Nuuradiin faarax oo Xijaabka ugafay iy jawaabtii culimada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 308

  • @Dibuhabayn.8436
    @Dibuhabayn.8436 2 года назад +29

    Maanta waxaa ilahay mahadiiya inay somalidu leedahay culumo kala saarta khaladka iyo saxda
    Ilahay hakaa ajarsiiyo intaad ladagalamayso gafka diinteena islamka lagu samaynayo
    Sh max,ed cabdi umal ilaha kaa ajarsiyo amin

  • @elias4499
    @elias4499 2 года назад +22

    Allaah ku xafido sheekheena sheekh Maxamed C. Umal. Allaah dartiisa aan kuu jeclahay,. Casharada aad I bartay ajar iyo xasanaad Allaah kaa siiyo

  • @salaaxudiin5934
    @salaaxudiin5934 2 года назад +13

    Sh.mahamed abdi umal ALLAHA KU Xafido aduun iyo AAQIRO cimrigaaga ALLAHA dheereeyo waalidkaaga iyo wixii kaatarmay iyo maalkaagaba ALLAHA barakeeyo sidoo kale bahda salafmedia sidoo kale sh. Shibli

  • @abdumohmed9410
    @abdumohmed9410 2 года назад +8

    ولا يزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم إن استطاعوا. .بارك الله فيكم علماءنا، وحفظكم من كل مكروه.

  • @ahmedsataweibrohim8710
    @ahmedsataweibrohim8710 2 года назад +1

    Allow noo Barakee culimada yaa rabbi

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 года назад +18

    جزاك الله خيرا واحسن الله إليك شيخنا الفاضل محمد عبدى ومل
    أخوكم من جمهورية صوماليلاند 💚🤍❤

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 2 года назад +8

    Waa oday sarqaan calmaani ah qashin dheh.

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid 2 года назад +13

    Subxanallah Ilaaheey ha'idinka ajar siyo
    Dhiira galin ayay iinoqon hadaad iso booqato Rabina haku sharfo. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.

  • @aminaadan6600
    @aminaadan6600 2 года назад +12

    Subxaanallaah subxaanallaah ilaahay ayaan ka magan gelaynaa sharkaaga iyo jahliga ama mulxidnimada aad ku hadlayso waxa ka liita kuwa hor fadhiya ee u qoslaya Allena uu yidhi halla fadhiisan ku wa ku kufriyaya aayadaha alle kuna jeesjeesaya hadaad qofkaa la fadhidaan waxaad tihiin la mid kani waxba meesha kuma hayo gabadha muslimaddaa waa jowharad in la arko korkeeda allihii abuuray ee jawharadda ka dhigay ayaa usoo dejiyey habkay dharka u xiran lahayd Alle usoo noqo qofyohow wareersani hadaad saa kusii adkaato rabbi ayaa nagaga kaa filan نعوذ بالله من شرك

  • @abdifatah5288
    @abdifatah5288 2 года назад +5

    Allah barakeyo sheikh mohamed abdi umal io colamada dhaman

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +17

    Lacag ayuu ku badashtay diintisa Asaga iyo Somali bdn aakhiro samaan waye 😢

  • @libanmgtiger
    @libanmgtiger 2 года назад +6

    wlhi ninkas aqonyaaka shegtay wuxu ii cadeyay, qofka marku xaaqa ka lumo inu caqli ahan kaba liinto xata caruurta. wa shay laga yaxayxoo subaxana allah

  • @ciisediin5742
    @ciisediin5742 2 года назад +4

    Jazakalah salaf midia iyo culumada sida dagan wax ugo sheegtay ninka

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 года назад +5

    Masha Allah jazakalahu khayr sheekh maxamed buufi cayayaanka

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 года назад +6

    Subxanallah subxanallah Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta igalada iyo kuwa galobay shartoda soomaalida buslimiinta ah kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 2 года назад +5

    JazaakAllah kheyr shiekh umal and shiekh shibil.

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 года назад +6

    Ninkani waa kuwii Abwaan Yuusuf shaacir sheegayey ee cilmaaniyiinta ahaa subxanallah Subxanallah ilahay haynaga qabto asagaa awoodaa iska leh cadowga lagu qabtee. Sheikh maxamed ilahay hakaa abaarmariyo adigana

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 2 года назад +5

    Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah
    Msha allaaah sheekh maxamuud maxamed shibli xfduhullaah

  • @golaha88channel32
    @golaha88channel32 2 года назад

    Waa Suratul Axzaab aayadda xijaab ka. Allah ha xifdiyo Sh. Umal.

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 года назад +5

    SubxanAllah Allahu Akbar salaallahu caleyhi wasalem Ilaahey haku xifdiyo sheykh aduun iyo aakhiroba Aameen
    jaahilka laguu sheegey waa kanoo kale.
    I wish he put all that effort in his Religion and will understand meaning of the Xijab SubxanAllah 😭

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 2 года назад +11

    Wax kahadlo oo runta usheego waan raadinaayay Allah nagaqabto dadka noocaas ookala ah cimadeenana Allah inoodhawro dhamaantood

  • @Geeleofficial
    @Geeleofficial 2 года назад +2

    Maansha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo ajarkaagana ha wayneeyo

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 2 года назад +4

    Allah Ha barakeeyo culumada sificn ayay uga hadleen

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 года назад +6

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah allah kan iyo waxa la mid ah hanaga badbaadiyo aamiin waa nin aduunyo raadis uu reergalbeedka iska iibinayo ee allah dhalinyada ha badbaadiyo aamiin

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 2 года назад

      Aamiin

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 2 года назад

      wuxuu qoray 14 buug. wuxuu ku sigtay inuu qqato "nobel prize" 2003 dii. Waa qoraa wayn oo caan ka ah aduunka. Maaha nin hadda is iibinaya. Adigu ma taqaanid sababtoo waxa tahay Somali, Soomaaliduna wax ma akhriyaan. Haddaad joogto qurbaha oo dad caddaan ah daris kula yihiin, waydii, ma taqaana dhe Nuraadiin Faarax.
      waxay u badan tahay inay yaqaaniin.
      Laakiin waxaan hadda ogaaday inuu yahay nin aan diinta islaamka aqoon u lahayn. Inuusan xitaa garanayn Saladda la tukado inta ay tahay

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 2 года назад

      @@jakeyphillip3031 adigu maxaa magacaagu Philips ka dhigay?

  • @kamg3450
    @kamg3450 2 года назад +3

    قال تعالي: { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلنَّبِیُّ قُل لِّأَزۡوَ ٰ⁠جِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاۤءِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ یُدۡنِینَ عَلَیۡهِنَّ مِن جَلَـٰبِیبِهِنَّۚ ذَ ٰ⁠لِكَ أَدۡنَىٰۤ أَن یُعۡرَفۡنَ فَلَا یُؤۡذَیۡنَۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورࣰا رَّحِیمࣰا }
    [Surah Al-Ahzâb: 59]

  • @aaminahaseninshaar6580
    @aaminahaseninshaar6580 2 года назад +2

    قال الله ربنا تبارك وتعالى( يريدون أن يطفئوا نور الله بأفواههم ويأبى الله إلّا أن يُتِمَّ نوره ولو كره الكافرون)
    صدق الله العظيم..

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 2 года назад +3

    Subxanallaah alaha dowra culamada somaliyed

  • @dr.jamalmohamed369
    @dr.jamalmohamed369 2 года назад

    Jazaka llaah sheekh ee waa inay umada soomaliyeed ka taxadartaa wakhtigan dad badan oo nuuradiin jaahil oo kale ah oo soomalinimo iyagoo ku gabanaya fidinaya fikiro iyo mabaadii ree galbeed

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 года назад +2

    Nuuradiin faarax waa Salman rushdiga soomaalida

  • @aminaadan6600
    @aminaadan6600 2 года назад +15

    اللهم احفظ علماء المسلمين

  • @nomadchannel2823
    @nomadchannel2823 2 года назад +1

    وَقَدْ نَزَّلَ عَلَيْكُمْ فِى ٱلْكِتَـٰبِ أَنْ إِذَا سَمِعْتُمْ ءَايَـٰتِ ٱللَّهِ يُكْفَرُ بِهَا وَيُسْتَهْزَأُ بِهَا فَلَا تَقْعُدُوا۟ مَعَهُمْ حَتَّىٰ يَخُوضُوا۟ فِى حَدِيثٍ غَيْرِهِۦٓ ۚ إِنَّكُمْ إِذًا مِّثْلُهُمْ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ جَامِعُ ٱلْمُنَـٰفِقِينَ وَٱلْكَـٰفِرِينَ فِى جَهَنَّمَ جَمِيعًا.( النساء 140)

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 года назад +1

    Manshaa allah shiiq umul ilaahay cimridheer iyo cibaado allah kusiiyo aamiin

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 года назад +4

    Mulxidkan nuuradiin faarax lagu magacaabo, waayahanba diinta waa kugafayey, ilaahay indhaha hatiro.

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 года назад

      ALLAH ha soo hanuuniyo hanuun hadii u la rabo XIJAABKA waa muqdis

  • @khadarmoumin2727
    @khadarmoumin2727 2 года назад

    جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك شيخنا الفاضل محمد عبد أمل حفظك الله

  • @ayuubfaniin6703
    @ayuubfaniin6703 2 года назад +2

    Subxanalah Allow qatumada ino wanaji

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 года назад +3

    Kaas Allha soo Hanuuniyo sheekh jazaakallahu

  • @yusufmohamed9868
    @yusufmohamed9868 2 года назад +2

    Jazaakalah kheyr. Cilmaaniyiinta umada Allaha ka qabta

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 2 года назад +2

    Allah ha xafido umadda Musliminta Aamiin.

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 2 года назад

    Waa Runtii ee Sheekh ku biyo cab Sheikh.

  • @muktarhussein9807
    @muktarhussein9807 2 года назад +4

    Allah haidhinka ajiir siyo sheqasheena

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 года назад +7

    Culimadu waa nimco wayn Allah habara keeyo

  • @aminaabdullahi7363
    @aminaabdullahi7363 2 года назад +1

    Ninaalilaahi wa inaa HILLAHI RAJICUUN

  • @5TASOMALI
    @5TASOMALI 2 года назад +3

    Culimada allaha no barakeeyo

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 2 года назад +4

    maasha allaah tabaaraka laah

  • @libaanmohamed4083
    @libaanmohamed4083 2 года назад

    Sharkisa Eebe Hanamootiyo Amin Sheekh Adna Eebe Haku Xafido

  • @aminaabdullahi7363
    @aminaabdullahi7363 2 года назад +1

    Nurudiin gaalnimo ayu kuhadlay ALLAH HA HANUUNOYO

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 года назад +2

    Waa gaal hadan caasi waalidiin ah. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 2 года назад

    Wlaaahi waan jecelahay sheekh umal siduu udufaacayo markasta

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 2 года назад

    Masha-ALLAH JasakumuLLAHU Kheyran الله يهدينا ويهديهم

  • @ubahhagar3598
    @ubahhagar3598 2 года назад +2

    Subxanahaal ilahey xaqa ha ina wafajiyo 🤲

  • @abokorbashiir9908
    @abokorbashiir9908 2 года назад

    Jazakallah khayr shaykhunaa

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад +2

    Waa ciyaala suuq calamaysdahu

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 года назад +1

    Jazakallah Shiikh

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi23 2 года назад

    Subhanllah ilahow imanka ha iga qadin

  • @abusuheyba
    @abusuheyba Год назад +1

    Subxanallah lailaha ilalahu Muhammadun rasululah

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 2 года назад +2

    Jazaakallaahu khayr

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 2 года назад

    Mashaa alaah xijaabka waa nasri uu ilaahey na siiyay oo an ilaahey UGA mahad celiinaynaa

  • @abdirashid988
    @abdirashid988 2 года назад

    Jazaka Allaahu Khayr Culimadeena👍

  • @shineali4660
    @shineali4660 2 года назад +1

    Walid kisi dhintay ilahay ma garsiyo wuxu ku hadlayo insha allh

  • @Cismanbarakat
    @Cismanbarakat 4 месяца назад

    Shiekha allaha xifdiyo

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi23 2 года назад

    Ilahay nimcadisa wa xijabka u na saray alxamdulilah

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 2 года назад +1

    Waa doqon bilaa damiir ah illaahay teendho kaadhi dhe idanka Alle

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 года назад +3

    #Nuur DIIN ( ba waridki dhalay ubixiyeen ) wa lagu khasaray Diina Nuur Uma aha ...Wa dhuuli Gaalo no bunbuniyaan. HIJAABKU WA ASTURNAN IYO SHARAF Gaaladu Candhada Hoyoyinkod bay ibiyaan.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 2 года назад

      Magac waa iska magac. Magac muslim ma jiro

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 2 года назад

      @@baashaal6778 magacu macno bu kufadhiya. NUURKA DIINTA weye Nuur diin

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 2 года назад

      @@puntlandland2679 Diimihii hore sida tawraat iyo injiil dadkii heystay iyagaba nuura diin waa loo bixi jiray oo luuqadooda ah, magac waa magac luuqadahaa kala duwan

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 2 года назад

      @@baashaal6778 Wa runta magacu Gaalna kama dhigayo Muslimna ka dhigi mayo Lakin wa magucu macno bu ku fariya. Abdullah oo kale wa Adoonka Ilahay

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 2 года назад

      @@puntlandland2679 Abdulahi wax macno gaar ah oo ku fadhiyo ma leh waa magac carbeed. Qofka John loo bixiyey ama qofka Rooble loo bixiyey iyaguba waa adoomadii ilaahey.

  • @salmanhassan259
    @salmanhassan259 2 года назад +2

    Allow nodambi dhaf adunkii walarogaya waxa mahad leh allihii na asturay nagu irsaqay diinkena mcn sheq umul allow ku barakey cimrigada dheerey sidokale sheq shibili inta sharka kuwado xijabkena alle nafaray waswaska yarabi nagaqabo

  • @yasminhussein454
    @yasminhussein454 2 года назад +1

    Allaah cumumadena Noo xifdiyo

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 года назад +1

    Masha Allah diintan Allah ayaa ilaashanaaya. Hana laga faajignaado calmaaniyiinta diinta ku jeesjeesaya oo aan gaalada waxba dhaamin

  • @aminaabdullahi7363
    @aminaabdullahi7363 2 года назад

    ALLAH HAKUXAFIDO SHEIKH UMAL

  • @lacagom5106
    @lacagom5106 2 года назад +1

    Asc Maansha Allah Ilaahey ha noo kaa dhaafo Maansha Allah

  • @alimohamud6074
    @alimohamud6074 2 года назад

    Allah hanokaxafido sheekh maxamed

  • @kairefarahali1981
    @kairefarahali1981 2 года назад

    سبحان الله ولاحول ولاقوة الابالله

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 года назад +2

    Waa odey ciyaal suuq ah.allah soo hanuuniyo.

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 2 года назад

    viva Nuuradii Farah❤

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 2 года назад +4

    Waxan la yaabay kuwa u sacab tumaya ee uu la hadlayo kuwa noocaa ah ee somalida kusoo badanaya waa istusnimo iyo igu sawir gaalo ayuu iska dhaadhicinaya lkn horaa ayaa wax looga qaadi waayey islamka

  • @dayibhusein2900
    @dayibhusein2900 2 года назад

    Naartana ilahay hakugu waariyo

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 года назад

    ALLAHU AKBAR ❤️ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH ALLAH ❤️❤️❤️❤️adigii maga dhigay MUSLIM ALXAMDULILAAHI

  • @user-bs7vp4tv7c
    @user-bs7vp4tv7c 2 года назад

    Jazakalah qeer

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 года назад +3

    Way badanyihiin : murtadiintu / dadka diinta kabaxay way badanyihiin , hala dilo , murtadiinta diinta islaamka kabaxay . Meeshii lagu arko halagu dilo . Murtadiinta .

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 2 года назад

    Sh.shibli ku arag habaaar waaye wlhi 😎🤣🤣
    Ilaahow ku xifdi🤘❤️❤️

  • @aminaabdullahi7363
    @aminaabdullahi7363 2 года назад

    ALLAHU AKBAR

  • @bra9749
    @bra9749 2 года назад

    Illoow na astur aduun iyo aakhiro

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 года назад +2

    SUBXANALLAH ALLAHU AKBAR XIJAABKU waa muqadis ayaad quran baa ku soo degtay

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 2 года назад

    سبحان الله

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 2 года назад

    Xijaabku dhaqan carbeed ma ahan
    Sheikhow
    Balse xijaabku wax ilaahay adoomadiisa dumarka ah uu kuwaajibiyay waaye

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад

    Nin iska hadlay iyo rag u jawaabay Sh Umal iyo Sh shibili guulaysta.

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 2 года назад

    Masha Allah

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 года назад +4

    Kuwa aqoonyahanada isku sheega ee galbeedka lagu soo tababaray waxay dagaal xooggan kula jiraan labo Shay oo Soomaalida agtooda lama taabtaan ka ahaa waa diinta iyo afka, waxay doonayaan in aan noqonno ummad baaba'day oo aan diin iyo af-ba lahayn

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 2 года назад

    Subhaana llaah hijaanka waa waajib Ilaahay baana nafaray, ninkan Ilaahay umada ha ka qabto

  • @deqacali7067
    @deqacali7067 2 года назад

    Illaahoow culumadeena cumrigooda noo dheereey oo jiil cilmiga ka dhaxla nasii yarrabi illaaheey qaawani nooma celiyo nacuudubillaah hoyadeey baa qaawanan jirte waa marqaati kac xun.

  • @kowsarhassan4070
    @kowsarhassan4070 2 года назад

    Subxanalaah ilahaw so hanuuni yaarabi xaqa ayuu ku leyahay

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 2 года назад

    Supxanalhaa

  • @ayaaney
    @ayaaney 2 года назад +1

    80 jir qooqan baan arkaa aniga oo diin shaqo kulaheen

  • @aminaabdullahi7363
    @aminaabdullahi7363 2 года назад

    Xijaabka waa waajib fil islam

  • @omar33644
    @omar33644 2 года назад +3

    Saddex buu mid yahay ninkaa.
    1) Doqon
    2)waalida dhaqanta
    ) Gaal midab soomalaiyeed leh.

    • @falsamehabsame3268
      @falsamehabsame3268 2 года назад +1

      Waa gaal, haka shakinin inuu gaal yahay. Aniga shakhsiyyan ayaan ula kulmay

    • @cabdi.nasirali3392
      @cabdi.nasirali3392 2 года назад +1

      Gaal midip somalia leh wye 😂

    • @omar33644
      @omar33644 2 года назад

      @@cabdi.nasirali3392 hhhhhh

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 года назад

      nuuradiin faaraxoow dhiiqaa lugaha laguu galinoo haayaa war ka joog yaan gaalo dhiiqo lugaha kuu gelin naartiina aadan galin 70 jir aan aqoon inta salaad la tukado,ilaahoow soo hanuuni intuusan dhiman anagana galnimo hangu dilin amiin

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 5 месяцев назад

      1 iyo 3 wuu kulansaday

  • @moh4127
    @moh4127 2 года назад

    Nuuradiin waa nin aqoon leh
    Ee haku anban umal dhiigyacab

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 года назад +1

      aqoonta uu ku kla garan wayay inta jeer la tukado dhabarka saaro

  • @khadjahakamali-njufsk-7827
    @khadjahakamali-njufsk-7827 2 года назад +1

    SubhanaAllah, it means his mother was not muslim

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 2 года назад

      Walaal isaga qabso hooyadii haku danbaabin. Wuu noo sheegay inay tukan jirtay. Odayga isagaa khaldan.

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 2 года назад

    Subxanalaah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 года назад +1

    Subxana laah

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 2 года назад

    Sheikh Gaal Sharah. Sheekh Wahaabi waa Carab Anagu Afrikan ayaan NAHAY.

  • @somcana
    @somcana 2 года назад +1

    Creepy dhihi joreen ninkaan Nuuradiin

  • @siadahmed58
    @siadahmed58 2 года назад

    Allah xafido culumadeena