mashallah we’re very proud of somali women, they’re very well educated, strong minded and only speak the truth. We are all equal in front of Allah when it comes to deen. I am very proud of somali women especially suad ❤️❤️❤️👑👑👑❤️❤️❤️💉🇧🇬💪
@@naimamohamoud1950 Aniga hoyada wa hoyadey o kle dartada uma aflagadenayo lkn wxa ku shega hadi somoliland dal la yaqana thy calankeda halkan kuso qor? 🤔 sida aniga keyga uga qoray 🇸🇴 💙 🙄
Mashalah lkn wxn jeclaan lahaa gabdho da yar in barnaamijka lagu soo casuumo ninkan iyo naagta weriyaha ah halaga bedelo wareysiga caadifad baa ku jirtaa
Sucaad, waa guulaysanaysaan aakhirka inshAllah. Waxa la rabaa dumarku halganka xoriyadooda inaanay ka daalin. Waxaad ogaataa in dumarka Maraykan ay ku qaadatay 72 sano in loo ogalaado inay codeeyaan oo aakhirkii lagu heshiiyey in ay xaq u leeyihiin 1920.
Culimadu xaqa dumarku leeyihiin iyo ka lagu leeyahyba wa cadeeyen yeela ama hayeelin lakin culimada afka hsku taagina iyagu wixii Allah faray ayuunbay shegeene
Horta waan yaabaye maxaa markii dumarku ka shaqeynayaan shaqo liidato caadi ka dhigay in ay guriga ka baxaan lkn markay shaqo qurux badan ka shaqeynayaan guriga joojiyay war inaga hana marin habaabine ee diinta ka runsheegs
@@libanali1626 carabtu dumakooda way sharfaan gaalada ayaa ugu dhibaateyn badan haweenka America daqiiqad kasta qof dumar ama ilmo yar ayaa kufsi iyo dil la isugu daraa
Isaga iyo gabadhuba way u baahanyihiin dadkana stress ayay ku ridaan. Qofkii oon hadalkii dhamaysan ayay iyagii ka boobayaan. Ta sadexaad waa in loo sheegaa inay fadhiistaan taagnidani waaba waxa stresska kow ka ah
Xildhibaanku wuxuu ka dhiganayaa gashaan uuku gabado wiilasha faranta jooga waxaan jeclaanlahaa in cid weydiso dumarku umul aroor bay u dhamadeen nin dareenkas ku jiro oo ka hadla ama ka fekeraya ma jiro waayo waxba lama aha taasi, faranta manay tani darnayn mida kele ninka xilka loo dhiibtey inguu difaacista ka hadhaan runta haka hadlaan ciday doonto hau qadhadhate Ta 2aad wiilka faranta ku maqan ee dalkisa iyo dadkiisa u maqan inu ilaliyo ee naftiisa huray muxuu faidaa lacag intuu qaatona waynu garanaynaa Xaaskiisu waxay ku khasbanaanay inay suuqa tamandhada ku iibiso 1.dhibaatadadumarka kele la kulata bay iyana la kulmay 2. Caruurti wayka dayacmay dubjiro baka noqonayaan 3. Schoolki iyo milcamadina waku qaali wayo waxba kama goaan 4. Way umul arooray dayacad badan ka bacdi 5. Dhakhtarada ninka askariga iyo familkiisu waxkastay uga baahdaan ma awoodaan haday qaliin xaskisu noqoto lacagta ma haysto halkaasna khasaara ka imanaya bulshadu nin naagba way isku dayacantahay inta calooshooda u shaqaystayasha ah keliya baa faida . Dhibka dalka ka taagan maaha in la dheho naaguhu hasoo qortaan dhibka haysta oo qodobo koobana waa wax laga yakhyakhsiyoodo.
WAXANI SHEEKHYO MAAHA NIJAAS WEEYAAN , DIINTA INAY NIMAN LEEYIHIIN BAY MOODAYAAN. DHUMAROOW DIINTA BARTA OO HA U DABA JOOGSANINA DULAYSTE WALIBA DIINTA KUU ISTICMAALAYA . SPIRITUAL MANIPULATION IS A FORM OF ABUSE
Abtigay gacaliye Ayaan halkaa is arkaa Xildhibaan Khadra Cali Bakiin Abti jir oo joog, maashaa allaa barnaamijkana was muhiim dumarka hala door to ragow.
Mâcha Allah what a debate I salute the young men for all the arguments he brought up NO sheik can contradict Qaradawi he said because He said that a women can be a president
Haweenka aqoonta leh sida aqoonyahad sucaad carmiye oo kale Way ka qayb noqon karaan tallada iyo siyaasada dalka .yes. iyada oo si dimuqraadiya loogu codeeyey iyo mid qabiilba . Waxa la isku hayaa waa talo iyo aqoon siyaasiya. Macnaheedu ma aha wax maamul ama umad I muslim ah hogaamiye u noqo.
Is rabid maxaya idinka horta u ogolaada iyaga iska daayo soo idinka diinta la soo booda markay gabadhi hadasho oo dhaqanka iyo diinta lasoo booda si in dumarka diinta loso dajiyay bal adiga ma aragtay shiikh hablaha yaryar oo dilka iyo kufsiga loo gaysanaya ka hadlaya inay u hiiliyaan mooyaane kufsiga wuu naga dhamaan lahaa hadii nimanka ladili lahaa ilaahay baa no maqan waliba Qabiilo dhan baa layiri waa bar
Walee hablaha wax la midi ma jiraan soo raggi su’aalo adag may waydiin oo kamay jawaabi kari waayin 😀 car wadaadku su’aalaha sucaad si saxa ha uga jawaabo
To summarize the main issue points is that woman are more emotional than men and thus they opt to disclose their internal feelings among themselves or inter woman discussons because they are sympathetic to each other. Therefore, woman candidates who win seats in the parliment will represent other women as trusted mouth pieces through which channel their complains and demand of interest are transmitted. Woman and men as human beings are similar to each but they discord on two factors of difference namely reproductive hormone secretion and genitalia which made woman to raise children and understand each others reponsibilities more than men could understand the emotions of woman. Woman are less tribal oriented that is way any woman is happy to find another woman in politics as a confidential concern to whom she can trust and through whom she can project her social, political and economical interests and views.
Saasu maahan sax . Rag iyo dumar in wax lagu doorto maahan ee waa in la eegaa uun yaa aqoon leh amaano leh oo qaban kara shaqada la doonayo? Haduu ninku kaga fiicnaadona ninka la doorto hadii gabadha laga helo intaasna gabadhu hesho
Lapa qalad ayaan arkaa wadaada meeesha jooga OO difaac ku jira Iyo dumarka OO dagaalku jira una arka diintu inay tahay Xeer ka ilaalinaya nolosha padhkeed Waxan odhan karaa diinta dumarka waxay tidhi gurigaa idiin khayr padan taa macneheeduna maaha fadhiista Marka lagu leeyahay qofki Alle iyo maalinta aakhiro rumeeyow aamus ama khayr ku hadal yana kama dhigna inaad aamus to Marka lagu leeyahay haddii lagugu xadgudpo ka goozo OO ku xadgudub intii in leeg maaha in xadgudub ku panaan yahay Palze arrimuhu yaanay isku qasmin marna ma panaana in naagi hogaaan umadeed noqoto Dhawr sapapood paana ka dhasha siday ila tahay Dumarku cadhadooda ma xakamayn karaan xagga cadaaladana kuma fiicna dagaalada kamzoo pixi karaan
Diinta islaamka way na karamaysay oo darajo sare ayay na siisay, ee Dumarka waxa dhibtaada ku haya waa dhaqanka xun ee somalida ay kula dhaqmaan Haweenka, Nimanki masuul looga dhigay ayaa xaqii gabadha ka qaatay,
O ilin meshu waa mel lagu bai waxan rabi inan markan wadan kigi ku noqdo inan madaxwene ka noqdo e waxan arki in an waxaba lo ogulin marka xata dal jeclki ba kabaxya Mark inshallah yurub ban kanoqon
The prophet SAW said Scholars are the inheritors of the prophets. We should respect our religious leaders. Why are they all against the wadado, they are only humans they can make mistakes. You should advice they to talk about women and family issues . Stop blaming the Wadado or religion leaders every single mistake that other men has made .
Who do men listen to? Other men and the deen is our main priority. So it’s the responsibility of the scholars of the deen to advise the ummah and the men. They are not doing their job!
hadaan ayaay idinka muuqataa dumarow inaad iska cabadaysan oo dalkiinaba la mooda inaad dunida ku diraysan naa dumarka aduunka dhan baaa sidas ka yihin rag baa aduunkan ka tali sidaa aad hada u qadan la dihiin ragiii idinla midka aha ee ku guuldaraystay ma yuusayo idinka maxa la yuusaysan sidaas baad golahana uga dhex yuusi lahaydeen dumarow inta noqonaysan aaqooonyahano runa una qalama inaad gudubtan iska fadhiistaa waayo dumarow runta hadanu isu sheeganao ma xamilaysan hada maxaad u qadan wayden waxan waa qadar ilahay dunida dhana wa sidas anoo dumara idin leh dib u fadhiista qabayald iyo beelaayo uun baad la iman lahayden
Devya garadkaga hadashay markaad leedahay ma kaagaa ku hadli laha nayadha labada dowlda gala waxanu aragna iyago yuusaya ama isu tirinaya diric hata ka hadlaya diric ban ku siiyay iska daya ragan meesha ha wadeene hadii kale hada isu tirin doontane way fiicantahay in dowlada meel walaba galan lakiinse waxan ka baqaya in la arko iyago tirsanaya
Waara gabadhay talada uu rasulku scw weydiiyey xaaskina gurigeedu ku weydiiyey intay 20nin so dhex fadhisatay se ma weydiin wlashayey...siyasadad donaysan waate ma tii shalay xildhibanada 5ta nin ku dhex qaaden ba bulsho dhan dhexdeed ??
@@mowliidabdi6030 daqan gaal majirto runta ayaa ragu necebyihin Democracy majiro mel kasto o somali loga hadlo. Woman power woman power woman power alx dintu we nakaramese lkn wahabi iyo kuwo ragu somali ayaa nagujogsathe. Xabluhu siyasad xagalan iyo wax kisto wayo rag iyo dumar wey simayihin ather woman power woman power woman power women must take top sit like kamala harris
Mashallah hablaha reer soomaliland waa af tahaniin 😍😍😍😍😍😍😍
Absolutely right our lovely ladies Somali mens kufsiga caroorta ka hadla
mashallah we’re very proud of somali women, they’re very well educated, strong minded and only speak the truth. We are all equal in front of Allah when it comes to deen. I am very proud of somali women especially suad ❤️❤️❤️👑👑👑❤️❤️❤️💉🇧🇬💪
Allah waa loo kala dhow yahay dadka ka cabsada oo xuduudaha ilaaliya ayaa u dhow. Dhamaanteen Allah ha inaga dhigo kuwa aan aduunkan yar ku kadsoomin
Calanka Bulgaria 🇧🇬 xage uso xaday riyoland calankiina wa kana 🇸🇴 edabta wa muhim calanka islamed dhafa
@@Zizouu94 hooyada uu sheeg Somaliland ba nala idhaha calanka shaydanka hanagu qasbin😏😏
@@naimamohamoud1950 Aniga hoyada wa hoyadey o kle dartada uma aflagadenayo lkn wxa ku shega hadi somoliland dal la yaqana thy calankeda halkan kuso qor? 🤔 sida aniga keyga uga qoray 🇸🇴 💙 🙄
Calanka Somaliland waxba kamay galinr oorda amison iyo alshabab iska heliya cuqdad ba idin dilaysee qadadweyn
Amazing my role models happy for you my dear ladies. Very strong Somali women. Hablo geela dhicin kara. Hablo guusha dhalin kara... mashallah
Bal sawiro sucaad Carmiye Ooo xildhibaan ah🥺😭😭😭
Gbdh baa idinku dhici leheed sorry lkn qowdhanow
She smart 👌🏿🙏🏼wax yaabo badan ayay qaban lahyd
Baqbaq deeda iyo qaladeeda lagama fadhiyeen pure feminism
Wadankan kala dambaynta lahayn, ayay hagaajin lahyd, wax badan oo khaldan ayay saxi lahyd, calooshoda u shaqystayaasha ayay jeelka galin lahyd
Masha Allah, my strong sisters tell them the truth because they can’t handle it.
Masha Allah, this is very important topic keep going ladies.
Masha Allah good 👍🙏👏topic xafidalah mamooyinkeena iyo hableeheena talada dalka iney ka qeybqaataan waaye❤❤❤
Viva habo sucad carmiye ❤️ iyo haweenka halka wada fadhiyay 😍💚🤍❤️
Dumarnimo Dabar Maaha 💪 ✊ ❤️
Good on you sucaad carmiye💕👏👏 so well said 😍
Mashalah lkn wxn jeclaan lahaa gabdho da yar in barnaamijka lagu soo casuumo ninkan iyo naagta weriyaha ah halaga bedelo wareysiga caadifad baa ku jirtaa
Wadaadadu umada si saxan diinta uguma sheegi karaan waayo diintu waa wada sax Ilaahay na si saxanbuu Nabigiisi ugu so dhiibe ragaan culimada sheegan diinta waxay ka dhigayaan mid cid dulmin cidna garab taagan tahay saasna maaha Allh swc xuman ka nasahan
Halke culimadu ka khaldeen diinta lakin adiga ya ku baray diinta saxan ila culimadu sax maaha ayaad tifhiye adi ya diinta saxan ku sheegay
Masha Allah runta ayay ka hadleen Dumarkeena, ❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼hore u socda
somali iyo dumar isma arki karaan allow usahal sheekh iyo shariif waxay cadow ku noqdeen hooyoyinki dhalay iyo hablahoodi
Cunsurnimadu waa gudcur, jahli iyo cudur.
MashaAllah haween aqoon diin iyo maadiba leh oo aan la marin habaabin karin weeye. Ii noolaada❤️❤️❤️❤️
Masha allah. I liked this woman bcz Look the way her a telling true and I proud of you hbo❤️🌏 sacdiya
Sucaad, waa guulaysanaysaan aakhirka inshAllah. Waxa la rabaa dumarku halganka xoriyadooda inaanay ka daalin. Waxaad ogaataa in dumarka Maraykan ay ku qaadatay 72 sano in loo ogalaado inay codeeyaan oo aakhirkii lagu heshiiyey in ay xaq u leeyihiin 1920.
Hadaanu dumarka muslimaadka ah nahay Allah ayaa xuquuqdayda na siiyey markaa akhii muslim afkaarta gaalada ha ina soo gelinina
@@muuminad3143 in waxbarasho laguu diido, oo 9 jir lagugu guursado adiga oo ilma caruur ah, oo jawaan madow madaxa laguu gesho, sidaas miyaad xuquuq Islam u aragta? Waxaas diin Islam maaha, waa dhaqanka wahabiga oo camal sheydaan ku salaysan. Nebi Maxamed -calayhi salaam- xuriyadda iyo xuquuqda dumarka iyo inay wax bartaan oo shaqaystaan wax badan ayuu ka hadlay, laakin wadaad wahabiga ah wuu kaa qariyey oo wuxuu kuu sheegay khuraafad been ku salaysan.
@@Abdulkga mashalllah caqliga Allah haku barkeyo inshallah dumarka somalida waa in dedalan
Culimadu waxay soo yaacan marka ay gabadh arkaan meel ka hadlaysa maxay uga hadli waayen dumarka dayacan waxaan arkay gabadh umushay oo 3 cisho dabadeed suuqa u shaqo tagtay markay caruurtii waxay siiso weyday intay baby gii ay dhashay qaadatay ayay cadceed fadhiisatay tolow dumarka noocaas ah maxaa loo odhan waayey dumarku guryahooda ha fadhiyaan.
dumarka dooda diinta baa loo soo gambaday, diinta barta meel dumar xilma qabanayo dhahaysa ma jirta
Culimadu xaqa dumarku leeyihiin iyo ka lagu leeyahyba wa cadeeyen yeela ama hayeelin lakin culimada afka hsku taagina iyagu wixii Allah faray ayuunbay shegeene
Solute to that young man who stated inay ragu nacayb dumar ku jiro kuna raaxsystaan ama ay ku dagaan markay dumarka hoos u dhigaan well said.
Strong ladies duumka somaliland wa duulmanyihin dumarki walahi no representation
Mashallah well done Somaliland for having such important discussions ❤❤❤
Aduunka meel laga xuso ma arkin ee aan aheen africa iyo asiya waana lagu mashquuliyay wadamada reer galbeedka shaqooyinkooda ee ku mashquulsanyihiin
Horta waan yaabaye maxaa markii dumarku ka shaqeynayaan shaqo liidato caadi ka dhigay in ay guriga ka baxaan lkn markay shaqo qurux badan ka shaqeynayaan guriga joojiyay war inaga hana marin habaabine ee diinta ka runsheegs
Sax 👏🏽👏🏽
Intaan aqliyeeshaybo waan is weydiinnaayey. Inay kobaha caseeyso oo shaaxa.kariso waa xalal in ay xafiis fariisatone waa xaaraan
Wlhi kugu racsanahay👏
Waa waxa yahbaha iga yabiy
Masha allaah gabdhah sharafta leh mar uun way dhici aan nin danbe la dooran doonin da,daal baa ka horeeya i.a guul
Dumarku diinta ha bartaan diintan ay raga u daba fadhiyaan ha ka baxaan
Diinta ilahy ba iska leh ee nin iskama leh😏😏
Mashallah alaha ha xifdiyo hooyoyin keen and hablaheena la aantood lama jogen adunka
Maasha allah innta hodan isku fikrad banu nahay wlhi wa run dhaqankaas ilahay umadena ha garan siyo wanaga
Hadaan dumarnahay waxaan leenahay wax ictiraafa yaan lasiin meel aan dumarka waxba looga ogolayn
Amal Ali ma meeshaad ka soo jeedaa dumarku madaxweyne ka yihiin
Alla bisinka ragga sanadka joogaaa madhanaaa 😆
Waligeedba dumarka somalida wala dili jiray wala rafadi jiray ilaa hadana wey ka muqataa dumarka hooyoyin dalan oo nolosha la dalaa dhacaya weyaan
Haku baraarugin waqtiyada dhaqanka carabtu ina soo galay ee aan diinta ahayn lkn waxa jirey waqti ka duwana kaas oo dumarkeenu sidii boqorada loola dhaqmi jirey
@@libanali1626 carabtu dumakooda way sharfaan gaalada ayaa ugu dhibaateyn badan haweenka America daqiiqad kasta qof dumar ama ilmo yar ayaa kufsi iyo dil la isugu daraa
Gabadha wariya ah waa mid u baahan ii ay dib usoo barato interviewka sida laa qaado. Midda kale maanta oo dhan xijaabkeeda bee ku mashquulsantahay taasina waa mid aan la ogoleeyn hadii aan tahay wariye. Dadweeynaha attentionkooda baa meel ugu dhici. Wlley adigoo raali ah feeback lagu siiyo wax badal sidaa wareeysiga ooga qaado dadka
Ala jecliya dumarkena wale nin cumamad ku qadhabta wa la fahmay
Ninkan wariyaha ah waa in universal tv shaqo tababar siiyaan waa inuu dhexdhexaad ka ahaadaa doodaha wa maxay wu xaglinayaaye
Isaga iyo gabadhuba way u baahanyihiin dadkana stress ayay ku ridaan. Qofkii oon hadalkii dhamaysan ayay iyagii ka boobayaan. Ta sadexaad waa in loo sheegaa inay fadhiistaan taagnidani waaba waxa stresska kow ka ah
@@samiraige4360
waabey daaleen
Walee wa yab horta manshalah dadbadan si fiican ayay u hadlayeen dadana waxad moodaa caqliga halku dadka kaga jiro inaanuu kaga jirin iska hadlayaal dheh #dumaraw hore u socda
Allah ya cizak wllayaal qaaliya, ilaahay gabdhaha ha noo dhawro. 💘 ❤
Xildhibaanku wuxuu ka dhiganayaa gashaan uuku gabado wiilasha faranta jooga waxaan jeclaanlahaa in cid weydiso dumarku umul aroor bay u dhamadeen nin dareenkas ku jiro oo ka hadla ama ka fekeraya ma jiro waayo waxba lama aha taasi, faranta manay tani darnayn mida kele ninka xilka loo dhiibtey inguu difaacista ka hadhaan runta haka hadlaan ciday doonto hau qadhadhate
Ta 2aad wiilka faranta ku maqan ee dalkisa iyo dadkiisa u maqan inu ilaliyo ee naftiisa huray muxuu faidaa
lacag intuu qaatona waynu garanaynaa
Xaaskiisu waxay ku khasbanaanay inay suuqa tamandhada ku iibiso
1.dhibaatadadumarka kele la kulata bay iyana la kulmay
2. Caruurti wayka dayacmay dubjiro baka noqonayaan
3. Schoolki iyo milcamadina waku qaali wayo waxba kama goaan
4. Way umul arooray dayacad badan ka bacdi
5. Dhakhtarada ninka askariga iyo familkiisu waxkastay uga baahdaan ma awoodaan haday qaliin xaskisu noqoto lacagta ma haysto halkaasna khasaara ka imanaya bulshadu nin naagba way isku dayacantahay inta calooshooda u shaqaystayasha ah keliya baa faida .
Dhibka dalka ka taagan maaha in la dheho naaguhu hasoo qortaan dhibka haysta oo qodobo koobana waa wax laga yakhyakhsiyoodo.
Caliga alle hkuu siyaadiyo Masha.allah
Qodobo sax baad ka hadashay wlhi
😂😂😂😂 kaasi sheekh maaha
Wadanku waa rag iyo dumar rag somalidu gabadh dooran maayaan badankoodu runta ha laysku sheego , ninkaada inaad wada tashaanbay ku diidanyiine ma wadanbay kuu ogolyihiin, dumarkuna iyaga aduunka iskugu neceb wasalamu calaykum
100% waakugu raacsanahay
هلك قوم تولى أمرهم امرأة أو كما قال الرسول صلى الله عليه وسلم
Asc bal eega ninka weroyaha sheehanaya live bu ku jira haddana mobilekisa eegaya.Yaa kan weroye ka dhigtay.
sucaad caadi maaha maansha alah ❤️❤️❤️❤️😰😰
Happy women's day 💓
WAXANI SHEEKHYO MAAHA NIJAAS WEEYAAN , DIINTA INAY NIMAN LEEYIHIIN BAY MOODAYAAN. DHUMAROOW DIINTA BARTA OO HA U DABA JOOGSANINA DULAYSTE WALIBA DIINTA KUU ISTICMAALAYA . SPIRITUAL MANIPULATION IS A FORM OF ABUSE
Subxaana Laah qof muslima najis laguma sheegi karo sister Allah u toobad keen tan kale ma ardaydii Farxia Cabsiiye ayaad tahay?
Caydu Iska daaa wll ajarkaaga ayuu qaadanayaa qofka aad caydo
Abtigay gacaliye Ayaan halkaa is arkaa Xildhibaan Khadra Cali Bakiin Abti jir oo joog, maashaa allaa barnaamijkana was muhiim dumarka hala door to ragow.
Wa run dumarku wa inay amarka ilaahay u hogaansmaan , xijaab , akhlaaq, gurigooday u bataan , sawjka adecaan.
Dhaqankii gaalada ayaa ina soo galay dumarku gurigooda ayay sharaf ku leeyihiin maxay baarlamaan uga baahan yihiin
Dhilo sawj baa kaa cararay iyo gus
Waryadhahen program kan Dr maryam dahair ayan jecla inay ka qayb gasho
Mâcha Allah what a debate I salute the young men for all the arguments he brought up NO sheik can contradict Qaradawi he said because He said that a women can be a president
First view and first comment🇸🇴❤
Good for you
@@nuuxaxmed3419 asc loooooool
GABDHAHAYGA GUULAYSTA!!!
Oo haddaa miyay qarin lahaayeen in la duudsiyey. Ta yari maxay la layanaysaa!?
Waase maxay foolxumada ay sheegayso ee ay dumarku sheegeen!?
DAYACA GABDHA WAHAABI BAA AAN DIIN AQOON BAA HALKAAS DHIGAY
Wax dumarka wax u qabanaya lama arko anigu waxaan diyaar u ahay inaan isu taago mansab aan dumarka wax ugu qaban karo dambiilana kuma noqonayo
Haweenka aqoonta leh sida aqoonyahad sucaad carmiye oo kale
Way ka qayb noqon karaan tallada iyo siyaasada dalka .yes. iyada oo si dimuqraadiya loogu codeeyey iyo mid qabiilba . Waxa la isku hayaa waa talo iyo aqoon siyaasiya. Macnaheedu ma aha wax maamul ama umad I muslim ah hogaamiye u noqo.
Walaalayaal wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay tankale ummad waxeey ku fiicantahay wanaag iyo walaaltinimo tankale dumarka iyaga ayaan is rabin laakin dumarka hadeey is rabaan qof hor istaagi karto dhinac kasto ha ahaato
Is rabid maxaya idinka horta u ogolaada iyaga iska daayo soo idinka diinta la soo booda markay gabadhi hadasho oo dhaqanka iyo diinta lasoo booda si in dumarka diinta loso dajiyay bal adiga ma aragtay shiikh hablaha yaryar oo dilka iyo kufsiga loo gaysanaya ka hadlaya inay u hiiliyaan mooyaane kufsiga wuu naga dhamaan lahaa hadii nimanka ladili lahaa ilaahay baa no maqan waliba Qabiilo dhan baa layiri waa bar
Walee hablaha wax la midi ma jiraan soo raggi su’aalo adag may waydiin oo kamay jawaabi kari waayin 😀 car wadaadku su’aalaha sucaad si saxa ha uga jawaabo
Xildhibaanka meesha fadhiyamaa ma leeyahay lataliyayaal dumar ah oo uu waraysto oo uu weydiiyo arrimo isaga ka dedan oo ay dumarku u dhuun daloolaan?
Wadadkan waxan ku jeclaadey farxad ayuu tusey gabdhaaha iyo qosol.. wadaadana sida ayaa looga baahanyahay
Ahmed yare waa runtaa
To summarize the main issue points is that woman are more emotional than men and thus they opt to disclose their internal feelings among themselves or inter woman discussons because they are sympathetic to each other. Therefore, woman candidates who win seats in the parliment will represent other women as trusted mouth pieces through which channel their complains and demand of interest are transmitted. Woman and men as human beings are similar to each but they discord on two factors of difference namely reproductive hormone secretion and genitalia which made woman to raise children and understand each others reponsibilities more than men could understand the emotions of woman. Woman are less tribal oriented that is way any woman is happy to find another woman in politics as a confidential concern to whom she can trust and through whom she can project her social, political and economical interests and views.
Nin jeclaysi iyo naag jeclaysi waxba inama taraysee qofkasta kartidii iyo aqoontii ha sarayso.
Asww dhamaan reer somalilan caawa waxad soo saartay barnaamij aad iyo aad u xiisa badan.
Inanta wariyaha ah waxeey u baahantahay tababar
Walee shiikhyadu diinta si siman ugama hadlaan ninka kufsadsaday imahayar ee 9yrs kufsanaya inla toogto maxaadiiday
Brilliant womens 💓
Raguna raga ha u codeeyan dumarkuna dumarka ha u codeeyan sidaasa cadaalada at the end cidii tiro badata ha hogaamiso dalka...
Saasu maahan sax . Rag iyo dumar in wax lagu doorto maahan ee waa in la eegaa uun yaa aqoon leh amaano leh oo qaban kara shaqada la doonayo? Haduu ninku kaga fiicnaadona ninka la doorto hadii gabadha laga helo intaasna gabadhu hesho
@@samiraige4360 cadaalad mataale wadan wax gabadh doora nayaana majirto allah no maqan
@@lunibark9978 waala badali karaa waxkasta. Aduunkaas aad arkaysid ee heer Kaas gaadhay beri ayay riyo ahayd in waxaas aad arkayso la gaadhaa
Kan sheekh maahan waa wahabi dumarka ayey duleystaan diin islaam waxba kama oga
Golaha guurtida gole dumar haloo badalo si taladu inoo soo marto
Dumarow guryihiin ayaa idiin khayr badan ee jaahwareerkan siyaasadda ha ku milmina
Nolosha ad ku nolaneyso hadaadan degsan saad unoolan rabto garan maayo
@@Tyla-j8f Rabi ka sokow weligeedba rag ayaa hogaanka inoo hayey ee maxaa soo kordhay?
@@muuminad3143 raga hogaanka ku hayay xagay jogan dunida xage ka joogta maqaam noce taagan tahay now maxa laga yaqan dhulka
Tan waryaha Ah ha La badalo waa jaahiliyad wllhi
Futo
@@fdama kkkkkkkkkk
Naago wareray guryihina fadhiya
haweenka diintu waxay ku sheegtay boqorad inay gabadhu tahay quruxdeeduna waa inay ku asturnaato guriga waxa ka masuula ninkeeda ama wiilka reerka uweyn hadii aabaha la waayo
Adoon la waso uun noqo
Islaan duq ah baa tahee orod iska cibaadeyso hablo yar yar ayaa sheekadan watee maskaxdaada ayaa kugu yaree
Lapa qalad ayaan arkaa wadaada meeesha jooga OO difaac ku jira
Iyo dumarka OO dagaalku jira una arka diintu inay tahay
Xeer ka ilaalinaya nolosha padhkeed
Waxan odhan karaa diinta dumarka waxay tidhi gurigaa idiin khayr padan taa macneheeduna maaha fadhiista
Marka lagu leeyahay qofki Alle iyo maalinta aakhiro rumeeyow aamus ama khayr ku hadal yana kama dhigna inaad aamus to
Marka lagu leeyahay haddii lagugu xadgudpo ka goozo OO ku xadgudub intii in leeg maaha in xadgudub ku panaan yahay
Palze arrimuhu yaanay isku qasmin marna ma panaana in naagi hogaaan umadeed noqoto
Dhawr sapapood paana ka dhasha siday ila tahay
Dumarku cadhadooda ma xakamayn karaan xagga cadaaladana kuma fiicna dagaalada kamzoo pixi karaan
Diinta islaamka way na karamaysay oo darajo sare ayay na siisay, ee Dumarka waxa dhibtaada ku haya waa dhaqanka xun ee somalida ay kula dhaqmaan Haweenka, Nimanki masuul looga dhigay ayaa xaqii gabadha ka qaatay,
@@amalismail7772
Haddaad maqasho doodpaa la qabanayaa waxa un is apaapula in hadal jecel lkn maxa loo arki wayey intii kale
Kan laa leyyy faiz waa qabqable cadiya wlhi😅😅
O ilin meshu waa mel lagu bai waxan rabi inan markan wadan kigi ku noqdo inan madaxwene ka noqdo e waxan arki in an waxaba lo ogulin marka xata dal jeclki ba kabaxya Mark inshallah yurub ban kanoqon
The prophet SAW said
Scholars are the inheritors of the prophets.
We should respect our religious leaders.
Why are they all against the wadado, they are only humans they can make mistakes. You should advice they to talk about women and family issues
. Stop blaming the Wadado or religion leaders every single mistake that other men has made .
There are women who are also scholars.
Who do men listen to? Other men and the deen is our main priority. So it’s the responsibility of the scholars of the deen to advise the ummah and the men. They are not doing their job!
Asc hala daayo hooyada wAA dahabe dayayay
Kkkk
Wale xaqiina ma helaysaan inta wixii Allah idin faray dagaal kula jirtaan e culimadana eedaynasaan e dumar gaalo ku dayanaysan weligiinba qayliya
Aqalka barlamanka Haweenka hala sameeyo maxaanu kufalaynaa 30% . .? Lava Aqal oo lagaroonayaal kabuuxaan ba wayjiraane Haweenoow too sad oo Aqalsamaysta.
Sheekhyadu waa dulli umadda baabiinaya
Balqiis markaad ka timaadid miyaanad maqlin aldula al fatimiya , Arwa bint ahmed alsalaxi boqorudi jibla , shajarat aldur iyo kuwo badan aan cadad lahayn. yaan maskaxda layska guumaysan.
Wariyuhu waa istubidh xaga raga u janjeedha.
TV UNIVERSAL SIYAASADO QARSOON AYUU KAWADAA SOMALI LAND
KOONFURTA LAGUMA QABTO HARGAYSA AYUU LASOO AADAA
Kkkkk Somalia iyo kilinka shanad iyo jabuuti baa luguma dhaco inay dadkoodu sii xor ah uu hadalan madaxaa laga tooganaya. Taasi waxay ku tusaysa inay Somaliland ay xoriyaad badani ka jirto oo dadku siday doonan uu hadali karan bila cabsi oo kalsooni jirto, inay siday doonayan ay rayigooda ka dhex guuxaya usoo bandhigi karan, meel kale oo caro Somaliyeed ihi ka ma jirto maanta.
Soomaaliland maxaa ku dhacay ,dumarka waa in doorkooda ay qaataan
Xildhibaanku ma wxu rabaa inu hablaha rafaadka iyo xabada udhigo dhib in ku filan wabay qabaan dumarkuye taas hadad ugusi darysona dee wa caqligaagii🤔
Horta ma waqoyi unbaa dodaaa dadki kale mee 🙄😮
Way hurdaan
ee ha soo toosaan
Waa hore ayay isku ahaadeen
Aqiro samaan iyo dhaqan gaalo ayaa laga doodayo
TV UNIVERSAL UJEEDO kale ayuu leeyahay ee ha Laga war hayo. WAXBAA KA DHEX MUUQA
Futo.
War waxan waa waxjaban
Sheehko wa ku dhaacy.....
hadaan ayaay idinka muuqataa dumarow inaad iska cabadaysan oo dalkiinaba la mooda inaad dunida ku diraysan naa dumarka aduunka dhan baaa sidas ka yihin rag baa aduunkan ka tali sidaa aad hada u qadan la dihiin ragiii idinla midka aha ee ku guuldaraystay ma yuusayo idinka maxa la yuusaysan sidaas baad golahana uga dhex yuusi lahaydeen dumarow inta noqonaysan aaqooonyahano runa una qalama inaad gudubtan iska fadhiistaa waayo dumarow runta hadanu isu sheeganao ma xamilaysan hada maxaad u qadan wayden waxan waa qadar ilahay dunida dhana wa sidas anoo dumara idin leh dib u fadhiista qabayald iyo beelaayo uun baad la iman lahayden
Garaadkaaga bad hadashay kulama yaabani.
Devya garadkaga hadashay markaad leedahay ma kaagaa ku hadli laha nayadha labada dowlda gala waxanu aragna iyago yuusaya ama isu tirinaya diric hata ka hadlaya diric ban ku siiyay iska daya ragan meesha ha wadeene hadii kale hada isu tirin doontane way fiicantahay in dowlada meel walaba galan lakiinse waxan ka baqaya in la arko iyago tirsanaya
Waara gabadhay talada uu rasulku scw weydiiyey xaaskina gurigeedu ku weydiiyey intay 20nin so dhex fadhisatay se ma weydiin wlashayey...siyasadad donaysan waate ma tii shalay xildhibanada 5ta nin ku dhex qaaden ba bulsho dhan dhexdeed ??
Maxaa ka khaldan hadii 20 nin la dhex fadhiisto ileen dan ayaa isu keentaye?
Naga aamus doqon yhy 💀
Doqon siil wayn
Waa kuwii bilaa caqliga ahaa ee la guumeysan jirey halagu kufsadee orod Dee ineel waxa intaa loo cararayaa waa hablo dantooda
@@xamdadhawarsan2462 qofka wax kufsanaya ayaa la ciqaabayaa oo la dhufaanayaa. Walahi waa ciqaab la’aanta waxa nimankeenii
Bilaa xuduudka ka dhigay haduu ogyahay inaanu intuu gabadh islaameed fartiisa saaro aanu ku nabad galayn aad yar ayuu wadadiisa iska Mari lahaa isagoo dumar wada qaawan ku dhex jira.
Waar anagaa yurup joognee wXaasina kajiraane TV Gan umada kaqabta oo halaga madnuuco somaliland
Runtaa
RUNTA KUDIBESA WAYO RAGU RUNTA MAJECLO
@@cabdiraxmaansayid2735 Ragu runta majeclo woman power woman power woman power
@@bahjamohamud5675 hhhhh woman power wll hibo alle kusiiyey habeen layskama qaado wll marwo dumar ah oo muslimad ah markaad tay wax kaamaqani majirto ee tiintaada ku kalsoonow hooyaday walaashy ayeeyday eedaday habar yartay iyo weliba qaar kaloobadan miyaad dafirikaraa xaqooda saas oo kle ayey ii yihiin dumarka muslimiintu iyo kuwa somaliyeedba marka iska jit dhaqamada gaaladu soo maleegayaan wll
@@mowliidabdi6030 daqan gaal majirto runta ayaa ragu necebyihin Democracy majiro mel kasto o somali loga hadlo. Woman power woman power woman power alx dintu we nakaramese lkn wahabi iyo kuwo ragu somali ayaa nagujogsathe. Xabluhu siyasad xagalan iyo wax kisto wayo rag iyo dumar wey simayihin ather woman power woman power woman power women must take top sit like kamala harris
Barnaamikan maxaa caasimada somalia iyo putland looga soo dayn waayay universal haka jawaabo su'aashaa
Universal waxad moodaa inay siyaasad qarson oo xamar laga so diray ka wado dalka. Halkaa hala baadho dadow hada
xamar badku walateene dawlada hala toosiyo ma ceeba
@@imtheshit9388 hhhhh ceebi ka dheeer
Ma xamarba kugu dhex medhanaysa Hana walin inader
Tankale dumar kuma fiicno siyaasad laakin qof hor istaagi karto ma jirto
Yaa tijabiyay
Maxay ugu fiicnayn ? Walahi wadankeenu wuu is badali lahaa hadii dumar siyaasada laga qayb galin lahaa
Yaa ku sheegay inaysan ku fiicneen yaab
Xuska ilaahay mee
Jullu jalla idoor
Nadal bukaa uu dhimo xanuunka ku hayaa adigu jahilnimadada iyo qabyalada ka buuxda xus
Xagey diintu gbadh siyaasad inay gasho ugu diiday war diita ciyaarta kadayaa teeda kale haweenka muslimka marka lasoo qado maxaa reer galbeed keena
Kan bidaarta lehi caqliba kuma jiro
Haaa sidaada kaan cunsuri ahayn caqli maleh waa runtaa