QOF AYA LASO QARXIYAY HADAAD MAQLI JIRTAY WAATAN TI UGU WEYNEYD SISI WAXBA KU DHACAY| NATANYAHU O DI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • QOF AYA LASO QARXIYAY HADAAD MAQLI JIRTAY WAATAN TI UGU WEYNEYD SISI WAXBA KU DHACAY| NATANYAHU O DIIDAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 385

  • @mahamedaweys1757
    @mahamedaweys1757 7 месяцев назад +9

    wadani tahey shiiq dulmi diid maxa yelay dhacdo walba wadankeena kusoqadataa masha allah ❤

  • @Qooqaaniandfarjanno
    @Qooqaaniandfarjanno 7 месяцев назад +9

    I wish we have few more like your brain brother! may Allah protect you!

  • @user-jo6pn9cn3k
    @user-jo6pn9cn3k 7 месяцев назад +19

    Alaha ku sharfo Ustad Dulmidiid

  • @user-np1sh9kd9h
    @user-np1sh9kd9h 7 месяцев назад +3

    Allah haku barakeeyo sheikh
    Wax badan iyad qalbiga talooyin wanagsan noogaso gudbisa hadey somali dhago leedahay.
    Jazaka Allah somali dhab ah ❤❤❤❤

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o 7 месяцев назад +7

    Shekh muxamadow ogoow arintan yuhuuda iyo maraykanku ka hadlayaan waxaa laga yaaba inay ka wadaan in dawladaha islaamku isku dhacaan dacwada socota iyo guusha ree falastiin ❤❤❤

    • @user-iq5pe1jl9c
      @user-iq5pe1jl9c 7 месяцев назад +1

      Waa ha is laayeen ilayn saa uun bay uga adkaan karaane

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x 7 месяцев назад +13

    Qofka qeerkiisa looxiiray adna soqooso❤❤❤❤❤

  • @user-mr7ip7ky8z
    @user-mr7ip7ky8z 7 месяцев назад +9

    Shiiq qiimo badan oo wadaniyiinta dalkoda jecel aya tahay waa shaqsi reer holland aad isku aheydeen shiiq dulmi diid alla haku xafido ninyahow aqoon yahan soomaloyeed well educated ah aya tahay diin yaqaan maad m weyne isku sharaxdid alla maxa dalkan dadkii wax uqaban laha qurbo kunool yihiin shiiqeyga allah haku xafido

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 7 месяцев назад

      Beri markii xilka loo dhiibo ayuu daba ku dhilif noqon lahaa iyo wax matare

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 месяцев назад +27

    IS WEYDIINTU WAXAY TAHAY, XASSAN SHEKH MUXU KA DOONAY MASAR, IYADOO TURKI AY HAD IYO JEER INOO DIYAAR AH.

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 7 месяцев назад +1

      Wax badan baan isweydiiyey xasan mailduufsanee kasbuu uaday masar oou ogyhy inaan hiil looga fadhiyon iyowalalnimo,xasan turky ookuleh anagaa kudifacayna muxu kudiiday waa dan asaga uqasa ooshaqsiyadeed oo Emaaraatku kula jiro

    • @joqombe
      @joqombe 7 месяцев назад +1

      Sxb qabyaalad ayaa kaa dhex guuxaysa waxba diin haku gamban noocaaga waa naqaanaa qaviilkiisa indhaha ka qabsada madax ku qabiilka ahayn anfka ku taagaa

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 7 месяцев назад +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid wankusalamay xabein wanagsane

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 7 месяцев назад +2

    Asc walalkey alle ha ku dhowro gubabada iyo dhiri galinta madaxdena.
    Alle waxan ka baryayaa inuu noo xafido dakena iyo wadankena kuna xifdiyo diintena islaamka
    Allahuma amiin

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter1647 7 месяцев назад +2

    Nin Somaliyeed oo somalinimadu ku wayntahay iyo qaddiyada umadeena thanks dulmi diid

  • @user-pl3hs8el2l
    @user-pl3hs8el2l 7 месяцев назад +6

    Shiek you’re right may somali people listen to your advice

  • @nafisammm5834
    @nafisammm5834 7 месяцев назад +7

    Mashaa allaah wll khayr alaha haku siiyo akhirana fiijano aduunkana fii nimco inshaa allaah Amiin Amiin

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 7 месяцев назад +6

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад +7

    Sh duuli. Diid

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад +12

    Wcs 🤝 sheikh dulmi diid

  • @maryanl804
    @maryanl804 7 месяцев назад +3

    Waa runtaa masar waa masiibo qarsoon cud walba waa ogthy allow sharteda naga xijaab falastiin waa guuleysanaysaa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 месяцев назад +2

    Dowlada somali waxaa ku jiro jajuusiin wadamo u shaqeeya waana wasiiro iyobarlamaanba ciidankii turkey uu somali u toba baray sarakiil iyo ku xigeen ba waa lagu maaday waxaan gumaaday imaaradka waxaa lagu wareejiyay feelka cidanka somali wsr tiktok ama wsrka gashadhiga ayaa ku wareejiyay feelka ciidanka somali ee illah ha naga badbaadiyo imaaradka iyo kuwa la shaqeeya oo wadanka iyo umada somaliyeed aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 месяцев назад +2

    Allah ha isku halaago hana isku salido hana isku dhameeyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda kuwii isu baheystey xasuuqa iyo leynta caruurta walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo

  • @deeqoali1716
    @deeqoali1716 7 месяцев назад +3

    Madaxwayne SISII walaahiis QAZA buu raashinka ka xirte ma somalia muu wax u qabanaa jawabta wa maya masar iyo imaraadka waa cadowga musliminta allaha soo hadeeyo islaamka meel waliba ay jogaan allaha xafido amiin QAZA gacanta sareeso allaha ka yeelo amiin amiin yaarabi

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 месяцев назад +2

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад +17

    اللهم انت الحق ووعدك الحق
    ‏واسمك الحق.
    ‏ ونبيك مرسل باسمك الحق
    ‏ نسألك يا حي يا قيوم ان ترزق فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸و غزة وأهلها واطفالها اللطف والرزق وتجعل مخرجا لهم من عندك.
    ‏انك على كل شي قدير.
    ‏ 🤲🤲🤲🤲

  • @abshirdhere699
    @abshirdhere699 7 месяцев назад +10

    Turkiga walagu cadiyey imaradka sirey dowladena lkn hada ayey sonaxen marki imarandu itobiya lasaftey anagane turkiga ayan ulabaney Lana saxixaney hishis gashankig ah Wana wax lagu farxo

  • @idirisadan5456
    @idirisadan5456 7 месяцев назад +10

    Asc dulmi diid

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 7 месяцев назад +14

    Clear and precise analysis jazakum Allahu kheyran sheikh muhammad ❤❤

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 7 месяцев назад +13

    Tiisaba daryeelaa tu kale ku dara😢😢

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 месяцев назад +2

    Xaafithullaah Sheikh dulmi diid.

  • @abdiwaliqaliif2211
    @abdiwaliqaliif2211 7 месяцев назад +2

    asc...waan kusoo noqday soomaaliya wey is duleysay rabi ma duleynin laakiin ayadaa isduleysey illaahow hana duleynin...

  • @marwo1162
    @marwo1162 7 месяцев назад +2

    Wcs sheikhena shukrn 🇵🇸walaalahena allah ugargaaro🤲🤲🤲🤲🤲❣️

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 7 месяцев назад +2

    SISI CALAAMO ALLAHA KU RIDO INSHA ALLAAH

  • @marwo47
    @marwo47 7 месяцев назад +4

    Dulmi diid Madaxweynaha mustaqbalka❤

  • @maryandere9422
    @maryandere9422 7 месяцев назад +2

    Dhirigaliyahen mashaAllah shukran

  • @user-sn3xi5ht1o
    @user-sn3xi5ht1o 6 месяцев назад

    mashallah shiikh allah kuxafido wa baraarujin sax ah allow qaza ugargar iyo musliminta o dhan somliya allah ilaliyo barkallah fiik

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад +1

    ilaaheyow Madaxweyeyn farid oo dacad oo geesiya oo diinleh oo Alle iyo rasulkisa jecel naasi yaa rabi

  • @abdikadar9326
    @abdikadar9326 7 месяцев назад +3

    Thanks! You’re Geesi

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 7 месяцев назад

    Asc wariye yaa sugaya MasarAllah baan faraj ka sugeynaa.insha 😮Allah.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 7 месяцев назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 7 месяцев назад +1

    Waa runtaa Shiikhow Qoraa Masar ah ayaa qoray Masaarida Gaza joogaa ee raba in ay Masar kusoo laabtaan looma ogolaado in ilaa Israel Qunsilayad ay Masar ku leeyahiin

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 7 месяцев назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn
    Walaalaheen reer falastiin

  • @user-bf4yg4sp1b
    @user-bf4yg4sp1b 7 месяцев назад +2

    Waa sax shiikh

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 7 месяцев назад +2

    اللهم انصر المسلمين المجاهدين في سبيلك في كل مكان 🤲🇵🇸🇸🇴

  • @user-wd4vo5vk8v
    @user-wd4vo5vk8v 7 месяцев назад +2

    Sheikh Rabi haku xafido miyadan ogeyn sirdonadi Djibouti, Emirates & Ethiopia aya dhex jogan madaxtoyadi Somalia sidan maqlay madaxdena maha kuwa siyasada mcnaheda yaqan e hadalin Sheikh.

  • @tasnimmohamed2833
    @tasnimmohamed2833 7 месяцев назад

    Sc sheikh Allah haku barakeyo sheikh sidi hore waxbad ka badashay sidi hore nogu celi laba mawduuc o kaliya ayad ka hadli jirtay ama sadex un ad si fican u fahfahinayso...lkn imika waykka badan yihin wan ku dhe jahwarernay malmahan ma dhagaysan mawducyadada wa ku wareray ee sidi hore ka dhig shekh Allah haku xafido

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 7 месяцев назад +1

    Allah ha u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f 7 месяцев назад +1

    Haa sheekh waaa runtaa

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 7 месяцев назад

    We Somalilanders will wait for you to come

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 7 месяцев назад +1

    Waa run anaga asxaan nooma samaynayaan qof walaalkiis hagraday lakiin ayagay kusoo noqoneysa ninkii walaalkiis looxiiray adiguna sooqoyso

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 7 месяцев назад

    Shukran Shiekh

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 7 месяцев назад

    Thank you so much 👍🏻 for your sharing 😘 that is good

  • @badryshikh9574
    @badryshikh9574 7 месяцев назад +3

    Ilaahoo ugargaar falas tiin yaa allaah

  • @homeh3455
    @homeh3455 7 месяцев назад

    Sheekhaw shisheeyuhu xataa wuxuu dhex fadhiyaa xafiiska ugu wayn nisa

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад

    Ilaahey Waxan ka baryeni inu Saxen sheekh waa odey gelibaye maqaano meelu uu socdo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 7 месяцев назад +1

    اللهم انصراخواننا في فلسطین

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 7 месяцев назад +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад

    Maxeyni yeela Maxa inootaloha ilashry xaqa nagatandi ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️✋

  • @BazhiirMuuze
    @BazhiirMuuze 7 месяцев назад +4

    Waan jooga

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 7 месяцев назад +1

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 7 месяцев назад

    Hadii aan laga jawaabo su,aashaas sis ASHA sahal, wuxuu kabaqayaa Imaaraad.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 месяцев назад

    Subxaanllah masar waa tuug burcad ah reer falastiin siday ugaleen Allaah caawi reer falastiin 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 месяцев назад +3

    Caagli xumaada hasan waay

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 7 месяцев назад +1

    Jisakalaaah ilahay haku barakeeyo shekhow

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @user-ev1uy7qd8v
    @user-ev1uy7qd8v 7 месяцев назад +3

    Alle haku barakeyo sh

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 месяцев назад +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 7 месяцев назад +1

    اللهم تقبل شهداء هم

  • @jinacsanfeedhacad2786
    @jinacsanfeedhacad2786 7 месяцев назад +2

    Masar o itoobiya xilagay u tabar yarrayd ka ceshan waday biyihii
    Soomali baan difaacayaa wa sheeko caruureed

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 месяцев назад +3

    MASAR HADDA MAXAY KA LEEDAHAY RAFAH, MA DHICI DOONTA IN AY YUHUUD KU TIRAHDO CAR FILADELFIA SOO FARA GASHTA.

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 7 месяцев назад +1

    Maantay oo kale waxaa aduunka kunoolaankara nin hormariyay dalkiisa iyo dadkiisa

  • @user-vi4vu1md9g
    @user-vi4vu1md9g 7 месяцев назад +1

    Haaa taa waa run madaama aan iskumar aragnay juna soo naaxnay sodonka sano dadkii lugaha nahaysaty manshaa allaah waxan umalaynayaa inaan cashar kaqaadanay lkn xataa ilmahaaga ha aaminin turkiga laftigiisa santiisa ayuu wataa wana amerikaan lahaysta asxpy

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @shacni9361
    @shacni9361 7 месяцев назад +1

    horay waan u ogayn inuu dhameeyey akhwaan muslimiiln marka ma falastiin ayuu axsaan ka sugaya waa may caraboo dhama wayka siman yahiin in falastiin la dulmiyo
    Sheekh mahadasanid
    JASAAKUMALLAAHU QAYR

  • @KeisoKaahmed19
    @KeisoKaahmed19 7 месяцев назад +1

    Kuli waa mujrimiin allaahey hadhaafiyo umada islamka ah

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 7 месяцев назад

    Wcs alle ayaa mahad leh ❤❤❤❤❤❤ ku saliya rasuulka scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw

  • @user-wd4vo5vk8v
    @user-wd4vo5vk8v 7 месяцев назад +1

    Asc madaxda Dowlada Somalia kuma fakaran mustaqbalka shacabkoda wayo mahayn inta Turkiet laga tilabsaday Masar o teda la liceyso inad wax ka donato

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 7 месяцев назад

    Shiik Illaahay haku xifdiyo was run wakhtigii ama dawladii Lacaan ka marnaba lama ogoleyn in Safaradihu Meeshay degen yihiin soo dhafaan waa nasiib daro Jahiliin aan Jamacada Siyaasada ka soo bixin baa wadan iska haysta Illaahow adaa noo mawan😢

  • @shahiidpoy6383
    @shahiidpoy6383 7 месяцев назад

    Masha allah Allah kaku baeakeeyo wax badan ayaan ka hadalnay arinta masar maxuma in logu booteyo masar ethopia lkn in aan isku haleeyno masar waa nacasnimo runtii waaayo massr waa la biila mareykan ayaa biilo takle masar waxa eey ka mid tahay group ka birics oo ethopia ka mid tahay rush China ayana hogamiyo ineey wadan pirics ka tirsan.masare weerarto ma dheceeydo bro

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 7 месяцев назад +1

    CALEYHI Salaatu wasalaam

  • @user-fl9tq5kq3s
    @user-fl9tq5kq3s 7 месяцев назад +2

    Maanshaa alaah

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 7 месяцев назад

    Subxaanallaah Qofka Siis Naf sugayaa Isagaaba in lala yaabo ah ma ninkii sidii la ogayd u galay mursi shacabka Masarna Sidii u galay Ilaa Hada Madaxa Kaga Taagan Ma Kaasaa Falastiin Wax u taraya Walaahay Isagaa Kaga Xun Yuhuuda ilaahay Raga Xukaamta Carabta Ciqaad iyo cuduro aan Dawo lahayn Haku ride حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 7 месяцев назад +2

    Asc shiikh Qofkii qeyrkii loo xiirayow soo qoyso adiguna waaye

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 7 месяцев назад +2

    11:26 lkn ma ogtahay shiiq inay maraykanku faragalin kuhayso dhanka ciidanka Israel, badalkeedana ay isku xunyihiin ALLAHA nacladee Netanyahu iyo wasiirada xagjirkaa.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 месяцев назад

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdifitaaxshcilmi4460
    @cabdifitaaxshcilmi4460 7 месяцев назад +1

    Asalaamu calaykum jumco mubaarak sxb waxaan jeclahay inaan dhagaysto wararka aad soo tebinayso marka saaxiib xoogaa fadhi ku dirirka ka daa.
    Marka dhiig kar Yuusan kugu dhicin anagana ha nagu ridin sababtoo ah wararkaaga ayaan dhagaysanaa

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 7 месяцев назад

    Cabdifatax sisi marnaba wax wanaag ah kama sugeeyn, sababtoo ah waa qaain.
    Madaxwaynihii aaminay buu afgabiyey.
    Siduu masaari u duleeyayna waa marqaati cad.
    Cabdifatax sisi wxaa ka run badan tuuga abii axmed.

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 7 месяцев назад +2

    Sheekh maxamed Sii sii waa ka suura gashaa oo waa nin duli ah lkn warka camcamkaa maraykanka maamula iyo Yahiud wax ay sheegeen lama qaadanaayo

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 7 месяцев назад

    SubhaAllah

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 7 месяцев назад +2

    Sissi waa muujriim lakine waa wexey Rey geelbedka ey udhigteyne

  • @mmohamedali2623
    @mmohamedali2623 7 месяцев назад +1

    Asc jimca Mubarak walaalayaal waa runtaa

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 7 месяцев назад

    Siisii way ku heshiiyeen in ay gaza gumaadaan masar waa tuugo 😢musiibo Alle haku rido masar jab insha allaah 😢

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 7 месяцев назад

    CC waa shaydaan gaza dan kamaleh

  • @asha3777
    @asha3777 7 месяцев назад

    Sheikh Khayre Allaha ku Siiyo
    Nin wallakii liqaya maxaad ka sugaysa. Masaari waa munaafiqiin, kan haysaana waa cadawga ugu wayn

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 7 месяцев назад +1

    Sheekhow kasojadal madaxtoyada somaliya sidey kudhacday in safiiro kujiran itobiyan iyo kuwo kale

  • @user-xh1ud4yu7m
    @user-xh1ud4yu7m 7 месяцев назад +1

    Masaridaa anigaa lanol oo waxbadan kaaogee waxbo Somali umaqabanayan

  • @Heecomusasal
    @Heecomusasal 7 месяцев назад +1

    Aad ayuu u bahdilay Xasan Sheekh, balse muuse Biixi ayaa isna bahdilay siisii

  • @Maryan-sr1rk
    @Maryan-sr1rk 7 месяцев назад

    Asc wll muxamad cise wadsalamntahay shuran

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f 7 месяцев назад

    Ale hakubarakeeyo

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 7 месяцев назад

    Ooy walaal ka dhigtaan sheikhana
    Somalida wadane ma ah waa lalush qaatayaal wadan koodana kubaya

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 7 месяцев назад +2

    Xaqiiqda Ayad ka hadashay.
    Masar walalkis cuno adimuu ku daha.

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 7 месяцев назад +1

    Sisi waa yahuda marhade qofku hoyadi yahuda tahay waa yahuda