @ugaasduceysane4442 Год назад

      Dhuso wey baxdaa urkeduna meel dheer ma gaarto mamulkii xasan ka horeya sidaas yey aheyd

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Год назад +1

    Asc dear brothers

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Год назад +1

    Cali xaraare abti. Daauud gadhwayne ayaa la yidhaahdaa gudomiyaha imtaxaanadka S/Land 😢😢😢😢

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 Год назад

    Mafia number one

  • @abdirisaqhussein8794
    @abdirisaqhussein8794 Год назад +4

    Sheekada qosolka ah waxay tahay nin baad ku dacaayaday inuu magacyada dadka khaldo adigaana Aadan Garle ugu yeeraya Daa'uud Garweyne😂😂

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 Год назад

    Cali xarare walla haku mashqulin reerkas Rer walba wey xirteen meshi ay ka so jeday
    Marka maxa didan Rerka ad ka hadleyso dhulkeda xor bey utahay.
    Ma nin ba jira ay wax u donten xu ku madahoda wax kasiyay.?

  • @AhmedSadiiq-ue4om
    @AhmedSadiiq-ue4om Год назад

    Farmaajo wakiilaayay saraakiishii ugu qaali sanaa o galaal ogu horeeyo wakiiqaarkalena fariisiyay siada indhaqarsho wiilalal yaryar janaraalo bugahna sameeyay prf yadii wakii doorashada kahoristaagay kamadna hadli jirin ,xasanna mujrimiinti caanka ahaa sida xijaar,farxaan qaroole ,odawaa bu iska dhaafay ,cunsuri xun oosomali burburinaaya tahay

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Год назад

    Yusuf madale
    Wa guranyahay
    Kkkkk

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 Год назад +3

    Waxaan ka yaabi in laysku habaaro cali xaraare ku maqal🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid9259 Год назад

    Xassan Al -Bashiir ma ahane waa Cumar Al- Bashiir saan filaayo

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u Год назад +2

    Xildhibaanadaa oyo wasiirada iyo kuwa madaxda isku sheegaya ayaa Keena daroogada iyo qamrigaba soo maadnaan arkin xildhibaan jaadka gelinaya keneda oo hadana inkirayeey marka ma soomaali ya u daahay

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 Год назад

    Asc
    Somali American TV
    Gudomiyaha imtixanaadka wasaarada waxbarashada somaliland maaha aadn gadhle ee waa Daauud gadhweyne

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Год назад +2

    Masar beey isku dhax dukadaan. Salaada ciida. Raga iyo dumarka. Waxaas beey ka soo arkeen.

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 Год назад +1

    waar odeguu waa dacaad

  • @MuhudiinBarte-fz9ys
    @MuhudiinBarte-fz9ys Год назад

    Waxyabaha aadk hadlayso wagarankarnaa

  • @wagwanMahbub
    @wagwanMahbub Год назад +1

    Walee doowlad wareersan iga dheh

  • @abad6229
    @abad6229 Год назад

    It is unfortunate that the Mayor of Mogadishu is trying to solve social crises with a violence by beating young addicted Somali youths on the streets , instead he should have addressed the issue differently and open drug adduct rehabilitation centers where these young drug addicted people can seek treatment.

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Год назад

    Ninkii Yaasiin Ducaale ma Cabdi Ciid ayaa la kacay😂😂😂😂 waad I fahantaan filayaaa

  • @mohameddukow933
    @mohameddukow933 Год назад +1

    Meesha lagu cabayo shatiga waxa siiyay dowlada hoose intusan dilin dadka waxa habooneyd in ay kala noqdan shatiga meelaha waxyabaas lagu sameynayo iyo dekada airport laga mamnuuca waxyabaha kaso gelayo iyo farmashiya kaniinka laga so gato.

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 Год назад +1

    Hallo guys 👋

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 Год назад

    Sadly news 😢😢😢😢