Laxanka Murug - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 73

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 9 месяцев назад +4

    ❤ waa wareey walaahi caawa anoo jawi degen kujira unbaay soo Gashay heesteeydii maama maandeeq codkeedu waa cod macaan macaan macaan dhaafay Laxan cod iyo Erayo ❤ si caqliyeeysan loo faahfaahiyey

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 10 месяцев назад +3

    Cajaa'ib mar uu ka macaan yahay laxankan Murug runtii maan arag.

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 9 месяцев назад +3

    Marbaan is dhahay mandeq maxaa boqorada codka loga dhigi wayay hada waxaan soo xasuustay gabadhii codka jiidi jirtay ee magool AUN frm burco

  • @MohamedAli-qz7gy
    @MohamedAli-qz7gy Год назад +21

    Heestan waxaa iskugu tagay foolaadkii fanka soomaalida oo kala ah :
    1: erayadii abwaankii waynaa ee jacaylku daashaday heesahana heellooyinka la yidhaahdana badankooda lahaa waa ismaaciil cagafe
    2: xagga laxanka dareen taabadka lehna uu sameeyay abwaankii waddaniga ahaa laxamaystahana ahaa waa saxardiid maxamed jabiyee
    Xaga kabanku waa halyaygii muusigada ee xudaydi
    Xaga codkaa dahabiga ah ee ina beerqaaday uu yahay kii fannaanadii codka toolmoonayd ee fan masrixiyada lahayd waa faadumo cabdillaaahi kaahin maandeeq
    Muu gaysanin aabahay godobeey
    Xaggeen gashigaa ka galabsaday
    Burco ayaan ku dhagaysanaynaa aniga iyo asxaabtaydu dhammaadkii sanadkii 2022
    29_12-2022
    11:10 pm
    Habeen jimce ah

    • @mohasomali1
      @mohasomali1 Год назад +1

      Thanks bro Ana xamar kudhageysanayaa cawada
      Alle hanoo dhowro dhaqan iyo dinba waa nabad guur kusoconaaa qof wax kayaqaan manta lamahayee.

    • @HAWAAROMABDA
      @HAWAAROMABDA Год назад +2

      WAAR HAYAAY!! WAA BURCO! SIDA ABWAANIMADA LEHE! NOO DEEQSIISEY!! XUURAL XEYNI ERAYA KU heestey!! Idam ALLE!

    • @HusseinOfficialPro
      @HusseinOfficialPro 8 месяцев назад +1

      Mahadsanid libaax sida wanaagsan aad noogu sharaxdey heesta

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 месяца назад

      Saxardiid Jebiye oo laxanka lahaa ayaa erayada ay ka mid yihiin, geedkii ka magoola meel gebi ah, malagu geela waa ku leyn jiree, mowdkaygii dhunkaal ma muudsaday, iyo , mahadin maayo maalintaan ku arko, mahadhay reebtay murugadaadii

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +11

    Wllhi laxankaan markan maqlo
    Ani waan is badalaa runtii
    Allh ku xafido mandeeq

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 года назад +16

    Fadumo Yaa Maandeeq Codkii Maanka Iyo Maashkeena Deeqaay Cimrigaagu Ha Barakoobo Sidoo Kale Waa Mid Ka Mida Gabdhaha Aan Loogu Tagi Jirin Laxamada Qaraamka Aadbeey Ugu Taagsataa.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +3

      Haaheey sxb Waa ba boqoradii Qaraamka Mar ka halkaas la joogo

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 5 месяцев назад +1

    Aun abwaaninta codka iyo eredaba ku farayaraystay gaar ahaan saxardii jebiye iyo ismaciil cagaf oo ereyadu si niyada ah maskaxdiisa uga soo maaxdeen

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 2 года назад +10

    Murug waa Laxanka aan ugu jeclahay heesaha qaraamiga ah iyo raaxeeye

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 года назад +7

    Laxankan markan ay maandeeq qaadayso waa ashqaraar waxan ka helay halka ay leedahay garaad xumi geesna kuuma wado fananinta nimanka ah sida tubeec garaad dumar ayay yiraahan ciil ayaba iga qaban jiray waayo waa xaqirid garaadka dumarka la yasaayo

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +1

      😂😅 maahee Haboon Wax saas u sii wayna maahan intaasi Dumarkeenu Waa Dahabi Xoogaagaa yar ee Suugaanta La isagu ridaya maahee kkk

    • @haboonhoodo2663
      @haboonhoodo2663 2 года назад +1

      @@khabiirqaraam7935
      Hhh walalo dumarka la liido dhaqanka soomalida ayay ku jirtaa oo waa u caado fanku na dhaqankii buu ka tarjumayaa ee fanaanku iskama keensan intaasu waa gaf iyo dambi in qof banii adamo Alle dhamaystiray garaadkiisa la liido
      Mahadsanid wll rugtaadan waan iska dhex mushaaxaa kama dhamaado

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +2

      @@haboonhoodo2663 Abaayo anigu dumarkeena Waan Wadanaa Suugaan iyo Waxaas yaan naloo qabane kkkk Sidoo kale Aad baad u mahadsan tahay Ku xirnaanta Dagalkeenaan🙏

    • @SurprisedCardGame-pc2uv
      @SurprisedCardGame-pc2uv 7 месяцев назад

      Garaadka.saxda.ahi wa midka warshada wax sosaarka haweenkanku Jira
      Wa caado hore o xun In la yaso haweenka
      Madaxad no saarantihiin la aantiina adunyadu dhadhan malaha

    • @hanadmacallin6875
      @hanadmacallin6875 3 месяца назад +1

      @@haboonhoodo2663​​⁠ Dumarka carabta miyaadan arag, halka ragga Somaliyeed ey hablaha la sheekaystaan, la kaftaman, sarbeebo hadal maldahan oo aan xanaf laheyn lays dhaafsado, carabtu waxay yiraahdaan waa nus dumarku oo waa nusqaane maxaad kala hadli! Halkaasey so fadhida iyada oo an juq oraneyn aadna ka nixi arageeda & sida ay hoos u dayayso. Beerka i xanuuna.
      Garaad Dumarse anigu waan huba in Garaadka raga la sinneyn. Cadeynta adiga oo an meel kale ka dayin, Dumarku ninka ay rabin laguma karo, key rabaanna lagama karo oo anigeyba igu dhacdey.
      Goortii aan da’da 18 sano qiyaastii jiray haasaawe baradkana ahaa ayaan gabar aan caashaqay xiriir muddo sannada na dhex maray. Waxa jirtay intaan xiriirkaasi socday gabar kale oo ay jaceylkeygii waqtiga korka iska yaqaaniin in ay hablaha iskoolkii an dhigan jiray ii galisay wiilka shiine aniga aya la hadla, oo uu ila shekaysta habeenkii iyada oo an wadahadalkayagu gaarsiisneyn mid jaceyl & dareen toona waan maqlay oo xan faaftay ayay aheyd illa ay aniga isoo gaartay. Niyadase kamaan jabin illa ugu damebyn ay gaartay tii aanu sida dhabta ah isu jeclayn oo ay maseyr boqonaha igu goysay. Inta waxan nacayay inan inanta kale niyada ka jabsho, ama hablaha ayay u warrantay eey ceebi ka gaadho oo ku wiirsadaan aniga oo aan dhabtii jeclayn. Ugu dambeyn gabadhii an jecla way nacdey oo nin kala ayay ay xiriir hoos kala waday dhawr bilood si qarsoodi ah goortii aan ugaaday ayaan u cawday oo ucalaacalay, (waxaan se gadaal ka aminaya in dhaqankani aha midka ay dhab ahaan iiga tagtay) heeso ku dayay se kaga quustay illa ay ugu dambeyn toos ii tiri hebel ayan jeclahay ee adiga kuma jecli! Intaan gartay mey garan aniga oo waliba iyada da’ ahaan ka yara qalbigeygay jabisay, ee inay i baanato oo aniga oon dareemin si tartiib ay balwada ay i bartay iiga goosato xita mey garan ee hal mar ayay hanaqa i goysay!
      Ugu dambeyn wiilkii ay iga raacday ayay guursatay, gabar ayay u dhashay oo wa kala tageen. Wa dhaweyd ayay aniga oo bogsadey dalkana ka dhoofay oo carabaha illa Europe ku dambeyay ayay farriimo iiso dirtay, waxaan aminsanahay waqtigan lafteeda inan si wanaagsan ula dhaqmay illa xiriirkayagu sida an aaminsanahay uu si abadiyan ah usoo af-jarmay.
      Wa mid dhici kartase dumarku in ay wada aheyn sida sundus, raguna sida shiine. Lana helo dumar an u dhaqmeyn sida cuddoon, iyo rag aan laheyn dabeecadaha Shiine oo kale. Qiimeyn guud ayaanse utusaaleyay, oo waxaan idhaahda intaad garatay iyadu waxay u garan weyday illa dumar bay aheyd😂
      Sidaas oo ay tahay hadana hablaha Somaliyeed billaahi caleyk waa jeclahay. 👩🏼‍🦳👑🫶🏻❤️

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 года назад +5

    فاظمه عبدالله مانديق ،،،،، صوت تهتز له المشاعر لن تتكرر علي مر الزمان

  • @sahalsiciid3488
    @sahalsiciid3488 Год назад +6

    Wlhy fananadan maxa boqorada codka loogu bixin wayey yaa salam🙏🙏🙏

  • @amiirnour8627
    @amiirnour8627 2 года назад +6

    ''
    geeriyo nolo geesna uma dhicin''

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 10 месяцев назад +1

    Best Qaraam i have ever heard and my favorite ❤❤❤❤❤

  • @M0eDahir
    @M0eDahir 2 года назад +6

    Mamma Maandeeq cimriga alle ku barakee

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +3

      Aamiin sxb ilaahay ha inoo daayo boqorada

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад +1

      @@khabiirqaraam7935 wll xagey maandeeq ku danbeysay horta waan maqley waa nooshahay iyadiyo hibo nuura xagey joogan bal iisoo sheeg adoo salaan mudan

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад

      @@mohamedyare1917 Wll labaduba qurbahay inay ku nool yihiin baan filayaa mase hubo meeshay ka joogaan.

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 года назад

      @@khabiirqaraam7935 Aamiin Yaa rabi ale cimrigeeda ha barakeeyo Waxay joogta London Ingiriiska shalay ayaan arkay waxay dhalatay faadumo maandeeq 1944kii waxayna kudhalatay Hargeisa

  • @korneylazhar2802
    @korneylazhar2802 Год назад +1

    Gariig iyo gaal koley tahay
    Dad gacalihi weys gar garaan
    Axsan axsan
    Ma waxa nahaystay ogayd

  • @daadirqureyshi9768
    @daadirqureyshi9768 Год назад +1

    garaad xumi geesna kuuma wadee
    anigoon gaadhin geedi may rarayee
    All Time Blockbuster Song 🎶

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 2 года назад +3

    Girgire ma ii Cadeeyay galabtana weeye halkaa Gilgilo ka dhigtay wll dhib maleh lkn waad ku mahadsan tahay soo galinta

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Год назад +1

    "Garaadkaygii meel xun may dhigayee"... 💔💔

  • @amiirnour8627
    @amiirnour8627 2 года назад +4

    ''girgire ma cadeeyey galabtana'' weeye sxp

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад

      Mahadsanid sxb heestan Markan Qorayay May shabal yarayn erayadeedu oo Meelo badan bay ruugaysay Fanaanadu.

  • @rashidMuse-it6hi
    @rashidMuse-it6hi Год назад +1

    Garaadkaygu waa I gubi jireyee girgire may cadeeyey galabtana

  • @daamey7
    @daamey7 Год назад +1

    Garkana ma i caddeeyey galabtayee..

  • @rashidMuse-it6hi
    @rashidMuse-it6hi Год назад +1

    Giriig iyo gaal kolay tahay dad gacal ahi ways gargaaraan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +2

    Hees xusid mudan Axsan caleeg

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 2 года назад +6

    Khabiir Qaraam mahadsanid saaxib. Tiktok ayaan kaa soo raacay, bogaadin iyo inaan kugu dhiirigaliyo inaad hore u socoto ayaan kuugu imid. Mahadsanid mar kale laxanka murug oo maandeeq qaadeyso haddaa iigu horreysa waan ka helay runtii💯.

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 2 года назад +5

    Waah waah👏👏

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +2

      Maandeeq caadi maahan markan sxb Cumar mahdi bay iska bareejaynaysaa Laxankan.

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 2 года назад +3

      @@khabiirqaraam7935 aad iyo aad

  • @xasanmirecabdulle3801
    @xasanmirecabdulle3801 2 года назад +2

    Waah waah, walloon maqal heestan hees lamid ah, intaan codaadka kala duwan ee murug dhageysanaayey

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +1

      Aad & aad qaab la yaab leh bay isugu daba dhacaysaa.

    • @aminomar9569
      @aminomar9569 2 года назад +1

      Saw faadumo cabdilaahi maandeeq maahadee sawtu raxma ax ax yaaaa

    • @xasanmirecabdulle3801
      @xasanmirecabdulle3801 2 года назад +1

      Sawtu-raxma way dhaaftay Maandeeq cimriga iyo caqligaba Allaha u barakeeyo

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 Год назад +1

    Asalkii codadka qaraamiga qaybihii danbe ee bilawgii lixdanaadka kadib waxa bilaabmay codakii heesaha dhexe ee ayka mid ahaayeen imadadaali daali imaaweeli weeli ka dib codadkii waaberi iyo askartii dhalintu wixii 1980 ka horeeyey ayey qaraami ku sheegaan oo fankii hore iyo fankii dhexe ayey ku qaldaan

  • @SurprisedCardGame-pc2uv
    @SurprisedCardGame-pc2uv 7 месяцев назад

    Jawi dagan habeen isniin ah
    18 march 2024 bil ramadan
    Maandeeq ❤️🙏

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 Год назад

    Dhiiga fanka iyo fanaaniinta weeye boos

  • @kawahassan2742
    @kawahassan2742 2 года назад +9

    Waxaa la garaacaya macaana bisinke rooxaan miya garaacaysa,,😂😂😂😂😂😂😂

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +3

      🤣😅 heeheey rooxaan dad ah baa garaacaysa😅

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 2 года назад +3

    Qurux iyo qaayo weynaa! Saaxiib viyooliintan qurxoon yaa tumaya?

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +3

      Sxb qalabkan la tumayo waa naga da'a wayn yihiin cida tumaysa kkkk

    • @Garyaqaan78686
      @Garyaqaan78686 2 года назад +1

      @@khabiirqaraam7935 war saaxiib aniguba waan garan waayey cidda tumeysa.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +1

      @@Garyaqaan78686 Aad & Aad sxb Waa hees Dhinac walba ka agaasiman runtii Laxanka iyo Musiga iyo Wali Luuqdaba.

    • @Garyaqaan78686
      @Garyaqaan78686 2 года назад +1

      @@khabiirqaraam7935
      Haa saaxiib, kabankana waxaa tumaya xudeydi. Waxaan layaabey ereyadu sidey u culusyihiin iyo calaacalka cajiibka ah ee ay xanbaarsan yihiin!

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +2

      @@Garyaqaan78686 Waa hagaag sxb Waa Macquul Kabanka Xudeydi Erayadu Waa abwaankii Galgacaylku biya dhigay Ismaaciil Cagaf
      Garawshiyo Waa ba geelsiine
      Naftaydii ay gubtaaney garanahayne
      Giriig iyo Gaal koley tahayeey
      Dad gacalihi Ways gargaaraan
      Waa erayo Cajiib ah oo miisaaman sax sxb.

  • @rashidMuse-it6hi
    @rashidMuse-it6hi Год назад +1

    Geesnaba Uma dhaafo huuldaradee garaadkaygu goob xun maydhigay

  • @YusufKhabiir90
    @YusufKhabiir90 6 месяцев назад +2

    cajiib

  • @rashidMuse-it6hi
    @rashidMuse-it6hi Год назад +1

    Waxguba naftu way u guuxi jirtee garaadkaygii gooni may rarayee

  • @maxdar11
    @maxdar11 Год назад

    Yaa salaam 4:00 maxaa la tumayaa heesahan oo kale waan ilmeeya markaan arko alla dawlad la'aaneey ku baranay .

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 месяцев назад +1

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 месяцев назад

    SECATIZUS

  • @cumeyrmoalim6199
    @cumeyrmoalim6199 2 года назад +4

    Cajiib mandeeq murugo