Fadumo Cabdilaahi Maandeeq Heestii Hello Helelo Qaraami 🏆🔥

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 47

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 9 месяцев назад +7

    qeebtii labad ayan hada furtay heesta waxay iigu sotaa sidii roobkii oo kle fan waa fankii hore dadna waa dadkii hore somali weyn oll love you nabadii bari samadkii alha noo soo celsho❤❤🎉

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Год назад +6

    Axyaa qaraami mamoyinka shanta Somaaliyeed faduma cabdullhi kahin maandeeq iyo seynab cige allow cimrigooda raaji

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 11 месяцев назад +31

    0:57 Nafteyda badh baan ku moodee
    1:06 Calooshayda kuuma baadheen
    1:31 Heleelooy heleelooy
    Heleelooy heleelooy
    1:40 Heelada mar haloo haloosiyee
    2:24 Indhaha qalbiga ka eegma fogoo
    2:33 Waxaanu arag-bey ogaadaanee
    Heleelooy heleelooy
    Heleelooy heleelooy
    Heelada mar haloo haloosiyee
    3:53 Halkaad i qoontay way i qiiqdaayoo
    4:02 Qofkaan arko waan ka qariyaaye
    4:27 Heleelooy heleelooy
    4:33 Heleelooy heleelooy
    4:37 Heelada mar haloo haloosiyee
    Sidii cirku hooray meel cosob loo
    Cadceedi u soo baxdaad tahaye
    Heleelooy heleelooy
    Heleelooy heleelooy
    Heelada mar haloo haloosiyee

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed Год назад +3

    Alow u naxariiso dhaman intii dhimatay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +2

    Cajaa'ib AHUN DHAMMN GUROONJIRE,
    MOHAMUD ISMAIL HUDEIDI.
    IYO DHAMAAN INTII DHIMATAYBA.

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 года назад +5

    Yaa salaam anigoo xanuunsanaya ayaan shitay oo tabcaan ah dhuuxan ka dareemayaa wlaahi

    • @Faadma7
      @Faadma7 Год назад

      Astaqfurullah😂😢

    • @maxdar11
      @maxdar11 Год назад

      ​@@Faadma7jumca wanaagsan 😂

  • @amiinbiixi9
    @amiinbiixi9 12 дней назад

    Eebow janada meel aan ahayn haku hubsan Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq, Xabaal nin galaa xaq weeyaane ilayn xubibaan xagna u dhicine.

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 3 года назад +16

    Indhaha qalbiga ka eegma fogoo
    Waxany aragbuu ogaadaa!
    Sidii cir ku hooray meel cosob loo
    Cadceedii usoo baxdad tahay
    Halkad qoontay way i qiiqdayoo
    Qofkan arko wan ka qariyayaa
    Xabaal nin galaa xaq weyane
    Ileen xubiban xagna u dhicin
    Aheey ah arbal ku dara walhi dhuuxan ka daremaye alla fankii hore wangsanayee mahdanid sxb

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +1

    GU Roon Jire Media
    heesaha qaraamiga dhulkeena oo roob helay xareeda iyo deegaanta ku soo qabo nagadaa dalka shisheeye isku soo bixi maayaane

  • @abdikaniabdillahi2350
    @abdikaniabdillahi2350 Год назад +1

    Maaaandeeq taloow mala helli doonaaaa

  • @awilmohamed3257
    @awilmohamed3257 3 года назад +3

    Bilowga ama takhsiinta xudeydi wax gaara lama hayo😘

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +1

    Seynab cige wll mesha maba ugu jeed nee wlll

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 15 дней назад

    Fanka dumarkuba mandeq bu aha ax❤

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Год назад +1

    Eesh Cala qabiirkayaga mahadsanid

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 4 года назад +3

    Fadumo Cabdilahi Kaahin (Maandeeq)

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed Год назад +2

    Wew

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 2 года назад +2

    Dhilowyahanka dhirtu ka baxaayee ala inaan dhuubtay dhaaxa lay aragye

  • @ismaildoubad9007
    @ismaildoubad9007 4 года назад +3

    Qaraamkan waxa ku Caan yahay HELLEELOY

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 2 года назад +1

    Axxx yaa qarami

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 4 года назад +10

    Qaraam : Sululixis
    Laxanka : Gu'roonjire Aun
    Kabanka : Xudeydi Aun
    Luuqda : Maandeeq
    ...................................................................
    ruclips.net/video/elcXqZQsVfE/видео.htmlsi=8kpGs2DuGaLouE5E

    • @mohamedlibah3807
      @mohamedlibah3807 7 месяцев назад

      Laxankan Qaraamka ah magaciisa ninkan soo dhigay garan maayo ee bagaad ugu sheegtay. SULULUXIS.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 года назад +2

    Yes yes yes yes

  • @axmedyareaxmedyare7807
    @axmedyareaxmedyare7807 2 года назад +1

    waah waah

  • @HousseinFarah-ks9kw
    @HousseinFarah-ks9kw 4 месяца назад

    Waa.luuq.caafimad.leh.oo.dib.nooso.marayn.wow!..

  • @axmedyareaxmedyare7807
    @axmedyareaxmedyare7807 2 года назад +1

    waaa

  • @gacalsirajfb3149
    @gacalsirajfb3149 7 месяцев назад

    Way yaa heees hadii la fambabi tan oo kalee lagu dambaba ciyaal backasi kkkk mala dhagaysta

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 года назад +3

    Yeh

  • @axmad.carraale
    @axmad.carraale Год назад +1

    Calayg

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 17 дней назад

    Amintu 2:30kii habeenimo
    Hargeisa ilaa xeebta ceel sheekh
    Mirqaan + heestan jeclaa goor aan leebarka isku ilaaway goobtan ubaahna gaadhay isgaran waayey

  • @sakariyeosman1418
    @sakariyeosman1418 17 дней назад

    Midha yaa leh?

  • @bootanmaxamed8741
    @bootanmaxamed8741 3 года назад +5

    To low mala arka Donna CID xudaydi kugaadha kaban

    • @mohamedabdirahman1555
      @mohamedabdirahman1555 3 года назад

      Salax qasim naji baa ka xarifsan

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 года назад +3

      Kaban dhan waxaa loo daba fariisanayaa
      1- Xudeydi Aun
      2- Cumar Dhuule Aun
      3- Jiim Shiikh Aun
      4- Saalax Qaasim
      5- Daa'uud Masxaf Aun
      6- Xasan Great
      7- Aweys Goobe Aun
      8- Axmed Cali Cigaal
      9- Caydaruus Jabutian
      10- Maxamed Mooge
      ...................................................................

    • @malyuuncabdinaasir6261
      @malyuuncabdinaasir6261 Год назад

      @@khabiirqaraam7935 ma khabiir waa run siiba xudayda goober dhuule salax iyo daa uud inta cidna lama Simi karo

    • @abdishakurhussein6564
      @abdishakurhussein6564 16 дней назад

      @@khabiirqaraam7935 mxamed moooge markaad daud xanfar ka hor marisay ayan ka hadhay halka dib ugu naqo 1.jiim shekh mumin 2.xudaydi 3.cumar dhuule 4.maxamed moge

    • @abdirashid0
      @abdirashid0 12 дней назад

      ​@abdishakurhussein6564 Daauud Xanfar Maaha Meeshaan ilmuu Ka Yahay Ee Waa Daauud Cali Masxaf Allah Haunaxariisto

  • @jamageelle5678
    @jamageelle5678 3 года назад

    Add a public